Heestan waa ay kudheeshay Inantan, waliba qaladka kaligeed Malahan ee xataa Kuwa music lads timaya ayaa qeyb ka ah foorteembada ay gabadha baxeyso in badan.
Allaylehee hadday heesi dembi tahay tan baa ah!.wax walba marka meeshii laga kexeeyo ayuu dembi noqdaa. Degenaa cugtamaya buu ku leeyahay.kuwo wax u tumaya iyo tv ga soo daayay ayaa dembi ka galay suugaanta wlhi.
Maxa dhacay wll 😂 mar hadii aan fanaanin teenie hore la gadhayn in wax laga daba bartaa way dhantaa inta sharma boy la gadgaysanayo iyo kuwa la hal maala
Heestan waxa lahaa ahmed cali haaruun dararamle macal laxanka luuqda faysal ahmedba waa laba fanaan oo aad uwawayn alle hawnaxaristo odayaashaa
ereyada waxa laha abwaan macalin yuusuf xaaji adan qabile
laxanka U xudeydi
axmed mooge iyo dararamle iyo faysal cumar mushteeg sadexda nin aya midba mar qaday xaqiiq weye
@@buuxciise2167
Axmed mooge uu ka danbeeye
Dararamle iyo mushteeg baa ka horeeye
Anu mushteeg baan ku dhagaystay
(Cadaan Weete Not Casaan)
Midab Aan Cadaan iyo
Cowlaan Ahaynooo
Daymada Cajebiyooo
Lagu Caajisayn iyo
Wxaa Tahay Masciideed♥️✅
Heestan waa ay kudheeshay Inantan, waliba qaladka kaligeed Malahan ee xataa Kuwa music lads timaya ayaa qeyb ka ah foorteembada ay gabadha baxeyso in badan.
Allow Hooyo janadii geeey
😭😭😭🤲🤲🤲
Aaaameen.
Wll illaaahay dartiis subscribe iigu saar.
Allaylehee hadday heesi dembi tahay tan baa ah!.wax walba marka meeshii laga kexeeyo ayuu dembi noqdaa.
Degenaa cugtamaya buu ku leeyahay.kuwo wax u tumaya iyo tv ga soo daayay ayaa dembi ka galay suugaanta wlhi.
Maxa dhacay wll 😂 mar hadii aan fanaanin teenie hore la gadhayn in wax laga daba bartaa way dhantaa inta sharma boy la gadgaysanayo iyo kuwa la hal maala
❤ ❤
Adeer faysal cumer 😭😭ilaahy hakuu naxriisto
Haddii aad kaheshay like iisaar
Waar heesta yaan lagugu cadaabin haku ciyaarin
Axyaa hees way way
Heeestan waxa iska lahaa Ahmed dararamle alllah how naxariisto
Waxaan sameeyey cali sugule duncarbed
Sido kale heesta Ustaas maxamed cumar mushteeg asaguna wuu qaaday asagaabaa dararamle kaga cod macaan
Heesta waxalahaa AHUN Yusuf Xaaji Adan, wuxuu u tiriyey AHUN xaaskiisii Shukri oo ahay gabadh aad uga yar markuu guursaday 1971. laxanka waxa saaray AHUN Maxamoud Ismaciil Xudaydi waxaana qaadi jiray AHUN Axmed Cali Haruun Dararamleh Faisal oo saaxiibkii ahaana wuu kadaba qaaday
WAAR HEEDHE ISKA SAXA HEESTA ORAGINALKA QIFKA LAHA FAYSAL OMAR MUSHTEEG MALAHA,WAXA HEESTA ISKA LEE OO LAXANKA MACA LAHA DARAARAMLE
Aad iyo aad
Eraydii Ahmed Ali harun daramle waxa qadey Faisal Omar mushtek
Heestaasi Ma Wada dhamaystirna Abteyaal🙄
Kani heestii u kubsaday heesaha sidoda u qada ma iska da
Wuu kuciyaarey wlhi
No casaan waa cadaan
Sida faras colaadiyooooo
Sange loo cugtamaye
weeye heestu
Dakano cugtamayee weeye
Sunayaal carceereey cidhifka isla gaadhiyo indho cawl lamadoo caashaqa abuura igu beertay cudurkee