Alle ha u naxariisto Aabbe waxaan aad ula dhacay aqoontiisa luqadda Ingliska oo kuwo badan oo PhD haystaa aanay xataa wax u dhow sidaas kalsoonida ah ugu hadli karin run ahaan. Laga yaabee inuu Yemen ku bartay iyo yaraantiisii. Alle haw naxariisto macalin Xudeydi
Aad baan uga helay wareysigan iyo sida uu u yaqaan Aun Xudeydi Ingrisiida anoo u haystay uun inuu Carabiga aad u yaqaano. Alle hawnaxaristo isagiyo Qarshe iyo intii inaga dhimatay iyo wixii Muslima. Aamiin. Kuwanoo kale noo soo badi hadaad heli karto insha Alaah. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa
Eebbe Weyne Haw Raxmado Abwaan, Mullaxam, Fannaan iyo Musician Heer Sare Ah, Allah Swt Haw Naxariisto Aabbihii Cuudka Soomaalida Maxamuud Ismaaciil Xudaydi, Naxariistii Janno Rabbi Haka Waraabiyo. 🤲🤲🤲
AHUN Amiirul Cuud Mohamud I. Xudaydi
Allah haw naxaristo Abahay. Iyo intii Fananinta iyo islam oo dhan oo dhimatay aaamin ya rab 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Alle ha u naxariisto Aabbe waxaan aad ula dhacay aqoontiisa luqadda Ingliska oo kuwo badan oo PhD haystaa aanay xataa wax u dhow sidaas kalsoonida ah ugu hadli karin run ahaan.
Laga yaabee inuu Yemen ku bartay iyo yaraantiisii. Alle haw naxariisto macalin Xudeydi
Aaamin ya rab walaal. . Markisi horeba aqoon jamacadeed bu laha. Wuxuna ahaa dadka akhriska badan. Mudana wuxu ku nola UK. Allah haw naxaristo Aamin walaal
Iguso ducee
amiin wll qli.
❤❤❤❤❤ alla ha unaxriisto xuudaydina
Wll Aabbe Naxariistii Janno Rabb Haka Waraabiyo. 🤲🤲
Ilaaahay haw naxariisto xudaydi iyo intii
Dhimatay ee muslim ah ooo dhan
AUN Abwan Xudaydi Amiin
Waxaan ka dhegaystay waraysigan BBC African Music isaga oo dhan illaa 30 daqiiqo ah, waxay ahayd, ilaa 2006 kii, ALlaha weyni hakuu naxariisto, nin dhinac walba iska kaafiyey ayuu ahaa, talent, musicisan, abwaan, mulaxan, fannaan, dhaqan yaqaan, gobinimo doon, dabeecad, family man, isaga oo kale dib loo heli maayo
Raaxeye banadiri waxa sameyay axmadyey abu bakar al camari waxa qadi jirray mama xalima qalif cumar magol dhamntod Allh u wada xaristo
Good remembar xudhaydhi
Muusigii xudaydi
Qaybaa maqane noo radi
Gacanta xudeydi iyo gacantii jiim waa in dadka kabanka tuma labaro waayo waa cajaaip
Aniga saalax qaasim iyo jiim sheikh muumin ku hestaa sxb xudeydi markoo tumaayo subcis
Inaad Soo Turjunto ayay ahayd