Qaraam-ka Iyo Mahadhooyinkiisa, Sheekooyin Xiiso Leh (XUDAYDI)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Boqorka Kabanka Soomaalida XUDAYDI oo ka sheekaynaya Qaraam-ka iyo Taariikhdiisa. Waxad ka dhex heli doontaa Sheekooyin aanad hore u maqal.

Комментарии • 136

  • @sadamali8630
    @sadamali8630 5 лет назад +28

    Gabadha waryaha ah maashaa ALLAH runtii ma arag gabar warya ah oo kaa sharaf badan boqorod boqorod dhashay guuleyso.

  • @abdiladifmohamedosmanabdil6226
    @abdiladifmohamedosmanabdil6226 4 года назад +14

    AUN Axmed Ismaaciil Xudeedi wuxuu ahaa Aabihii Fanka Soomaaliyeed, wuxuuna geeriyooday maanta oo Taariikhda ah 08 April 2020 waxaana Alle u waydiinayaa inuu janadii fardoosana kawaraabiyo

    • @zamiiiribrahim3491
      @zamiiiribrahim3491 4 года назад +2

      Amiin wlll taarikhda dib usoo raacay

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 года назад

      Alle jano faradawas haka warabiyo aamiiin ya rabi 🤲🤲🤲

    • @abdiboodhari9944
      @abdiboodhari9944 3 года назад

      @@Suhuur1 cajiib
      gabal dhacay gadaashii
      ganaane ma loo arooraa
      maxaad ka tidhi
      walaalo

  • @suldaanherzi1230
    @suldaanherzi1230 4 года назад +8

    8/4/2020 Alle ha u naxariisto Xudaydi.Saaka ayaa xaqii u yimid.Waa geeri damaqday dadka damiirka leh ee qalbigoodu xalan yahay.
    Marxuumka waxaa galaafatay sadhadii safmarka ah ahayd ee caabuqa Covid-19.

    • @emanmussa8470
      @emanmussa8470 4 года назад

      Ilaahay hau naxariistoo janatal fardowsa haku arzaqo

  • @shucaybxj
    @shucaybxj 4 года назад +5

    "Gabal dhacay gadaashii ganaane ma loo arooraa" cajiib fankii iyo suugaantii qiimaha iyo dhandhanka lahaa

  • @abdullahisuhayb5684
    @abdullahisuhayb5684 4 года назад +6

    Ehelki cuudkiyo ababshihiiyow
    Ifkii dhaaftoo allaysatayee
    Eebahay janadii kuugu arxami👐

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 4 года назад +10

    Allaah hakuu naxariisto adeero. Covid19 muxuu qof qiimo badan naga galaaftay.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 23 дня назад

    Ilaahay haw naxariisto yusuf X.Aden Qabile
    cabdilahi qarshe Axmed Ismaaciil Xudeydi dhamaan .

  • @xamseaadan4672
    @xamseaadan4672 4 года назад +5

    Yuusuf x aadan qabile
    Allah haw raxmadaada
    C/laahi qarshe
    Dhmaantood

  • @abdifatahmohamedabdi5153
    @abdifatahmohamedabdi5153 4 года назад +3

    Ilaahay ha u naxariisto Xundaydi. Saaka ayuu ku geeriyooday London.

  • @mohamedabdimajidsamatar3726
    @mohamedabdimajidsamatar3726 4 года назад +1

    Rabbi ha u naxariisto Axmed Ismaaciil Xudeydi oo maanta oo taariikhdu tahay 08.04.2020 Rabbi oofsaday.

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 4 года назад +12

    “Eray bi’in”
    - Abwaan Xudaydi

  • @najahmahamedmahamud7849
    @najahmahamedmahamud7849 4 года назад +4

    Ilahay haw naxariisto abwaanka, runti fanka Somalida tiir waynba ka baxay

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 11 месяцев назад

    Wa eryadi dhantada waxa barlwada Ama qaramida lagu bilabay heesaha ilahay ha u naxarisato xudayfi

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 3 года назад

    Alle ha u naxariisto dhamaantood Maxamuud Ismaaciil Xudaydi
    Cabdullaahi-qarshe
    Yuusuf Xaaji Aadan Cilmi Qabile
    Runtii lama ilaawi doono taariikhda umada soomaaliyeed meelkasta ay joogaan.

  • @mohamedmajidho4253
    @mohamedmajidho4253 4 года назад +4

    saka wuu dhintay alaha unaxariso

  • @ajmoham
    @ajmoham 2 года назад

    Axmed Ismaaciil Xuseen’Xudaydi’ Wuxuu nagategey oo hoygiisii dhabta ahaa u hoydey bishii April 7, 2021. Allah ha u naxariisto.

  • @abdirahimabdi6748
    @abdirahimabdi6748 5 лет назад +13

    Ina xudeedi wa niinka kanool walaalihi hargeeysa lakiin reer cadmeed bu aha ilahow cimriga u dheeree

  • @abdihakimyasin3791
    @abdihakimyasin3791 4 года назад +4

    Allah naxariistiisa janno ha ka waraabsho. Wxuu geeriyooday 8/4/2020 maalin arbacaha ah kuna beeegan 15 shabcaan oo ah maalinta sanadkiina mar Allaah ummadiisa muslimiinta ah u dembi dhaafo. Allaah haw dambi dhaafo. Wxaa galaaftay sadhadii safmarka ahyd ee dilaaga covid-19.

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 года назад

      Aamiiin

    • @abdiboodhari9944
      @abdiboodhari9944 3 года назад

      @@Suhuur1 aad ayaan
      kuu salamay wallo
      iminka waxaad ka mid tahay
      dad ka ku xidhan
      suugaanta

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 года назад +3

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun Raboow qabriga waasac uga dhig oo u naxariiso Hudeydi. 4/7/2020

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 4 года назад +2

    Illahay naxariistii jano haka waraabiyo xudaydi

  • @nooralas6636
    @nooralas6636 4 года назад +3

    Ilahay swt ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo Marti lajecel yahay ilahay haka dhigo 8/04/2020 ayuu kugeeriyooday London

  • @maxamedcabdicasiiscali6972
    @maxamedcabdicasiiscali6972 4 года назад +1

    al ustaad xudaydi ilaahay cimriga hakuu dheereyo fanka soomaliyeed waa ninka kalya ee ka nool

  • @hamseibrahimali1154
    @hamseibrahimali1154 4 года назад +2

    Ilahay ha u naxariisto Xudaydi Somali Legend

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 4 года назад +1

    illahay ha unaxaristo qabrigiisa allaha uwaasiciyo abwaanka

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 2 года назад +1

    Allah haku naxaristo Aboo mcne. Insha Allah janada isku arkeena aamin ya rab 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

    • @abdihakim7491
      @abdihakim7491 2 года назад

      Aamiin

    • @adenshire1349
      @adenshire1349 Год назад

      AAMMIIN. ALLAH HAU NAXARIISTO kulligood ummada musliminta ah E ummadda nebi MUXAMMED SCW SCW SCW SCW SCW

  • @abdiganiolujog9020
    @abdiganiolujog9020 4 года назад +2

    alle ha kuu naxariiisto adeer waxaa ahyd halyeey soomaali wax badan uqabtay

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 года назад

    Ilahay ha unaxariistoxu xudaydi iyo wixii mislina aamiin. Aamin. Aamiin. Aamiin yaa rabi adigaa qaadiree noolaba waa dhinte anagana nooga daba naxariiso aamiin aamiin

  • @odaybaashe7851
    @odaybaashe7851 4 года назад +1

    Rabi Naxariistii Jano Haka Waraabiyo
    Xudaydi

  • @nadkam9792
    @nadkam9792 11 месяцев назад

    Ilaahoow kuu naxariiso.

  • @mohamedmohamudaliarralle1829
    @mohamedmohamudaliarralle1829 5 лет назад +2

    Abwaan Xudeeydi Cimriga iyo Caqliga Alle hakuu dhaafo

  • @mohamustafmustaf5680
    @mohamustafmustaf5680 2 года назад

    cajiiB 😯 in buugaag Laga qoro buu istaahilaa xaqiiqdi xudaydi waaba webi❤️ eebe Ha unaXariisTo janadana Ha geeyo 🤲

  • @suhaybcabdi182
    @suhaybcabdi182 2 года назад

    Qaraamku waaa tumasho kulahaa

  • @sukarhussein8106
    @sukarhussein8106 4 года назад +2

    Allah hakuu naxariisto

  • @abumaxamedbelbel648
    @abumaxamedbelbel648 6 лет назад +3

    Waraysi cajiib ah weeye
    Wadmahadsantay inaga waraysanaysa
    Abwanka boqorka kabanka
    Xudaydi

  • @dontworry1396
    @dontworry1396 2 года назад

    Allah hau naxariisto xudeydi iyo intii hoyatay iyo inagaba yaa rabi

  • @naima_mohammed
    @naima_mohammed 2 года назад

    Nabad ku led❤

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 Год назад

    Yaa salaam.masha allah. ALLAH ha geeyo janooyinka waa WEYN E Allah UU leeyahay. Waa raggi mujahiddiinti somaliyed E salka U dhisey E NAFTODA u huray xorriyadda aan maanta an ku ciyaareyno E aan baa bi ineyno E aan xaqirney E aan iska illowney, E LKN nabsigoodi iyo cuqubadodi aya ina heysta somali hadaa nahay.

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming Год назад

    Allaha unaxiisto

  • @xamdakaafiya3423
    @xamdakaafiya3423 4 года назад

    imika wuudhinty allah au naxariisto xudaydi markan anuu arkay warysiga
    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 4 года назад +1

    Allaah ha xifdiyo adeer xudeydi🤲🤲🤲

  • @tonikross2725
    @tonikross2725 4 года назад +4

    Inanta midab qurux badanaa walaahi quruxdeeda iyada uun baan daawaneyey. Midabki asal ka ahaa ee hablaha somaliyed wakaas 😍

    • @gptair
      @gptair 4 года назад

      Gabadhaan dad badani ma yaqaanaan balse iyada lafteedu waa Abwaanad buuxda oo waxyaalo badan ka hadasha

    • @daadircade4797
      @daadircade4797 4 года назад

      sxp anigu sheekadaba iguma socon kaliya qosolkeda iyo dhola cadeyndeta iyo quruxdeda baan ladhacsana masha allaah alle hadaye

    • @safiyaabdisalam2308
      @safiyaabdisalam2308 4 года назад

      Allaha u naxariisto a deer xudaydi

    • @safiyaabdisalam2308
      @safiyaabdisalam2308 4 года назад

      @@gptair waa run wl Caasha waa wariyad waana gabaydaa,weliba aad bay afsoomaaliga iyo suugaantaba ugu fiican tahay waayahaana yuotuber bey ahayd

    • @safiyaabdisalam2308
      @safiyaabdisalam2308 4 года назад

      Waxaanse la yaabay qoladaan wada calmatay,hayaay hareeraha iska eega oo wax hubsada

  • @aadansaalah6268
    @aadansaalah6268 2 года назад

    Alle hakuu naxariisto. Macalin and musicist xudaydi

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 года назад

    Rabi ha unaxaristo maanta gurigiisibuu joogaa
    Lkn dhaxal buuran wuu inooga tagaya

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 4 года назад +2

    ilaHY Ha u NaxariisTo 𝗠𝗮𝗫𝗮𝗺𝘂𝘂𝗗 𝗶𝘀𝗠𝗮𝗰𝗶𝗶𝗟 𝗫𝘂𝗗𝗮𝗬𝗳𝗶

  • @Abdikhalik_Suleiman
    @Abdikhalik_Suleiman 4 года назад

    Allah hawnaxaristo Ahmed Ismail Hudaidi he was a great artist

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 года назад +1

    Boqorka kabanka somaliyeed maxamud ismaciil xudaydii waa QOFKA ugu gacan macaan ee kaban garaaca
    Heesaha UU kabanka u tumayo waa laga jecelyey kuwa kale wana laga xiiseeya

    • @dhaxalreebtv7535
      @dhaxalreebtv7535 4 года назад +1

      Axmed Ismaaciil Xuseen oo ku magac dheeraa Xuddaydi Waxa uu ka mid ahaa rukunnadii fanka Soomaaligga iyo Fara tiriska Hibadda u lahaa shaqadda ay hayaan.
      Xuddaydi waa ninka ku laba ahaa Aabbihii Fanka iyo Muusigga Soomaaliyeed Cabdilaahi maxamed maxamuud Xirsi oo ku magac dheeraa Qarshe.Waxa uu lahaa qaybo ka mid ah Laxammadda qaraamigga ah kuwooda loogu jecel yahay Sida Raaxeeye.Alle ha u naxariisto Abwaanka iyo intii kale ee innagu soo martay dunidda Fanka iyo falsafadda.Amiin,Amiin,Amiin..

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 лет назад +1

    Aduunka wax badan baad uga soo joogtay abwaan xudaydi

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 года назад

    Alle haku naxariisto Aabo Xudaydi

  • @hadafiyohami5195
    @hadafiyohami5195 4 года назад

    Ilahay hakuu naxariistii janno haka warabsho

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 лет назад +2

    Waa in buug lagaa qoraa ilaahay hanoo kaa daayo

  • @mk404
    @mk404 4 года назад

    Allah yarxamak ya ustaad xudaydi

  • @caydarouzmohamed4426
    @caydarouzmohamed4426 2 года назад

    Naxariiz waasac rappi kuu weydiiney 😥

  • @farhiyamohamedomar377
    @farhiyamohamedomar377 4 года назад +1

    Ala yaraxma abwan hudaydi

  • @hassanmohammed8823
    @hassanmohammed8823 6 лет назад +4

    Xudaydi tariikh faro badan ayu haya

    • @mardaadisana6962
      @mardaadisana6962 4 года назад

      Cid si fiican uwaraysata waayey
      Waa dad aan fanka aqoon iyo qaar
      RUclips kafekeraya
      Reer waqooyi arintaa waa lagu ceebaysanyahay in ragii wada dhinteen
      Iyagoon waxba laga duubin
      Calisugule iyo xudeydi keliya
      Inkastoo aan laga dhamayn

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 лет назад +1

    Aduunyo ka quuso ninkii aduunka ugu qurux badnaa waad aragtaan

  • @saynabcali6979
    @saynabcali6979 4 года назад +1

    Mashaa Allah

  • @hamdixarago8234
    @hamdixarago8234 3 года назад

    Alla ha unaxariisto

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN 4 месяца назад +1

    QOF isagii isdilaya
    KUMAA kee laga hayaa?
    KEEBAA kuma gaadayoo,
    KUMAA kee laga hayaa?
    LAAKAHA naaska u kalkama
    KUMAA kaal waran tumoo,
    KUMAA isugu dhiibayoo,
    KUMAA IS Gumaada yidhi?
    ISAGU kee buu ahaa?
    miyaanu KUWII ahayn?
    KEEBAA kuma gaadayoo
    KUMAA kee laga hayaa?
    ILEEN, wuxu waa kuwiiye,
    KUWEE bay kala yihiin?
    Xudaydi. (AUN)

  • @kujihaadalshabaabkalayntoo6347
    @kujihaadalshabaabkalayntoo6347 4 года назад +2

    Illaahay ha.u naxariisto fanaanka soomaaliyed lkn waxay aad iskuku cod.egyihiin fanaankii waynaa alle ha.uraxmee faysal cumar mushteeg?

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 года назад

    Allaha unaxarista xudeydi

  • @zagalaxmed2926
    @zagalaxmed2926 4 года назад +1

    Maclin xudeydi ala yarxam

  • @footballfans6755
    @footballfans6755 5 лет назад +1

    Caasha luul manshallah

  • @EE-vg2ic
    @EE-vg2ic 4 года назад

    Allah yerhamoh❤️

  • @halkahaleel794
    @halkahaleel794 5 лет назад +1

    Taariikh cajiib ah ayuu ka wrrmay xudaydi

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 года назад +1

    Naa qaraamiga iyo Liilalow waa kala jaad

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155 2 месяца назад

    Maxamuud ismaaciil xudaydi. Maaha axmed

  • @hd__rocorder356
    @hd__rocorder356 4 года назад

    Allha unaxariisto

  • @abdinaasiraliahmed2371
    @abdinaasiraliahmed2371 2 года назад

    Allah yarxma 😢

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад

    Allah yarxam

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 лет назад +1

    Hada dhalin yarada joogtaa maba fahmayaan murtida aad ka had laysaan wallaahi soomaali way khasaar tay

  • @user-dd2hi1dz4n
    @user-dd2hi1dz4n 2 месяца назад

    Geriyey xoshoodlay maxaad qof sharaf leh naga dishay

  • @ladiyehbilehahmed4588
    @ladiyehbilehahmed4588 4 года назад +1

    murti gubaabo iyo dhaxal gal ah ayaad inooga reebtay walaal waaya araga abwaanka ah oo fanka soomaalidu isaga la`aanti sikale u eekaan laha.

  • @nadifaibrahim8371
    @nadifaibrahim8371 4 года назад

    Waa hadalo xikmada bdni ka muuqdaan

  • @saidabdikarimali3438
    @saidabdikarimali3438 4 года назад

    Inaba caadi ma ahan runtii waxbadan baa kanfaaiday

  • @qarshejama
    @qarshejama 6 лет назад +2

    Wareysigani ma intan ayuu ku eegyahay?

    • @farhanyareofficiall
      @farhanyareofficiall 6 лет назад +1

      Ahmed Jama wryaa wan ku hayaa zhp

    • @qarshejama
      @qarshejama 6 лет назад

      Farhan yare
      Linkiga ii soo dir geesi

    • @abdiganiarab9635
      @abdiganiarab9635 5 лет назад

      gabadha wareysatay. suugaanlaha qadii iga ah ee qaybta qaaliga ah ku leh bulshadeena xagee ayay joogtaa .fadlan cidii garanaysa meesha ay gabadhan ku sugan tahay ee isoo sheega

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 года назад

      @@abdiganiarab9635 London bay joogta waxay ka hawl gashaa somaliland TV London

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 года назад

    Tiigsi tumasho kkkkkkk

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 6 лет назад +1

    odeygu waa aftahan balse mid baan ku haystaa oo maadna leh kolkuu yidhi heeladaa ka horreysay gabeyga mise hilwaduu yidhi talow waxaanuu tiigsadey raage ugaas iyo ina cabdulle kkkk la fogaa lana ahaa bahda suugaanta hoggaankooda kkk muxumed liibaan jadeer xirsi boqon ina dubbe nuur dhago-cun ayey isku fac ahaayeen iyo fl qaarna waabey ka horreeyeen raagahan laga dhigey nabi aadan iney caano meel ka wada cabbeen marka gabeygu waa madaxa suugaanta maalintii afkan ilaahey abuurey uun buu la socdaye wax boqol iyo dheeraad sanadood jirey maaha

  • @abdirisaqmoalinahmed1416
    @abdirisaqmoalinahmed1416 6 лет назад +2

    Fanka diinta ayaa dhibaata ku heysa ee wax la helikaro ma'ahan

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 лет назад +3

      C/Risaaq Subxaanallaah hadalkaada hadaad Muslim tahay waa khatar ee Ilaahay utowbadkeen. Fanka aad sheegeyso maxuu yahay. Intuu sharafta leeyahay waa intuu diinta kudabafaylan yahay haduu dhinac ooga baxo wax faaiido ah maleh. Subxaanallaah ma Quraanka Kariimka iyo sunadda Nabiga SCW baa lagu gaaraa Macaan iyo sharaf. Allaha nagaransiiyo xaqa oo hanagu toosiyo.
      ان ربي على صراط مستقيم

    • @Maame65
      @Maame65 5 лет назад +2

      Walciyadu Billah wll ina diinta waxmaka baratay ALLAH u toobad keen wll aakhiro fan laguma waydiinayo Wallahi Diintena Xaqa ah ayaa lagu badbaadaya, waan ka argagaxay qoraalkaaga

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 года назад +3

      Diintu waxba ma dhibatayso ee dhibka ayey tosisaa
      Hal kalmad oo hadalka Allah ama diinta ah ayaa ka qiimo badan fanka oo dhan sxp

    • @ibrahimalimashin9696
      @ibrahimalimashin9696 4 года назад

      @@hafsaali4297 asc

    • @safiyaabdisalam2308
      @safiyaabdisalam2308 4 года назад

      Subxaanallah,diintu waxba fanka uma dhimin ee waxbey toosisaa, waana tan na toosisay