XOGTA:: Shantii Basaas ee ugu Halista Badneyd Dunida (Qeybta Koowaad)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • #MARACADDE #SHOW:- Kusoo dhawoow Daawade Maracadde Show, waxaan halkaan kusoo gudbineynaa Shantii basaas ee ugu Halista Badneyd Adduunka.
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Комментарии • 45

  • @abdillahifarah9295
    @abdillahifarah9295 2 года назад +6

    ASA.
    Barnaamij yadani waa muhim, waa aqoon guud iyo sida siyaa sadda aduunku ushaqeeyo, iyo caalamka jaa juusiinta iyo sada dhaga dhagayta sayers u shaqayso.
    Waanad ku mahad Santorini soo jeedinta iyo dadaalkiina, thank you your offering these interesting programs.

  • @fiideeycali
    @fiideeycali 2 года назад +5

    Mahadsanid sxb barnaamijka aad noo sooo gudbisey

  • @muminahmed3011
    @muminahmed3011 2 года назад +2

    illohow rabiyow musliminta ugargarr garabgal mdw rajab dayib erdogan cafimad iyo cimridereeee allah uziyathiyooo gulleysaaa walligaaa alleeeeeeh garabgal allah gull wacan erdogan gulleysaaa cathowgaga musliminta cagtahoostiisss i.a amiiiiiiin yarabiiiiiiiii 🇹🇷🇸🇴🇹🇷

  • @amiirkacas9227
    @amiirkacas9227 2 года назад +3

    Cali xasan salaama .. sheekooyin badan noogu soo diyaari pro

  • @raageshire9300
    @raageshire9300 2 года назад +1

    Mahadsanid zxb macluumadka aad nala wadaagtay

  • @salaadabdulaahi5186
    @salaadabdulaahi5186 2 года назад

    Zxpow noosoo badi basaasiinta san oo kale

  • @user-bv5vj6yj8u
    @user-bv5vj6yj8u 8 месяцев назад

    Thanks ❤

  • @MaryamaANuur
    @MaryamaANuur 2 года назад +3

    🤩🤩🔥💙🇸🇴

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 2 месяца назад

    Cajiib

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Thank you

  • @qeysbadmaceeye2239
    @qeysbadmaceeye2239 2 года назад +1

    Noo soo badi

  • @rahmaadenabdi6977
    @rahmaadenabdi6977 6 месяцев назад

    Asc wr wbr subax wanaagsan akhyaareey dhamaantiin ramadan mubaarak

  • @crisaaqmaxamed2919
    @crisaaqmaxamed2919 2 года назад

    Sxb waan kaasugaynaa sidoonadii mr maracade

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Thanks

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 года назад

    Mashallah wll wacan oo wanaagsan mahadsanid guulayso

  • @daudducale1588
    @daudducale1588 2 года назад

    Maracade ku mahadsanid howlahaaga

  • @ismailmire1753
    @ismailmire1753 2 года назад

    Salam, it's very interesting and important information

  • @iskufilanchanel4947
    @iskufilanchanel4947 2 года назад

    Madaxa arimaha sirdoonka god job

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 2 года назад

    Markii hore waad helihiteen daawasho badan laakiin iminka hees ayaa udhacdeen waxaakeenay waxyaabaha waan macnobadan lahayn oo aa iskuxiijisaan

  • @ahmedmaxamed6017
    @ahmedmaxamed6017 2 года назад

    Zxb taxanhii sidoonad soo celi

  • @amiirkacas9227
    @amiirkacas9227 2 года назад +2

    🥰

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 года назад

    Mahadaanid

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад

    WAXAN HADLAYAA MA NINBAA MISE WAA NAAG

  • @Colaad
    @Colaad 2 года назад

    Wadku mahadsan tahay bro

  • @Colaad
    @Colaad 2 года назад

    Horay usoco

  • @crisaaqxasan6088
    @crisaaqxasan6088 2 года назад

    Mahadsanid sxb lkn sheekooyinka sirdoonka so badi

  • @mobashmacow9649
    @mobashmacow9649 2 года назад

    ani rera idacad mahi
    lkn marka ka hdleso
    sheko sirdoon
    ebow waxa ahay dadka ugu horeyo

  • @yoonisabdinaasir5927
    @yoonisabdinaasir5927 2 года назад

    Zxp James Bond maad ka soo Hadashid please

  • @ciisenuuxdheere6036
    @ciisenuuxdheere6036 2 года назад

    Aadban udaneeyaa marnaamijkaga

  • @Nuurulislam
    @Nuurulislam 2 года назад

    Ma tixan aa wxbow

  • @abdiazizfarahjama7339
    @abdiazizfarahjama7339 2 года назад

    Waad Mahad San tahay

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 2 года назад

    Mahad sanid wll maracade

  • @sahrahussein4208
    @sahrahussein4208 2 года назад

    🤩🤩😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdiwahabcali6674
    @cabdiwahabcali6674 2 года назад

    Masha alah adaiyo aad ayad u mahd san tahay side ad nogu shaqeyneyso wana kasugeynaa qebta kale

  • @falxad2
    @falxad2 2 года назад

    maalmahaan ku dhagaysan jiray "maracadeshow" way sii duma yaan waxaa ii badalay "qaamuus" sababtana ma rabo inaan public domianka kusoo qoro. hadaad doorato waan samayn.

  • @cabdulqaadircabdi7091
    @cabdulqaadircabdi7091 2 года назад

    Mahad sanid maracadow

  • @crisaaqmaxamed2919
    @crisaaqmaxamed2919 2 года назад

    Waxaad nooboloowdaa sirdoon

  • @daadmaxamad8153
    @daadmaxamad8153 2 года назад

    Waan jaclahay inaa kamidnoqdo isdonka Somaliya waxaa liygu rebay 4.5 iyo qabyalad 😭😭😭😭😭somaliya hajirto🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 2 года назад +2

    Dhamaantood waxaa ka fiicnaa basaaskii Muslim ka ahaa ee duleexa ibnu khuwayda kaas oo qayb way ka qaatay jabintii kufaartii furus dagaalkii axsaab

  • @asmaraden6779
    @asmaraden6779 2 года назад

    Xogahaad sogudbiso waxtarkodu aadbù u vicanyahay

  • @khadarali1092
    @khadarali1092 2 года назад

    Adiga Lee hanaga daalin

  • @iskufilanchanel4947
    @iskufilanchanel4947 2 года назад

    Kanaalka 《MARACADE SHOW》300K hala gaarsiiyo saacadaha so socda

  • @qeysbadmaceeye2239
    @qeysbadmaceeye2239 2 года назад +1

    MARACADDE SHOW(1)