Basaaskii Dilkii ISMACIIL HANIYAH ka dambeeyay & Dalka uu u dhashay |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Комментарии • 225

  • @yuusufmaxamed9015
    @yuusufmaxamed9015 10 дней назад +49

    Caawa wà jimce kusali wll rasuulkeeni maxamed scw❤❤❤❤

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 10 дней назад +7

    Runtii waxa aay ahayed geeri naxdin leh waxa aan allah ka baryayaa in uu umada falastiin nasrigaada ilaahoow u soo dir aamin inti dhimatay hanadii allaha geeyo aamiin

  • @Aadan-w9k
    @Aadan-w9k 10 дней назад +16

    Saxiib maracade waadkumahsd santahay soo gubinta ekhbaaraadka saxiib sheekada kun habeen iyo habeen noo soo gudbi hadii latur jumay✋✋✋ mahadsanid❤❤❤❤

  • @LeylaMohamed-u9v
    @LeylaMohamed-u9v 10 дней назад +37

    وما كان لنفس أن تموت الا باد الله كتابًا ماجل Allah unaxaristo shahid ismail haniya

    • @Aadan-w9k
      @Aadan-w9k 10 дней назад +1

      ❤❤❤ الا باءذن الله كتابا مؤجلا

  • @user-ci7os4dh6o
    @user-ci7os4dh6o 10 дней назад +14

    صبراً ياال غزه فإن مع العسر يسرا

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 10 дней назад +9

    Wankaxumahay Haniya cadow arxun daran ayaa utashtay Allah hakaqbalo shuhadada 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH 10 дней назад +10

    NETANYAAHU IN LOOGU AARGUDO BAY AHAYD ISMAIL HANIYA WALLAHI😢🇵🇸✌️INSHA ALLAH

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 10 дней назад +6

    Yuhud wa uun yuhud shicane waxba madhante Allah ku shartiro Islamka

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 10 дней назад +11

    Aad baad ugu mahadsan tahay wararkaaga faa'ida badan ee jawaasiista

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 9 дней назад +1

    Thanks maracade❤
    Allaha unaxariisto geesiga shahiidka ahaa ee ismaaciil hanniyyah😢
    Ilaahow guusha sii mujaahidiinta reer falastiin😢inshaa allaah aamiin yaa allaah🤲

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 10 дней назад +16

    اللهم احفظ اهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك، أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين يا قوى يا عزيز😭😭🤲🤲

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 10 дней назад +8

    Waxaan aad uga naxay qaabka loo diiley shahiidkii weynaa ismaaciil haniyah, ilaahay haku marti qaado janatul firdawsil aclaa 🤲cadawga xun ee yuhuuddana maalin un wey dhadhamin doonaan cadaab xanuun badan

  • @aliaden7250
    @aliaden7250 10 дней назад +2

    اللهم أنصر إخواننا في فلسطين نصرا قريبا عاجلا غير آجل من عندك يارب العالمين

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 10 дней назад +4

    Alaha Jana fardawsa haku geeyo haniya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahinShariif-f1o
    @ibraahinShariif-f1o 10 дней назад +8

    يا أحباب رسول الله صلوعلي نبيكم اللهم صل وسلم على سيدنا محمد عبدك ورسولك النبي الامي وعلي آل محمدوازواجه وذريته كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم وبارك على محمد النبي الامي وعلي آل محمد وازواجه وذريته كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @abdulkadirmohamedyusuf4664
    @abdulkadirmohamedyusuf4664 10 дней назад +2

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @Sahraaaaaaaaa
    @Sahraaaaaaaaa 10 дней назад +12

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

    • @nurowkhalif297
      @nurowkhalif297 10 дней назад +1

      أمييبييين يارب العالمين

  • @AbdiHakim-p5r
    @AbdiHakim-p5r 10 дней назад +2

    Waad mahadsan tahay maracade show xogtaad nosoo gudbisay Adiga Allaha ku xafido haan uducayno wallaleheena falastiiniyinta ah

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 10 дней назад +2

    اللهم عونك عونك يا الله للمجاهدين في الفلسطين🤲
    اللهم عونك عونك يا الله للمجاهدين في سبيلك في كل مكان🤲

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 10 дней назад +4

    Barnaamijkii.maanta.maxaa.helay maracade❤❤❤❤

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 10 дней назад +3

    Aad baa umahad santahay ustaad maxamed ciise maracadde

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 10 дней назад +6

    War sirta aad haysay ee dilka ismaacil aaway

  • @yoonacade72
    @yoonacade72 10 дней назад +6

    Ustaad guuleyso❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 дней назад +21

    Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️

  • @Maxamuudcabdi-s4c
    @Maxamuudcabdi-s4c 10 дней назад

    Cismacil haniya ilahey ha unaxariisto aamiin yaa rabi 🤲😭😭😭😭😭

  • @AbdiazizJimale-vk2bw
    @AbdiazizJimale-vk2bw 10 дней назад +8

    Alla haugaargaara reer flastiin cawga waa jumca aan kusalina Nabiga SCW ❤

  • @jawdesgn28222
    @jawdesgn28222 10 дней назад +1

    اللهم انصر إخواننا المستضعفين في غزه اللهم ارفع ماحل باخواننا المستضعفين في الفلسطينيين

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 7 дней назад

    Allahu naxaristo ismacil hanye ummada reer falatine allow uu gargar Ameen ameen❤❤

  • @user-so9km6te5i
    @user-so9km6te5i 10 дней назад +4

    Mashaa allaah

  • @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
    @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 10 дней назад +1

    اللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 10 дней назад

    Ilaahay hawnaxariisto shahiid ismacil haniya iyo dhamaan inta ka geeriyotay reer qaza

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 10 дней назад +3

    Alaha u naxariistee sirdoonka
    Turkiga ayaa u sheegay
    In la qorshaynaayo in dilo

  • @adanhashi4917
    @adanhashi4917 10 дней назад +5

    Ha la daldala Basaaka Haniya xogtiisa gudbiyey

  • @daaciusaamebistoole9041
    @daaciusaamebistoole9041 10 дней назад +1

    Allah haunaxariisto wllkeen cismacil haniyah

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 10 дней назад +1

    Alaha ha unaxaristo marxunka jihaday ee haniya amin

  • @abdirizackkulmia1715
    @abdirizackkulmia1715 10 дней назад +3

    Thanks 4 informing us

  • @MohamedsamaanTakow-yr5ig
    @MohamedsamaanTakow-yr5ig День назад

    Islaamka guul allaah siiyo

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 10 дней назад +3

    Fadlan Comment Ha Qorin Adoo Muqaalka Dhamaysan,
    Buuga Ha ku xukumin Cover-kiisa ❤

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 10 дней назад +3

    Somalia 🇸🇴 ❤

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 10 дней назад

      Xalane😂

    • @user-sy3bk1in5s
      @user-sy3bk1in5s 8 дней назад

      ​@@engmuuseofficial1519 Cuqdada iska Saar Ciilane Calanka Xalane Uun lagama laha" Caqliga Caafimaad qabkaa Wax ku eeg

  • @husseinyoutubeofficial4008
    @husseinyoutubeofficial4008 10 дней назад +3

    Adiga maanta maxa kugu dhacay duhurki war maso deeyin?

  • @AxmedIndho-h2m
    @AxmedIndho-h2m 10 дней назад +3

    Guul,isllamka

  • @maxamedmaxamud223
    @maxamedmaxamud223 10 дней назад +1

    Wxay ku door teenbay ilatay aniga inay fursada ugu fiican ee ay ku khaarajin karaan ay ka heli karaan iran taas na wey sii ogaayeen maadaamooy hore iiran niyiin saamayn weyn ku laa iiran si fudud u dishay mosadka israaiilna si fudud uu ugu dhex jiro iiran qof kii uudoonana ka dilo
    Mahad sanid Ustaad🙏🏽

  • @mohamudcade2030
    @mohamudcade2030 10 дней назад

    Adika Oo Raaali Ah Waxaaan Kaaa Codsanaynaaa In Aaad Naka Yareyso Xajasiiska Badan Adika Oo Raaali Ah 🙏

  • @MohamedIbrahim-q6i
    @MohamedIbrahim-q6i 10 дней назад

    Aniga aragtideyda
    Waa qadar Allah in ismacil Haniya
    Uu wakhigiisa soo dhamaadey
    Shahiid isaga oo ah ayuu dhintey Allah u unaxariisto
    Lkn waxa ka muuqda
    Dowlada Iran 🇮🇷
    Habac-sanaan iyo masuuliyad daro
    Tankale Israel 🇮🇱 wey cadeysey
    Iney madaxda falastiin iney ku beegsaneyso
    Dowlada, sida Turkia, Iran 🇮🇷, Iraq 🇮🇶

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 дней назад +1

    Waxan aaminsanahay ismaciil haniya dilkiisa wuxu ahaa hishis u dhaxeyo iiraan iyo israil iyo marekanka o lawada ogyahay e hadalka israil e shegeso waa mid lagu cabsi galinayo carabta suniga ah e markan ku dilo sheko israil e shiicada iyo yahuuda iyo gaalada wa isku mid e walalahen falastin rabi ha u gargaaro dhamanten aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 2 дня назад

    Alle hajabiyo yuhuuda allow ugargaar walaaladeen reer falstiin alle ha unaxariisto mujahid ismacil haniya

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 10 дней назад

    Warka
    Haniya waa ka dheregsanahey ee waqtiga hanga dhameyn,

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 9 дней назад

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 10 дней назад +2

    Maxaakuhelay walaal Mohamed Isa 😢

  • @YacinSouleiman
    @YacinSouleiman 10 дней назад +2

    ❤❤❤ ahlen walalkey sodaa❤❤❤❤

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 10 дней назад +1

    Ujedku waa shaki lakaladhax dhigo xamaas iyo iiraan xamaasna weyfahansan tahay guul dhameys tiraan ayaan urajeynayaa walaalaha falastiin insha alaah

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 10 дней назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 дней назад +2

    Aniga waxay Ila Tahay
    In uu ka danbeeyay madax waynaha
    Iiraan 😢

  • @Mustafexashidiiriye
    @Mustafexashidiiriye 10 дней назад +2

    Asc basaaska doorkiisu muxuu ahaa ?

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 10 дней назад

    Allaahu Akbar

  • @lolmaxamed6845
    @lolmaxamed6845 9 дней назад

    Faloow isoodhah soomali 🇸🇴🤩

  • @aminosman367
    @aminosman367 10 дней назад

    Alle abaalkaaga janno hakayeello wll

  • @Humblegwal.1
    @Humblegwal.1 10 дней назад

    Ismail Haniya Alle ha u naxristo iran weligeed ayaa lagu dili jirey Gudaheeda Geesi qaali ahaa dadka reer iran ayaana ka dambeye dhagarta lagu dilo dadkooda iyo martidaba

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 10 дней назад +1

    اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا ونبينا محمد ❤🎉

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 10 дней назад

    Maxamadoow codsigaygii iiga soo jawaab wll adoo mahadsan

  • @ahmedmire9143
    @ahmedmire9143 10 дней назад

    Asc.waxeey raneen in
    IRAN Xanaaqdo oo dagaa ku qaaddo kadib siddii CIRAQ La weeraro IRAN.
    Mahadsanid ❤❤❤

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot 10 дней назад +1

    Waa hubaal in ay israaiil doonaysay isku dhaca iiraan iyo xamaas ka dib dilkii loogu geestay shahiid haniya iiraan. Falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhul gariir alaha ku rido

  • @HaanoHaano
    @HaanoHaano 10 дней назад

    صبرا ياال غزة فان موعد كم احدي الحسنيين❤❤❤

  • @ZaynabSugulle67
    @ZaynabSugulle67 10 дней назад

    alla allow adaaa xog ogaal ah wax waliba oo dhacay waxa dhaci doona iyo waxa dhacaya iminkaba adaa xog ogaal nooga ah alla allow amarkaa maxaaa dad badan xisaab iyo war uyaaal muxuu udhimay ooy bal u dileeen ilahy aduunka idinku cariiri dhamntiin yahuudeey allow halaag gaalada yaa rapi
    ilahy ha unaxariisto shikh ismail haniyah qabriga rabi ha unuuriyo janooyinkiisa rabi haku casuumo danbigiisii alle ha dhaafo Janatul fardowsa aclaa hoygiisa ilahy haka yeelo aaamiin yaaa alah

  • @cirmarmedia713
    @cirmarmedia713 10 дней назад

    Mahadsanid inkastoo facebook waxna maadan soo dhigin maalmahaan

  • @Boy11-m3u
    @Boy11-m3u 10 дней назад +1

    Aniga waxa is leeyahay israa,iil iney rabtey in ey xamas iyo Iran iska horkento waxa joogo masuulin hamas oo waliba ka dhow ismacil haniya allha ha unaxariiste dowlada kaliya hamas udhow waa Iran marka israa,iil Wexe rebtey inee iran iyo hamas ey jahwarer ku rido 😢❤

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 9 дней назад

    SOMALIA 🇸🇴💙 MAAL GASHTA WEYGA WAANO OO DHISTA DALSHIAHEEYE HA DHISINA PLEASE

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 дней назад +1

    MA DOONAYO INAAN AQAL KA DHISTO KENYA.MAXAA IGA GALEY KENIYA.SOMALIYA AYAAN KA DHISAAN DULKAYGA (SOMALIYA).

  • @Xasanxusenidiris-t6j
    @Xasanxusenidiris-t6j 10 дней назад +3

    24 gusha farastin

  • @mashallahxaji319
    @mashallahxaji319 7 дней назад

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 9 дней назад

    Allaahu Akbar

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 10 дней назад

    Alle how Naxaristo Sheekh ismaciil Hania😢❤wlee Waa Ehlu Jano

    • @user-sy3bk1in5s
      @user-sy3bk1in5s 8 дней назад

      Mar Waad ila wanaagsan tahay Marna waad ila sillontahay Sababtoo Ahi Waxaad Uduceneysaa Walaal Muslim Ah Masha Allah Lkn Tan kale Ee Aan La Yaabayo ee Ah Maan gaabnimadu waxaa weye Inaad Kala Furfurto Walaalo Somaaliyeed Ama Aad Dhibsato Calankooda iyo Wada jirkooda" Muslimku Waa Sida Hal jasad Ama Hal Jidh Hadii Ay Xanuunsato Jidhkaa meel kamod ah Haba ahaate Ta Ugu Yar Ee Far yaradaa" Jidhkoo idil ayaa dareemaa xumadaa iyo Xanuunkaa Marka Adigoo Kala Fur furaya Bal Kawaran umad Isku wada ah Abti Iyo Adeer Isku Diin Ah Isku Dad ah Isku Dhaqan ah Hadana sii ah Dal wadaag " Carab waxaa Ina mideyso waa Walaalnimada Muslinimada Waanan ka Xumahay Walaalkeyna Ismaaciil Haniiya Ee Ay Ka jiifsadeen Walaaladii Carbeed" Marka maaha Adiguna inaad Dib Udhigtaa Walaaladaa aad wadaagtaan Dhiiga Iyo Dhalashaduba" Waan salaamayaa Inta Samaha Jecel Ee Caqliga Usaaxibkaa Free Falastiin🇵🇸🇸🇴✊️🤝Asc

  • @AbdiAli-z1f
    @AbdiAli-z1f 10 дней назад

    Mahadsanid wll

  • @user-if9bu8qe2i
    @user-if9bu8qe2i 10 дней назад

    Waan kula qabaa fikirkaas maracade

  • @iimaanabdullahi2376
    @iimaanabdullahi2376 10 дней назад +1

    Qadir iyo yuhuudda kama dhaxayn muran

  • @ummuayman3152
    @ummuayman3152 10 дней назад +1

    maracade ilaashalay gelinkii banbe maan arag ma xagayga

  • @hanefa283
    @hanefa283 10 дней назад +1

    Shiicada ayaa wax ka og

  • @claahigoohe3779
    @claahigoohe3779 10 дней назад

    illaahay ha unaxariisto
    Aamiin

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 дней назад

    KHAIR SHEEG INCHAALLAH

  • @csalaamcsamaed
    @csalaamcsamaed 10 дней назад

    Allah akbar😢😢😢😢😢😢😢

  • @sagalhassan4518
    @sagalhassan4518 10 дней назад +1

    الله یرحهم 😢😢

  • @HASSANSUHUFI
    @HASSANSUHUFI 10 дней назад +2

    Waxay Qatar ugu qaarijin waayeen waxaa uguwacan laba walxood
    1:Qatar waxaa saldhig uguweyn kuleh mareykanka, oo sirdonka kalashaqeeya.
    2:Wadaxaajoodkii ayaa kafishilmaaya oo hadhow Qatar carooto wax badan oo bariga dhexe ayaa kahalaabayo.
    Waayo siyaasadda reer galbedka mesha uguweyn bariga dhexe lagu karkariyo waa Qatar.

  • @khadarking429
    @khadarking429 10 дней назад

    ale haw naxariisto ìsmail haniya😢

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 дня назад

    Masaakiin dawladda Iran oo dhan ayaaba basaas u ah yuhuuda, iyagaana dilay Ismaciil.
    Waxba kama jiraan sheekada Hindiga

  • @ahmedhussein5841
    @ahmedhussein5841 10 дней назад

    Alow U naxriiso haniya

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 10 дней назад +1

    Ninkii loo soo adeegsaday bal caawa xaladiisa waa sidee nolol mahaysto wallee😢

  • @CrashiidsaciidrashiidRashiid
    @CrashiidsaciidrashiidRashiid 10 дней назад +1

    Mujaahi ismsacil haniya

  • @alkhaliijiindho6379
    @alkhaliijiindho6379 10 дней назад

    Mahadsanid

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 10 дней назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @AbdirahmanIntahim
    @AbdirahmanIntahim 10 дней назад

    Asc wllo maxamaed sidee ayuu kugalay goobta sisa wayn amaankeeda loo ilaalinayo.

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 10 дней назад

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 10 дней назад

    Macquul maaha waayoo basaaska hindiya ciidanka amaanka sugaaye miyuu ka mid ahaa

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 10 дней назад +1

    Haniya iiraan ayaa iibsatay hawshaasi way dhamaatay

  • @UpdiMuxumad
    @UpdiMuxumad 10 дней назад

    Guulayso tlie ❤❤🎉

  • @NuurCabdulaahiguuled
    @NuurCabdulaahiguuled 10 дней назад

    Waad kumahad santahay guud ahaanba sotabinta wararka dahsoon iyo kuw babliga ah

  • @Gole_sports-or3zt
    @Gole_sports-or3zt 10 дней назад

    Kkk, Egypt anigu Dal Muslim ah Uma yaqaan intuu madax ka yahay siisi.

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 10 дней назад

    Maya sxb madoonayo inaan kenya guri kuyeesho waxaan kajeclaa Gaalkacyo ama Garoowe halkaa wax ka haysaa Gaalo madow daris malehee.

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t 10 дней назад

    Arboco ahayd marcadow xisaabta iga sax

  • @BashkaXaaji-je2hm
    @BashkaXaaji-je2hm 10 дней назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 10 дней назад

    yahuud ha jaban falastiin guul