Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Labo kun in kabadan ayaa dawadey lkn afar boqol iyo xogaa ayaa layk sartey hedhe maxat ugu xasdeysan walakin ustat nadara lacag idinkama rabo layk bes siya
Your real story collections are incredible: it depicts that you had been a great and talented newscaster during your teenage
English cilmi miya modaysa ✍️
@@wolfclever782ma isagaa yiri English waa Cilmi?
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
Walaal dadku xaga maskaxda ayey aad uga mashquulsan yihiin. Soomaali deganaashaha xagga maskaxda ayaa lagala dagaaley
Soo badi qisooyinka abu dalaal nadara wad ku mahadsanatay dadadlkaaga anaguna meel fog baan ku gaadh siin donaaa sherta iyo like ta
Qisada saad u aqriso ayaaba cajiib ah mr nadara thanks kuwi badanaha waa rajeeneynaan inshaa allah
Alustad nadara waxa tahey murti socoto ad ayan u dhageysta qisoyinkaga wana waxa kaliya maskaxda logala dagalami karo wax yabaha xun xun fadlan noso badi qisoyinka Allaha ku xifdiyo insha'allah
Maa Shaa Allaah Abuu Nadaara Aad baan ooga helaa Qisooyinka dhabta ee aad inoo soo gudbiso. maashaa Aallaah.
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
Subhaannah Allah Waacajiib❤❤
Mahadsanid Qisooyinka Sirdoonka kuso dar walal si aan wax badan uga barano
Allah Ayaayiri فقصص القصص 22:34
Cajiib Waa Sheeko Xiiso Badan Mahadsanid 🎉🎉🎉🎉
Wcs wrxmtllah wbrktuhu wllken illahey heyno kaaxaftiyo addun iyo aqiraba aamiin yrabbii sheko ad u xiiso bdn lkn xunun ah mhdsnid wll
Maasha Allah, qisadan wax badan ayaa laga baran karaa.
Runtii waaqisooyin aad iiga cajabiya waana ay culus yihiin nadara thankasYaaa allahYaaa allahYaaa allah Gurmad muslim
Mashallah qiso cajiib oo aan ka helay waye kuli qisooyinkaga thank you wll
ASC Nadaara TV . Masha’Allaah aabo Foojigan oo fariida ayuu ahaa wuxuu gabadhiisa ilaashadaba waa kaaKu guulaystay in la Qabto Shaydaanka Madaw ee inanta yar Rabay inuu mustaqbalka kaka ciyaaro .
Bravo Nadara aduunyo kaleiyo sheko qisomacaan buunoo sheegysomali 30 sanowar baa dilay,maskaxdad noo dajisaytabarakiiwad hadanaiiwad shekoyinkagaigu socde iiwad
Thanks you for History ❤️❤️❤️
Qisooyinka noo soo badi waan ku nasaneynaa
Merci pour cette histoire intéressante
Masha,Allah Nadara waa Qiso cajiib ah in kas too wadnaha afka i imaan gaaray qisada bilaawgeedii hore❤❤
full respect nadara soo badi qisoyinka nucan ah
Alle hakubarakeeyo nadaarow waadkumahadsantahay sida xiisaha leh eednoosoogudbisid thank you
JazakAllah Kheir Macalin Nadara and Jumcaa Moubarak
Another wonderful story thank you
Aqoonyahan nadaara waad ku mahadsan tahay sida aad noola wadaagtay qisadan Waxa dhadhanka uyeelay waa qaabka aad usoo gudbinayso🎉
Asc adeer nadaara waad mahadsnthey inshaalah like wanku sareyna 1 sano iyo bar 3 barnamij iyo qisoyinka ima dhaafan
Waa qiso cajiib ah mahasanid
Walaahi waa sheeko cabsi cabsi ah rabiyoow caruurteena iyo anakaba na badbaadi nadaara waan cabsaday aniga bisikoow
Thanks my father ❤❤❤
Qisadaan wax Cabsi Ahi kuma jirtoWaayo ! Nin Ajnabi Ah oo meesha Daganaa ‘Ayaa Gabadha daroogo msiiyey kadibna’inuu wax ku -Sameeyo Ayuu rabey ‘ laakiin Jin -Kuma jiro !!!
Mr nadaara waad ku mahadsantahay sheekoyinkaa xiisaha leh ee aad nala wadagtay warar ayay nagu dawakhiyeene
Thnx nadara khisoyinku waa cajiib
Masha Allah very nice story ❤
AscQiso cajiiba waaye Laakiin aabaha aa mintid ah waa soo dhacsaday xaqa gabadhiisi waa😂bad baadsaday😂mansha allah crnayl cabaasna waa nafti hure oo dadkiisa iyo dalkiisa u daacada Kuwaa oo kale dalkeena allaha nooga dhigo aamiin
Soomaalidu waxaas kuma baraarugsana waana meelaha musiibooyinku soomaali ka haystaan hana ugu horeeyaan xafiisyada xalane
Masha it was a good story ❤
Subxanalaah, Gabadha yar way Sigatay.
Masha Allah Ustaad nadara Qaabka uu ushekeynayo aanka helaba wallahi ❤❤❤
Masha allaah masha allaah
walahi celmi badan akabartay mashaallah my brothe
Gabadha sheydaan ayaa dabada kudhagan darbiga firaash uga dhigay subxanallah
Dhacdooyinka nuucaan aad ayaan ujeclahay xali iyo manta jaanis aan ku shageysto ayaan waay lkn qalbiga ayan ku haay markaan dhageey sanaayo waa inaan ufadhi sameeysto cabitaan usoo qaato no buuq ayadoo ah aan dhageysta thanks samigeey abdul qaadir nadaara
Masha Allah
Qisada qaabku weriyu u tebiyaan ka hela thanks sxb nadaara
Mashaa alah. Nadaaara noo soo badi qisooyinka
Maasha allaah nadaara walaal noo soo badi qisooyinka
Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu .
Thanks brother
Bismillah thanks for your efforts and. We really appreciated u ❤❤❤❤
This is very wonderful story ever heard
Masha Allah Waa Qiso Fiican Bro Noo Siiwad Aadban Uganda Helnay
Waa qiso cajiib ah
Waa qisooyin cajiiba waad ku mahadsan tahay soo badi
MachaAllah c'est une belle histoire vrai merci nadara pour cette histoire
Masha Allah nadara Allah ku xafido adun iyo akhiraba jzkh
Wacaleykum Salam warax matulahi wabarakatu sxb c. qaadir allaha ku dhowro waxa noso gubisa rer gasa wixi kadhacay wagi hore boliska falastin qisoyika
Nadaariyo qisooyinka dil barista noo soobadi please ❤
Waan ka helnay run ahaanti ino so badi insha allah
Soo badi aad baay sheekooyinkani u fiican yihiin wax baana laga baran karaa
Qisooyinka daba galka ah inosoo badi ustaad
waa mahadsantahay mr nadaara aad ayaan u daawadadaa barnaamijyada iyo qisooyinka aad baan kuugu mahad celinayaa sxb wanaag badan ayaan ilaahay kaaga rajaynayaa salaamu calaykum
waaw . waa sheeko aad u qiso macaan fadlan noosoobadi qisooyinka
asc mahadsanid waa qiso cajiib
Qisoyinka noo soo badi nadara ilah Hagu barakeeyo
Aad baad u mahadsan tahay walaalkeen qiso walba waan ka helnaaa🎉🎉🎉
Qasoyinka wa cajiib wariye sarre nadara adba ku xiranhy qisoyinka so badi 😊
Subxanllah wlhi waa Qiso cajib ah
❤❤❤mashalah way nugu so cotaa. 🎉
Thanks my father ua storian man wclhi, cajib anything can happen these?
waa sheko layaab iyo qosol badan . Gabadha yar ilaahey aya ka bad baadiyay ninka WAXASHKA ah
Merci pou un historien de nadara
Thank you Nadaara.
Masha Allah waa qiso cajebah ❤❤❤
Mahdsanid nadaaro tv qiso aad u macaan soo badi ❤❤❤❤
very interesting story nice 👍 thanks
Aad ban uga heley qisoo yinkaga Nadara Show iyo sidaa utafaftirto nosoo wad insha allah 🙏 ❤
Thank you for sharing ❤
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Ustaad nooso badi qisoyinkaan oo kale
Play list u samee qisooyinka sxb nadaarow
So badi shekoyinkan okale
masha allah thank you 🙏
Qisooyanka please soo.badi dewaad kala raajise
ASC thanks
❤❤❤❤❤❤ nadara sxb soobadi wan ku tagera anigo joga cadaado
Masha Allah ❤
Waa cabsi cabsi😮
Waa qiso aad u fican iyo aabo geesi ah
🎉🎉 waa ka helaa qisooyinka aad soo jeediso
waa qiso cajiib ah runtii wana kahelay anigu
Sheekada waxay ahayd sheeko cajiib ah viva siigaale
Waa qiso Czjiib ah oo caddaynaysa in Jacaylku yhy wax ,sixir ah oo aadan naftaada xakamayn karin ee saas u ogaada.
What a wonderful story
So badhi m.a
Qiso cajiib ah macalin Nadaara
Waa qiso macno leh
Mahadsanid
Qisooyinka & qaabka aad usoo gudbisaa waa wax heer Sare ah.
Nice story Mrs nadaara
Labo kun in kabadan ayaa dawadey lkn afar boqol iyo xogaa ayaa layk sartey hedhe maxat ugu xasdeysan walakin ustat nadara lacag idinkama rabo layk bes siya
Your real story collections are incredible: it depicts that you had been a great and talented newscaster during your teenage
English cilmi miya modaysa ✍️
@@wolfclever782ma isagaa yiri English waa Cilmi?
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
Walaal dadku xaga maskaxda ayey aad uga mashquulsan yihiin. Soomaali deganaashaha xagga maskaxda ayaa lagala dagaaley
Soo badi qisooyinka abu dalaal nadara wad ku mahadsanatay dadadlkaaga anaguna meel fog baan ku gaadh siin donaaa sherta iyo like ta
Qisada saad u aqriso ayaaba cajiib ah mr nadara thanks kuwi badanaha waa rajeeneynaan inshaa allah
Alustad nadara waxa tahey murti socoto ad ayan u dhageysta qisoyinkaga wana waxa kaliya maskaxda logala dagalami karo wax yabaha xun xun fadlan noso badi qisoyinka Allaha ku xifdiyo insha'allah
Maa Shaa Allaah Abuu Nadaara Aad baan ooga helaa Qisooyinka dhabta ee aad inoo soo gudbiso. maashaa Aallaah.
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
Subhaannah Allah Waacajiib❤❤
Mahadsanid Qisooyinka Sirdoonka kuso dar walal si aan wax badan uga barano
Allah Ayaayiri
فقصص القصص 22:34
Cajiib Waa Sheeko Xiiso Badan Mahadsanid 🎉🎉🎉🎉
Wcs wrxmtllah wbrktuhu wllken illahey heyno kaaxaftiyo addun iyo aqiraba aamiin yrabbii sheko ad u xiiso bdn lkn xunun ah mhdsnid wll
Maasha Allah, qisadan wax badan ayaa laga baran karaa.
Runtii waaqisooyin aad iiga cajabiya waana ay culus yihiin nadara thankas
Yaaa allah
Yaaa allah
Yaaa allah
Gurmad muslim
Mashallah qiso cajiib oo aan ka helay waye kuli qisooyinkaga thank you wll
ASC Nadaara TV . Masha’Allaah aabo
Foojigan oo fariida ayuu ahaa wuxuu gabadhiisa ilaashadaba waa kaa
Ku guulaystay in la Qabto Shaydaanka
Madaw ee inanta yar Rabay inuu mustaqbalka kaka ciyaaro .
Bravo Nadara
aduunyo kale
iyo sheko qiso
macaan buu
noo sheegy
somali 30 sano
war baa dilay,
maskaxdad noo dajisay
tabarak
iiwad hadana
iiwad shekoyinkaga
igu socde iiwad
Thanks you for History ❤️❤️❤️
Qisooyinka noo soo badi waan ku nasaneynaa
Merci pour cette histoire intéressante
Masha,Allah Nadara waa Qiso cajiib ah in kas too wadnaha afka i imaan gaaray qisada bilaawgeedii hore❤❤
full respect nadara soo badi qisoyinka nucan ah
Alle hakubarakeeyo nadaarow waadkumahadsantahay sida xiisaha leh eednoosoogudbisid thank you
JazakAllah Kheir Macalin Nadara and Jumcaa Moubarak
Another wonderful story thank you
Aqoonyahan nadaara waad ku mahadsan tahay sida aad noola wadaagtay qisadan
Waxa dhadhanka uyeelay waa qaabka aad usoo gudbinayso🎉
Asc adeer nadaara waad mahadsnthey inshaalah like wanku sareyna 1 sano iyo bar 3 barnamij iyo qisoyinka ima dhaafan
Waa qiso cajiib ah mahasanid
Walaahi waa sheeko cabsi cabsi ah rabiyoow caruurteena iyo anakaba na badbaadi nadaara waan cabsaday aniga bisikoow
Thanks my father ❤❤❤
Qisadaan wax Cabsi Ahi kuma jirto
Waayo ! Nin Ajnabi Ah oo meesha
Daganaa ‘Ayaa Gabadha daroogo msiiyey kadibna’inuu wax ku -
Sameeyo Ayuu rabey ‘ laakiin Jin -
Kuma jiro !!!
Mr nadaara waad ku mahadsantahay sheekoyinkaa xiisaha leh ee aad nala wadagtay warar ayay nagu dawakhiyeene
Thnx nadara khisoyinku waa cajiib
Masha Allah very nice story ❤
Asc
Qiso cajiiba waaye
Laakiin aabaha aa mintid ah waa soo dhacsaday xaqa gabadhiisi waa😂bad baadsaday😂mansha allah crnayl cabaasna waa nafti hure oo dadkiisa iyo dalkiisa u daacada
Kuwaa oo kale dalkeena allaha nooga dhigo aamiin
Soomaalidu waxaas kuma baraarugsana waana meelaha musiibooyinku soomaali ka haystaan hana ugu horeeyaan xafiisyada xalane
Masha it was a good story ❤
Subxanalaah, Gabadha yar way Sigatay.
Masha Allah
Ustaad nadara
Qaabka uu ushekeynayo aanka helaba wallahi ❤❤❤