Taxanaha Basaaskii Mordichie Vanunu (Qeybta Koowaad)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • MARACADDE SHOW

Комментарии • 136

  • @abdirahmannur2270
    @abdirahmannur2270 3 года назад +9

    Mashallah aad baan u xiiseeyaa Sheekooyinka SIRDOONKA
    INTA ila xiiseeyaa like saar

  • @gainwithme1
    @gainwithme1 3 года назад +13

    From dillaga ubaxa gadudan to this
    Inta ka socoto dillaga ubaxa gadudan like 👍

  • @muwahibbadri7502
    @muwahibbadri7502 3 года назад +2

    Maracade hadan heelayo 1000000 waan gadhsiinlaha wayo waa shaksi dadel badan oo soo fasiraa sheekoyin waxtarleh ilhay wakhti hakubarakeeyo 🥰

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +15

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

  • @Filsan-qu7zs
    @Filsan-qu7zs 3 года назад +2

    Mahadsanid ustaat maracade was ban uxiiseeyaa barnamijyadan oo kale thanks markale

  • @fartuungaruun0
    @fartuungaruun0 3 года назад +14

    Another one 😍😍😍

  • @Englishfudud777
    @Englishfudud777 3 года назад +5

    Best Somali Channel. Allah bless you brother.

  • @nasrudiinshaafieahmedali123
    @nasrudiinshaafieahmedali123 3 года назад +25

    Asc mocalin maracade waxaa kaa codsanayaa inaa playlist nooga sameeso sheekadan bilowga ah mahadsanid💫💯💥

  • @shukricarab266
    @shukricarab266 3 года назад +2

    Nala soo socodsii qaybaheeda kale

  • @bestleader8294
    @bestleader8294 3 года назад +4

    Asc maracade
    Ee,,, fadlan haku soo darin sawiradii hore ee aad u'isticmaali jirtey dilaaga ubaxa gaduudan ...

  • @libanaadan5119
    @libanaadan5119 3 года назад +1

    thnx wll waxaa tahay qof aan tagero u hayo cilmi badanna ka fa idey thnx wll

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 3 года назад

    Sxb maracade Marka hore aad baad u mahadsantahay sxb sxb buug ahaan udiyaar sxb adigoo mahadsan wasallamualaykum 🇸🇦

  • @somaliislamicchannel8951
    @somaliislamicchannel8951 3 года назад +17

    ASC wllo qaali WAXAN ahey walaasha oo youtuberda khaykan faaafise walaalo in garba istag oo 2k subscribers igaadhsii shareta h IGA ilaaawin walaalo aduunka CIsi iyo sharaf Ku noolow akhirona janno Ku noolow ilaaheyna meelkastod aduunyad ka joogto khayr badan heel

  • @abkaboy2755
    @abkaboy2755 3 года назад

    Waan soo dhawaynaa sheekadaan cusub waxaana nooga dhigtay balwad sxp sheekooyinkaan.

  • @muraadsoomaal6221
    @muraadsoomaal6221 3 года назад +4

    Maracade daqiiqadaha hada kadib 20m kaso Dhig mahadsanid wll 🥰

  • @aadanelmi6738
    @aadanelmi6738 3 года назад +1

    Mara cade waan ku salaamay. Laakiin sxb sheekooyinka ha naga kala goyn insha allah.

  • @iraadkhalif3022
    @iraadkhalif3022 2 года назад

    Aad ayaanu ugu xirahay maracade shoow sxb mahadsanid ee horey usoco oo noo wad xigmadaha aad noo faaiideysid markasta

  • @sadiosharifahmed5867
    @sadiosharifahmed5867 3 года назад +2

    Sidaan channel kan ugu xirmay waxaanba is arkay inaa xiiseeyo wax yaabaha la xiriira sirdinka
    Waan ku farax sanahay sheekadan
    Mahad sanid maracade show 🙏❤❤

  • @hamdasaidburuj
    @hamdasaidburuj 3 года назад +2

    Waad mahdsan tahay bro Marcade allh Noka daayo wlhy wax kaliya aan said u taabaco dhigaysigiisan ku qanco waa sheekoyinkaga thnks

  • @MunoAhmed-uj6vb
    @MunoAhmed-uj6vb 10 месяцев назад

    Masha Allaah maracade sheekooyinkaaka aad baan uxiiseeyaa l'ets go kusoco

  • @faysalcumar5967
    @faysalcumar5967 3 года назад +2

    Ninkan waxaan Odhan lahaa sirdoonka ku keli ahaw oo wararka kale iskadaa

  • @maxamedyuusuf7203
    @maxamedyuusuf7203 3 года назад +1

    sxb maracadde please tacanahan kii hore haka gaab naado

  • @alinorhassan8519
    @alinorhassan8519 2 года назад

    Barnaamij yadaada dhageesigooda waan jeclahay balse xayeesiinta ayaa ku badan

  • @fahankamustaqbalka8595
    @fahankamustaqbalka8595 3 года назад +4

    Start Hore usuco pro insha allH ilaa dhamaadka waan la socon dooNa

  • @asadibraahim4167
    @asadibraahim4167 3 года назад

    (ولن ترضى عنك اليهود ولاالنصارى حتى تتتبع ملتهم...........)

  • @shiinomaxamuud5484
    @shiinomaxamuud5484 Год назад +1

    Saxib daqiqadaha sobadi

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 года назад +3

    Mahadsanid zxp sare maracade marwalba wan kula socdaaa inta jelec maracade show like iisaara✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️❤️❤️✍️✍️❤️✍️❤️❤️✍️✍️✍️❤️❤️ thank you all of you

  • @saidbunka7485
    @saidbunka7485 3 года назад +1

    Maracade sxb sobadi dixanaha sirdonka waad kuma hadsanhy

  • @gawaanahmed5623
    @gawaanahmed5623 3 года назад +1

    mahadsanid sxb maracade nolow o horey usoco

  • @zuhaybkheyley1474
    @zuhaybkheyley1474 3 года назад +1

    Bilow wanagsan waana dhameysandonaa i.a shekadaa waa tii 3aad aan bogaan kadhemeysto shekoyinkada maracda

  • @mukhtaarahmed9894
    @mukhtaarahmed9894 3 года назад +1

    Mahadsanid mudane Page kaagani aad buu u faafayaa,fadlan se hanagu jar jarin sheekada sidii tii hore habewnada qaar ahayd mahadsanid. Mudane.

  • @abdikhaaliqmahad3132
    @abdikhaaliqmahad3132 3 года назад +1

    Thanks 💯 pro wan sugaynay sheeko baasaas ah

  • @abdiqadarjama6123
    @abdiqadarjama6123 3 года назад +1

    Maracadde show channel kaliya ee youtube ka daawato wlahi wa adi sxb sare

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 3 года назад +1

    Yes brother arimaha sirdoonka inoosoo diyaari sxbow please

  • @suldaanka_4227
    @suldaanka_4227 3 года назад +2

    Waaaaw mid cusub alle jecliyaa sirdoonka

  • @yayaadam9376
    @yayaadam9376 3 года назад +1

    Maracade sxb daqiiqadaha inuu badi

  • @somaliwood137
    @somaliwood137 3 года назад

    Maracade wllky waxad noso galisa qisoyinki aha sidii sheekadi jinka sheerin o kale balse sirdonku xiso badan male o qofku wu ka xisa doynaya bad badal shekoyinka wll wa rayigayga
    Thanks 🙏 wll inta ad juhdiga no hurtay 👌

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 года назад +1

    Hello mudane Thanks

  • @abdiali2249
    @abdiali2249 3 года назад

    Fadlan noo soo badi qisoyinka sirdoonka mahadsanid waa sababha uga duwan tahay RUclips bada kale waana khibrad inaad qaado hilin ama wado gaara taas ayaa keeni karta xiiseyayaal gaara aad qaasatan kasbateen sida aad ii kasbateen mudo badan baan idinku xidhna mahadsanidin

  • @zahal.official7725
    @zahal.official7725 3 года назад +2

    Mzh allah zxp
    جزاك الله خيرا جزا

  • @lyrics-fk5os
    @lyrics-fk5os 29 дней назад

    Storytelling skills baa inyar u baahantay zxp

  • @kaafibarre1995
    @kaafibarre1995 3 года назад +4

    Bilow wngsn Ustaad aad ban u jclhy sheekoyin kaga Nabad iyo cfmd aan ku wada dhamaysano iA

  • @liibandarabash5400
    @liibandarabash5400 3 года назад +1

    Marlabad iyo isku sonoqod wanaag san asaxabtay dhaman maracadow

  • @zakariyehanad5291
    @zakariyehanad5291 3 года назад +1

    Bilaw cusub mahadsanid sxb maracadde

  • @abdikadirmohamud6236
    @abdikadirmohamud6236 3 года назад

    Asc Ustaad MARACADE&DHAMAN WALALHAYGA SOMALIYEED JUMA KAREEM Macali Maracade Wan Sugayey Shekadan🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedabdikaariye9489
    @mohamedabdikaariye9489 3 года назад +1

    Mahadsanid ustaad aad baa Ku tagernaa Guleyso

  • @engkaderabeib4880
    @engkaderabeib4880 3 года назад

    Mancha allaah Mohammed maraccade waadku mahad santahay bro sheekadan sirdoonka ee aad nooggusoo celisay thanks a lot

  • @godeymedia150
    @godeymedia150 3 года назад

    Wll Maracade si wayn ayaan ugu xidhahay yutbkada ,waxadna tahay qofka kale ee aan codkiisa jeclHay walaahay ima dhaarsanayside calaamada iyo codkaada waan ka jeclahay kuwa kale wll ii share garee madaama aan ku cusbahay yutbka

  • @yusufcali5232
    @yusufcali5232 3 года назад

    Macade waan kusalaamay salaan kadib walaal sheekadi naga dhamaatay dilaagi mafahmine magbadhaa mise wasalgaal booliska ah ii qeex walaal

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho 3 года назад +1

    Our king maracadde🙏

  • @kaysedinle9545
    @kaysedinle9545 3 года назад

    Maracade rogaal celin wanagsan ayaan kuu rajeynayaa

  • @zekariyemustafe3152
    @zekariyemustafe3152 3 года назад

    Zhp waala socon doona insh all dgaman ilaa dhaman

  • @abdihakimali7661
    @abdihakimali7661 3 года назад

    Wll maracadow shekadi dhamatay tiyo qoral maka heleynaa.

  • @cndheldheele
    @cndheldheele 3 года назад

    Maracade Show thanks

  • @ismahandahirmohammed6912
    @ismahandahirmohammed6912 3 года назад +1

    Mahadsanid wll

  • @sadaqcabdisalan2152
    @sadaqcabdisalan2152 3 года назад +1

    Zxb sicaan usodaa sheekadaan waan ubaahneeyne

  • @abdirisaqinub3524
    @abdirisaqinub3524 3 года назад

    Maracadde hore usoco wll

  • @oonkodmedia5601
    @oonkodmedia5601 3 года назад

    Nin wayn ayad tahay sxb mara cade

  • @daacadmostafe8861
    @daacadmostafe8861 3 года назад +1

    Waa sugaynaa masuul

  • @raadiyechannel4837
    @raadiyechannel4837 3 года назад +1

    Mhasanid zxp maracade wllo wllhi w

  • @abdulkadirabdullahi8244
    @abdulkadirabdullahi8244 3 года назад +1

    Keep going

  • @hogaamiyeyaxyexabeeb1385
    @hogaamiyeyaxyexabeeb1385 3 года назад

    Markle iyo sheeko kale iyo marcade show Inshaallah dhamaadka sheekada haynugusi Alle

  • @user-nl1yn1bo7f
    @user-nl1yn1bo7f 4 месяца назад

    Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤

  • @sharmaarkemohamedhersi5202
    @sharmaarkemohamedhersi5202 3 года назад

    Sheeko basaas adunka ugu jeclahy

  • @shiinexasan5505
    @shiinexasan5505 3 года назад +1

    Mahadsanid

  • @guuleedcilmi1748
    @guuleedcilmi1748 3 года назад

    maracadde ad baan ku salame

  • @muhamadalfatih6101
    @muhamadalfatih6101 3 года назад +2

    Mahadsanid macalin

  • @sheikhaxmed4647
    @sheikhaxmed4647 3 года назад

    Bro thank you so much

  • @fantasticvideos9815
    @fantasticvideos9815 3 года назад +1

    Siciid cabdilaahi Xasan

  • @lifehealthandknowledge816
    @lifehealthandknowledge816 3 года назад +2

    LIKE TA walal maracade wa u muhiim.
    Fadlan ku caawiya.🙏

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 года назад

    Aaad ayaan u jeclahay sirdoon ka wayo qiyaano baa laga bartaa iyoh sida Cadow ga looga guulaysto

  • @cabdirashidmaxamud
    @cabdirashidmaxamud Год назад +1

    wan.ka.qaday

  • @axmedmaxamedcali2340
    @axmedmaxamedcali2340 2 года назад

    Maracade mahad sanid

  • @sucdiyuusuf97
    @sucdiyuusuf97 3 года назад +1

    Mhdsanid wll waxaa thy ninka kliye ee aan jclhy inan dhageysto

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 3 года назад

    Wan jeclahay wexee yuhuuda jagaarsiiya w mahadsantahy ustaad

  • @cabdulqadirmaxamed5676
    @cabdulqadirmaxamed5676 3 года назад +1

    Aadbaan usugayney sxb mahadsanid

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z 3 года назад +5

    Thnks Wll
    alle garabkaaga hagalo❤️🙏🏻

  • @fadbarwaqo9544
    @fadbarwaqo9544 3 года назад +1

    Sxb wan kasuganay baryahanba

  • @adnanmohamed6212
    @adnanmohamed6212 3 года назад

    Asc ustaad Maxa Hely Xalqadii 2aad waxy gaadhy waqtigii Aan daawan jiray Taxanaayasha Sirdoon taxanahan Cusubna xalqadiisa Caawa Ma ku jirto channel maybe ma cilad farsamo Iyo haleel la'aan ba way dhci karta, marka sdii ugu macquulsan inoogu wada insh allh

  • @miimiissa8170
    @miimiissa8170 3 года назад +1

    Wa sheeko wcn lkn ado raliya wll sheekdi hore dhulke ka dhacday nomadan sheegin

    • @muraadsoomaal6221
      @muraadsoomaal6221 3 года назад +1

      Qoraaga kuma uusan soo darin meeshay ka dhacday tii hore mahadsanid

  • @maazimkiintoofficial4504
    @maazimkiintoofficial4504 3 года назад +1

    Asc Family marcadde show
    Wanu La bilaabanay sheekadan Alle ha isku keen simo Ilaa dhamaadka ...

  • @fadbarwaqo9544
    @fadbarwaqo9544 3 года назад +1

    Ok

  • @salmaanmuxiya8200
    @salmaanmuxiya8200 3 года назад +1

    Nio maad xisad ahan u bilowdo

  • @naimaosmaan6968
    @naimaosmaan6968 3 года назад +1

    Waanba u xiisay Sirdoonka io moosaad mahadsanid ustaad ❤

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 года назад

      Mossad wax loo xiiso maaha wllo iyadaa dhamaysay aqoonyahanadii islaamka shit

  • @kaysedinle9545
    @kaysedinle9545 3 года назад +1

    Waxan jeclan lahaa mid ka xasaasi badan shekadii dilaga ubaxa gaduudan in ay noqoto sheekadan

  • @laanqaciyeofficial9783
    @laanqaciyeofficial9783 3 года назад

    Maxamad sheekadii dilaaga ubaxa cas wadan kay kadhacday noosheeg sxb

  • @zupercshakuur749
    @zupercshakuur749 3 года назад

    Asc Sxp Maracadde waxan kula wadaagayaa inaad halkan noguso gudbiso taariikhdii dagaalkii turkiga iyo greeg-ga waa taxane aad u macaan inshaallah tan markay dhamaato Sc

  • @gaawodheere828
    @gaawodheere828 3 года назад +3

    Mahad sanid maracade show

  • @Fabio_weeye
    @Fabio_weeye 3 года назад

    Dilaga ubaxa guduudan sheeko my ahyn

  • @SalahAhmed-le8sp
    @SalahAhmed-le8sp 3 года назад

    Thanks macalin
    Allah garabkaaga ha galo

  • @abdirahmannur2270
    @abdirahmannur2270 3 года назад

    Keep going sxb Sare 👌👌👌👌👌👌👌👌✋👌👌

  • @geedidhahar466
    @geedidhahar466 3 года назад

    Yaanay noqonin uun sheekadu mid aan dhamaystirnayn oo aan male awaal ahayn

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 года назад

    mahadsanid wllo

  • @oonkodmedia5601
    @oonkodmedia5601 3 года назад

    M badal ma la socota xaaji

  • @maxamedapple8657
    @maxamedapple8657 3 года назад +1

    waxa aan dhowr jeer ku soo celceliyey sida shimbirka
    bogbaa in aanan ka daalin
    sheekaadaada

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 3 года назад +3

    Mordichi vanunu (Hebrew: מרדכי ואנונו‎; born 14 October 1952),[1] also known as John Crossman,[2][3] is an Israeli former nuclear technician and peace activist[4] who, citing his opposition to weapons of mass destruction, revealed details of Israel's nuclear weapons program to the British press in 1986.[5] He was subsequently lured to Italy by the Israeli intelligence agency Mossad, where he was drugged and abducted.[5] He was secretly transported to Israel and ultimately convicted in a trial that was held behind closed doors.[5]
    Vanunu spent 18 years in prison, including more than 11 in solitary confinement, though no such restriction is mentioned in Israel's penal code, nor imposed by his verdict. Released from prison in 2004, he was further subjected to a broad array of restrictions on his speech and his movement, and arrested several times for violations of his parole terms, giving interviews to foreign journalists and attempting to leave Israel. He claims having suffered "cruel and barbaric treatment" at the hands of prison authorities, and suggests that these would have been different if he had not converted to Christianity.[6]
    In 2007, Vanunu was sentenced to six months in prison for violating terms of his parole. The sentence was considered unusually severe even by the prosecution, who expected a suspended sentence. However, in May 2010, Vanunu was arrested again and sentenced to three months in jail on a charge that he had met foreigners, in violation of conditions of his 2004 release from jail. In response, Amnesty International issued a press release on July 2007, stating that "The organisation considers Mordechai Vanunu to be a prisoner of conscience and calls for his immediate and unconditional

  • @shilaabotv2609
    @shilaabotv2609 3 года назад

    wel cmor open hande

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 года назад +1

    Harry potter inaad bilaawdo ayaa habooneyd

  • @abdulkadirmohamedsaed8165
    @abdulkadirmohamedsaed8165 3 года назад

    Sheekdn bilowgi lama socon hada bilaabaya waxa ku caajisey sheekda ubaxa guduudan

  • @isirfaysal8348
    @isirfaysal8348 Год назад

    isagu halkuu udhashay ma yahuudi ayuu ahaa taxanaha kuma jirtee?