Runtii channelkan wax badan ayaan ka bartay dhan siyaasadeed , dhan bulsheed , dhan xikmadees ,dhan diineed iyo qaar kalo badan aan qoraal lagu soo koobi karin waad mahadsatahy wll aadan insha allah ilahay ka rajeenayaa in maalin uun kulano
Thanks SX, hadii dadka dhamaantii ay khaladka iyo saxa,ama xumaha iyo wanaaga , ay isku si u fahmayaan ama isku si u saxayaan, aduunkani tallow ma jiri lahaa.
Walall aadan mahadsanid ilaahay ha ku ilaaliyo abowe run ahaantii aad ayaad u mahadsantahay waxbadan ayaan kaa bartay Wax yaabaha qaar kood waa mid ina taabanaysa
Adan khadar ali 🙏 Ma haysid wakhti sidaas u badan oo Aad ku barato dad Aad ku kala qiimeyso inay yihiin kuwii kugu haboonaa iyo inay yihiin kuwii qaldanaa Ee ay ahayd inaad ka gaagaabsato ee noloshaada wado cidii wadadu idin kulmisana si dagan oo dabacsan ula dhaqan. Xikmad iga gadantay runtii👍
Maansha Allah cilmiga iyo aqligaba Allaha ku bara keyo waan jecla adano inaad walal badhitan ku sa mayso Arin 199..sagashamad ka ka dhacday Hargeisa o dumar lagu dilay mad hab noceya ayay amin sanayen mise xukun kena sax da ah ee Diin tenu ina fartay aya si saxa ugu cadaday ado kashanaya dadki wax garad ka aha ee wakhtiga wax ka oga Shugran walal qof igu qaliya ayaad tahay runti sida aad dad badan ujeclay satay inaad noloshoda wax badan u iftimiso
Xigmadaas aan la kaftamee soo aadan kusoo biximeyso "Dhibaatada ugu weyn ee i haysaa waa inaan wax walba fahmay" ileen odeygu malin dhayli wax cusub ama meel aynu ka jiifnuu inagu baraarujiyaaye.
Asc sxb waa xikmado laga faaidaysankaro horo u socco sxb manoqon doono sidan ahayn ee nin kood reeba iyo wax qabad la aan maqaaxi ka badhaaci iyo intaynu naqaanay ee........... Mahadsanidiin waa wll kiin subayr andalus
War ninyahow garaadka dhalinyarada somali kor u qaad anigoo 60 ku jiro adigaa shaqadii aan ka habsaamay adigaa qabtay from QANDALA IYO SOMALI HORUMER JACEEL
Asc waad mahadsantahay wllo Marka xigta waxan si gaara kaaga codsanayaa in aad iiga jaahil bixiso shaydaamadda SPY waxan doonayay in aan wax uun ka ogaada ee mahadsanid.
عملاق الأدب الروسي وكاتبي المفضل كلماته تأخذك إلى الأعماق
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Wakhtigan la joogo Qof sida aad ufekerayso Qof u fikiriyo AAD ayuu uyar yahy wll
Alle if iyo akhiroba haku maamuso aadan sahan❤
Runtii channelkan wax badan ayaan ka bartay dhan siyaasadeed , dhan bulsheed , dhan xikmadees ,dhan diineed iyo qaar kalo badan aan qoraal lagu soo koobi karin waad mahadsatahy wll aadan insha allah ilahay ka rajeenayaa in maalin uun kulano
Channelkaan wax badan aa ka faaide 👏👏
Anba
waa runtaa wll sidoo kale
Ninkan aad baan u taageera buugtiisana waan soo iibsnaya ayaan dhow
Thanks SX, hadii dadka dhamaantii ay khaladka iyo saxa,ama xumaha iyo wanaaga , ay isku si u fahmayaan ama isku si u saxayaan, aduunkani tallow ma jiri lahaa.
Walall aadan mahadsanid ilaahay ha ku ilaaliyo abowe run ahaantii aad ayaad u mahadsantahay waxbadan ayaan kaa bartay
Wax yaabaha qaar kood waa mid ina taabanaysa
Xikmaawi somalied Adan sahan salaan diiran zhp
From #xamar
"Kawaran hadii caaracaarada aad qolkaaga ku dishay ay u heeysatay inaad daris tihiin!"
Dostoevsky
Cajiib
Mahadsanid walaale noosobadi shekooyinka noocan ah mahadsanid
Adan khadar ali 🙏
Ma haysid wakhti sidaas u badan oo Aad ku barato dad Aad ku kala qiimeyso inay yihiin kuwii kugu haboonaa iyo inay yihiin kuwii qaldanaa Ee ay ahayd inaad ka gaagaabsato ee noloshaada wado cidii wadadu idin kulmisana si dagan oo dabacsan ula dhaqan.
Xikmad iga gadantay runtii👍
Keep Going Aadan Sahal 💯💯💯👍
Ilaaahay cilmiga aad nasoo gudbisana ilaaahay haku siyadiyo taska sakow
Walal manta hore usoco🤴🏻
m.sh adeer aadan khadar guulban ku rajaynaya if & akhiraba♡♡♡♡♡♡
Thanks YOU 💚 Qofka Arin Ku Dhalinyaroba Wu Ku Gaboba oo Ku Ciiraysta Qofka Arin Ku Gabobana Wuu Ku Dhinta Oo Ku Godgala Wa Ruun Saxiix ✍
Mn cHa allh aden khaderr🙏🙏❤
Waa xigmad aad u qeymo badan
Waad ku mahadsan tahay Aadanow sida aad nooga soo qaadayso naftaada oo aad wax u gudbinayso wll.
Sahan mashallah brother thank you and more success inshallah
M.a rabadaan kariim mr.aadan
Xigmadihii dostoevsky
Aadan sahan midkamida indheer garada dadayar Keep going
Aadan SahaN Thanks zhp go forward zhp 💯💯💯👏👏👏👍👍👍💥💥💥
Xikmadaha Sheikh Mustafe haaji ismail soo gudbi saxiib
Allow xikmado mayihin mahadsanid Ina adere
Aadan Wxn usoogaley inaan mar labaad dhugto eraydan dhadhanka gaaarka ah leh jazaklllh
Wllka soo badiH wxn ahay dawadayaashada i ixtiram
Waa run
Aaad iyo aaad ayaad u mahadsantahy wll sahanka xogaha
Lambarkaaga .........ma heli kraaa
hami adun io mid akhiraba allaha ku rumeyo wlkeyi
Qof ku dayasho mudana wll Adaan ayaa tahy wll Qli
Fadlan aad umahad santhay taariikhaha waan kahelay
mahadsanid aadan
Maasha allah
Sxp codsi,Noosoo Badi Xigmahada sidan oo kale ah
Noi zxp waad mahad santahay waanad kumahad santhy xigmadahaaga sharafta leh
Mahadsanid wllkay Aadanow
Mahadsanid macalin 😍
Aadan sahan keep going zhp
Hore usoCo wll
Maansha Allah cilmiga iyo aqligaba Allaha ku bara keyo waan jecla adano inaad walal badhitan ku sa mayso Arin 199..sagashamad ka ka dhacday Hargeisa o dumar lagu dilay mad hab noceya ayay amin sanayen mise xukun kena sax da ah ee Diin tenu ina fartay aya si saxa ugu cadaday ado kashanaya dadki wax garad ka aha ee wakhtiga wax ka oga Shugran walal qof igu qaliya ayaad tahay runti sida aad dad badan ujeclay satay inaad noloshoda wax badan u iftimiso
ManshA aallah
mzHa aLLaH wll 😚
mahadsanid wll alle ha ku barakeye wxd ka zo hdl muhimada amusnanta plz plz plz
M.a adan 💖❤
M.a Allah kuxafido wll
Ma.........zxp.....
Taariukhaha
Hore
Iyo astaamaha dadban
True ☺️❤️
Wlhi Waxaa ku fakaro aa ka hadleysaa 😭😭😭😭
Mafaanayo lkn ma aqaano waxa dhaho lkn ninkaan boqolaal sheikh ka hadal fiicanyahey
Alle haku sharfo ustaad
Wad kumahad santahay zxp wan dhagaysta sahanka xogaha waxbadan bankafaiday
Hore usoco pro
Waxa aad huraysaa halka ay ku haboonyahin garo👍
Waxan rajayna kalinta ad ugujirto umada somaliyed inay horumarto wll insha allh
Wll aadan noso gudbi saxabigii al qac qaac
Mahadsanid ustaad
Wll ino soo badi video yada oo Saan okale
Asc wllo waxaa kaa cod sanayaa in aad ka soo hadasho videoga ka waramaya hadii north pole and south pole ay is weydaartaan maxaa dhacayaaa
Aslm ckm
Waaxaa uu qaarkood ayuu waafaqay diintena wanaagsan
Wankusalamy zayid first comment
ماشا الله اخي
Xikmadaha so badi wllo
Please noosoodir linkiyada ama buugaagta aad noo anfacayo
Xikmada noo soo badi mhd snd
Maasha Allah jazaakalah
Aad bn usugayey🙌
Xigmadaas aan la kaftamee soo aadan kusoo biximeyso "Dhibaatada ugu weyn ee i haysaa waa inaan wax walba fahmay" ileen odeygu malin dhayli wax cusub ama meel aynu ka jiifnuu inagu baraarujiyaaye.
Absolutely 😎😍
Caqiiq wllhi isla wakhtigaas ba isagaa ku soo dhacay maskaxdayda.
#aadan_khadar
Maansha Allh zxp
masha allah wlkay aadan
Wll plz qoral inoga dhig xikmadahi sidi hore okle mhdsnid
Bro inoo soo badi xikmada
Thanks a lot
M.a
Thank teacher
Fantastiskt
شكرا اخي
Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran
Keep going wllo
Keep going
Asc sxb waa xikmado laga faaidaysankaro horo u socco sxb manoqon doono sidan ahayn ee nin kood reeba iyo wax qabad la aan maqaaxi ka badhaaci iyo intaynu naqaanay ee........... Mahadsanidiin waa wll kiin subayr andalus
3 gmail baan leeyhay intaba subscribe ta wan ku saaray hore u soco bro
WALAAL WAXAN KA CODSANAYA INAAD NOO GUDBISO DAGALYAHANADII SOMALIA SIDA SAYID MAXAMAD C/LE XASAN
WIIL WAAL
AXMAD GURAY
INSHA ALLAH WAXN RAJAYNAYA INAAD CODSIGAYGA AQBASH THANKZ
INTA IGU RA'YI AH LIKE SAAR
Geesiyo may hayn ee qabyaaladay yaqaaneen waa tuug
Wll Qoraal Nooga Dhig Xigmadaha Mahadsanid
War ninyahow garaadka dhalinyarada somali kor u qaad anigoo 60 ku jiro adigaa shaqadii aan ka habsaamay adigaa qabtay from QANDALA IYO SOMALI HORUMER JACEEL
Wlhy waa xikmado xaqiiiqo kunsalaysan oo qalbiga taabana
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horey usoco
Thanks bro
Wll aadan aad ayn video u jeclahy Runtee
Asc waad mahadsantahay wllo
Marka xigta waxan si gaara kaaga codsanayaa in aad iiga jaahil bixiso shaydaamadda SPY waxan doonayay in aan wax uun ka ogaada ee mahadsanid.
waad ku mahadsantahay video gan in aad noosoo gudbiso
Bartan waxan hubaaa markasta inay I baraarujiso mahad Alleh korkaaga ahaatay
ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ᴘʀᴏ,
Sdhukran Sahanka Xogaha .
Mnzha allaah
SAHANKA XOGAHA WAAN KUSEEXDAA VEDIOYADIISA
Waan idinsalaamay dhamaan walalada
Wll waxan kaa codsanaya inaad naga dhaaftid gaaladan taahbadan ee bilaa suugaanta ah oo aad noogu badshid gabayadi iyo murtidi dadkii hore laga soo waariday
Maalinkii dhalinyarada ummadda Somaliyeed anoo 60 jir baa ku qashoicay