XUDEYDI OO KA SHEEKEYNAYA WAAYIHIISI NOLOSHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Hanoolaato is a media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network.
    Hanoolaato will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note hanoolaato media will describe how it will affect Somali society in a broad way.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

Комментарии • 59

  • @harun7450
    @harun7450 4 года назад +7

    Ilaahay ha unaxariisto isku magaalo ayaan ku dhalanay ana sidiisa oo kale ayaa 6 bilood anoo jira ayaa muqdisho leygeeyay mashallah reer berbera

  • @drqawdhankhadar3606
    @drqawdhankhadar3606 3 года назад +5

    ilaahay ha u naxariisto adeer gobonimo badan oo sheeko fiican buu ahaa fanaan iyo abwaan ah fulham london baan ugu yaraan 5 jeer ugu tagay

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 3 года назад +9

    SIDAAS AYAA WAX LOO WAREEYSTAA JAANIS AYUU SIINAYAY ILAA INTA KUJIRTA UUSOO TUFO WERIYEYAASHA SEEY U BADAN YIHIIN YACNI KUWA DAMBOO DHAN SIDII DAQSIGII AYAGAA HOR BOODA RUUXA AY WAREYSANAYAAN NINKAN MAASHA ALLAH MA AQAANO LKN SI WANAAGSAN BUU U DHAGEEYSTAY HALKII SUAAL U BAAHAN AYUU WEYDIINAYAY OO KALIYA AAD BAAN UGU BOGEY 50 DAQIIQO AUN XUDEYDI

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 года назад +11

    Geerida Hudeydi, sidii family member ayey ii taabatay, ma aha waa abwaan, fannaan, mulaxan, musician, intaa waxaa u dheer, dabeecad, dadnimo, furfurnaan, macallin, aabbo wanaagsan, Somali u siman tahay, he is one of the few people who gave a good name Somali music and singers.

    • @abdirashidkhalid5540
      @abdirashidkhalid5540 2 года назад

      Illahay xumaantaa uu cimriga ku dhameeyay ha ka dhaafo hadaad ka naxayso waxaa xun kuma tilmaanteen
      Aderkay allah ha ka dhaafo waxaa khayrka ka jeediyay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 года назад

      @@abdirashidkhalid5540 Miskiin badow, argagaxiso ah baad tahay, xumaan ma lahayn, maadna aqoon, badow reer buureed ah waa wuxuu dhulkiinna weligii u iman waayey, ninku tol muu lahayn wuxuuse lahaa Somali kale oo garanaysa wuxuu galo iyo wuxuu gudo, Siyad Barre iyo Morgan waxad u taqaana halyeyo, ninkani cidna ma dilin, ma xidhin

  • @mohamedmohamudomar5785
    @mohamedmohamudomar5785 4 года назад +4

    Alle Ha u naxariisto Macalin Xudeydi

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 Год назад +1

    ALLAH HA U naxariisto abwaan Xudeydi Aamiin

  • @fahimadiamond8473
    @fahimadiamond8473 2 года назад +4

    Alle naxariista janno haku siiyo😢🤲

  • @mohajr1282
    @mohajr1282 4 года назад +8

    Allah u naxaristo hudeydi

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 3 года назад +7

    Allaha u Naxariisto isaga & Dhamaan Muslimiintii Geeriyootay.
    Aamiin.
    Sabti 27/2/2021
    London, UK

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 4 года назад +3

    Alle ha u naxariisto Xudaydi.

  • @sikaawe
    @sikaawe 3 года назад +1

    Illah ha naxariisto Xudaydi iyo kuwii ka horeeyeyba..

  • @YounisYounis-ho7ut
    @YounisYounis-ho7ut 8 месяцев назад

    Allahu naxaristo papa xudaydi Stars. Idil xudaydi Mel walibo ad jogto wan ku salamaya Idiley ! Wa dadkadi rer jabuti.

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 11 месяцев назад +2

    Waqooyi wu Khasaaray tacabkiisi 😢😢😢😢

  • @abdikafiahmed9661
    @abdikafiahmed9661 3 года назад +2

    Allaha u naxariisto fanaankeenii weynaa ee xudeeydii wuxuu ahaa fanaan aad u cod macaan oo aad noogu weeyn alloow ku naxariiso
    29/7/2021.
    Ishaka , uganda .

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 года назад

    Ilaahey ha u naxariisto abwaan Xudeydi.

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 3 года назад +3

    Nice way to carryout an interview. Giving the detailed picture of every thing to the audience with less intervention. Thanks to The professional interviewer and thanks to Hudaidi for being a time capsule for the Somali history.

  • @Madadaal
    @Madadaal Год назад +1

    Xudaydi wuxuu ahaa nin taariikh ku leh fanka iyo gobanimo doonkii Somalida, Ilaahay haw naxariisto isga iyo asxaabtii fanaantii iyo asxaabtii hawl wadeenada wada ahaayeen.
    Maan jecleysan Ruwaayada Ina Cigal (AHN) u diiday sheekada meelaha aydin masaxdeen. Taariikhdu ceeb ma aha, Abwaakuna haday ceebtay mabuu sheegeen.

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 Год назад

    Masha Allah. Allah hau naxariisto kulligood E ummadda musliminta E ummatu MUXAMMED SCW SCW SCW SCW SCW

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Год назад +1

    Walaahi weriyahaanu waa cajiib. Waa nin degan oo sugaya fanaanka. Lkn kuwa hada weriye sheegtaahu ma alfana waa dad aanan qumaneyn oo deg deg qaba oo weliba sal fudud

  • @abulrahmanhashimiuk1099
    @abulrahmanhashimiuk1099 2 года назад

    Allah u Naxariisto Abwaan Xudeeydi

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Год назад

    Alle ha u naxariisto Ader Xudaydi

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 года назад +7

    Dadkeeni hore guud ahaan dad wanaagsan ayey ahaayeen. Gaar ahaan rer Waqoyigu dad is jecel ayey ahaayeen.
    Allah ha u naxaristo marxumka

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 Год назад

      Aaway fiicnaantii hada, Caku Soomaali iyo faankeeda.

  • @Kingcumar224
    @Kingcumar224 Год назад

    Ilahy ha unaxariisto abwan jirabu ahaa

  • @mcmmacruuf8787
    @mcmmacruuf8787 4 года назад +2

    Boqorkii cuudka Allow kuu naxariiso

  • @mustafejalawo4990
    @mustafejalawo4990 2 года назад +1

    Tariikhdii u dhashay muu waydiin saxaafada soomaalida waa markaan karahsado warbixintuba waa qabyo immika.
    Marxuumla Alle haw naxariisto.

    • @aishadahirfarah8729
      @aishadahirfarah8729 Год назад

      Aad iyo aad lkn haduuba afartanki ciyal iskuul ahaa waa dhor labatanki melahaas

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 4 года назад +1

    Alla yarxam legent tiir u ahaa Fanka somaliyed Nus qarni

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 4 года назад +3

    Allaha unaxaristo maskinka

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 19 дней назад

    VIVA AL-SHAHIID MAXMUUD ISMAACIIL XUDAYDAH !!!

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Год назад +1

    Daba dhilif necbiyaa, Alloow daba dhalif Soomaali ka dhowr

  • @maxamedmaxamudcerigabo3470
    @maxamedmaxamudcerigabo3470 3 года назад

    Alle ha u naxariisto hudeydi

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 3 года назад +2

    Illaahay haw naxariisto 🤲

  • @mohamedhamdan1453
    @mohamedhamdan1453 2 года назад

    Alle raxma abwan maxamuud ismaciil xudaydi

  • @abdirashidabdi
    @abdirashidabdi Год назад

    Allah haunaxaristo

  • @hudeifisuleiman9170
    @hudeifisuleiman9170 2 года назад

    Ale ha u naxariisto

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 3 года назад

    Aabbihii Cuudka Geeska africa allow kuu naxariiso.

  • @abdullahibrahim1285
    @abdullahibrahim1285 Год назад

    Hanoolaato waxan u aqaanaa reer siyaad bare e waxnooga sheeg hanoolaato inta aanad ninkan waraysan

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh Год назад

    xudaydi aloow kuunaxariiso

  • @suxufiabdisamad2155
    @suxufiabdisamad2155 3 года назад

    😢 😢 Allah hawnaxariisto Xudeydi

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 года назад

    Allah yarxam raaxiim

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад +1

    Masha Alllh

  • @maymunyasin9320
    @maymunyasin9320 4 года назад +5

    Allah ha ku martisooro jannadiisa
    Aamin
    Aamim

  • @mohamedhaji4744
    @mohamedhaji4744 2 года назад

    Xudeydi alaha unaxariisto 😭😭😭😭😭

  • @aazbarotheahmed1864
    @aazbarotheahmed1864 3 месяца назад

    Calanka somalia rag baa dhuuxa ushubay markas ayaa hada dad bahdil ku wadan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад

    Allh yarxam

  • @user-zj6gp7ky1p
    @user-zj6gp7ky1p 11 месяцев назад

    🇸🇴💪🏾

  • @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
    @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn Месяц назад

    Alaw qabriga unuur

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 3 года назад

    Ilaahow kuu dembi dhaaf
    Ilaahow ku cafi oo qabriga kuu waasici annaga samir iyo iimaan naga sii Halgamaa weyn buu ahaa Ustaad Xudeydi.

  • @mohalala4100
    @mohalala4100 Год назад

    Alha unaxristo

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 4 года назад

    Allha ha unaxaristo

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Год назад

    Xudeydi waa maxay? Maxaa loola jeedaa?

    • @ayuubjafaal5247
      @ayuubjafaal5247 4 месяца назад

      Xudaydi, waa magac u dhigma xamaraawi oo kale, magaalada xudayda ee dalka yaman ayaa loogu magac daray awoowihiis, oo ahaa ganacsade badmaax ah, lahaana doonyo isaga kala goosha, laasqoray, berbera ilaa bula xaar oo uu berbera ku dhashay

  • @aazbarotheahmed1864
    @aazbarotheahmed1864 3 месяца назад

    Calanka somalia rag baa dhuuxa ushubay markas ayaa hada dad bahdil ku wadan