Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Cali Sugulle Cigaal (Duncarbeed), Axmed Cali Haaruun (Dararamle) & Maxamuud Ismaaciil Xuseen (Xudeydi)

Комментарии • 103

  • @adamali2035
    @adamali2035 Год назад +5

    Axmed ismaaciil Xudaydi iyo Abwaan Cali sugule duncarbeed ragiii fanka dhidibada utaagay ilaahay haydiiin naxariisto naxariis waasaca🤲❤

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 года назад +15

    Afar nin oo halkaa taagan waa innaga hooseeyaan, Allah ha unaxariisto, meesha cilmi ba aku jira, haddii aynu wax ku qaadanayso
    ALI SUGULLE, AHMED CALI HAARUUN DARARAMLE, XUDEYDI, MAXAMED BAASHE

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 3 года назад +1

      Alle ha u naxariisto

  • @abdul3509
    @abdul3509 3 года назад +6

    Ilaahay naxariistii janno hakawaraabiyo dhammaantood raga halkaa Fadxiya aamiin yarabi

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 3 года назад +9

    Asalka fanka Allaa yarxama
    Cali Sugule iyo Xudeydi.

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 3 года назад +7

    Kayd iyo maktabado ayaa inaga geeriyoday allah dhamantood Ha u naxariisto 😭💔

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 3 года назад +5

    Allah ha u naxariisto dhammaantoda kayd inaka tegay💔😭

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 года назад +8

    Dadka isaaqa ah wa gobgob dhashay afka somaliga ayagaa haya

  • @abdimuuse9541
    @abdimuuse9541 4 года назад +10

    Ilaahay hunaxariisto jantu fardoosa hageeyo dhamaantiin

  • @alihassan649
    @alihassan649 3 года назад +3

    Ali sugule alaha unaxariisto abwaan cajiib ah kana ka mid ah kuwa ugu waa weyn ayuu ahaa...

  • @omarnuh
    @omarnuh 3 года назад +2

    Allah Yarhamuhum Abwaan " Ali Sugule Dun Carbeed, Aabihii Gitarka Xudaydi & Maytaadkeeniiba." mo.16:57pm.22mar.2021 holland.

  • @apdiqani9389
    @apdiqani9389 3 года назад +1

    Alle ha unaxariisto cali sugule xudayfi daramle

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 4 года назад +5

    Allow u naxariiso dhamantood

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 3 года назад +5

    Alle hawnaxariisto rag badani waa dhinteen.

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 месяцев назад

    ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤ cali sugule

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 3 месяца назад +1

    2024 ayaa wali daawanaya
    Allow rag ma ahaayeen oo taariikh maka tageen oo wakhti iyo waayo masoo mareen markaan arko jidhidhico ayaa i qabata haday geeri kudayso gabaw baan walle kudayn😢😢
    Ragga aanka gartay!
    Cali sugulle (Duncarbeed)
    Xudaydi
    Dararamle
    Adan tarabi
    Mxaa dad isugu yimi mesha😮

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 3 года назад +2

    AHU naxariisto dhamaan tood aameen yaa Rabbi

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 месяцев назад +1

    AHUN Abwaan Ali Sugule.

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 3 года назад +3

    Alla yarxama dhamaan intii dhimaty😰🤲🤲

  • @apdiqani9389
    @apdiqani9389 3 года назад +1

    Alle ha unaxariisto abtiyo daramle

  • @abdimuuse9541
    @abdimuuse9541 4 года назад +5

    Ilaahay hunaxariisto jantu fardoosa hageeyo

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 3 года назад +4

    Godka lagu janee geesi nagabaxuu.ahaa

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Год назад

    Inaa lilaahi wa Inaa ilaahi raajucuun

  • @kamsumasomali5535
    @kamsumasomali5535 Год назад

    Alla ya rxma dhamn keydi fanka umada somaliyd allow u wada nxariso dhamn bahdi fanki somalyd amin amin

  • @somalian4663
    @somalian4663 4 года назад +6

    Ilaaahew idiin wada naxariiso😢

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 2 года назад +1

    allah ha u naxariisto dhamaantood

  • @abdiqadiimi4937
    @abdiqadiimi4937 3 года назад +1

    Illaahow u naxariiso yaa rabbi dad wanaagsan ayay ahaayen

  • @Ahmedzaki2428
    @Ahmedzaki2428 11 месяцев назад +1

    ❤❤❤

  • @xarago6929
    @xarago6929 Год назад

    Amazing suugaan cajiib ah oo ashqaraar leh laxamo wadna qabad leh cajiib❤❤🎉

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku 2 года назад +1

    Allah ha unaxariisto intii dhimatay

  • @kg6987
    @kg6987 2 года назад +1

    Allahu naxristo dhamantood. Fanka waa fankii hore wllhi

  • @mubarakibrahim1093
    @mubarakibrahim1093 3 года назад +2

    Illaahay haydiin sharaxo Janadii sharafka weynayd

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 2 года назад +1

    Alle haw naxariisto

  • @ibrahimabdirahman9586
    @ibrahimabdirahman9586 3 года назад

    Adduun caaryaale! Alle ha u naxariito, idilkood.

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 года назад +7

    Ilaahay ha idiin naxariisto, ala maxaa soomaali rag qiimo leh ka baxay 😥

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 9 месяцев назад

    Cali sugunle inan lakulmo rabi ma xugmin wlhi ilahow unaxariiso

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Год назад

    Alle ha u wada naxariisto dhamaantood

  • @mohamedegal3268
    @mohamedegal3268 3 года назад +1

    Dadka halkaas fadhiya most of them covid19 baa laayay
    Allaha u wada naxariisto inta dhimatay
    Dadkoow is jira

    • @nasirjamac2494
      @nasirjamac2494 3 года назад +2

      Illhy baa dilay indr Coved-19 waxba ma dilo

  • @fadxiyajama2589
    @fadxiyajama2589 3 года назад +5

    Dun carbeed

  • @caydarussuldaan5470
    @caydarussuldaan5470 3 года назад +1

    Ilaahaw uwada naxariiso dhamaantood

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 5 месяцев назад

    Cali Sugule dun carbeed Farshaxankii Geyiga Somaliyeed buu ahaa. ALLAH YARXMA

  • @wacayswaraame7259
    @wacayswaraame7259 3 года назад +2

    Qaranbaa inaga dumay Allow janee dhamaantood

  • @sooyaalchannel1054
    @sooyaalchannel1054 3 года назад +2

    Afartaba ilaahay haw naxariisto

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад

    Faro dahable maanshaa'allaah xudeydi. Ilaahoow uwada naxariiso.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад +1

    Xudeydi allsyarxama

  • @smiledon77
    @smiledon77 Год назад

    ALAA YARXAM DUN CARBEED

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 года назад +1

    Allaha unaxariista inti dhimatay

  • @Les-grands-du-sport
    @Les-grands-du-sport 3 года назад +9

    Walee abwaan baa i naga baxay mesha waxba kuma hayno hada

    • @mohamouda.dualle0277
      @mohamouda.dualle0277 3 года назад

      Waa lahayaa
      Kuwa jooga hala taageero
      Kuwaa horena waa abwaanan yhn

  • @mirejr484
    @mirejr484 Год назад +3

    0:35 codkiisa ayaaba cajiib ah
    Inta jeer een KUSO ceshtay xisaab lagu gaari mayo
    Allaha U dambi dhaafo addoomihiisa xaggiisa U laabtay🤲🤲

  • @boqoreqaysboqoreqays3987
    @boqoreqaysboqoreqays3987 Год назад

    Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo raga halkaa kamuuqda aaboyaashii fanka somaalida

  • @abdiwalialijibril8876
    @abdiwalialijibril8876 3 года назад +3

    Covi 19 habaar kuga dhac maxuuu rag naga waday

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 3 года назад +3

    Bal hota eeg in ay dadka isàaq ah ay Somali ugu fucnyn oo gaalo diid ah ahaayen because mushaharkii ugu horeeyay ee LA siiyay aya lagu so qoray warqadii af talyani iyo af ingirisi

    • @abdikamil7627
      @abdikamil7627 3 года назад

      Walaal ilaahay dadka isku si buu u abuuray. Allah agtiisa taqwada ayaa loogu kala dhaw yahay. dadka gumaysiga u shaqayn jiray ee isaaqa kolay waxay la mid ahayeen somalida kale ee daba dhilifka ah, ma way ka fiicnaayeen baad leedahay?

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 3 года назад

      Ogow xudaydi isaaq maha waa warsangeli

    • @abdiibrahim7370
      @abdiibrahim7370 3 года назад

      @@khaalidsaid843 kama hadlayo xudaydi waxan ka hadlaya majoorati

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 3 года назад +1

      Somali waxa u soo halgamay daarood oo dhiigooda u qubay lana dagaalamay talyaani iyo ingiriis

    • @isxaaqckariin5235
      @isxaaqckariin5235 2 года назад

      @@khaalidsaid843 beenale maa shiikh bashirba bad darood aha mise farax oomar

  • @user-mj3cu6um2v
    @user-mj3cu6um2v 6 месяцев назад

    1

  • @abarre5554
    @abarre5554 3 года назад +1

    Mar labaad iyo midnimo

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 7 месяцев назад +1

    Isaaq waxay cadaysteen inay af somaliga iyagu leeyihiin somalina u daba fadhido

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 3 года назад +1

    8:40 He is like a libertarian.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад +2

    Cali sugle allyarxama

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Год назад

    Maxaa dunida rag tegay.. ilaah ha unaxariisto dhamaan.

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA Год назад +1

    Fish iyo jibs iska daa inay gartaane kuwa dhalaan garanayn!!😂😂😂😂😂

  • @abdifitaahhussein3142
    @abdifitaahhussein3142 3 года назад +1

    Kuwo waxaa jiro suugaanta soomlida iyo hodantinimada afka soomaliga ka yaqaano oo kaliya gabay lkn cali sugule waa bad shiribkii abgaalka ayuu ku heesayaaa

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Год назад

    Cajiib xudeydi sidu utuma ula kena heska wa wax cajiba
    Aun dhamantod wanaga hoseyan

  • @axmedjama6198
    @axmedjama6198 3 месяца назад

    Wa nin u gabaday umada taniyo digadi gunyal

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 месяца назад

    ILAHOW U NAXARISO ABWAN CALI SUGULE. HADRAAWI AYA LA WEYDIYAY ILAHAY HAW NAXARISTE ABWANADA KEE BAD MURTIDIISA UGU JECESHAY.WUXU YIDHI CALI SUGULE AYAN UGU JECLAHAY.WAAYO WAA AB WAANKA KELIYA EE SUGAN TIISA DADKU SI FUDUD U FAHMAAN.ILMAHA YAR IYO NINKA WEYNIBA SI FUDUD AYAY U FAHMAAN

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 года назад +1

    Dun carbeed abwaan garxajis ah waliba habaryoonia 😁

  • @nazircumar
    @nazircumar Год назад

    Aduun yooy xaalka ba mxy xaali nin haysaa

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 4 года назад +9

    Waad Goobi Doontaa Ragii
    Guba Ku Haasaaway
    Gacan Qaad Ismaaciil Miraa
    Umudan Gabi Ahaantoode
    Soomaali Qabiil kama Gabowdo⁉️

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 3 года назад

      Dadka cimrigaa tumashada ku gaadhay
      Caadifad bay ku dhinteen

    • @nasirsahal8884
      @nasirsahal8884 2 года назад +1

      Adigu ma Ninkii gabayga iska laha ee isagu tiriyay ayad uga aqoon badan tahay qamaan iyo ismaciil labaduba waa ilma'ader ilahay haw naxariisto dhamantood

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 месяца назад

    WAA BAASTER BAASTER DHALAY OO YUSRA HARTI AH

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Kkkkkkk

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 месяца назад

    LIXLE WUXUU AHAA KHANIIS KHANIIS DHALAY OO YUSRA HARTI AH

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 3 года назад +1

    Ya iga cawiya barnaamijkan oo dhamaystiran

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Год назад

    Aloow unaxriiso kuligood aduun qiima maleh ala yaa raxma

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 3 года назад +1

    Cimrigay tumasho ku gaadheen
    Subxaana allah

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 года назад +4

      Caqli gaab baad tahay , badow meelna kasoo gelin aqoon, garasho, ilbaxnimo, dadnimo. Raggani waa halgamaa gobanimo , hanuun dadweyne, tusaaleyn , dadnimo xumo baad caddaysatey, guri madow oo gaajo arrad iyo dayac kusoo korey, dareen iyo dadnimo ka madhan, balse xaasid, xin, xaqiraad ku ababay, iyo aabahaa oo hooyadaa filaya

    • @cabdiraxiinawcabdi4611
      @cabdiraxiinawcabdi4611 3 года назад +2

      Adna xan iyo ceey baad cimrigaagi cuneeysa

    • @zakisamehofficial7372
      @zakisamehofficial7372 3 года назад +5

      Rer kiina hadu ahaan laha wad amaani lahayd

    • @abdirashidkhalid5540
      @abdirashidkhalid5540 2 года назад

      @@mhassan0163 Runta miya ku gubtay ragani balwad iyo xumaan bay cimriga ku dhamaysteen ilahayse waa ka dhaafi kara
      Adigase caadifad baa qalbiga ku madoobaysay ee naftaada cadaabta uga tudh
      Aderkay labaad weeye xudeydi hadana inuu cimrigaa ilahay siiyay ka faaiidaysan waayey oo xumaan ku weynaaday illahay ha ka cafiyo isaga iyo odayada kaleba

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад +1

    Inta mesha jogta hal nin kaliya ayaa ka nool

    • @deromar4803
      @deromar4803 3 года назад +2

      Kee baashe miyaad ku hafaysaa asna waa go'ay rabbi ha uraxmado gidi

  • @faisalmohamedgoohe4678
    @faisalmohamedgoohe4678 3 года назад

    Subxaan maxaa qabyaalad qalbigiisa ka buuxday alle kuuma naxariisto

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 года назад +5

      hoostada ma dhaafto oo ilahay naxariistisa kuma tuso ina faqash

    • @nasirsahal8884
      @nasirsahal8884 2 года назад +1

      Ader adigoo kalle xumo iyo samaan lagama aqballo maytidana lama habaaro geesiga runta sheega daalimkaa dhibsada

  • @sayidmahmud6093
    @sayidmahmud6093 3 года назад

    Khaatumo xumaa??? 80 iyo 90 no,, wali tumasho moye towbad hayn,, fanaan kheyr daranaa,,, qofka waxuu ku nolado ayuu ku dhintaaa,, ALLOW na hanuuni naguna sug.

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 3 года назад +2

      Xantaa Ka dambe badana Oo Quraanka laguu sheegay. Fanaannim macsi weyn maaha Runtii. ( كبائر الذنوب) maahan. Runtii aqoon darra ku hayso. Dadkaan iyagaan Somali ku nahay. Jahliga aad ku hadlayso u fiirso

    • @sayidmahmud6093
      @sayidmahmud6093 3 года назад +1

      @@abdirahmanalimohamed1419 niiko iyo tumasho iyo qaawni la xayeesiiyo niman iyo naago is qabin laisku sii daayo, danbi ma a-ha weyn, Muslim man dhahaayo...

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 года назад

      @@sayidmahmud6093 sidad u hadlayso wa lagu fahansanye cadi iskaga hunqaac cudur qabe alle kuma cafiyo

    • @sayidmahmud6093
      @sayidmahmud6093 3 года назад

      @@buuxciise2167 ???????

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 года назад +1

      @@sayidmahmud6093 👎👎👎👎👎👎👎

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 3 года назад +1

    Alle ha u Naxariisto dhamantood