Gabadhaan waxay Been usheegtey madax iyo shacabba waxayna rumeysey riyadeeda ah Bilyan dollar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 янв 2025

Комментарии • 70

  • @Hanan-b8u
    @Hanan-b8u 23 часа назад +3

    Wll igulasali xabiibkeena scw scw swc

  • @CabdiraxmaanShariif-xu6dk
    @CabdiraxmaanShariif-xu6dk День назад +3

    Aad io aad sxb 🙏👌✌️✔️💯

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn День назад +2

    Ifiyow wakusalamay pwe thanks waca waso dhaqsatay wan kaga mahad celina sida waqtigada qaliga nogu pineyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Suhaaxajji
    @Suhaaxajji День назад +4

    M.a ifiyow 😊

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk День назад +7

    Ifiyow guuleyso aakhiro iyo aduun

  • @ZakiPoy-l3o
    @ZakiPoy-l3o День назад +1

    Ifiye waa ku salaamay ❤❤❤

  • @cadeyadan51
    @cadeyadan51 День назад +3

    Taageero buxda ayan ahay ❤🎉

  • @arabrauo
    @arabrauo День назад +3

    Ifiye ❤❤❤

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 День назад +1

    Mr Ifiye
    10/10.

  • @محمداب-ص8ذ
    @محمداب-ص8ذ День назад +1

    Ani u horeyo❤❤❤ maash Allah scw scw scw scw scw ❤❤

  • @mancebmedia
    @mancebmedia День назад +2

    Wadan idin salaamey from hargeisa

  • @MaxamedCaynashe
    @MaxamedCaynashe День назад +1

    Soo daa qisooyinka sxp

  • @looxmooyo9253
    @looxmooyo9253 День назад +1

    Wallaahi waa run
    ان من البيان لسحرا

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 День назад +1

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 День назад +4

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 🎉❤🎉❤🎉❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 День назад

      ❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @LakiIndayare-t7n
    @LakiIndayare-t7n День назад +1

    Maanta said usoo dheereyee ❤😂

  • @Garaadkalyric
    @Garaadkalyric День назад +3

    Kan xigo ayaan sugeyna. Top 1 fan 🪭

  • @Amiirka3o
    @Amiirka3o 23 часа назад +1

    Muuqallka like inoo saara

  • @zadiiqmoha3028
    @zadiiqmoha3028 День назад

    Noso badi Sxp

  • @yaasmiincadeey3626
    @yaasmiincadeey3626 День назад +2

    Waxaad mudnaaday leekta oo in badan Baan dhageesdaa oo waxaan sidii cashar oo aan dhageesdo sugaa waxaana iloobaa fesbuuk & wax yaabo badan ooba xadaa yutuub oo Kalikaa kaa dhageesdaa ee horay u soco

  • @XasankafiXasankafi-fg2ww
    @XasankafiXasankafi-fg2ww День назад +2

    Ileysow qisooyinka jinka noo soo badi lpx

  • @GEELQARISO777
    @GEELQARISO777 День назад

    Welcome 🙏 🤗 captain 💙 ❤️ 👏 🙌 ♥️ 💪 cwa dhan ayaan ku sugayey

  • @Mohamedibraahim-p4p
    @Mohamedibraahim-p4p День назад +6

    IfiYow on Love.....❤💯

  • @AbdirahmanAbdilahi-l4r
    @AbdirahmanAbdilahi-l4r День назад

    ifiye ❤❤

  • @Safaabda4063
    @Safaabda4063 35 минут назад

    ifiye wll codsi codsi waaye qisooyinka danbi baarista soo badi listina u samee codsi codsi waaye ❤❤ 3:29

  • @Nj23n
    @Nj23n День назад +3

    Suaashas hada ka hor anagoo dugsi dhexe eheen aa class keena macalinka taariiqda noo dhigi jiray na weeydiyay qof walbo waxu ku jawabay mid taqtar dhaho mid enginer dhaho anigusa waxan dhahay (Madaxweyne dictator ah oo 5ta Somali isku keeno an rabaa inan noqdo mustaqbal ka) markan saas lahaana waxa ogaa iney Somalida madax adag tahay oo nin aanan adkeen hogaamin karin waxan diidanaa nacaskan cawa madaxweynaha noo ah ee intu ethiopia tagay askarta badda ee dalkaas salaan ka qatay inan dalka ku haleeyo

  • @yunisyonka8462
    @yunisyonka8462 День назад

    Ifiye Cali Miya sxb ❤

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 День назад +1

    I like ifiye you so funny waa iska buur buuranyihiin Americanku caqli maleh 😂

    • @Zara13s
      @Zara13s День назад

      😂😂😂😂😂😂

  • @Aminodahir-v2l
    @Aminodahir-v2l День назад

    Mardhow masoo booqan youtubkaadi setahy hada waran❤

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 День назад

    Aan ku salino xabib kena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Naasir-1
    @Naasir-1 День назад +1

    War ifiyaw wlh gacanaa ka taagay horta rag ma ku shaqeeya nio oo muuqalada kaala gaadhsiya wa yaabanahay wlh wa ka warqaba dabcan dhibtiisa 😢😮

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 День назад

    Asc wr wb somali maxamed

  • @mowli420
    @mowli420 День назад +1

    Forever Ileys 🎉🎉

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 День назад

    Waa runtaa saaxiib, Ameerikaanku waa lo' caadi ah.

  • @Saadaq__Halas
    @Saadaq__Halas День назад

    Zhp ifiyow waku salamee

  • @MarcossBc887
    @MarcossBc887 День назад

    ifiyow asc wlle

  • @IkraanOsman-cf7ug
    @IkraanOsman-cf7ug День назад +1

    First comment❤

  • @ugbaadtarwale6924
    @ugbaadtarwale6924 День назад

    Aniga pilot ama madaxwayne oran jiray😂😂😂😂😂

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 День назад

    Tan waan fiirsaday hada ka hor.

  • @MotherteresaAyan
    @MotherteresaAyan День назад

    Ifiye waxn haya qof editor si fcn u aqano io luqada English ka hada waxu u bahanyhy shaqo hdad hyso reply ❤

  • @Najah_Rizak
    @Najah_Rizak День назад +1

    Ifiyow maalmahan serial killers dhacdooyinkoda kama hayno🙂

  • @Aasiyocabdiraxman-s3m
    @Aasiyocabdiraxman-s3m День назад +1

    Asc

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 День назад

    Ifiyow nio qisasan horaad usoo galisay😮😅

  • @MaxamedIdow-lc6pu
    @MaxamedIdow-lc6pu День назад

    Asc zxp ifiye wax ayad naga codsaty lkn zxp coddigagii kuma anan tix galin wayo wxad natiri sanadka cusub 2025
    200k igarsiiya ayad natiri lkn kuma garsiin zxp rajo ayad la hyd lkn kuguma tixgalin codsigaga 😢 sorry bro kuleyhy aniga inta tabarteyda ahyd wan dadalay zxp guul ku rajeyna intan la garin 3 aad ee sanadka. 🎉🎉

  • @bishaarxasan6641
    @bishaarxasan6641 День назад

    Anigu waxaan jeclaa inaa dhaqtar noqdo balse askari baa noqday

    • @Lagdheera
      @Lagdheera День назад

      Galmudug Manshalah

  • @XAU010
    @XAU010 День назад

    😊❤

  • @Ruuney439
    @Ruuney439 День назад

    Bismillah

  • @Zakariye
    @Zakariye День назад

    Ifiyoooooooooooòoooooow😅

  • @adancolow2766
    @adancolow2766 День назад +1

    Somalida waa dad ciifo badan lkn ifiye 200 afka inow ka daayo waad sameyn karnaa nagadaaya

  • @ZakariaUpdynur
    @ZakariaUpdynur День назад

    No edit cod kaliyaa maxaa nio😊

  • @Quensara-f2r
    @Quensara-f2r День назад

    ifiyow

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 День назад

    Bil keliya been waan qarin karaa, balse tani beentiiba 1,000 ballandior bay ka sidataa. Faculty ga ay baranaysay ba beenta ayuu ka warramayey 😅

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 День назад

    Sxb adoo mahadsan😂 ninkii tuuga ladhihi jiray sam ee dhacay forex barnaamij noogasoo samee

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 День назад

    ifiyo waxaa tiri imerikanka waxba ma -0ga waa iskaa burburin yihiin soo ma-ohoo gabadhan
    american ma waxaad modaysa somaali

  • @FarahAwil-p1k
    @FarahAwil-p1k День назад

    Oo hada waxanyar beena miyayku soo caanbaxday wabalajamad haday waqtiga dheer beenaqarinaysay

  • @MAXAMADCALI-e6o
    @MAXAMADCALI-e6o День назад

    First

  • @HamzeSensi
    @HamzeSensi День назад

    Iғɪʏᴏᴡ ᴀᴘᴘᴋɪ ᴀᴡᴀʏ ᴡᴀᴀʙᴀ ɪʟᴏᴡᴅᴇ 😂😂

  • @updalla12
    @updalla12 День назад

    Mr ifiye 🫡

  • @CqaadirCali3434-w5g
    @CqaadirCali3434-w5g День назад

    1 qof ribely ha isogalo😂

    • @MohamedDeeq-hu3yk
      @MohamedDeeq-hu3yk День назад

      Aniga ayaa kusoo galay 😂😂😂😂😂

    • @Lagdheera
      @Lagdheera День назад

      @@MohamedDeeq-hu3yk ka jooog aabii