Rag culus baa isku tagay Axmed cali dararamle alle ha naxariisto maxamuud ismaaciil xudeydi alle cimriga ha barakeeyo Erayadii Aun abwaan yuusuf x aadan qabile
Sacabka jiibta Codka Heesta io waliba cuudka sidu u raacinayo xudaydi wuu kala jarjaraya isago kala hagaya xadh kahaa fara badan kana dhex samaynaya waxan la tumi kari Marna Isago waliba ka dhigaya mar musig marna durban marna waliba sidii mushxarad oo kale Marna waxan la garanayn o is dhex yacaya Waxan leyahay (Alla Ya Raxma Raximiin Labadoodaba ) Allow godka u nuur ya Rabbi
Aamin Ereyadii Ustaat yuusuf Xaaji iyo Lahankii Xudaydi Codka Axmed Cali Haruun Iyo Faysal Cumar Mudhteek Walaalaha Hargaysa
Illaahoow idiin naxariiso dhamaanteen inta dhimatay walee Raga soomaaliyeed waa cajiib kuwii horeba ha u horeeyaanne 💪❤️💪❤️💪❤️💪❤️
Rag culus baa isku tagay Axmed cali dararamle alle ha naxariisto maxamuud ismaaciil xudeydi alle cimriga ha barakeeyo Erayadii Aun abwaan yuusuf x aadan qabile
Saxiib heestan waxa sameeyey Cali sugle dun carbeed
@@sakariyekhadar4646 muu sameyn zxp sooo baadh Aun cali sugule wuxu heesta kle hay gabin hay goynin ee faysal mushteq iyo dararamle qaadaan ok
Wr heesta faysal cali mushteek muu qaadin
@@Qoraxjoogmediafaysal mushteg wuu qaaday isna ee soo baadh bro lkn heestan Axmed mooge ayaa ku caan baxay
Cali sugule ayaa lahaa heestan dararamlena oo nin muuse care ahaana wu qaday
Midab Aan Cadaan iyo
Cowlaan Ahaynoo Daymada
Cajebiyoo Lagu
Cajisayn iyo
Waxaad tahay
Mas Ciideeeeeed
Wali Waa Caruurooo,
Waa Laan Curdinahoo’oo
Wxaa Loo Carbinayaa
Sidii Faras Colaad iyo
Dakano U Cugtamayeeee....
Suuniyaal Carceereee
Cidhifka Isla Gaadhiyooo
Indhaha Cowl Lamoodoo
Caashaqa Abuuraa Igu
Beeray Cudurkeeeeeeeeeee....
Cambaruudka Naasahaa’aa
Caaradaha Madooow Iyooooo
Luquntaa Cabaadhkale Iyo
Caduudaheediyo Kubabkaaa
Is Celiyeee...❤️❤️❤️❤️❤️❤️
____________________________________
Waa Tilmaan Gabadh Soomaaliyed
iyo Midabkeenii Maariin dhalaalka
Ahaa Ee Maskii Ciida Cas Ee howdka
Lagu Arki jiray Dhanka Magalada
Ama Dadka Cadaankuna Waxay
Midabkaa Ugu Yeedhaan
(Chocolate Color)
Midabka Jukulatada u eeg.
Wxaan Rajaynayaa Inay Hableheenu
Midabkaa Sidaa Loo Tilmaamay Ay
san ka tagin Ee Ay Ku dhaataaan.💯
Sax💯
Omar sollas officia@l Alla ya cisak Noolow sxb intay nololi jirto , ammaantii hablaha halkaa bay ku dhanthy
Thanks ❤❤
Page ka afraad ee heesta wan fahmiwayey ku dhawaqista ereyada hadad fahantay sxb soo qor
@@maxamuudcabdifaarax3740sxb anaaa kuusheegaya
Waaaah Waaah
Ereyadii
Yousuf Haji Aden Elmi Qabile (AHUN)
Laxankii
Moh'oud Ismail Hussain Hudeydi (AHUN)
Codkii
Ahmed Ali Haruun Dararamle (AHUN
Alah yaraxma. Ustaad buu ahaa macalin buu ahaa wuxuu ka mid ahaa kooxdii walaalo Hargaisa ee fanka bud dhiga u ahaa
waxa loo carbinayaa
sida faras colaadiyo
sange loo cugtamayee
cir habeeno da’ ay oo
doog iyo caleen ba leh
ama rays cagaaroo
ciiradu ka duushiyo
cosobkay la midab tee
wali waa caruur oo
waa laan curdina oo
waxa loo carbinayaa
sida faras colaad iyo
sange loo cugtamayee
cambaruudka naasaha
caaradaa madow iyo
luquntaa cabaadhka le
iyo cududaheediyo
kubabkaa is celiyee
wali wa caruur oo
waa laan curdina oo
waxa loo carbinayaa
sida faras colaad iyo
sange loo cugtamayee
Sunayaal carceere
cidhifka isla gaadhiyo
indha cawl la moodoo
caashaqa abuuraa
igu beeray cudurkee _ intii dhimatay allaha u naxariisto inta joogtana cafimaad & cimri dheer & iyo camal la aqbalo aameen aameen
Waxa loo carbinaya sida faras coladiyo dakano u cugtamaye
Erayadii ustaat Ama Mclinkii Raggab Waa yuusuf Xali Qabiile
Habeen jimce zoo galayo oo ciidul fidri ah 20/4/2023 darar wayne
Indho cawl la moodo caazhaqa abuura igu beeray cudurkee Aun dararamle iyo xudaydi
Allah haw naxariisto ahmed raramle iyo cali sugule xudaydina cimri dheer iyo caafimad taama hasiiyo
Baytka sadexaad intaanu bilaabmin halkaa waxaan ka maqlayaa codkii xabeebta lahaa ee allah ha u naxariistee Faysal Omar yaaaaah yaa xudeydi
Haa wuu fadhiyey AHNtee
Sacabka jiibta
Codka
Heesta
io waliba cuudka sidu u raacinayo xudaydi
wuu kala jarjaraya isago kala hagaya xadh kahaa fara badan kana dhex samaynaya waxan la tumi kari Marna
Isago waliba ka dhigaya mar musig marna durban marna waliba sidii mushxarad oo kale
Marna waxan la garanayn o is dhex yacaya
Waxan leyahay (Alla Ya Raxma Raximiin Labadoodaba )
Allow godka u nuur ya Rabbi
Waa run aaammiinn
Aaammiiiinnnn
Maxaad dhagaha raaricizay wll alle haynoo wada naxariisto dhamantenba 🥺🤲
Xudaybi oo kale inama soomarayo AUN
A c haaruun.one of the best songer in East African music ian
Erayadii yuusuf xaaji aadan qabile oo ahaa abwaan siyaasi iyo aabihii labaad ee aqoonta somaalida
Waxaa ku luqeeyay sadex fanaan axmed cali xaaji haaruun dararamle
Axmed mooge liibaan iyo weliba faysal cumar mushteeq
Waa sax
maxamed mooge iyo faysal labadana ku dar
@@kingtv9589 caawa baan soo wada booqonay aniga iyo adi
Ahu naxariisto labada marxuumba aameen yaa Rabbi
Waah waah wlhi heestan aad ban u jeclahay erayadeeda iyo laxankeedaba fanan badanna way qaadeen
Alle ha u naxariisto fanaanka iyo abwaankii heesta sameeyey yusuf haji aden aw cilmi qabile aabihii labaad ee tacliinta
Alle ha u naxariistee Abwaan wreyadii Cali sugule dun carbeed
Allow u naxariiso aabayaashi fanka somaliyeed
Aaaammiiin
Heestan waxa ereyada iskalaha ustaad yuusuf xaaji Aadan cilmi ahun waxa luuqda iskalaha Axmed cali haaruun darmale waxa kabanka macaan boqorkii cuudka xudayid
Music100%
Cod100%
Ereyo100%
Macalimiintii fanka somaliyed ♥️🙏
xalligii fanku noolaa waayo waayo labo aktar iga dheh
Waxaan dhagaysanayaa heestan caawa oo ah habeyn salaasa soo galayso 2022 April 05 1:45 saacadda bariga Africa
Nùradiin caawa Raaxeeye soo geli masuul adoo mahad san sxb
Erayadi allh hawnaxarisete cali sugule
Yusuf xaji adan bn ku maqlay
Ax ax maxy xabaali nin hysaa eraydii mclin abwaan aabhii fanka iyo aqoonta yuusuf x aadn qablle
Allaha u naxariisto labadoodaba
rag rag dhaley walee rag lamida lama helo
Macalimiintii fanka soomaaliyeed
Macallimiintii fanka soomaaliyeed dheh
Axmed cali haaruun dararamle iyo Maxamuud ismaaciil xudeydi labadoodaba ilaahay ha u naxariisto
Innaba caadi maaha garaaca cuudku daqiiqada 8:15 illaa 9:12
Waad ila aragtay ❤❤❤❤😍😍😍😍
Walee odeygu heeskan wuu tumey aun tee dhamaantood e
@@Qaramimedia1 haa wllhy wll uu kaga hadalsiiyey alle ha u naxariisto dhamaantood
Daqiiqada kowaad iyo beejka sadexad inta ey bilaaban heesta sidu cuudka u tamay xudeydi waxad mooda wadnahaga inuu garaacayo allah uwada naxarista
Maraa waaxid wuu tumey kaban AHNto dhamantodba
Heestan ana qorey beri aan cadan jogay e bararaqda mesha kla taga
Kkkkkk hee ma erayadiibey kaa qaldeen
@@Qaramimedia1 hhh ha camo beri an cadan jogay ban qorey
Inaderow page ka 4aad soo qor waan fahmi waayey
Cir habeena da ayoo
Erayadii abwaan yuusuf xaaji aadan qabile
Allaha unaxariisto
Boowe kabankaa oo yey 😢😢😢
Waxaa isku helay Meeshaas Miisaanka culus hobaladii walaalaha Hargeisa sida mushteeg,Dararamle iyo Xudaydi dhamaan tood AUN
Kamanka waxaa Tumaya Amirul cuud Maxamuud ismaciil xudaydi AUN waxaana heeska markan qaadaya Dararamle Balse mushteegna meesha wuu fadhiyaa waayo shanqan gaara ayuu leeyahay (dhuq dhuq dhoq ) Ayuu gacmihiisa ku samaynjiray waana lamaq layaa hada kama maqna meesha Dhamaan AUN we lose all of them 😢😢
EEBE ha u naxariisto lababoodaba
Aamiin
woooow
Hees xusid mudan Old is gold
12/07/20 in Kuala Lumpur
Axlaa hees
Ugbaad samatar
Weli waa caruuroo 😂😂😂😂😂😂😂
Waa laan curdinahoo hee
Muse care I rumaao ihi labause wa hadaa utagin abhibi fanka fair east .like costom House
HEESTA SIDII UU IISHEEGAY INA XUDEYDI, DARARAME .UU
DHIIBAY.
Maxamuud maxamed ali
ADUUNYO AAYO MALAHA
Sixiid waqooyi
Ha timan
Opa
Lba musa kkkkk
25/07/2021 paris
Juuqna
Codka dararamle
Erayadii mxmd xaji aden qabiile
Music xudaydi
Maaha qabile
Waa cali sugule cigal baa sameyey
Waryaan lagugu qoslin waxaanad hubin lama sheekee waa ereyadii cali sugulle duncarbeed
Ok
Laba ma agtada inta isoo racdy laba muuse ka kow yahay
Nuradiin iisoo gali wax kale oo xudaaydi tumayo sxb
Sxb soo geli qaraami hore Raaxeeye
Laba muus3
Laba .use car ku kalifa
*Axyaa Hees+Cod Mcn O Qiiradiisa Wata🐑*
👏👏👏👏
Mala xisrsigan tuule aan degen ba ku been sheegay