MEEQAA LAGA DILAY XUUTHIYINTA & DOWLADAHEE KU JIRAY WEERARKA| SUCUUDI O ISKA FOGEYSAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 июл 2024
  • MEEQAA LAGA DILAY XUUTHIYINTA & DOWLADAHEE KU JIRAY WEERARKA| SUCUUDI O ISKA FOGEYSAY
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 158

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor 6 месяцев назад +18

    Free Palestine 🇵🇸 free Palestine 🇵🇸 free Palestine 🇵🇸 free Palestine 🇵🇸

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 6 месяцев назад +5

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer yaman

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c 6 месяцев назад +4

    الله معنا ☝️

  • @farxiyomaxamud4885
    @farxiyomaxamud4885 6 месяцев назад +12

    Inshaa alaah alle hiiliyo muslimiinta dhiban oodhan

  • @cismaanmaxamed29
    @cismaanmaxamed29 6 месяцев назад +7

    allaahu akbar ilaahay hamideeyo islaamka❤

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 6 месяцев назад +8

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في فلسطين واليمن وفي كل مكان في العالم 🤲🤲🤲

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 6 месяцев назад +1

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meelba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowga aamiin allah ha baabiyo hana isku salido cadowga xasuuqa shacabka iyo caruurta aamiin

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 6 месяцев назад +6

    Ilaahay islamka ha u hiiliyo

    • @abukarmahamud
      @abukarmahamud 6 месяцев назад

      Dowlada yaman aawe mise dowlad la aan waye

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah 6 месяцев назад +3

    Allaha mideeyo quwadaha islamka aamin amen yaa rabi

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 6 месяцев назад +8

    الله ،ينصركم اخواننا فلسطين ويمن 🤲

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 6 месяцев назад +6

    Allaha ugargaaro muslimiinta

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 6 месяцев назад +2

    Allaha jabiyo cadowka musliminta❤❤❤❤

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 6 месяцев назад +3

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer yaman

    • @marwo1162
      @marwo1162 6 месяцев назад

      Aamiin🤲🤲

  • @user-wl7rw5mt8i
    @user-wl7rw5mt8i 6 месяцев назад +14

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي كل مكان

  • @sahromaxamuud4899
    @sahromaxamuud4899 6 месяцев назад +1

    Subxanallah allow Muslims inta u gar gaaro

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 6 месяцев назад +5

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 6 месяцев назад +2

    Inalilahi wa ina ileyhi raajicuun Ilaahey ha u gargaro islam ka

  • @yeabyeab9449
    @yeabyeab9449 6 месяцев назад +3

    sheekh maxamed juma mubarak❤

  • @Ugaas65
    @Ugaas65 6 месяцев назад +1

    Guul Xuthiyiinta Iyo Xamaas

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 6 месяцев назад +1

    Wcs wr ❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo illahayoowe u gar gaar walaheen meel kasta ey jogaan ❤❤❤

  • @sunari8818
    @sunari8818 6 месяцев назад

    Allahayow u hiili muslimiinta oo dhan meeley jogaanba khaas ahaan ummadda Falastiin insha Allah guul, guul, guul caam ah

  • @user-gi8uu8go6k
    @user-gi8uu8go6k 6 месяцев назад +1

    ilaahay bada haku qarqiyo maraakiibta maraykanka

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 месяцев назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta ya Rabi inshallh

  • @user-qk8wl3jg9v
    @user-qk8wl3jg9v 6 месяцев назад +1

    Allhu akbar

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 6 месяцев назад

    Shukran shiikh

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 6 месяцев назад

    Guul ayaa ilaahay uga bar yey naa❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 6 месяцев назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

    • @abukarmahamud
      @abukarmahamud 6 месяцев назад

      Yaman dowladeeda aawe waa suaale

  • @user-wl7rw5mt8i
    @user-wl7rw5mt8i 6 месяцев назад +5

    جزاك الله خير الجزاء

  • @AasiayyyGorod
    @AasiayyyGorod 6 месяцев назад

    Thank you shekh mahadsanid

  • @user-og4jx5br4g
    @user-og4jx5br4g 6 месяцев назад +1

    Inshalah

  • @LegendNeverdies-sm3uy
    @LegendNeverdies-sm3uy 6 месяцев назад +1

    Alle SWT hawgargaaro Muslimiinta Dhamaantood meelkasta ay jogaan khaastan Yemen IYO Palestine 🇵🇸😭😭😭

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 месяцев назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @SaharaMohamed-eg9pm
    @SaharaMohamed-eg9pm 6 месяцев назад

    Thanks ya sheikh

  • @user-jq8bc3zx9x
    @user-jq8bc3zx9x 6 месяцев назад +1

    Sub xanaallah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 6 месяцев назад

    S A W Mashaallah wsc wr wb

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 6 месяцев назад +2

    Halkay ay joogan oo ay kaga dulayaan wa kolay bas dowlaad muslim ledahay.
    Rabi islam ka ha uu gargaro

  • @user-dx8ct7sk4v
    @user-dx8ct7sk4v 6 месяцев назад +1

    Hudhis are not easy. Wallah way iskarabay

  • @user-bl5lc9qn8w
    @user-bl5lc9qn8w 6 месяцев назад

    Allow u gargaar walaaladeen falastiin iyo yaman

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 месяцев назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 6 месяцев назад +1

    Well come ❤❤❤❤ bro

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 6 месяцев назад +1

    allaha akabar allaha ka qabto cadawga

  • @hibohussein9476
    @hibohussein9476 6 месяцев назад +1

    Ilahay ha ugaragaro muscling dhabata ah ilahay hamidayo rabigayooowo galak jabii amiin yaarabii

  • @user-kw6js7hz5u
    @user-kw6js7hz5u 6 месяцев назад +1

    Reer galbeedka waaax baaay garibirabaan

  • @user-lb9vm6np9z
    @user-lb9vm6np9z 6 месяцев назад

    Ya Allah

  • @Abshir65
    @Abshir65 6 месяцев назад

    Sheekh barnaamijka Somalia ubadi insha Allah

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 6 месяцев назад

    Gaalo awalba asaga walaalo ah lkn Muslimiinta maanta jooga damiir iyo dadnimo ma Lahan waayo muslimnimadooda ayaaba shaki ku jirta yaa rabbi Yuhuud iyo kufaarta iyo muslimiin isku sheegga kuffarta garab taagan allow rucbi iyo ruux beel ku rid aamiin allow mujaahidiinta reer falastiin iyo inta macooda ah Muslim iyo gaalo allow awood buuxda sii oo macooda noqo aamiin yaa rabbi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад

    اللهم انصراخواننا في الیمن

  • @CumarMaxamed-qr8jy
    @CumarMaxamed-qr8jy 6 месяцев назад +1

    Wcs ani yaa iqaban qaabiya oo iidiraya jihaadka falastiin ; lkn dawlada ayaan ka codsanayaa in ay idirto

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 6 месяцев назад +3

    Subhaanalaah🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @groupnassernasser5855
    @groupnassernasser5855 6 месяцев назад

    MAIL DULMIDID ISHEG.

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 6 месяцев назад

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @alijama1690
    @alijama1690 6 месяцев назад

    Wacalaykuma saalam

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 6 месяцев назад

    Maraykanku wuxuu rabaa marmarsiinyo uu iiraan ku weeraro

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 6 месяцев назад

    waa run warka ah cidii u hilida Muslimka ha lalaayo. Alle ma dhihin.

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 6 месяцев назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @YusufRio
    @YusufRio 6 месяцев назад +1

    Wll please Dalkeena SOMAALIA Kahadal Arimaha nahaysato ayaan ka Walaaaacsanahay Mahadsanid

    • @RamlaAhmett
      @RamlaAhmett 6 месяцев назад +1

      Wuu kahadlay

    • @Zusan15
      @Zusan15 6 месяцев назад

      Kula miid baan ahay walhi

  • @AliHassan-ju8qn
    @AliHassan-ju8qn 6 месяцев назад

    Sheikh arrimaha soomaaliya kahadashiid

  • @ibrrahims801
    @ibrrahims801 6 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @AminaAbdi-jk6rd
    @AminaAbdi-jk6rd 6 месяцев назад

    Muslimiinta.marwalba.ilaahow guulsiiaamiin

  • @anabbile386
    @anabbile386 6 месяцев назад

    Scw

  • @dodo6860
    @dodo6860 6 месяцев назад

    Waa ben Holland waye kujirta

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 6 месяцев назад +1

    Raaga ugu adaaga caarba waa yaman

  • @marwo1162
    @marwo1162 6 месяцев назад

    Wcs sheikh 20:59

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 6 месяцев назад +1

    7th October
    Ka Diib waxa wareer lagu Qaday
    Gaza, lebanon,Syria,Iraq,Iran
    Yaman & Badda Somaliweyn.Maxa ku baxay ?

    • @Lololololhhhh
      @Lololololhhhh 6 месяцев назад

      Dagaal Ka dhan Muslim Ka ayaa nooga baxday

  • @shiiqowCade-zm3dc
    @shiiqowCade-zm3dc 6 месяцев назад +8

    frist coment

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 6 месяцев назад +1

    الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 وًينم

  • @ashawooo
    @ashawooo 6 месяцев назад

    England iyo Amirka waa masiba illahaya uu soo dira umada isalanka illahaya ha Cadabo rabi masiba deg deg allaha ku rida inshallaha gusha waa walaalaha reera Yaman

  • @ziyakamilavlog9388
    @ziyakamilavlog9388 6 месяцев назад

    Galada dhan Ha ka xiran bada lacalada wa isla jiran all

  • @falisa576
    @falisa576 6 месяцев назад +1

    Maraykan iyo Ingiriisku wa labo
    Argagixiso waxay u geeyeen bada
    Maraakiibta iyo diyaaradaha inay
    Muslimiinta ku duulaan.ilaahay
    Musiibo xun o meel ay ka timid
    La' aqoonin Allaha ku rido Maraykan
    Iyo Ingiriis.lkn kuwaan Bahrain 🇧🇭
    Maxay ugu mid noqdeen gaalada
    Muslimiinta ku duulaysa subxanallaah.
    Ilaahoow islaamku quwee

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 месяцев назад

    Subxaanalah 😭

  • @cabdikaafiyare5893
    @cabdikaafiyare5893 6 месяцев назад

    Frendom

  • @abshirobillow4600
    @abshirobillow4600 6 месяцев назад

    Muslimintaa Allh badbadiyaa

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 6 месяцев назад

    Waa cajiib lkn markasta wey ku talagaleen in ay duqeeyaan yaman alle ha u gargaare lkn ha diyaar garoobaan xuutiyiintu waa talo

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 6 месяцев назад

    Amerika wuujabi donaa insha Allah

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 6 месяцев назад

    Ilahey geesinimda 10 ayu ka dhigey 9 reer Yemen 🇾🇪 ayu siiyey halka kalana aduunku u qeyebey waxan ogonahey Yemen 🇾🇪 waxa ka awood badan masar emardka weyena ka amuseen dhiiga reer Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Islam ☪️ dhan in la duqeye wa rabi lahey xasdiinta ka amuseye dhiiig Palestine 🇵🇸

  • @Zakayeaxmedsaciid-nq2fi
    @Zakayeaxmedsaciid-nq2fi 6 месяцев назад

    Yeman waa dad dhiig leh oo mooqifna leh waana geesiyo aanan gabanin umana daba dhilifaan reer galbeed iyo maraykan

  • @farhiadaud4610
    @farhiadaud4610 6 месяцев назад

    Free falastiin❤❤❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 6 месяцев назад

    Waa geesiyaal garab waayay nimankaas Yemen jooga maraykan Syria buu burburiyey ciraaq, iyo ku aha sidoo kale masar buu qasay hada Yemen marka carabta inteeda kale maxay u maleeyaan ayagana la dayn doono waa kuwa iska aamusane inkastoo wadamada muslimiintoo dhan la haystayaal yihiin

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 6 месяцев назад

    Skay news waxa iskaleh yuhuud please wararka yahuuda naga daa aljazeera kaliya runta u dhow

  • @DaganAxmed-yg9tk
    @DaganAxmed-yg9tk 6 месяцев назад

    Qarada qiiqday e qax iyo qoxoti la noqday qof walbaa qaradaha aduunka quud ka wada sugay

  • @ilyaasxamariofficial5912
    @ilyaasxamariofficial5912 6 месяцев назад

    ASC WALAL WAXAN AHAY ASXABTA DULMI DID WLAL XALADA KASOCOTO DALKAAGA DADKA MAAD USO BANDHIGTAAN ADIGA MARACADE SHOW IYO KAWA KALE ANIGA WARIYE MAAHI LKNI WAXA SOCDA WAAN LASOCDA HADAAN DADKA LOOGA DIGIN WIXI KASOO BAXA ADINKA ABE IDINLEEDAHAY WLAAL ARINKA XOOGA SAARA

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 6 месяцев назад

    Scw scw scw

    • @JABIRHANGULE-xu7gd
      @JABIRHANGULE-xu7gd 6 месяцев назад

      صلوا على النبي الحبيب صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @meaktooni
    @meaktooni 6 месяцев назад +1

    Sheikh whatsappka marka sameya sanayso falestiin waxay ku dul qoren arkixiso wayaap

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 6 месяцев назад +1

    😅Sucuudiga yaman wey ka cabsadaan kumadhacaan

    • @Kinghero616
      @Kinghero616 6 месяцев назад

      Haa sucuudiyan yaman saaid ayey ugacabsadan wayo sucuudi iyo dhamaan carabta waa eey ay milkiyadoda leyihin marekan iyo reer galbeed adiga waa uun sida hablo diracyowaweyn 😂

  • @user-js1yu4mz1k
    @user-js1yu4mz1k 6 месяцев назад

    Allahayo walalheyna yaman iyo falistin guuley allow galadajabi usability sidii tatarka

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 6 месяцев назад

    Masar iyo itoobiya ayaa laysku diray

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 6 месяцев назад

    Allow awood sii ay iskaga dicafaan cadwaga falastiin iyo yamen cadwana ka qabo

  • @mariza101_
    @mariza101_ 6 месяцев назад

    War somaliyey ma ila ragteen soo stylish shiikh gurigasa 😂

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 6 месяцев назад

    Wa ceb wahay wadan2hulafo Mark iyo ikris werar ka ay Yemen ku khaden raka khoudhateh ka dhidhiyay dhibatada palestine musliminti dhik ha yechan wa dicta Islamabad wa la babiinayo kaladi ba isbahaysanaysa

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 6 месяцев назад

    Sheekhow shiicooyinkaan afka noolayaal yamanaa ugu roon aa islahaay sheeko sheeko sheeko xariir waayey woxooda meeqo gantaal iyo qasaaraha ma'isku dhigmaan hanti xataa lama sheegin maloosii baneeyay ruwaayad weynaa marki 3da doomood iyo 10ka qof laga dilay wax u dhigmo masameeyeen hadane aragaane natiijada

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 6 месяцев назад

    🙏🏾🇸🇴😁🤔

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 6 месяцев назад

    Gaalo waa is kaashatay waana is uruursatay lkin muslim ku meeeh allaah maxaa aduunka munaafiq ku batay😢

  • @kounhildjibouti
    @kounhildjibouti 6 месяцев назад

    Waxay baabi'iyaan kuwa walaalkood difaacaya oo u gargaara kuwa dilaya oo xasuuqaya carruurta

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 6 месяцев назад

    Daagallki 3 wsa biilamay

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 6 месяцев назад +2

    🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay🥺🥺

    • @user-ey7ht4yj9r
      @user-ey7ht4yj9r 6 месяцев назад

      Allahu Akbar walal ilahey ha ku fududeeyo insha allah 🙏

    • @user-ey7ht4yj9r
      @user-ey7ht4yj9r 6 месяцев назад

      Wixi an awoodo ku so dira walal arday anahay sacad kahor wa diray imtixaam ana iso duceey in a ku baaso 🙏

    • @nrcabdi
      @nrcabdi 6 месяцев назад

      @@user-ey7ht4yj9r abayo qali allah ku sharfo kuna karaameeyo abayo sidaad iigu damqatay ilaaheey hakuugu naxariisto walaashey rabi hakaa farxiyo si aad filayso iyo si aadan filayninba abayo qali abaalkaada ilaaheey agtiisa ka hel

    • @nrcabdi
      @nrcabdi 6 месяцев назад +1

      abayo qali allah ku sharfo kuna karaameeyo abayo sidaad iigu damqatay ilaaheey hakuugu naxariisto walaashey rabi hakaa farxiyo si aad filayso iyo si aadan filayninba abayo qali abaalkaada ilaaheey agtiisa ka hel. Hadaad watsap igala hadli kartidna xogtadayda waa kula wadaagi 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 6 месяцев назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😂

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 6 месяцев назад

    Xuutiyiinta iyo shiicadda, iska ogaada filin beey matalayaan wax badan arintan kama jiraan. Meel shan qof oo kaliya ku dhimatay. Iska ogaada beenta qayb beey ka yihiin. Shiicadada ayaa naloo xayeeysiinayaa. Si fiican u baadha walaalayaal.

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 6 месяцев назад

    Ustaad Dr Sam Yisuf waa beenaale ee fadlan ha soo xigan. Warar aan Source lahayn ayuu post gareeyaa