🤲🤲Manshallah waa waxa ilaahey ugu lugu mahadiyo Isbahaysiga wadamada carabta oo uu u horeeyo geesiga erdugan👑inkastoo ay jiraan ladagaalan lagu hayo wadamada muslimiinta iyo dadkooda💥waxaanan rajaynayaa inuu in kasii balaadho✔️💥✔️
Shacbiga muslimka ah, dadka Islaamka ah, waxaan leenahay hal ra'yi, mana aqbali doono wax ka yar in Falastiin oo dhami ay ka xorowdo badda ilaa webiga, Illahay idamkii.
Mr/ Maracade waa tiyaaradii 10 aad, taniyo intii ay xuutiyiintu ay bilaabeen dagaalka badda cas ee ay ku taageerayaan, mindhaa 7aad afkaa kaa xaday, sxb Maracade .
Erdogan afka ayuu ka hadlaa waxbe uma taro shacabka reer falastiin xiriirka israa iil muxu u jari waayey hadii uu run sheegaayo😢 Thanks maracadeshow😊 Guul ayaan urajeynaya reer yemen iyo mujaahidiinta reer falastiin inshaa allaah❤aamiin yaa allaah🤲
dagaalka falastiin lagu daawanayo nabsigiisu waaa soo if baxayaa hadaaan laga hortagin insha alh ilahy swt waxaan uga baryaynaa wllaheen rer falastiin gargaaar iyi nasri qariib ah islaamka ilahy quluubtooda ha isku soo jeediyo dantoodana rabi ha garansiiyo
Allahu Akbar ❤free falastiinia ❤❤❤❤❤
Allahayow walaleheen falasteen guul iyo gobanimo warto sii walaleheen falasteen ameen🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🙏🙏🙏
Allah guul siiyo muslimiinta qasatan Falastiin امين يا ربلعالمين
team maracadde show one love😅
اللهم أنصر إخواننا في فلسطين نصرا قريبا عاجلا غير آجل من عندك يارب العالمين ❤❤❤
Geesiyasha reer qasa guuul insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs ustaad Maracade Show Jzk kheyr guuleyso A iyo Aqiro,
Rabbi Ducadeena ha u aqbalo
Reer Flstiin,
Waa geesi garab waayay
Haa hala edbiyo isreal way kibirtay yahudan allha roogo o lawayo isreal amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin
Aamin wll
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Allah haugargaro walalehen palestine insha allah❤
اللهم انصرأخواننا في فلسطين ءامين ءامين ءامين
amin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maracade guuleyso wan ku sugay
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saaxib Mara Cadde arrimaha Soomaaliya ku soo dar falanqeynta caalaamka ama barnaamij gaar ah u samee mahadsanid
Xutiyinta yaman❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul ban u rajeyna islaamka oo dhan yahuud iyo xulafadooda ha dhacan falastiin guul
INSHA ALLAH way isracayaan muslimiitu. Yahuudna way baabi'i
Alahu akbar ilahay hala jiro shacabka reer falastiin
allaah run kadhigo midoowga islaamka Gasa nafteyda waan uhuri karaa guul beytulaah al akhasa
🤲🤲Manshallah waa waxa ilaahey ugu lugu mahadiyo
Isbahaysiga wadamada carabta oo uu u horeeyo geesiga erdugan👑inkastoo ay jiraan ladagaalan lagu hayo wadamada muslimiinta iyo dadkooda💥waxaanan rajaynayaa inuu in kasii balaadho✔️💥✔️
Insha Allah marbaad banaankana uguqudbeyndonta Yuhuuda Waliba GAZA oo xur ah Sinwaarow ilaahey hakulajiro
❤M.Ciise M,Show❤
Waxan hawada kuso marsinaya
Saln iyo mhd celin lamid ah
Midi yaxya sin war uu diry ookale❤
Guulfalastiin in shaa Allah muslimiita haganka kujirta
Allahayow Muslimiinta Mideey😢ameen Kuwa Dhibana u Gargaar
amin
Insha allah wey guuleysaneysaa Falastiin dhulkeedana wey heleysaa
ilaahayoow cadawga islama jabi yaa Rabi
الشعوب المسلمين أهل الإسلام نحن راى و احد لن تقبل با أقل من كل فلسطين حره من البحر الي النهر با اذن الله
YA ALLAH garabgal muslimiintaada
Ani ilama aha in ay isbahaysi samaynaya masar iyo turki
Allahuma ansur ahlu Palestine aameen yaa rabbicalameen 🇵🇸
Aamiin aamiin aamiin yarabil caalamiin allaha rogo yahuuda insha allaah
Waa diyaaradi 10 maracadow 320milion ayay khaasaartay
Xuutiyiinta xamaas xisbulah ❤
Maasha alaah ilaahay hamideyo quluubta gudahaan umada muslimiinta iyo maamuladoda guul iyo gobanimo dagdagana hagaadhsiyo walaalaha reer falastiin dhabarkana hakajabiyo sahnuniyada imsha alaah
Asc mashaa.allaah aansaarullaah assal
Alyammaniyuun
100%++++innagaaba
Kufaraxnay illaahay hakufarxo waaguuuul guuuul guud.ahaan isllaamka gaar.ahaana
Geesiyada reergaza
Shalaha gul❤ayanaa urajayinayna
Shacbiga muslimka ah, dadka Islaamka ah, waxaan leenahay hal ra'yi, mana aqbali doono wax ka yar in Falastiin oo dhami ay ka xorowdo badda ilaa webiga, Illahay idamkii.
Alaah ha ugargaro dadka reer falasatiin insha'Allah guul
Maracadow waa muraayadi 10
Sxp ka soo hadal somalia
Mr/ Maracade waa tiyaaradii 10 aad, taniyo intii ay xuutiyiintu ay bilaabeen dagaalka badda cas ee ay ku taageerayaan, mindhaa 7aad afkaa kaa xaday, sxb Maracade .
Hormuudka wararka calamka wan kaga mahadcelineyna howsha aad bulshadena uheyso
الله أكبر
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Waan ku salamaya ina ciise
Walalaheen allah ha hiiliyo
Alow tafararuqa nagadulqaad oo midee umada muslimiinta yarabi😢
Insha allah XM wee guulesane
Thanks maracade show ❤❤
Mahadsanid maracade
viv wey guleysan palastin
Fadlan dalkada belicdisa kaqebqado inta xabasha dalkoda ad dhisi lahed dalkada malgasho si wadaniyadnimo leh 🌍🌙
Xutinta iyo xusbila iyo falastin guuuuuul alou lajir yuhuda alaujabi alou garabsi
Hadii aan nahay team maracade waxaan kaa codsaneynaa Sxp maxamed ciise in aad doodo waxtar leh noo qabato mahadsanid ❤
Israel. weyjabtay.
❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Waa run ina ciisow waa israil dhulka waa laga tirtiri hadii alle yidhaa
mansha Allah
Waaa Midddii 10aaad, ee ma,ahan 7aad sxb
Waa mid 10 aad wye wll
Drones ku waa tii 10aad ta ay soorideen maanta✅️
Allaahu akbar
Allahu akpar wan gulansan dona i zh allh
Midii 10 waaye wll
Sacuudiga lama Aamini karo lkn Erdogan wuu dhaamaan carab oo dhan
Allaahuma Ansur falastiin guul xuuti guul muslimiinta dhamaan cadawga muslinkana Rabbi ha jebiyo Kufaarta dhamaan toodba
Allaha is one ❤
Masar wax faido ah umalaha islaamka
ALLAH HUAKBAR
Allaho akbar
Arab majirta waa carab kusheeg
Wacaley kuma salam
Pola hofta what is mean brother? Can you exbalent
Thank you
Caga jugleyn cml
Hanjabaad Weeye
Erdogan afka ayuu ka hadlaa waxbe uma taro shacabka reer falastiin xiriirka israa iil muxu u jari waayey hadii uu run sheegaayo😢
Thanks maracadeshow😊
Guul ayaan urajeynaya reer yemen iyo mujaahidiinta reer falastiin inshaa allaah❤aamiin yaa allaah🤲
Asc wll naggu qaaliya oo aad nooggu haggar baxa mar walba inuu nasiiyo warkii caalamka darray ama (fresh) sallaan ka dib , wallaahi waa cajaaib daggaal kani wuxuu shaandhada mariyey muslimka dhabta ah iyo ,ka kale aduun yaddana dhibtu ma waarto mar walbanna islaamka ayaa sareeya .wal caaqibatu lil mutaqiin.😂❤🎉
Amiin❤
One love pls❤
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Waa 10
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
Diyaaradu waa tii 10aad MQ9
9.aad weeyi
Xuuti.
Alaa ina nasralaahi qariib
Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
Maasha alaah
Wacaleykumu salaam❤
wankusalamaay MAXAMAD cise alahuakrab yaxyasiwar wugulaysadona amukushihididona qasa
dagaalka falastiin lagu daawanayo nabsigiisu waaa soo if baxayaa hadaaan laga hortagin insha alh ilahy swt waxaan uga baryaynaa wllaheen rer falastiin gargaaar iyi nasri qariib ah islaamka ilahy quluubtooda ha isku soo jeediyo dantoodana rabi ha garansiiyo
Free Free palastine ❤
❤❤❤❤free falastiin ❤❤❤❤
Erdogan hadu rabo.isbahaysi waxaan ku Dari lahaa Algeria afganistan Iran Pakistan Iraq qadar Malaysia lubnaan iyo yaman
Somalilnad iyo Somali Maxa sidan o kale u diidan inay laba dawlada now Dan o walaal aj
Xuutiyiinta.waa.kaficanyihii.suniga.dhanka.taakulada.dagaalka.taageerada.falastiin😊
7aad mise 9aad xutuyiintu waxay so ridden bishaan ilaa 3 mq9 wanna tie 10naad
Anaa.kuleh.kadhab.ma.ahan.waa.laba.wajile
Marhore ayeey aheed inaay hurdada ka kacaan waxaa xaqiiqo ah meeshsaan markii aaykasoobaxaan carab meel ka mid ah ayaa talabta labaad ah so set Waxaa ah in walala hood hortood lagu layay waliba iyaga gacmaha u qabteen😢
Free Palestine❤ 🇵🇸 🎉🎉🎉 💙❤❤ ♥️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤❤
Waxan ka baqaa inay d'hémodialyse isdilan
❤❤
Midii 10aad
Wcs ❤