ARIN CULUS XUUTHIYIINTA O LA WEERARAY MAREYKAN & INGRIIS & AYAGOO KA JAWAABAY| CUMAN XUDUUD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 янв 2024
  • ARIN CULUS XUUTHIYIINTA O LA WEERARAY MAREYKAN & INGRIIS & AYAGOO KA JAWAABAY| CUMAN XUDUUDEEDA WEY XIRATAY
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 165

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 6 месяцев назад +10

    Wax Isma Dhaman ingris & Mareykan & Yahuda Si Isku Mida Halola Dagalo Jazakallah Sheikh Dulmi Diid ❤

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 6 месяцев назад +20

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في كل مكان في العالم 🤲🤲🤲

    • @naimaomar3375
      @naimaomar3375 6 месяцев назад

      Aaaaamminn yarabi

    • @RahmaAbdillahi-dp1dg
      @RahmaAbdillahi-dp1dg 6 месяцев назад

      Allaou akbar

    • @RahmaAbdillahi-dp1dg
      @RahmaAbdillahi-dp1dg 6 месяцев назад

      Guillaume rabi anilarapto

    • @mrsocdaal1434
      @mrsocdaal1434 6 месяцев назад +1

      Aamiin maanta suni iyo shiico majoogto aniga suni ayaan ahay waxaana lasafanahay mujaahidiinta xuutiyiinta ayaguba waxa aay garab istaageen xamaas oo suniyiin ah ❤

    • @hajiahajiali4188
      @hajiahajiali4188 6 месяцев назад

      اللهم امين 🤲

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 месяцев назад +12

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 6 месяцев назад +9

    Waa weerar gaadma ah, kuwii si fcn ugu jawaabaan Alle swt ha ka dhigo mareekan iyo yahuuda iyo inta daba dhilifka u ah ha jabaan, muslimiinta guul mar walba ☪️ in sha Allahu tcl ✊

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 6 месяцев назад +1

    Ilaahay umadeena muslimiinta .ha mideeyo xaagooda iyo quluubtooda. Allaahu ma aamin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 6 месяцев назад

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka dhaxsaaro munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga iyo dalaaliinta cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo Allah ha baabiyo hana isku halaago dhaxdooda cadowga isu baheystey xasuuqa shacabka muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 6 месяцев назад +7

    Ilaahow muslimiita guul sii❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @sahra951
    @sahra951 6 месяцев назад +1

    Asc wararka musliminta soo hormari sheekh Allah ha ku barakeeyo

  • @sadam1318
    @sadam1318 6 месяцев назад +1

    bismillaahi ilaahay umada ha ka qabto ingiriska iyo mareykanka

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 6 месяцев назад

    "ALLAAHUMA" YAHDII South Africa. Aaaaaamiiiiiiin

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 6 месяцев назад +2

    jimca Palestine 🇵🇸 halooduceeya aamiin 🤲

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 6 месяцев назад +3

    Asc Dulmi Diid guleesoo kusoocoo Xuttii haagolestoo Iran haagolestoo ❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar ❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MamaQali-dt2fd
    @MamaQali-dt2fd 6 месяцев назад +7

    Kufaartana ilaahow dulee aamiin yaa rabi guul muslimiinta isu bahaystaan gaalada insha allaah

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 6 месяцев назад

      Aamin Aamin Aamin
      Yaa Rabb

    • @naimaomar3375
      @naimaomar3375 6 месяцев назад

      Aaaaamin yarabi guuuul all muslimiiinta

  • @ibrahimmacalin5348
    @ibrahimmacalin5348 6 месяцев назад

    Guusha rbi ha siiyo wllhena falasteen io dadka dartood ujihaadayo aamiinyrbi

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 6 месяцев назад +1

    Intii falastiin u hiilisa maanta af iyo addinba ugu hiilisa Muslim iyo gaalabo leh allow u hiilli aamiin yaa rabbi Yuhuud budo ba’day allow idinka dhig oo inkaartii nabiyullahi nuux idinku habsatay oo allah idiinma seejiyo aamiin yaa rabbi

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 6 месяцев назад

    Yaa RABI NASRI KULI MUSLIMIIN OO DHAN amiin yaa rabi

  • @ahmedaden7378
    @ahmedaden7378 6 месяцев назад +2

    Masha Allah

  • @marwo1162
    @marwo1162 6 месяцев назад +2

    Wcs shekh subax wanagsn

  • @user-nr1sb5he1m
    @user-nr1sb5he1m 6 месяцев назад +7

    👍🏽sida wax walba nola wadaagto

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 6 месяцев назад +2

    Wallee dulmi iyo xaqdarro ay isu bahaaysteen gaalo.Anaga uun an ahaano kuwo awood leh ee xukumo aduunyada oo dhan😢Ilaahay awoodiisan sugeeyna sida uu u jabiyo kuwa dulmiga wado.

  • @yuuye4739
    @yuuye4739 6 месяцев назад +4

    Allow sahal umuuraha

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 месяцев назад +4

    Waxaan ogaadey sidii kale qofka qaatilka ahi hadii la Iska qaban waayo asagu isma qaban karo gumaystayaashu waxay ku guuleysteen iney bur buriyaan aduunka siiba wadamada islaamka ah ❤

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 6 месяцев назад +2

    ALLAAH BAA KU FILAN XASBUNALLAAH WA NICMAL WAKIIL WA NICMAL MOWLAA WA NICMAL WAKIIL

  • @BEERLAAWE
    @BEERLAAWE 6 месяцев назад

    Runtii aniga koley waxaan ku darsan lahsa
    DHAMAAN MUSLIMIINTA ALLA HA GUULEYSIIYO MEEL KASTOO AY DUNIDA KAJOOGAAN
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
    DHAHA ADIINKUNA WLLO YAAL

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 6 месяцев назад +2

    Maraykanka io ingiriis waxay u weer arren yemen 🇾🇪 for Israel baad bada ka xirteen islamka ha midobo Guul insha Allah Yemen 🇾🇪🇸🇴❤️💪

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 6 месяцев назад

    Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji waa waqatigi nabigu scw ♥️ noshegay waa calamadihi qiyamaha aduun majiro

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 6 месяцев назад +2

    Asc sh duulmi diid

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 6 месяцев назад +2

    وَلَمَّا رَءَا ٱلْمُؤْمِنُونَ ٱلْأَحْزَابَ قَالُواْ هَٰذَا مَا وَعَدَنَا ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥ وَصَدَقَ ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥ ۚ وَمَا زَادَهُمْ إِلَّآ إِيمَٰنًا وَتَسْلِيمًا

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 6 месяцев назад

    Asalamu Caleykum
    Illahey heynaga qabto dhibtaa Gaalada
    Illahey Muslimiinta Gacantii sareysa ha ka dhigo
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
    Jimaca Wanaagsan

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 6 месяцев назад +1

    Guul muslim dhamanteen Allaha namideeyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 6 месяцев назад +1

    thank you shiikh❤

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 6 месяцев назад

    أللهم أنصر اهل فلسطين

  • @Hiirpalbotan
    @Hiirpalbotan 6 месяцев назад +3

    Salaam sare Dulmi Diid❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 месяцев назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta ya Rabi

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 6 месяцев назад

    Ku saliya nabiga ❤

  • @Mohamed99993
    @Mohamed99993 6 месяцев назад +2

    Shirkadaha maraakiibta kutalogel ayeey ujoojiyeen sidaan ayeey rabeen in la weeraro

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 6 месяцев назад +1

    subhana Allah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 6 месяцев назад

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 месяцев назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 месяцев назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @AbdikhaliqUpdykey
    @AbdikhaliqUpdykey 6 месяцев назад +3

    ❤🎉❤🎉❤

  • @ahmedmahamuud5464
    @ahmedmahamuud5464 6 месяцев назад +1

    Jawaabta xuutuga ayaan sugaynaa si da ugu dhakhsiyaha badan

  • @CabdiRashiid-vv7ct
    @CabdiRashiid-vv7ct 6 месяцев назад +2

    ❤ wcs ❤Gobsho ❤Alahu.akbar ❤

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 6 месяцев назад +4

    Qoraaladyada hadda dib u raacdo in tan dhacayso waa iska ogaa

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 6 месяцев назад

    Guul inshaa allah

  • @canabcumar2771
    @canabcumar2771 6 месяцев назад

    Waa Fin xadin le

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 6 месяцев назад

    Allah Akbar allah Allow jebi cadaga Allow ugargaar. Muslimiinta meel ay joogaan bay

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 6 месяцев назад

    الله ينصركم يافلسطين

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад +3

    Illaahow Galadaan muslimiinta isku soo Baheysatey uga gar gaar Yaa Rabi

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 месяцев назад +1

    Waxaan ogaadey daalimka haduu ku guuleeysta in la qaban waayo inuu ka sii darayso gumeysiga ingiriis iyo Mareykan waxay ku guuleeysteen baabi inta aduunka marka day ayaan xasuuqa ❤ayadoo alle qabto mooyee

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 6 месяцев назад +3

    حسبي الله ونعم 😢

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 6 месяцев назад

    Ilaahey uu gargaro

  • @lulali8651
    @lulali8651 6 месяцев назад

    Waa siyaasad la rabo in lagu qabsado Yemen, xutiiyiintu daacadka maha iiraan iyo yuhuuda iyo mareekanka ,waa is ogyihiin.

  • @HalimoAbas-gj3qu
    @HalimoAbas-gj3qu 6 месяцев назад +1

    Alahxafido yaman

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 6 месяцев назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 6 месяцев назад

    انا لله وانا اليه راجعون
    الله يحفظكم يارب في اخونا المسلمين في كل مكان يارب العالمين

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 6 месяцев назад

    Muslimiinta Alle ha u gargaaro.

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 месяцев назад

    Allah u gar gaaro walaaleheen muslimiinta😭😭😭😭😭

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 6 месяцев назад

    Ilaahow islaamka mideey yaa rabi 🤲🤲🤲 alla maxay sugaayan kuwa kale xazbunalaahi wanicmal wakiil

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 6 месяцев назад +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤صلوا على حبيب اليوم يوم الجمعة

  • @nadiraahmed6924
    @nadiraahmed6924 6 месяцев назад

    Yarabi ❤

  • @user-js1yu4mz1k
    @user-js1yu4mz1k 6 месяцев назад +2

    Musliminta guul alah Simon galada alahajabiyo

  • @oubahismailmogorrle6194
    @oubahismailmogorrle6194 6 месяцев назад

    Asc wr wb. Subxan Allah Allaha u fududeyo

  • @sacdiyoaxmed4816
    @sacdiyoaxmed4816 6 месяцев назад

    Asc shiiq inaa kula hadlaa rabaa intee kaala hadlaa

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 6 месяцев назад

    Allow uhiili islaamka insha allah 🤲

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 6 месяцев назад +1

    Illahay muslimiinta ha u gargaaro. Masaakiintaas ina culayska lala qaybsado oo meela kale indhuhu u leexdaan waa iska fiicanthy

  • @mariyafarax9101
    @mariyafarax9101 6 месяцев назад

    ALLAHu Akbar ILHAYOW Muslimsta ugar gar Insh Allah ya Rpi nag Qapal insh Allah 💔💔💔💔😭

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 6 месяцев назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 6 месяцев назад

    الهم آنصر أخواننا المسلمين أجمعين اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 6 месяцев назад +1

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲

  • @ismDirir
    @ismDirir 6 месяцев назад

    Acw insha allah xutuyiita guul ugaga no qoto ay difaacayaan shacibka palestiniinta xasuuwa laggu hayo sheekadiu waa sidaa waliba waa curadkii iiraan waxana lagama qaadikaro maanta ay dhacday waxayna ka helayaan jawab lama ilaabaan ah mahad santahay wakhti ksste dhagsy digaags in sha allah xooga xutiinta mina palestine🎉🎉

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 6 месяцев назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😳

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 6 месяцев назад

    YAMAN
    ABAAR IYO BALAAYO MA'ARKAAYAAN
    INSHAA ALLAAH
    ALLAAHA WEEYN
    XAGIISA HAKA ARSUQO.
    #GAAJO IYO HOOGBA WUXUU KUDHACAY
    #GAALADAAS
    SIDII (CANTALYAAGII)
    MARAAKIIBTA
    DABA 'QUBLEEYNAAYA'
    OO MARHOREBA
    #ABAARSADAY!!
    DUF IYO DOORISO KUBAXA
    BAL MAXAA YUHUUD IYO KIRISTAAN KAYAALA
    CAALAMU ISLAAM?

  • @user-qk4jr5pg8m
    @user-qk4jr5pg8m 6 месяцев назад

    😢allahu akbar islaamka mala burburin doono waligeed

  • @faizaabdi2051
    @faizaabdi2051 6 месяцев назад

    Allah ugargaaro musliminta

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 6 месяцев назад +1

    Sheekh ninki wan so ogaday wa ooromo

  • @yahyeziciith4578
    @yahyeziciith4578 6 месяцев назад

  • @user-js6do7zf3x
    @user-js6do7zf3x 6 месяцев назад +1

    Maraakiibtaa gardarada ku timid badda cas Insha’Allah waxaa qabsan doonto mucjiso rabaani ah waxay is bideen quwad yamana way yasayaan laakiin Allah Subxaanallah watacaalaa wuxuu la jiraa kan la dulmiyey

  • @user-ck8ci1do7w
    @user-ck8ci1do7w 6 месяцев назад

    Yuhuud iyo gaalo oo dhan waxay so wadaan oo makri ah ay muslimiinta la damacsan yihiin ayaga allaah ha ku celsho

  • @fatushnmohamed8044
    @fatushnmohamed8044 6 месяцев назад

    Naxdin waaye wlhi waa kaa adkahay waaye wlhi Muslimkii inta awooda leh indhahee ka fiirsanee

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 6 месяцев назад

    Jasaakallaahu qeyran
    Lkn soo lagama yaabo weerarkaa inay sacuudiga iyo Imaaradka aygeysteen⁉️
    Magacana dawladahaa waaweyn ay yeeshaan si ay
    Uga nabad galaan werar celis
    Lagana yaabo hadii aysan kasoo kicin werarkaa yaman in werarka joogta looga
    Magacana dawladahaa werarkana sacuudiga iyo imaaraadka ay geystaan

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 6 месяцев назад +1

    Why does Egypt simply not ban Israeli ships from the Suez canal

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 6 месяцев назад +1

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 6 месяцев назад

    Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 6 месяцев назад

    ASLMCLYKM ww, muslimiinta Allah u gar gaaro

  • @idilmumin0742
    @idilmumin0742 6 месяцев назад

    Subxanallah

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 6 месяцев назад

    HANGURWEEYNIDA
    MAREEYKAN IYO YUHUUD IYO INGIRIIS, DULMIGOODU
    #BADDA IYO BAXARBA WEEY FIDNEEYEEN!!

  • @ahlamali9369
    @ahlamali9369 6 месяцев назад

    Xasbuna llah wanimca wakiil

  • @user-ld1tf5cb5q
    @user-ld1tf5cb5q 6 месяцев назад

    😮😮😮

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад

    اللهم انصراخواننا اهل الیمن

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад

    Allow Reer Falastiin ugar gaar

  • @user-bj7cf2fn3f
    @user-bj7cf2fn3f 6 месяцев назад

    Aduunka dulmiga ayaa ku batay gaalo waa qooqday waana xiligii dhamaadka reer galbeedka israaiil iyo mareekan inta ku bood inta ku bood dadka dooli ma ahan aduunkana allaah ayaa iska leh oo maanulo

  • @user-nk6em5ed6j
    @user-nk6em5ed6j 6 месяцев назад

    Allow sahal

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 6 месяцев назад

    Laaxawla walaa quwata illa billahi yaarbbi gaalada kibirtay naga qabo

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 6 месяцев назад

    War nio gaaladaan dulmi badanaa dhulkooda intay kasoo tageen bay leeyihiin dad badahood iyo dhulalkood baan amaan usugaynaa waa burcad tuuga ah oo waayay wax iska dhiciya dawladihii islaamka ahaana wey bur buriyeen inta joogtana waakuwa baqaya lkn hadeynu eebe weyne ulaabanno wuuna guuleynayaa insha allaah

  • @user-hl2ig3yu3y
    @user-hl2ig3yu3y 6 месяцев назад +1

    Ilaahaw musliminta ugargaar meelwalbay joogaan gacantodana kor ka dhig

  • @user-eq2ex7bv8h
    @user-eq2ex7bv8h 6 месяцев назад

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💪💪💪

  • @ahmedmursal5439
    @ahmedmursal5439 6 месяцев назад +1

    Ilahow ka qabo cadowga😢

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 6 месяцев назад

    Allaha u gargaaro falastiin .