Bro wan ku slmy Waxa tahayi qofka kliya RUclipsr ah ee like siyo Sababta o ah malin walba guriga iyo shqada 1:30 ayn u kla socda Mana jecli heesaha lkin hadda malin walba wadada ayn wada marnaa waxa tahy raqfiiqayiga 😂😂 Bro hadda video u bahto aad sheeko ku samayiso Iso taabo le 😊
Ninka kaliya ee aan codkiisa ku seexdo
Noolow inta nolol jirto❤
Masha allah
aqyaarey waan xanuunsanahay iisoo duceeya
Allah ku caafiyo
@MaaliPoi aamiin aamiin yaa rabi
Ifiyoow prison preak kasoo hadal inta igu raacsan like 👍🏾 🔥
Legend kaliya aan youtube ka dageero❤🐐
South Africa 🇿🇦 aan kaa soo salaamaa sxp.👋🏾
Keep going sxp noolow noo soobadi❤
Anoo iska seexan Rabo ayaad iga soo Gaarsiisay wll ifiye Nuur❤🙏
ifiye wll codsi codsi waaye qisooyinka danbi baarista soo badi listina u samee codsi codsi waaye ❤❤
Mr Ifiye.
10/10.
Boss nooso badi qisooyinka xarfaanta😊😊
Horumar wacan wllo❤
Qisadii ugu xumeed aan daawado waaye
Asxaabta please channel kn aanu Kala kicino, wallahi yarkan cimaamadis lama heysankaro waa rag rag dhaafey oo alpha man ah❤ keep on mudane ifiye waan Ku jecelnahay
ifiye waan ku salaamay legend
Waligaa haka daalin inaad bilowga iyo dhamaadkaba tiraah like saar. Maxaa yeeley waxaa jira qaar anigoo kale oo aan iskood u xasuusanayn 👍
Ani muqalada ifiye hada click dhaho iyo liketa wa iskumar😂😂❤
Ifiye legend keep
Going
Ifiyow 😂 video yashada mid aan dawn kuma jiro Kwrnn ✅👍
Ustaad 🫶💐🍗
Kalay waxaaGu waa muzal zal
Waad izka zoo diyaarzaneyzaa
Hhhhhhhh
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤ maash Allah
Wxn la yabay Sabbta tuugada Marky wax dhacan ay ugu soo Noqdan isla Wadanka 🤦🏼♀️
Ugaas ku soco m.a
Waar waa ku salaamay libax waan sugayay aad baa usoo daahday
Keep going sxp ❤❤❤❤❤
Thanks powe🎉❤
Wxaan ku riyodaa adoo Garay 200k subscribe l.a wadna garsaa kabadan ayadna uqalantaa wllo ❤
Riyada baddal oo waafi ka dhig 2m ku riyoo hadda kadib
@@mirejr484ninkan waa geesi haduuba iskudayey inuu bank dhaco ee waxaa fulay ah ninka aan waxba iskudayin
Qof walan😂🙄😏😒😑🤡💩☠️
@@Zara13s waaxay dee 🤔
Wells fargo ❤ waxaan customer u ahay since 2009
Sxb plz nosobadi kabaxsashada xabsiyada
Guul
Legend hore usoco soo badi
Talye ileys❤
Bro wan ku slmy
Waxa tahayi qofka kliya RUclipsr ah ee like siyo
Sababta o ah malin walba guriga iyo shqada 1:30 ayn u kla socda
Mana jecli heesaha lkin hadda malin walba wadada ayn wada marnaa waxa tahy raqfiiqayiga 😂😂
Bro hadda video u bahto aad sheeko ku samayiso Iso taabo le 😊
Daawade Qisooyinka nuucee ugu jeceshahay?
Page kan intaan kuxidhna cawan asagoo minityo taala arkey😮😂
Sxpow sheekooyinka intee laga so xigtaa
From sawda qaliib
Wax baxsadey maba soo gelesid miyaa yaab😂😂😅
Filimadaas flim ka mida magaciisa ii sheeg sxb
Ifiye salaama wll waxan rajaynayaa inaad 200k gadhayso isbuucan
Wow😲ileys wanba ku sugayay
😅
Zxb waxa naga soo dhakhso
magaalada jackson villa ana degan mafia kabuuxda 😂
Qasnada xaradheere geey dheh kkkk
🎉🎉🎉
ifiye wllo qisooyinka jinkanoosoo kali❤
😂😂gbr reply isoo gasho mahela😁
😂😂😂😂😂
ASC❤MAMO🎉❤
ASC wll ifiye
Serial killers noo sooda hadaa haysid legend
🎉🎉🎉🎉🎉
Asc elbow long time kkk
Sirdoonka sxb md noogu yara dartid
Hbrg aa wax u galey kkkk
Waan joogna
❤❤
Ileys non kaan waa geed jaceel kkkk
Asc
💪💪💪💪💪💪💪
ilaysoow waa kuma kani
ifiyow waxaa ka war doontaa dilaagii rooseetada(the lipstick killer)
Niyow ileys qoraal kaan IGA soda video ka le blz😢😢😢
Ileys bro xamar kasoo haasal elbow muqdisho xaa u nacday kkkk
Ifiyow team kenaa waXa lagara baa in ay u tac siyeeyan wllekyn Dayax gaeridz Ku timiid انا اله و نا اليه راجعون
Qiyinka xarfanta sobadi sxbkeyow😂😢
وعليكم السلام
1 ❤ 3
ifiye waa yahay wiilasha lee qisooyinkooda Soo dhig gabdhaha xaqa ma lahana maahoo
Musica aad codkaga sartay kadaa wll madaxa igu xanuunay codkaga markan usi dhag raracsho si aan qusada ufahmo musica madaxa iqasayo
Amina maxmuud ileys naga qabo aaabaay kkkkk
Aa way qisooyinka hackink
Dadka aqli badan carabta waa ciraq iyo falastin dadkas waxa sooo racha suuriyinta
Comataga kusodar videoga so soc da blz😢😢😢 xasan magacayga sharaf ayan dareemasla
Waa doqon 18 millions buu helay mexico 🇲🇽 buu tagay maxaa soo celiyey xabsiga haku jiro doqonku
Wxn iskala yaby mrka tuug FBI du raadinyso mrkasta waxn rajeeya in aan la helin lkin wla sohelaa 😂😂😂😢 inan tuugo ahy ma shki ba kujira😂
First🎉
𝕴𝕱𝕴𝖄𝕺
I'M FIRST
Tuug miyaan Noqon Rabaa dhawaan ? !!!!!!
Ileys waad naga so. Daahda sxp.no so dhaq so...ok
Dadka tuuganimo habarin olaahay kacabso
Xarfaaneey subs ka nooh
❤❤❤
🔼🦧😮
Comataga kusodar videoga so soc da blz😢😢😢 xasan magacayga sharaf ayan dareemasla
Dareemaa ayan kawada