CEEBTA WEYN MASAR DHAX FADHISO!| 2 MARKAB MAREYKAN O XEEBTA SOMALIA KU LUMAY!| DUQEYN CUSUB & YAMA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 янв 2024
  • CEEBTA WEYN E MASAR DHAX FADHISO!| 2 MARKAB MAREYKAN O XEEBTA SOMALIA KU LUMAY!| DUQEYN CUSUB & YAMAN
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 272

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 5 месяцев назад +22

    Run Allaha ka dhigo in mareykanka in la quusiyay maraakiibteeda Aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 месяцев назад +5

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 5 месяцев назад +1

    Scw wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 5 месяцев назад +9

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 5 месяцев назад

      Reer yemmen na u ducee,wa geesiyada garab istaagay falastiin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 5 месяцев назад +10

    Allah ha ka wado quusiyo cadowga maraakiibtiisa aamiin siisii waa haaf yuhuud ee Allah ha isku halaago dhaxdooda cadowga isu baheystey gumaadka iyo xasuuqa Allah ayaga ha isku dhameeyo yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha falastiin aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda walaalaha muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 5 месяцев назад +15

    أنا لله وأنا إليه راجعون الله يرحمهم و يعطيهم الصبر وصلوان و النصر
    قل لن يصيبنا ألا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي الله فليتوكل المؤمنين
    اللهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان والايران و العراق و سوريا و تركي و مليزيا و الجنوب الافريقيا و الملوك المسلمين كارودغان وامة محمد صلى الله عليه وسلم
    اللهم أنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
    وصلي الله عليه وسلم حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 5 месяцев назад

    اللهم انصر في فلسطين ومجا هدين في كل مكا ن اللهم ءامين

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 5 месяцев назад +19

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 😢

  • @Somalgirl
    @Somalgirl 5 месяцев назад

    Allahu akbar guul insha allah xuuthiyiinta Allahu akbar

  • @abdikadirdiini7261
    @abdikadirdiini7261 5 месяцев назад

    Masha Allah guul Qasa guul falistiin

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 месяцев назад +3

    Sharwadayaasha oo dhan Alle umada islaamka haka qabto

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 месяцев назад +2

    Cumaan Alla sharfo
    Allaha Xifdiyo
    Cadow iyo la jire dhabarka Allaha ka jabiyo

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 5 месяцев назад

    Mahadsanid sxb war fcn warkaa hajiro in sha allaah

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 5 месяцев назад

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @user-mv4qk5hm3u
    @user-mv4qk5hm3u 5 месяцев назад +8

    Kusalliya Nabigeena muxamad sallalaahu calayhi wasallam❤❤

    • @meaktooni
      @meaktooni 5 месяцев назад +2

      Salahu calyhi waselam

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 5 месяцев назад

    ALLAH BADBADIYO DADKA IYO DALKA RER F🇵🇸L🇵🇸ST🇵🇸N. ALLAH HASO DEDEJIYO
    XURIYADA QIBLADENI
    HORE EE MASJIDUL ALL AQSA F🤲L🤲ST🤲N.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 5 месяцев назад +2

    Subxanalahi allahayow adiga xuman kanasahan yarabi allahayow musliminta fallastiin ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi amiin🤲😭 guuul wacan fallastiin🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴 insha allah 🇸🇴 KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @user-vy7pm5fv1h
    @user-vy7pm5fv1h 5 месяцев назад +2

    Ina lilahi rajicuun ilahuawo Dawladaha islamka cabday kaqaban galada ka bixi gesiyal kadhig iyagii ayaa iskhayami cadawga isu dhibi yaarabi alowo rijaalkadhig Amiiiiin Ameen

  • @garaadsabriye6703
    @garaadsabriye6703 5 месяцев назад

    Manshallah sheikh soodhawoow

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 5 месяцев назад

    Yaa RABI NASRI KULI MUSLIMIIN

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 5 месяцев назад

    Wcs wr br sheekh xifdullah Thanks 👍❤️

  • @sahroxasan9647
    @sahroxasan9647 5 месяцев назад

    Maashaa alaah aad ayaad ugu mahadsantahay aqbaarta noosoogudbineysid

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 5 месяцев назад

    Jasaakallaahu qeyran
    Mareykanka warbixintaa
    Mawuxuu rawaa sharci uu kuburburiyo dalalka kalane aykaga qeyb qaatan
    Weerarkaa gardaradaah

  • @cumarcali147
    @cumarcali147 5 месяцев назад +1

    Maasha allaah yaa aqii allaha haku xafido inshaa allaah

  • @user-si4xg5lr3c
    @user-si4xg5lr3c 5 месяцев назад

    Ilaahow falastiin adaa u maqan yaa rabi gaalada uga hiili😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 5 месяцев назад

    Jazakallaah

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 5 месяцев назад +1

    Suxaan allah kufaartii way iskuhiilinayaan 😢allah islaamka hamideeyo amiin amiin amiin

  • @fartunhussein4893
    @fartunhussein4893 5 месяцев назад +1

    Manshaallah sheikh shukran waxaan kaa daawanayaa minnesota

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад

    Maashalah tabaarkalaah

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 5 месяцев назад

    Duufaano iyo mowjadaha badda ALLAH haku kiciyo mareykan iyo ingriis iyo yuhuud iyo kufaarta la socoto. BI IDNILLAHI SAMAD.

  • @cabdiraxmandeheeye7313
    @cabdiraxmandeheeye7313 5 месяцев назад +1

    Aamiin yaa rabal caalamiin

  • @AasiayyyGorod
    @AasiayyyGorod 5 месяцев назад

    Thank you sheekh

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad6367 5 месяцев назад

    Yemen bravo viva Yemen ❤❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 5 месяцев назад +13

    اللهُمَّ سخر لفلسطين ملائكة السماء وجنود الأرض ومن عليها وأفتح لهم أبواب توفيقك ، ويسر أمرهم وقوي عزيمتهم ، ومد صبرهم ... اللهُمَّ أكرمهم وأحفظهم واجعل لهم من كل ضيقٍ مخرجاً اللهُمَّ ، أنصرهم على من عاداهم وأفتح لهم فتحًا مُبينًا، اللهُمَّ احفظ فلسطين وأهل فلسطين يامن لا تضيع عندك الودائع ..اللهُمَّ آمين."!🇵🇸 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 5 месяцев назад

    Maasha allaah Jizaakulaah Khayr illaahay khayr badan allaha falastiin illaahay ha xureeyo Aamiin Aamiin yaa rabbi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 месяцев назад +1

    WAA WAX LALA YAABO, CARABTA AAMINEYSA MAREYKAN IYO YUHUUD HADALKOODA.

  • @user-gi8uu8go6k
    @user-gi8uu8go6k 5 месяцев назад

    Alaahu akbar ilaahay ha qar qiyo inta kalana eemaraykanka maraakiibtiisa ah

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 5 месяцев назад

    Allah unbaa ok sidu khayrku ku jiro Inshallah Fasdiina wey guuleysan cadowgeeduna wuu jabi .

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 месяцев назад

    Kufaarta oo ah Milatu Waaxid way israaceene, Alloow Umaciin Muslimiinta,Meelkastoy joogaan Awoodbaa loogu faanayaaye, Yaa Allah Adigaa ka Awoodbadan kuwa Awooda kufanaaye, Alloow Muslimiinta U aargud, Gargaarkaadana Usoo dedeji,Adomadaada Xaqdarada lagu haysto Allahuma amiiin😢🤲

  • @Somalgirl
    @Somalgirl 5 месяцев назад

    Allahu akbar

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 5 месяцев назад

    Inchaallah kher Muslim wuu gulesendona

  • @scdja
    @scdja 5 месяцев назад

    Alxamdulilah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 5 месяцев назад

    Alxdulaah Allaah akker yemen🚢🚢🚢🚢🚧👍🏽

  • @user-ol6yx4py4z
    @user-ol6yx4py4z 5 месяцев назад

    الأهم انصر لإخواننا الفلستين

  • @user-xm4vk5rk5i
    @user-xm4vk5rk5i 5 месяцев назад

    Shekh ceebta aakhirana kadaran

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 5 месяцев назад

    ASC
    CARABIGA KULIGOODA WAA DAMIR NAXRIISMALAHA

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 5 месяцев назад

    Soo happy,go on SOMALIA .STAND UP FOR YEMEN AND GAZA. STOP THE GENOCIDE IN GAZA.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 месяцев назад

    Masri iyo yuhuudi waa isku mid weligaa ha aaminin ha isku halayn

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 5 месяцев назад

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW wacaleykuwasalam sheikh xabein wanagsane wankusalamay

  • @xasankenya3700
    @xasankenya3700 5 месяцев назад

    Asc sidaa warka InshaAllah gull Palestinia

  • @seed3966
    @seed3966 5 месяцев назад

    إنّا لله وإنّا إليه راجعون ،،،. لاحول ولا قوّة إلًا بالله ،،، الله اكبر

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 месяцев назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta ya Rabi inshallh

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 5 месяцев назад

    Alhamdulillah Alloow kuwo badan yuhuud iyo Amarika ayleeyin

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 5 месяцев назад

    Ilaahay ha u gargaaro walalaheen.reer falastine. Allaahu ma aamin

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 5 месяцев назад +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
    Alloow Mareeykan iyo Xulafadiisa Daalimiinta ah Maraakiibtooda ka wada dhig Sidii TITANIC MARKABKII AHAA , OO WADA QUUSI OO WADA QARQI OO WADA QARAABI اللهم امين يا القوي يا المتين
    وصلي الله عليه وسلم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 5 месяцев назад

    Was wr ❤❤❤

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 5 месяцев назад

    Dulmi diid madxweynaha masar habartisa yahuud ah

  • @dhoofodrye5474
    @dhoofodrye5474 5 месяцев назад

    SUBXAANAALLAH

  • @dhoofodrye5474
    @dhoofodrye5474 5 месяцев назад

    ALXAMDULILLAH

  • @simanabdullahi1931
    @simanabdullahi1931 5 месяцев назад

    Alla illaahyow adaa mahad iska leh quusiyey maraakiibtaas

  • @AbdiqaadirXujaalejamaame
    @AbdiqaadirXujaalejamaame 5 месяцев назад

    Asc dulmi did masha Allah libax

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 5 месяцев назад

    ❤❤❤soo dey warka madaxdiisa

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 5 месяцев назад

    Wcs wrx shiekh xalada kwrn waan ku salamay

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 5 месяцев назад +1

    Allaha rumeyo

  • @KINGGMAXAMED
    @KINGGMAXAMED 5 месяцев назад

    USTAAD AFRTA NIN EE AY SOO BANDHIGEEN NOOSO TURJUM ALQASAM

  • @sahroxasan9647
    @sahroxasan9647 5 месяцев назад

    Ala hakubarakeeyo

  • @abdisamed889
    @abdisamed889 5 месяцев назад

    Allahu akbar
    Ilaahay Maraykan haku baabi, iyo Soomaaliya

  • @sadiqhussien7075
    @sadiqhussien7075 5 месяцев назад

    Slxamdulilaah allaha usiyaadiyo

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 5 месяцев назад +1

    SUBXAANALLAH😢🥺

  • @JundiUmarbaru-nz8ee
    @JundiUmarbaru-nz8ee 5 месяцев назад

  • @Ethiopiaandsomaliland
    @Ethiopiaandsomaliland 5 месяцев назад +1

    Guul ethiopia ❤❤

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 5 месяцев назад

    Sheekhow masaarida madaxdeeda iyo siissi iyo madaxda carbeed weligaa ha aaminin horaan baan kuugu sheegey.

  • @user-iy8xm9bm5h
    @user-iy8xm9bm5h 5 месяцев назад

    Allh huakbar

  • @MaxamedcaliIbraahimbuuniBuuni
    @MaxamedcaliIbraahimbuuniBuuni 5 месяцев назад

    الله اكبرالله اكبرالله اكبر❤ 0:36

  • @ubaxcaliismali9631
    @ubaxcaliismali9631 5 месяцев назад +1

    Xukumda Masaar Ceebted Waxa banaka kenya Allahweyn ayaa kashiifaya

  • @CabdiRashiid-vv7ct
    @CabdiRashiid-vv7ct 5 месяцев назад

    ❤ wcs ❤Gobsho ❤Alahu.akbar ❤

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 5 месяцев назад +1

    Laku quusi oo badu halaqdo oo hala wada shalwato maraykan iyo ingiriis iyo Israël iyo dhamaan kuwa raacsan Israël ilaahoow bado laqdo aamiin yaa allah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 5 месяцев назад

    Muslinka waa inay hirdada ka kacaan wey hurdan carabtana warkoodaba daa Ilaahow na amaanso 🤲🤲🇾🇪🇵🇸guul Inshallah

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 5 месяцев назад

    CALEYHI Salaatu wasalaam

  • @TherealCowboy-og6pw
    @TherealCowboy-og6pw 5 месяцев назад

    Hubka Somalia Massar Hadda Ka Qaadaneyso Waa Halis Weyn

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 5 месяцев назад

    Sheekh waa Run Marinka Gaza waxaa si dhab ah u Go'doomiyay Xukuumada Dabadhilfka u ah Sahyuuniyada ee Masar, sababtoo ah Israa'iil xuduudba lama laha Gaza lkn Si Guulwadenimo ah ayay ula shaqeyneysay Israa'iil, waxàanse la yaabanahay Israa'iil oo Daciifnimadeeda ay ogaatay Masar haddana Dabadhilifnimadeeda ma aysan joojin, sidaa darteed wixii la yiraahdaba wey Istaahishaa

  • @libanmohamud2674
    @libanmohamud2674 5 месяцев назад +1

    Illaah baa inooshegay.....iney jabayaan....gaalo iyo gaalo raac munafiqiin

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 5 месяцев назад

    Alle ha gargaaro dhammaan muslimiinta
    Gaar ahaar walaleheen reer falstiin iyo Yaman .
    Maraykanka iyo reer galbeedka waxa gubaya Gaza waa iyaga maanta yaman ayagaa weeraraya.
    Masar waxa ay leedahay awood lakiin awoodaa walaga qariyay.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 месяцев назад +1

    SIISI HOOYADIIS WA YUHUUD, SIDE LAGU AAMINAY HADALKIISA.

  • @cabdifataaxboss5348
    @cabdifataaxboss5348 5 месяцев назад

    😮 1:07

  • @FahadM.diin5
    @FahadM.diin5 5 месяцев назад

    Xmas.guul

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 5 месяцев назад

    Guul yaman insha allah iyo falastin guul allaha gaarsiiyo

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 5 месяцев назад

    Cabdi fatax sisi waa lax caadiya

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 5 месяцев назад

    اللهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان والايران و العراق و سوريا و تركي و مليزيا و الجنوب الافريقيا و الملوك المسلمين كارودغان وامة محمد صلى الله عليه وسلم
    اللهم أنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
    وصلي الله عليه وسلم حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @abdiwahidhassan2292
    @abdiwahidhassan2292 5 месяцев назад

    Sheikh ado mahadsan waxa lahaya codka duuban ee wasiirka gashandhiga Israel oo dhahayo biyaha waan ka xirnay gorantada waan ka jarnay contada waan ka jarnay marka masar eed malahan

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 5 месяцев назад

    Walhi Allah swt waa caadil cadaalad fale ABDI FATAH AL SISI israel ayu iska gadayay waxkaste oo ay ku dhahadana qaadanay shalay isagii ayay kusoo oogen danbi inuu isagu xidhay rafah albaabka isku xidha gaza iyo masar ALAHAMDLLAH YAA RABI hala xidho isreal waa inay waliba kiis maxkamad ku furtaa allah ha isku jabiyo iyaka amiin munaafaqnimo ayay isku kaashaden allah ayaa sheegay 2 qof ku heshiisa munaafaqnimo aakhirka iyaga isku dhacaa ALXAMDULAAH markale 🇵🇸🤲🤲🤲

  • @hamsesameter1647
    @hamsesameter1647 5 месяцев назад

    Alle iima baahiyo carab 🤲
    inalillah Wa ina ilayhi raajucuun alle ha ufuro raxmadiisa ree gaza nabad Allah siiyo colaada iyo cadawga alle ha ka dul qaado aamin

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 5 месяцев назад

    🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay 🥺.🥺

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 месяцев назад

    Bada soomaaliya Alle ayaa umaqan inta ay qabiilka qurunka ah ku jedaan wa laga adeegtay

  • @FahadM.diin5
    @FahadM.diin5 5 месяцев назад

    Guul falastinn

  • @user-ok3pw7ol6m
    @user-ok3pw7ol6m 5 месяцев назад

    Allha hu Akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @saynabm
    @saynabm 5 месяцев назад

    لاحول ولاقوة الابالله يامصر 😢

  • @shijo2055
    @shijo2055 5 месяцев назад

    إنالله وإنا إليه راجعون 😢😢

  • @user-cz3dg2kp4n
    @user-cz3dg2kp4n 5 месяцев назад

    Alx

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 5 месяцев назад

    🇹🇷🇵🇸❤️🇸🇴👍