Naar ayaad Gacmaha la gasheen Israiley Wey idin dhamaaty Xuuthi Video so diray| Muftiga Cuman| barig
HTML-код
- Опубликовано: 14 окт 2024
- ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.net/...
Naar ayaad Gacmaha la gasheen Israiley Wey idin dhamaaty Xuuthi Video so diray| Muftiga Cuman| bariga dhexe.
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Fadlan sheekh massage Yada Nooga Soo Jawaaba Waqti Baan sugaynaaye
Asc
Lacagta mesha course ka aad aye igu badan tahay Ani ahaan lacaagta qeeyb ka mid ah waan awooda lkn lacagta oo dhan ma awoodi Rabiya runta igu jecel Asc
Asc wr wbr sh maxamad link maiifurmaayo maxan sameyaa
@@bashirabdishakur9612meeqa waye wall
Sh maxamed Meehan kashaqaaysigeedu labo arinba kama maaranto
1 in uu qofku luuqada English ka sifiican utaqaano 2 in uu qofku aalada Computer ka ama Hadii uu taleefanka ka isticmaali rabo sifiican ufahmo
Koorsada sida iila muuqata uma qalanto sida dad badan uhaaystaan wax farsamo ah xataa qaab LA isu diwaan galin hayo masharaxaayo waa uun fikrada guud marka waxaan ubaahanahay sida diwaan galinta loosameeyo
Guba guba guba oo ololiya yuhuud iyo inta soo raacdaba waxa aan allah ka baryayaa in aay guuleeysato umada qaza aamiin
Allahu akbar
Ilaahow muslimiinta guul sii
بارك الله فيك شيخنا الفاضل وبارك الله في الشعب الصومالي الجار والحبيب والذي يقف بجانب اخوانه المسلمين كل الاحترام والتقدير لك من اليمن 🇾🇪❤️🇸🇴
بارك الله فيك شيخنا الفاضل وبارك الله في الشعب الصومالي الجار والحبيب والذي يقف بجانب اخوانه المسلمين كل الاحترام والتقدير لك من اليمن 🇾🇪❤️🇸🇴
👍👍👍👍👍👍👍👍
insha allaah waa burburkiii yahuuda iyo dhamatkiii yahuuda
Scw scw scw sheikh wcs yamane gull gobonimo muslimane allah akbar allah akbar allah akbar allah
Naar gacmaha Allah'a u geliyo Gaalada
Alaahu Akbar ❤Alaahu Akbar ❤Alaahu Akbar ❤ilaahow cadawga jibi ilaahow ❤muslimiinta xaqudirirka guuleysii ❤❤❤❤Alaahuma Amiiin ❤
Ilaahoow inta xir xiran xariga ka fur fur
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
Huuthi, ku socda waad Guuleysan, Bi Idna Allah.
Inshaa allaah waxaan sugeenaa jawaabta xuutiyiinta iyadoo guul ah
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
ISRAEL. MICNAHEDA BARIGA DHEXE
YAMAN ULA HADLA WAYE UJEDADWDA. CARABTO AYUU KAWADA YAMAN ULA HADLA HADII KAKALE WAA ISLA WADA GUWANEYSIN
Sh. Baraka la Fiiki.
M.a shiq jazakallahu qeyr een shiiqow diiwangelinta koorsada hal video inad nooga soo sameysaa rajaynayaa Allaha ku barakeeyee
Ilaahow xuutiyiinta u gargaar siday palestine ugu hiiliyeen
Masha allh
Ilaa
MAREEYKAN IYO INGIRIIS
Bariga dhexe laga caayriyo
Dhibaatadu weey soconeeysaa.
Masha Allah jihaadka dhabta ah waxa gujira xuti iyo palastine ilaahey hagu karabkalo yahuuda xasidiinta ah dhulka ilaahey Hala gooyo guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Imika uun baan dab faraha aad la gasheen waa haddii aad nastaan yahuudey.Waxaan arki doonaa waxa ka dhaca caasimadda talaviv oo mar 2aad ay raggii xuutigu ay sozzy yaraan doonaan.
اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين 🤲🏻❤️🇵🇸
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN ❤❤❤
Xuurhiyiin caadi ma ahan
جزاك الله خيرا
Asc wr wb I’m first person walaalkey mashaaAllaah guul ❤
Ilaahay haku xifdiyo
يحيا اليمن 🇾🇪🇾🇪🇾🇪
Allaha u gargaaro falastiin .
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Allah akber
Wllhi xuutiyiinta waa naar wajina maleh
ما شاء الله اخي جزاك الله خير💙
Sideen isu diiwaan galiyaa shekh
Subax wanaagsan Sheekh
Escalation dominance baa la dhahaa tabaha ay isticmaalayaan Yuhuuda... qofka hal dharbaaxo kugu dhufta, boqol dharbaaxo ku dhufo.
guul guul xutiyinta insha alaah
Arrinto wa jug yar jug weyn ku doorso,Allah sahlo umuraha.
Sheekh ado raaliya sida la isku diwan galinayo iyo qaab ka loo iibsanaayo video kooban nooga soo duub mahadsanid
8:49 Waxaa ka fudud inaad idinku hagaajisaan meesha „quantity“ la dooranayo aad ka dhigtaan hal amma meesha aad kasaartaan. Illeen markii horeba idinkaa sameeyee.
الله اكبر
Asc walaalow koorsadan wadno qabad ayay noqotay ee nagadaa oo wararka ku ekow please
Ansaar Allah wax ma xeeriyaan kkkkkkkkk.
السلام ورحمة الله وبركاته
Asc allaha ku xafido xuutiyinta wa geesiyalka carabta oo og inay falastiin kaliya dagaalka ayribi israa iilna ee musliminta dhamaan la dagaal ka dhaxeyo
Waa masiixul tijaaliin laakiin hadii ay wixii taabtsba labaatan feer ku dhuftaan ayagaa daali doona
Waa in ay xuutiitu lacag baada kaqadaan naagta sacudiga iyo imaaradka
Waxan sugnaaba waa xureynta Palestine 🇵🇸❤️
Yaaaaaarabi israaiil iyo xulufadeeda caradaada dul dhig naclada 😢
Islaamka allaha ugargaaro yahuudii way kibirtay carab waa aroostay galbiskii ayaa uharay
Weerarkaa maraykan iyo ingiriis ayaa ka shaqeeyay. Kadibna. Ay shegtan .si. ay guusha u siyaan ... . Waa kaartada ay isticmalayan ...
Laguma baraarugsana
Cer Maxamed
Asc sheikh wali iman soo jawaabin waxay idhahen walalaha gacanta kuhaya whats appka sheekha ayaan kuugu gudbinaynaa codsigaaga.
Shiikh wcs ❤❤❤
Dulmidid Akhi maxa waye korsang aad ka hadasho malinwalba ma fahmin
Wallow morelia aad Mar Walba gacanta aad ku heyso waa laga ficanyahay
Asc ashabta dulmi deed
Fadhan icawiya
Am not afford to buy the course please and please help me may Allah bless you.
And also give us simple direction on how to register
Maandhaw cayaayirka iga daa carabi waa naage naagihii carbeed ayaa u fududeeyey yuhuuda in ay beegsato yemen inkaari inigu dhacday
Sheikh sideen isku diin waan galiyaa waan fahmi waaye please inoo fahfaahi
Asc Sh.Wan katey hal koorso wax jawab ahna mahelin
Koorsadaada was sida aad naaga uwasijirtay
😂😂😂😂 hayey xuuti cidii soo joog laga wey lafariisin rabaa Isr wax xanuujiyo eyey weyday halaxanuujiyo😂😂😂😂.
Yuhuud waxaa la joga waqtigii ay babilahayd
Nimanka casumadi dubai weraray aramko weraray oxanun logaystay waxba maxerinayan xitawershadsha nuklerka
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
anigu waan la yaabanahay wadaadkan shiicada siduu u buun buuniyo war malaayiin yemen ah bay god ku rideen yaa ka yeelaya yahuud baa la dagaalamynaa
Wcs wr wb
Ask shak la imasojawaabin whasabka
XUUTI XALAY SOW FALCELIN MA SAMEYN
Muftiga cumaan hadalkisa hadey wada Mada arabta wada qaadan lahaayen way ficnan laged haba laso dhaahee
Talaviv oo gubaneysa mardhoow fiirso
Telaviv in la xeeriyo maaha waa in yuhuud layska celiyo loona midoobo runtii iyakuba si naxariis daro ah ayay Ila dhaqmaan reer Palestine 😢
Ilaahow wax isreal iska waabiyo iska dhiciyo keen xuti is adkeeya
Sheekhaw. Waxa jira. Warar hoose. ..in duqaynta. Yaman. .. ay ahaayen ...maraykanka. iyo ingiriiska. .. iyo qaar kalo reer galbeeda. . . Marka inay sheegtaan. Argagixisada. Nacdasha yuhuuda. .. waa la isla ogaaa. .. .. halaga baqde. Sheego ...
Asc sheek codsigan shibtay jwb kamahelin what's appka
Waligeedba shacab ayeey ka adagtahy
❤wcs ❤
Zxb barshada la cagteeda mahees to waxaan sameeyana ma aqaaan
Asc sheik watsapka wax jawab ah kama hayo walaalaha
Muslim jihad udiyargaroba Israel weyjabidoonan insha allah
WWW❤❤❤
Wali jawaab kama hayoo
War naga tag
first comment
CABSI AYAA KUJIRTO
Israel’s way of responding to attacks is called Escalation Dominance, but escalation dominance doesn’t work with Hizbollah and Iran
Waxaa layidhi labadii xaqdaro ku heshiisa xaqaa isku dira markii hore iyagaa samee yey iyaga oo ku xumaynaya sucudiga.
Laakiin manta iyagii baa ilahay isku diray .
MARKAAD SHEEKH KUU SOO QORI IGA RAALI NOQO MAGACAAGA MA AQAAN
Waa carabta waxa lohanjaabayo
Bariga dhexe waxay ulajeedaa wax kasta oo islaam sheegta
Yaman intaa ka barane maha mid cabsato ama dib ulaabato waxadkalo fahmesa iran xuuti iyo xusbullahi inesan usinen si yaro fudud ayey oga hadashe werarki yaman
Markaska al- faaruuq ma indoonisayaan ayaa macalimiin ka ah tolow
👍👍👍👍👍🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Lama iiga jawaabay whatsapp
Kkkkkkkkk ❤
xuutiga sharci maqabanayo
Booto lama rabee ficil hala imaadaan carabtaan 😅 ilaa xalay booto io war aan ficil laheen naku dileen.
The times of Israel ayaa manta soo qortay inee aqoonsato Somaliland Ka soo hadal sidaa u aragto arintaas
Maxay kula tahay ??????
Dhulmigi falastin laga galay aya sobixidona