Ka faa’iideyso boqorka sheekooyinka gaagaaban

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 21

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Год назад +2

    Alle yarxamuu nin oday ah oo aqoonyahan ah oo afka iyo suugaanta aad ugu xeel dheer ayuu ahaa siciid Jaamac xuseen kucmudi.

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 2 года назад +1

    Allah ha u naxariisto abwaan saciid jaamac xuseen

  • @abdisiyad6782
    @abdisiyad6782 4 года назад +1

    Allah cimriga iyo caafimdkaba haw barakeeyo Adeer Siciid Jaamac Xuseen waa Aqoonyahan iyo oday soomaaliyeed. ♥️♥️👏

  • @yeswecan.8379
    @yeswecan.8379 2 года назад

    Caawa ayay tiisii noqotay macallin, Qoraa Siciid Jaamac Xuseen. Eebbe naxariistii janno ha ka waraabiyo.😭🙏🙏🙏

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 9 месяцев назад +1

    A*U*N SIRCIID XUSEEN

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 года назад

    Adeer Siciid jamac wuxuu ku geeriyooday London 9kii/06/2022 Ilaahay ha naxariis, janada ha ka WARAABIYIO.

  • @ibrahimabdiibrahim8935
    @ibrahimabdiibrahim8935 2 года назад

    Hadda ayuu Geeryoodey Alla hakuu Naxariisto Macalin..🥲🥲🥲

  • @abdallasamatar3037
    @abdallasamatar3037 3 года назад +1

    Aqoon buu igu biiriyay. Alla yacazik macalin...

  • @apdikaafiahmed2402
    @apdikaafiahmed2402 2 года назад +2

    اللهم رحم ووسع مدخله بالثلج و البرد. ٩/٤/٢٠٢٢.

  • @rooblexajicali1430
    @rooblexajicali1430 2 года назад

    Ustaad siciid jaamac xuseen rabbi cafimadka iyo cimriga ha u barakeeyo

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 4 года назад +1

    Maanshalah siciid jaamac xuseen siciid kocomay
    Waa nin sare ilaahay cimir dheer iyo caafimaad ha siiyo

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 2 года назад

    Luul jidh macaan bay haysaa xaax

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 5 лет назад +2

    Dar ilahy uu jeclahy siciid adeer inataan ka dhagysaty wax badan ka Faiday

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Год назад

    Cajiib

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 4 года назад +2

    Isu noolaada
    Isku garab noolaad
    Isu noolaada

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 2 года назад

    Allah unaxarsto

  • @AJama-d9d
    @AJama-d9d 3 месяца назад

    XABADI KEENTAY. WAXAA. LA. ODHAN JIRAY. 1967. DAGAALKII
    YAMAN. IYO INGIRIISKA. DHEXMARAY. DAKII. KASOO. QAXAY. DAGAALKAA. AYAA LA
    ODHAN JIRAY. XABADI KEENTAY

  • @hah7064
    @hah7064 4 года назад

    Sheekada waxaa xiisaha ka qaadaya waa hordhaca faraha badan ee ka horeeya. Waxaa ila haboon in sharaxaadu xaga danbe ay marto.

    • @KulmisoAraweelo
      @KulmisoAraweelo  3 года назад

      In laguu hor mariyo ayaad doonaysaa kkk in aad horudhaca dhagaysato baan doonaynaa annaguna kkk Mahadsanid