Qisadii toogta Mulaxan Jiim Sh Muumin - Waagacusub Tv

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • waagacusub.com - Fanaanka Jiim Sheekh Muumin ayaa ka sheekeeyay qiso xanuun badan oo soo martay kadib markii toog lagu xukumay Somaliland,.

Комментарии • 51

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 месяца назад

    Alle haw naxariisto

  • @dalmarsheikhabdikarim9131
    @dalmarsheikhabdikarim9131 6 лет назад +8

    Hadaan nahey Hawiye Reer somaliland Shacbi iyo dowladba amaan iyo qadarin naga mudan allaha idin xifdiyo dhammantiin cadowgiina hoos insha allaah

  • @xadarisoxadir2940
    @xadarisoxadir2940 5 лет назад +4

    Wlhi reer hrgyse waa gob waxba ayaan laygu dirin oo ley odhan somalidiid

  • @deeqoahmed6041
    @deeqoahmed6041 5 лет назад +1

    masha alah qadar ayaalodhintaa wlhi ustaad dilamaahin e qadar ayaaqabtay

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 7 месяцев назад

    Jiim runtii qarankii oo qofa allha unaxristo 😢

  • @RidwaanDaahir-pw5oy
    @RidwaanDaahir-pw5oy 2 месяца назад

    3:27 waaban ka ii daray kulahaa jiim sh muumin 😂 allow kuu naxariiso

  • @NonStopMaano
    @NonStopMaano 12 лет назад +8

    reer abtigay waa gob walahi allow dalka nabad nooga dhig

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 10 лет назад +15

    Somaliland aad ayeey u mahadsanyihiin shacab ahaan iyo dowlad ahaanba walaahi waaa ilin iga keenay ENG: Cilmi Ganeey oo diyadii ka bixiyay Jiim Sh Mumin ayagoon is arag 40 sano hadaan reer koonfur nahay qadarin weeyn ayaan u heeynaa dowladda Somaliland

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 5 лет назад

    Aaadan tarabi allah ka ari dona

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 11 лет назад +1

    aad yaan uga xumahay dhibaatada sooo gaadhay aniga oo ah wiil reer hargaysa ah hadan a waxaan ku faraxsanahay guusha laga gaadhay sii dayntiisa waana kuu faanaynaa muxalaymiistaha soomaaliyeed

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR 3 года назад

    Jimmy sheikh mumin

  • @Wehliye1000
    @Wehliye1000 12 лет назад +1

    alhamdulillah... qisada qeybta labaad aawey??? walahi aad aya ugu farxay qisadana qiso murug aye aheyd at the same time farxad marka loosheegey ino xuriyadisa helaayo walahi aad aya ugu farxay alx... laxamistahan aniga ahanteyda ma'aqan balse waa ku farxay toogashada oo ka badbaadey.... mahadsanid engineer(ninka soo badbaadiye mr.jiim)...

  • @jaangari123hassan2
    @jaangari123hassan2 3 года назад

    Nin hotel u bax iska raceen ee u sheegayo inginerku waa khadar jawan alle ha u naxariisto

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 6 лет назад

    wa fananka kailiyah ee kagacan ku dhiigle ah fanka somaliyeed

  • @nasteexodaahir106
    @nasteexodaahir106 10 лет назад +1

    Kuli shey You must Say All xamdullaah

  • @Wiilmadiino1
    @Wiilmadiino1 12 лет назад +2

    ILLAAH BAA MAHAD LEH
    ANIGA WAXAAN ODHAN KARAA UMADAA SOMALILAND WAA DAD WANAAGSAN OO WAX TAR LEH MAXAA YEELAY ADIGA OO GACAN KU DHIIGLE AH AYEY REERKII DHALAY QOFKII AAD DISHAY KU CAFIYEEN MISANA SI WANAAGSAN KUU ANBA BIXIYEEN WAA ILLAAH MAHADII EE WAA IN AAD UMAHAD CELISAAAAAAAA

  • @Jar_javoo
    @Jar_javoo 2 года назад

    Jinsiya bila basaboor bilash kafiil guri kulaleyahay hadaba gooso waa magacaa kugar dowlad iyo shaqsi itobiya sacudi basabor keeudonaneysa inti lagu rarayay dad kalena waa lagugu raraayay

  • @mustafeabdirizak3320
    @mustafeabdirizak3320 5 лет назад

    Aad baan uga xumahay in jiim sheekh muumin muddo dheer uu ku xidhnaa jeelka madheera isla markaana aanay cidna ku soo booqan faaniinta hargaysa ku nool
    Ceeb ayaa ka raacday fanaaniinta somaliland si gaara aadan tarabi oo abwaan waxbadan ka qaban kari lahaa lkn fanaaninta iyo abwaanada hargaysa ku nool ceeb baa ka raacday

  • @fabianhanad1310
    @fabianhanad1310 12 лет назад +4

    Wallee isaaq waa gob, ninkana ilaahaa maskaxda u dhimoo dhib samee ismuu laheyn.

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 лет назад +1

    Wlhi qofka ilaahay dilo ayaa dhinta arinkuH arin mucjiso ah ayuu aha......

    • @hamzzyshacko4318
      @hamzzyshacko4318 5 лет назад

      wr usTaaadka igeeY
      gacanTa Ha ifadhisiye😁😂

    • @zalmiita5623
      @zalmiita5623 5 лет назад +1

      @@hamzzyshacko4318 ustaadku nin libaax ah ayuu wax bari kara....😂😂

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 года назад

      @@zalmiita5623 Anigaa Libaax Isku Haystee Bal.....😂😂😂💔

  • @sabriinesuwaydi7357
    @sabriinesuwaydi7357 9 лет назад +1

    miskiin
    allxmu

  • @sahraabokar6102
    @sahraabokar6102 12 лет назад +1

    somalidiidkii ilahay haduu ka soo daayey waa guul wuuba ka soo cararay good job lolz

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 5 лет назад

    Uundisho kkk waa 11

  • @qaadeeycade884
    @qaadeeycade884 12 лет назад

    cajiiiiiiib waaye qisadaaan lkn ma dhamaystirna jiimi salaada badi akhiiii

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 5 месяцев назад

    Gurigyaga ayuu nala dagana qol marku hawshasii ku dhacaday waa nin qaaliya oo af gaban oo miskiina

  • @somali.cartoon.channel
    @somali.cartoon.channel 6 лет назад +2

    Waxaad igu caawisaan hadiiba aad wax ka ogtihiin sidii shilku u dhacay wiilka sidee buu u dilay??

    • @alii7936
      @alii7936 6 лет назад +1

      Goor habaanimoah ayay ahayad 12 habeenimo jalka wayanaa hargasa hortiisa wii hakaas maharad kulahaa ilaa 6 ilaa 7 xabo ayuukudhuftay maraas aydadku soobaxaan mucararin dharbadana maxidhnayan uu xanuunsanayay baan umalaynayaa qaarna waacabsanaabaylahhayan ininkana ilmaadar baan ahayan wana dhamaatay marnabana haladilo manaan odhan waana saamax miskiinbuu ahaa ilaajaalka cutada ugu gayn jiranay laakiin waa nasiibdaro Injinaarku yidhaahdo anaa dhiibay lacagta badh isagaa kaanay badh hargayasa laga kanay iyo jabuuti xamar badankana angaaka samaxnay lakiin injinaaraks wadadaalay

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 15 дней назад

      ​@@alii7936walahi waa qiso cajiib ah oo wiilka uudily yuu isaaq kayay

  • @cabdikaaficabdicusman4994
    @cabdikaaficabdicusman4994 5 лет назад

    Xudeybe gadaashii qofna kuma heesto garaacista cuudka mucjiso

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 5 лет назад

    Mag dharaareed lagama bixin
    Mag dharaareed waa 100 halaad
    16.000 $ loxa iyo toban kun
    Maqaadiir alaa ku dhacday

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 6 лет назад

    Sorry walhi maskiin

  • @drhusseinabdi2586
    @drhusseinabdi2586 5 лет назад

    Kow in uu ilaabayaa waar nio nin 50.sano garaaacayay ayaad ku leedahay wuu ilaabay

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 5 лет назад

    Sheekadan wax yar baan ka fahmi waayay. Jim Sh Muumin ma wax buu dilay mise waa lagu eedayay dil uusan gaysan?

    • @1001-q4l
      @1001-q4l 5 лет назад

      Wxuu suuqa hargeysa hben saacado dnbe kudhexdilay wiil dhalinyara ah isaga oo aanay maskaxdiisu fadhiyin wxoga isku buuq ahba ku furna

    • @hindihassan1094
      @hindihassan1094 5 лет назад

      Wax ma dilin wala nabay

    • @1001-q4l
      @1001-q4l 5 лет назад

      @@hindihassan1094 _marka la nabayo mxy thy ujeedadu yaase loo yaqaanay mxse dhigay isaga meesha dillku kadhacay yse dilay wiilka dhintay hdn isga gacantiisa ilaahay ku sababin wxnku odhnlaha wx aanad ogeyn inad ka hadazho wkgu dembiye lasoco_

    • @hindihassan1094
      @hindihassan1094 5 лет назад

      @@1001-q4l qof qabiil diloday batahay aniga ma aminsani jiim oo maskaxdisu joogto wax dilayaa wiilka dhintay allaha unaxatiisto

    • @1001-q4l
      @1001-q4l 5 лет назад

      @@hindihassan1094 yaaku yidhi de maskaxdiisa joogtay taas wla ogyhy lkn wla nabaya ayn ahyn wxmeesha yaala mida kle markad aniga ileedahy wxdthy qof qabiil dishooday halka wx qabiil ku saabsan ama loo maleynkaro ay qoralkayga kaga xusanthy ma itusikarta hdnad adigu ahyn qof aan maskaxdiisu fadhiyin ama qabiilka aad sheegayso madaxa kaga jirin