Horta qofka dadkiisa ka soo horjeensada ee qiimahiisa iibsada oo basaas cid kale u noqda liidnimo doqonimo raqiisnimo ma dareemo miyaa ilaahow booskaas aakhiro iyo aduunba liita ha igalin yaahuu
Maracade wariye xaqiiqada soo tabiya korkaad isaaranthy Lkn warkan horey baad usoo gudbisay mnta ma ku soo celisay Dhamaadkii iyo qabashidiisi ban ogaaa❤❤❤❤❤
Qabyaaladda markan ka korro ee dawlad wadaniyiina la helo inshallah waana laso maray xiligi kacaanki waa la doogan jiray cida lagu helo sida sheikh Bad gale
@@abdulahihussein8702oo hada ma Gaza aya dowlad ka jirta wa maxay dacif nimada umada somaliyed ku habsate Gaza oo xabsii kor kafuran kujirto aya wali niyad jabin side aad dowlad ugu cararta ado awoodi kara ina ka fol jinato dabinka jajusinta cadowga
Usdaad waad mahadsantahy shekoyinka sirtoonka wan ku tixanahy sobadi ilaa 2018 wankuku tixanahay waxaana kacodsaneynaa inaa noso turjumdid shekadii ninkii alqacida ahaa ee isku qarxiye sirdonkii c i a da mahadsanid
Waa Arin naxdin ah midaan lkn waxaan is weey diiyaa caalamka bulshada Ku nool sabool nimada weey soo wada mareen mana lahan nacas Kan oo kale ah ama basaas heerkaas jooga ama xilkaas haya waa laga wada helaa wadamada islaamka maxaa sabab u ah bal iiga jawaba arinkaas
Alla soomaalia maxa sirdoon ajnabi ah ka dhex buuxa kuwa xildhibano ah kuwa siyasi yiin ah kuwa Askari ah Allow dowlad xoog badan oo waxaso dhan daba gal ku sameysa Allow ina sii wadan kena soomaaliyey bahalo galeen ayu noq day
Allah ha xafido reer Falastiin oo ha u gargaaro Cadawgooda Allah haka qabto Kuwo badan oo soomaali ah ayay tahay in loo deldelo sida loo deldelay Yusuf oo ka mid yihiin kuwo isu yaqaan madax ama hogaamiyayaal ah laakiin khaayimiin ah u shaqeeya cadawga umadda soomaaliyeed
Wallahi qisadani waxaa kusoo xasuustay qisadii amiina al mufti 2019❤
Walahi qisasdaas ima dhaafi jiray bil soona xita bilaabay data isticmaali xalqo xaqlo udagsan jiray kk😊
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤
WCS
@@GUULEEDMUHUMEDQAWDHAN1😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅⁸
Cadawga dhow oo dheer ee umadda muslimiinta Allah ha qabto
Saxiib waxaadan noosheegin ninkan sirdoonka noqdey ee israaiil ushaqeeynayey markii ladiley kiikale uweynaa markii hore shaqaaleysiiyey aawey asagana sow lama qaban
Imaraadka carabta ayu jooga walashe @@XabiiboAxmadey
yes.yes.yes. maracade subax Wngsn sxp
sitti diri dhaba
Qiso xanuun badan ayee eheed lkn alxamdulillaah hadii la qabtay
Waloba hanyah qof wal bowado
Qayano qaran wado inlaso afjaro❤ wayku mahad sanyahiin masu layiin ta fuliyey gocn kaas❤
Mahadsani marcade ,dadka wey jacelyihiin sheekooyinka sirdoonka
Runtii ,kaas qaani ayuu ahaa Alle yaa garabkiisa kabaxay AXL.
Horta qofka dadkiisa ka soo horjeensada ee qiimahiisa iibsada oo basaas cid kale u noqda liidnimo doqonimo raqiisnimo ma dareemo miyaa ilaahow booskaas aakhiro iyo aduunba liita ha igalin yaahuu
Åq fra
Ninbahaan waa boon
Ninbahaan goob mahaan
@@saimurmohamed2466 waan baahanahay bakhtiga looma cuno walal waxas liidnimada ah markad diido ilahay ayaa badal khayr qaba ku siin qof waxas aqbalay hadad aragto waa qof ku dhacay imtixaankii ilaahay ku imtixaanayey
Mahadsanid Eng.Maracade sida mar walba aad noola socodsiiso warbixinaha caalamka
Mahadsanidmaracadesxb
Falastiin waxay uxoroobi la,adahay wa dadka iyaga ku dhex jira hadana guumaystaha ushaqaynaya
Ilahay ha ugargaro walalahen🤲
Asc waxaa tahay weriyaha aan kale socdo arimaha falastiin 100% keep going
Allaah wuxuu u hiiliyaa
Xaqa
Koox kasta waa inn ay xusuusataa qofka ay Aamini lahaayeen una yeeshaan fiiri gaarah☘️🇸🇴☘️☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️😅
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg ❤❤❤❤
Somalia 🇸🇴 ❤
Basaskaas Naarta Allah haku Fogeeyo
Wlh waan farxay markay xamaas ogaatay munaafaqaas calool ishaqeystaha ah
Mashalah
maracade waxaatahy macalin ween
Basaska WA in la dila😮😮😮
Waa la dilay suaal meeqa basaas baa somali joogta oo haddi la qabto qabiiil la difaaci doona cadda iyo xiisab malahn wan hubaa
Maracade wariye xaqiiqada soo tabiya korkaad isaaranthy
Lkn warkan horey baad usoo gudbisay mnta ma ku soo celisay
Dhamaadkii iyo qabashidiisi ban ogaaa❤❤❤❤❤
Jaajuusiinta somalida ee Itobiya ushaqeeya ayaa ku fiican in latoogto.
Qabyaaladda markan ka korro ee dawlad wadaniyiina la helo inshallah waana laso maray xiligi kacaanki waa la doogan jiray cida lagu helo sida sheikh Bad gale
@@abdulahihussein8702oo hada ma Gaza aya dowlad ka jirta wa maxay dacif nimada umada somaliyed ku habsate Gaza oo xabsii kor kafuran kujirto aya wali niyad jabin side aad dowlad ugu cararta ado awoodi kara ina ka fol jinato dabinka jajusinta cadowga
Yaa Allah nasri khayr qaba oo degdega falastiin
Jaajuus kasta oo is qariya maalin unbuu fashilmi Doonaa
( كل الذي يخفونه يوما سيخرج للعلن )
Alle ha kuu barakeeyo fahankaga masha allah qaabka ad u soo diyaarisay waan la dhacay 100%
Qeebta 2 ayan ka sugeyna tan wa qebtii koowaad plz bar 2 sogali
macalin maracadow sxb arintaan muqaawamada miyaa soo bandhigtay
Subxana Allah waa arni naxdin leh😢
Wariye Horay Aya Ooga Hadashay.
Wamidkale umaleynaa
Haa lkn maqal u gaar ah waaye kan wukii hore wararbaa kudhex jiray
Shukran walal mohamed ciise, Allaha ku xafido
Fahamga yusuf
Cadowga allaah ha qabto insha allaah
Woow bro sheekooyinkaa sirdoonka kusaabsan noo soo badi msha allh
Waa ku celis ustaad dhamadkii sheekada ayaan sugaynay
Waa ay dhamaatay sheekada mrba hdii la dal dalay
@@Maxamedwadani2066 shekada RUclips ka ayaa lagu soo celiyey
Usdaad waad mahadsantahy shekoyinka sirtoonka wan ku tixanahy sobadi ilaa 2018 wankuku tixanahay waxaana kacodsaneynaa inaa noso turjumdid shekadii ninkii alqacida ahaa ee isku qarxiye sirdonkii c i a da mahadsanid
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏
Wxaan ku kor dhinaa in an kaga mahad celiyo sida wanaagsan aad inoogu soo gudbisay shukran jaziil❤❤❤ walal jira
last ilaaha illawarra allah doqon waaye ninka basaasa wadankiisa
Maracada show
Noo soo badi arimaha sirdoonka
Sirdoonka nooso badi walal❤
Sxb WAXAAD Ku qurux badan tahay Ka sheekeysiga basaasiinta
Waa Arin naxdin ah midaan lkn waxaan is weey diiyaa caalamka bulshada Ku nool sabool nimada weey soo wada mareen mana lahan nacas Kan oo kale ah ama basaas heerkaas jooga ama xilkaas haya waa laga wada helaa wadamada islaamka maxaa sabab u ah bal iiga jawaba arinkaas
Maracaadd wuxu ku fican yahay wararka sirdoonka waa wariye dhamaaaystraan ✔️ Falastiin waxa ka buuxa dad imaaan laa oo shaarfakood iyo Qadiyadoodii🤬🤬 ibsaday alle ha fashilayo basasiinta ku dhexe jirta iska cabiinta alle haka qabto dadkiis ayuu Qiyaamay ilahayow guuuul iska cabiinta 🤲🤲🤲
Subxaanalaah walaahi waa qiso xanuun badan aduunka waxa ugu daran cadawga jooga agtaada oonad dareemay ilaahay how hiiliyo falastiin
Mashallh wll sida ad nalawadageso❤xogaha❤ ugu muhimsa❤tnkis
Imanka allaha kaqaado
Flimka basaaska Insoo badi
Wuxu Aha Munaafaq Caada Qaata Ah Ee Dalkiisa & Dadkiisa Qiyaanay
Balse Alle Aya Fashilay Xamaasna Wajibkiisa Ayay Marsiyeen 👍🏼
Hh
Alla soomaalia maxa sirdoon ajnabi ah ka dhex buuxa kuwa xildhibano ah kuwa siyasi yiin ah kuwa Askari ah Allow dowlad xoog badan oo waxaso dhan daba gal ku sameysa Allow ina sii wadan kena soomaaliyey bahalo galeen ayu noq day
Yusuf noloshiisa wuxuu ku waayey imaan daciif
Maracade sxb sheekada waaa qabyo qeybtan waaa dhageysanay ee qeybta labaaad so geli
Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤
No soo badi qisoyinka basaska ah
لااله الله محمد رسولاالله
😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MIDKII DUHUR BAN KU DAAWADAY
Muxuu yaxye sinwaar ku arkay oo ku gartay nin ka yusuf😅
Shukran maracade show
Allahu Akbar Qaainul wadan +Qaainul diin +Qaainul dadkiisa naarta Allaha geeyo ✅
asc muslimiinta waxa dhabarka katoganaya wanocaas okale ee hungurigu qatay alaha qabto cadawa muslimiinta
Masha allah
Mahadsanid
Ustad
Xalqadii kobaad uun baad noogu celisay zxp
Allahu Akbar
Allahayow Muslimiinta u maciin sababtoo ah qayaanoole ayaa ka buuxo dhexdooda
Abuu khaalid malaqabte sxb
Waa ku maantahay in ladilo basaas gaalo u shaqeynaaya
Ustaad mahadsanid
Mahadsanid wll
Sxb marcade show maxa qaldan wararkii ugu dambeeyey way inaga maqan yihiin miyey inagala haadeen
Gaaladii ixumayid
Gaajaadda waa cadaw meeqaa dalkeena laga Faa,ideystaa ayadoo dad baahan la adeegsanaayo
❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤
Wrka ma aad kaga soo celcelisaaa masuul
Subxanalah 😢😢Allah
ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
أللهم منصر إخواننا في قز
Waad ku so celisay ustaad
Israaiil ilaahay haburburiyo
Nasru.minallaah
Guul
Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤
Naarta Allaha ku fogeeyo
Asc
Allah ha xafido reer Falastiin oo ha u gargaaro
Cadawgooda Allah haka qabto
Kuwo badan oo soomaali ah ayay tahay in loo deldelo sida loo deldelay Yusuf oo ka mid yihiin kuwo isu yaqaan madax ama hogaamiyayaal ah laakiin khaayimiin ah u shaqeeya cadawga umadda soomaaliyeed
Mashala❤❤❤❤❤
Shekadu wa tii hore lkn way wada socota markan
Qiyaanoolihii qiyaanay shacabkiisa waxaa la marsiiyay mudankiisa
Qofkasta oo khiyaana wadankiisa sidaas buu Ku haboonyahay
Wali waxbaa noo hare 😂 abuu khaalid in laqabte iyo
Munaafaq ehlu naar jaajuusa ayuu ahaa
Waad kusoo celisay Sheekadaan Lkn waa sheeko xaqioq ah oomacaan
inoo so badi please 🙏
Cajib. Wa qusoo ad iyo ad u yabadan surat tawba. Ya ka waratay. Munafiqinta. Dhagartoota. Illahay Sxt haka qabto Musliminta
Xataa ma awoodi waayay intu la shaqeeyo oo lacag ka qaato inu u gudbiyo xugo wada marin habaabin ah.
Abdullahi ibnu ubay ibnu salol.
Alllaha❤❤❤ cawiiyo
Deee ninkii ganaxadaha ku mtalyay xguu mary
Nin baahani gob maahan
In kasta oo qadiyad basa donto anaanku iibsaneyn somalinimo
Laakiin soomaali hadaan nahay kan basaaskaa oo dawlada iyo danaha soommaali diidan oon naqaaano ayaan qabiil kudifaacnaa marka soomaali oodhan waxa udana majecla illeen way og yohiine
Oromo afsomali kula baraty iyo kuwo badan oo madax sare ah waa buux
Ilahay islaamka ha mideyo galadana Ilahay dhaxdooda masiibo ha dhaxdhigoiyo munafiqiinta ushaqayso
Ooo waa khatare basaasin kle baaba hadu ugu jira xamaas yabaa
Dhaqaalaha iyo maaliga waa adoon
Waa geeri aad u foolxun basaasnimo ku dhimo waa dulinimo aad u quemoon
Aad baad u mhdsan tahey muddane
Waxaan ku kordhin lahaa informationkaan halka aadka keentay nalama wadaagin marka wey adag tahay in aan aamino