Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Nabsi Ha Guntan oo Meel Ha Dhigan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2019
  • Khiyaamadu waa shay xaaraan ah oo aad u xun ee iska ilaali weligaa!

Комментарии • 218

  • @mahadibrahin8667
    @mahadibrahin8667 5 лет назад +37

    Qofna waliga lagama jabiyo qalbi ma ogiid in qalbigas ilahay JACEL yahy

    • @princessputland6043
      @princessputland6043 5 лет назад +2

      Wlhi bilaahi waxaan jeclahay wiil wiilkaas oo aanku martiqaaday gurigeyga waxuu ka yimid wadan kale dadbaa nakale geeyay ileen jaceylku wxuu lyhy qalbiga oo ku walwala dhaxan joogta ah iisoo duceeye dhamaantiin

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 года назад

      mahad ibrahin mahad dadka ma wada fartan in an qof kula mida an la dhawicin

  • @abdirahmanjookar9584
    @abdirahmanjookar9584 5 лет назад +9

    Masha alllaah maamadan wlh qof loo dhigo Soomaali maxamed kuma jiro 😍 really waan jeclhy qisooyinka ay soo dhigto iyo taladeeda wanaagsan

  • @sayiid798
    @sayiid798 5 лет назад +11

    Heesti waxaan so xasuustay Mohamed mooge Allah ha unaxariste
    "Nabsiga hiishaan, heedhe Kula haleeloon,
    Hoogtooy wanaagani, Waa kaad halleyseen, Kula hor joogee,"

  • @aliacarfoon6284
    @aliacarfoon6284 5 лет назад +34

    To love is nothing to be love is something but to love and be love is everything

  • @mugadishuxamar7616
    @mugadishuxamar7616 5 лет назад +3

    Wow masha Allah waxa tahay qof caaqil ah misne cod macan waad Ku mahadsantahay wakhtiga iyo juhdiga faraha badan aad baranmijka aad galiso mu caashaqiinta nh wey Ku xusi doonan horey u socod wanaagsan walashay

  • @zamiiraabdirahma7211
    @zamiiraabdirahma7211 5 лет назад +2

    Farhia absie qof igu qaali ah oo aan iska jeclahay runtii waxaa tahay qof qalbi furan sheekoyin cajiibana nosoo bandhiga waa run nabsiga lama dhitaysto farhiyaay rabi haku xifdiyo waad nagu weyn tahee

  • @ilwaaddeeqsan6106
    @ilwaaddeeqsan6106 5 лет назад +22

    Aniguba waxaan soo xasuutay heestii Dheel ee Magool (LNX ) iyo mohamed warsame
    Waa taad Dhib Muda tee
    Dhur sugay say waaye
    Hawl kaa dhamataa
    Iidhalatay caawe
    Dhuxu shaad ku
    Joogtiyo dhamacdii
    Daree mee
    Soo cawaa dhaantiyo
    Dhab ufiirso Dhab
    *Dhibta laysku eega
    Way inoo dhaxaysee
    Adiguba dharaarad ka
    Qoslaysay dhooshe
    Ana Dhiig sidaan galay
    Kaymaha ku dhuunte
    Soow caaawa dhaantiyo
    Filan maysid dheel
    Heesta xasuuustaa walaahi waa hees nabsiga iyo arkisa siwacan u caway naysa

  • @hanisaid4378
    @hanisaid4378 5 лет назад +2

    Fathia aad baan kuu salaamay walaal. Hadalna waa run kama rays. Noloshu waxay ku wanaagsan tahay ama ku macaan tahay in daacadi jirto oo laysku kalsoon yahay. Aar goosi ku socda cid aan ahayn cidii godobta kaa gashayna waa xaaraan.
    Ilaahay hayna hanuunsho insha allaah.

  • @samsamismaan6294
    @samsamismaan6294 5 лет назад +3

    mansha Allah thanks for your shared stories may Allah bless you sister you are a amazing person

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 лет назад

    Asc mansha Allah aad iyo aad baan uga helay sheekada Thanks Abaayo.

  • @aminyare5772
    @aminyare5772 4 года назад +3

    Walaahi waa cajiib , bal may ka tagto intaysan ilma u dhalin , ilaahow qof qufulan hanagu daba xirin , waa waxa u wayn een ka cabsado , ilahow ha itusin xaalad saaso kale ah, malin horana qiso noocaas ah ayaan maqly yar intagabar dhibato ka badbaadiyay guursaday , kadib kii dhibay u laabatay cidlo uga tagtay

  • @bagamudo4502
    @bagamudo4502 5 лет назад +1

    Maasha allah beautifull..

  • @sssshrimohamed5521
    @sssshrimohamed5521 5 лет назад +3

    What goes around comes around 👌good wllo farhiyay

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 5 лет назад +1

    Mashallah abayo we love you alot I always followed all your vedios nabsiga haliskailaliyo

  • @hodanmadar3225
    @hodanmadar3225 5 лет назад +2

    asc mansha allaha wlshay waxaad tahay qof niiyada qaani ka aah runtii waan kuu dhagayisat wanan iska kaa dhex arkaa markaad hadalayos allaha haku barakeeyo mahadsaniid lakiin aanigu qofwalba oo xuman igu sameeya waan samaxaa mana uu qaado xumaan dadkana saasan LA jecelahy

  • @muktarReshid
    @muktarReshid 5 лет назад

    mashallah wll mahadsanid.

  • @No_face421
    @No_face421 2 месяца назад +2

    Farxiya kawaran qof waxjecel baan aha hadana daacada o kukoban eed lasaaray waliba gaf lagula kacay sharafteda cirdigeda dhawacesa la igusameyay qofxun la igadhigay ugu dnaben balanti iyo jacaylki wa ukabaxay runta ushegay blse aminsayhy inan been ushegayo yaab runti ma aqan sas kama istahilin blse maanta walwal madaremayo wyo wala iguxadgudbay hadi an qof xumeen laha xumantas wn daremilaha iyo isciil kaambi ilaahay xanuunki badna an marijiray markan iskudhacno mrki hore wa iga khafiifiyay ilaahay o xuska alle afka kama qado maba daremo badanka alx blse waxan layaaba wuxu iiquudhay l! Waxan iswediya talow makaso baxaya nabsi alx but ma xumeen wilkan jecla waliba mustaqbal karaejnayaay blse asagale ixumeyay waliba islafiican😢 ilaahay baan kureebay ma aflagaden lamatirsan lama murmin wxn kudhahay hadad qof wax eedeenayso haka istahilo blse qofan kaamudnen inaad kuxadgubto dabaday hakuxadgudbin bn ku idhi💔

  • @janat23m
    @janat23m 5 лет назад +7

    ilaahay qadartii gabadhaan iyo sheekooyinkeeda waan is ka jeclahay mashaa allah❣❣

  • @dhoolcaday4438
    @dhoolcaday4438 5 лет назад

    Waaw farhya thank you

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 4 года назад

    Thanks fathiya Abditahliilna Allaha U Naxariiso Marxuumka

  • @umumoh1647
    @umumoh1647 5 лет назад

    Mansha Allah tabarakallah wll jazakallah khayr

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 лет назад +5

    Fadihiya absiye tuntii bulshada way u caqli celisa wax wacan bay u soo gudbisa naagaha kale youtube aad bay uga duwan tahay

    • @abdiwelimustaf1328
      @abdiwelimustaf1328 5 лет назад

      Ani ayaa ku raacsan midaa abyoh waa qof wngsn jecelna in ay gaarsiiso wax ka maqan bulshadeeda thnku alot mama somali oo dhan ayaa hooyo u tahy

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 5 лет назад +1

    Woow Mashaa Allaah waa Inan Ay isoo jiidatay Sheekooyinkeeda iyo habka ay usoo diyaarisay Galabta ayaa igu Horaysay Channelkeeda waana Sheekadii Afraad ee aan Ilaa hada daawanaayo.
    Hore usoco yaa qaaliya

  • @hkay980
    @hkay980 5 лет назад +1

    ...what a golden smile...bless

  • @umulkairmohamed1750
    @umulkairmohamed1750 5 лет назад +3

    Habo Fathia Thank u, love u so much habo 😘😍❤💋

  • @queenkeef5671
    @queenkeef5671 5 лет назад +17

    Love you abayo u ar like a docter for me 😍😍😍😍😍

  • @anabismail9476
    @anabismail9476 4 года назад +2

    Walaal waxaad tahay qof qiimo leh waanan ku jeclahay Ilahay dartii hore u soco Ilahay haku karaameeyo sida fiican eedtadka u baraarujiso unalatalisid gaar Ahaan jiilka cusub Elahay ha kaa jizaaisiiyo Akhiro iyo Aduunkaba Mahadsanid qaali

  • @filsanmahamoudali8929
    @filsanmahamoudali8929 3 года назад

    Cawa aya igu horaysa video gaga fathia i love it Macha allah filsan from Djibouti 🇩🇯

  • @ruruahmed709
    @ruruahmed709 4 года назад

    Mashaa allah farxiyo waa mataantayda dabeehada fikirka waxkasta I love you fathia

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 лет назад

    Maasha Allah wll Alle ha ku xafido

  • @abdimahad6311
    @abdimahad6311 5 лет назад

    Mansh allah Guul. Sister

  • @draminasagal3117
    @draminasagal3117 4 года назад

    Masha allah mom adbn u jecelahy sheekoyinkaga illahy haku xiftiyo💕💕❤

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 лет назад

    Masha Allah my sister thank you SO much💖💯✔🙏👍👌💞👈👏👂👈👀👈💞👈💐👑👈

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 5 лет назад +1

    Masha Allah boqorad fathia wan jeclahay sheekooyinkaaga

  • @aswanmohamed5549
    @aswanmohamed5549 5 лет назад +1

    Farxiya absiye love you 😍

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 5 лет назад +3

    I love when you associate your story with a nice song singing with fabulous voice 🙏🙏🙏

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 5 лет назад +1

    Waah waah. Fathiya
    Heestaa saalax qaasim
    Iyo riwaayadii dhado roob noqon weyday..ee marxuuu sooraan alifay ayay ku jirtay

  • @NU-ig7bl
    @NU-ig7bl 5 лет назад +2

    Thanks Fathia Absiye I enjoyed all your video clips walaalo. Btw wa aragnaa waxad aqrineysid lakjin wa iska caadi waxba lamaqariyo iskukolsoonida aanu kugu dawanayno aya kaweyn huuno Allahyaxfidk Insha'Allah

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 5 лет назад

    Absolutely true abaayo

  • @maryamaganaane6014
    @maryamaganaane6014 5 лет назад +6

    Caqli xumada shalay ugeesay inay xumayso ninkeda oon waxba ka galabsan wiliba uu wanaajin jiray maanta ha gurato mirahii ay beeratay

  • @mohamedxassan6089
    @mohamedxassan6089 5 лет назад +1

    Walaashay qiso ani igu dhacdaan kula wadaagi lahaa ee sideen kuula wadaagaa

  • @cabdixafiddhawaq4533
    @cabdixafiddhawaq4533 5 лет назад +14

    Ilove you so much fathia absie ilove you really

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 5 лет назад +4

    Hurt me with the truth bt never comfort with lie!

  • @mohamoudomarasawe5981
    @mohamoudomarasawe5981 5 лет назад +26

    Thanks qisada aad nala wadaagtay wan kaga mahad celinayaa. Balse midbaa kugu haystaa markaa English usoo qadanayso maah maah. Miyaad ilowday maah.maahda somaligaa oo ah (RUNTAADA IGU DHAAWAC PALSE BEEN TAASA HAYGU FARXAD GALIN) iyadoo afkaagi hooyo ah baa haysataa dadkaa wax usheegaysona waa soomlia fadalan afkaga kudedaal (TIISA KAABAA TULALE KUDARA.)

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 5 лет назад +2

      Aad iyi aad wlh dadkeena luuqadaha kale ayeewa xiseeyaan

    • @abiishabdi9776
      @abiishabdi9776 5 лет назад +2

      Wax ka qaldan malaha in maah maahyada dadyowga kale la so qaato hadey ku haboontahay waayo iyaguba wa murti murtidana waxa la dhahaa wa hantida ka luntay qofka muslimka ah meel wax walba uu ka helaana uu xafido. ✌🏿

    • @mohamoudomarasawe5981
      @mohamoudomarasawe5981 5 лет назад

      @@abiishabdi9776 zxpow wad hadashay maxumee murtida ay luuqad kale udooo natay MA afkeeda hooyo ayay kawayday? Mase Dad ajnabiya bey lahad laysaa? Maah mahaadu iyadoo soomal ah hadaysan jirin ahaa lkknse kayadoo soomali ah bay haysataa maxaa kucadaadi naaya luuqad kaleh dadku iyagaa luuqadodo horu Mariya ogow luqadanba dadbaa iskaleh. Af- soomaliga dadbaa usoo halgamay xasuusnow

  • @sayidaxmed1655
    @sayidaxmed1655 5 лет назад

    So happy to see u again, feeling with you ..... bring more clups to be with you while u r absent ......

  • @kifayaabdi661
    @kifayaabdi661 5 лет назад +1

    In badan radinayey maamadan why fecoobok hadda ka hor clip yar ku arkay manan umalenee nin ine leedahay RUclips i am so happy fartiha

  • @geenydasomaliyeed1805
    @geenydasomaliyeed1805 5 лет назад +1

    wcm wlshy Rumaad fathia gulyso qaali 👌👌👌💖💖💖💙💙💙💙💙💙

  • @maryanmilgo5713
    @maryanmilgo5713 4 года назад

    Amazing story

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 5 лет назад

    Waa qiso wangsn wll mansha all angu farhiya absiye fanaanimada hrta majceshahy

  • @SaraAhmed-ye8ik
    @SaraAhmed-ye8ik 5 лет назад +1

    Walahi shekoyinkaga sidan u jecelahay my sister fathia

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 5 лет назад

    You're naturally beautiful Fathia ,,, Mashalah

  • @deeqoosman8853
    @deeqoosman8853 4 года назад +1

    Maamo illhay haku daayo❤

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 лет назад

    Hore usoco walasheyda qaaliga ah alaha ku xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin yaarabi

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 года назад

    Good point Farxiya aad iyo aad 👍👍💙💚✅

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 5 лет назад

    Waa very intelligent gabadhani

  • @lajmo78
    @lajmo78 11 месяцев назад

    I am so happy for you

  • @osmanjama3831
    @osmanjama3831 5 лет назад

    I love ur smile 😃 keep wlo

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 года назад +1

    To love is nothing
    To be love something
    But to love and be love is everything
    Wa halka eynu ka nirahni
    Qof ku jcl ado jcl waxey tahay janoo kale ❤❤

  • @khadrahealthandbeauty3329
    @khadrahealthandbeauty3329 4 года назад +1

    Wallasha na waxaan leeyahay Rajada ha luminin Illahay bari inuu caruur taada Anohood qalbigiisa kuu soo jeediyo adigoo u katoobad keenaya qalada dii aad gashay Illahay Swt isaga ayaa awood uleh in uu qalbiyada nedelo Illahay sidaad jeceshahay ee khayrku kuugu jiro haku sahlo Amiin

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 лет назад

    Maasha Allah

  • @wafaqueenofficial2562
    @wafaqueenofficial2562 5 лет назад

    Masha Allah illah kuhigadeyo

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 5 лет назад

    Macalimad ayaad Nootahay Sist Horay Guulayso marwaliba Insha allah.

  • @musehomer449
    @musehomer449 4 года назад

    Masha Allah wali dad jacaylka wax ogi ilayn wayjogan dunidan #ku faraxsanahay dareenka ad ku turjumayso

  • @mohamednoormohamed5198
    @mohamednoormohamed5198 5 лет назад +5

    Abayo mahadsanid insha alaah isbadal waxwalbo waxad tahay saxibteyda qarson hadaladada waxan ka qata figrad wana ku dhaqma abayo wanku jeclahah

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 5 лет назад

    Mashaa Allaah

  • @raaliyoruun2030
    @raaliyoruun2030 4 года назад

    Mansha Allaaha

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 5 лет назад +5

    Runta igu dhaawac beense haygu daweyn.

  • @sadioyusuf6691
    @sadioyusuf6691 5 лет назад

    Fathiyaay ku jecliyaa illahey haku xafido aammin

  • @cabdixafiddhawaq4533
    @cabdixafiddhawaq4533 5 лет назад +2

    Wcs wll fathia absie

  • @mariamroble3310
    @mariamroble3310 4 года назад

    Fathxiya you sow lovely walaalo miso jaceyl ah baan kaaga sheekeynayaa

  • @caaliyaahmed3413
    @caaliyaahmed3413 5 лет назад +1

    waad ku mahdsantahay xbti sheekada xigmadale aad nala wadagtay

  • @deqa868
    @deqa868 5 лет назад

    Oow i love u sis 💖👋

  • @faizaabdi9746
    @faizaabdi9746 4 года назад

    Asc fathia song abdi talile. aniga ayaan ku heestaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanibrahim6468
    @osmanibrahim6468 5 лет назад

    Alle haku xafido fatxiyo

  • @khalidabdillahi8116
    @khalidabdillahi8116 5 лет назад +14

    Niyow horta waad cod macaantahaye, laakin ninka gabadhu eriday ee tagay nin caqli badan maaha. Gabdhuhu qalbigooda ayay raacaan asalkaba markaa la yaab male, All she needed was sometime a lone to clean her heart and regenerate. So if after three years she came back to him clean without marrying another man, that is a good thing. Waligaa qofna lagama aar goosto hadii aan u jeedadu ahayn in aad qofka yara ciqaabto si dhaqankiisu u hagaago, laakin in aad cuqdad isku abuurto oo qof qaldamay ka aargoosato oo waliba gabadh ah waa doqoniimo. Anigu waan iska cafin lahaa walaahi, time ka ay u baahantahayna waan siin lahaa ilaa ay kasoo hagaagayso. Markay soo noqatana wan qaadan lahaa hadii aanay nin kale u tagin intay iga maqnayd. Laakin hadii ay nin kale u dhaxdo, that is irreparable damage. I can't take her back.

    • @sahroosman8691
      @sahroosman8691 5 лет назад

      walaal wiilkan komantiga soo qoray talaan kaa rabaa isoo WAAC 614 592 0048

    • @user-ek9ly4fi9f
      @user-ek9ly4fi9f 5 лет назад +2

      Yea markey ninkale kadib u dhaxdo kula midbaan ahayma qadan lahey ilaheyna ima bado

    • @somcana
      @somcana 4 года назад

      Khalid Abdillahi waa run way dooratay markaan inuu isna dib udoortay ahayd

    • @abdourahmanmohamed8324
      @abdourahmanmohamed8324 4 года назад

      Nin an arsen urka hoyadi ayuu kujira raaganimadu waa goan yeelo wad inad mar in hadasha zhp nin jileec nimada iska ilali

  • @birrejama4094
    @birrejama4094 5 лет назад +1

    Aduunyo midbaan jeclahay allow aaysan iqiyaanin koley anigu ma qiyaanayee thanks fathia absie

  • @faynuussheikh2996
    @faynuussheikh2996 4 года назад

    Maaaama adiga noloshaada mar nooga zo sheekee iyo experience gaaga

  • @ummuyaqub2657
    @ummuyaqub2657 5 лет назад

    asc walalo fadxiyo allh haa kudaayo

  • @cmcqabiirsports8760
    @cmcqabiirsports8760 5 лет назад

    Fathia absia abaayo qaalia farxada ayaan kugu jecelahay anigoo xanaaq san hadaan kudaawado qosol baan jab sadaa maasha allaah ilaahay hagu xafido

  • @Rikisolo1
    @Rikisolo1 5 лет назад +2

    hadii Layweydin laha sidee rabta inay noqdan Gabdhaha Somaliyed aniga ahantayda ASLI WLHI

  • @yazai9611
    @yazai9611 5 лет назад

    Walal caqliga ilahay ha kuu siyadiyo.

  • @fartuungaraad6000
    @fartuungaraad6000 5 лет назад

    Abaayo waan ku taageera waan ka helaa runta sida aad uga hadasho

  • @hibofarah9881
    @hibofarah9881 4 года назад +1

    Wll aniga Will ban jecla sidan rabay wa ka wayeey will kale ayaa guur iga dalbatay Wanka ogalatay lakinse niyada kii hore ba ku jiray lakinse ninkayga marnaba ma xumay xitaa hadu i xumeyo waxan is dhahayey caruutada abohod jecelka calafka ka weyn adunka dad is jecel oo is heli 💯 qof hal😭😭

  • @saiddalmar
    @saiddalmar 5 лет назад +2

    MAHADSANID FATHI

  • @se1059
    @se1059 5 лет назад

    Boqorada jacaylka thanks

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 года назад +1

    FATHIA--
    not everyone we love will be for us
    noy everyone we love is good for us
    we might meet those weve always dreamed of
    and not find no love with them
    sometimes we see love but it doesnt see us
    sometimes love meets us doesnt reconize us and walks away
    sometimes loves comes and leaves us if it never came
    OFTEN love leaves us but its hurting never leaves

  • @osmanibrahim6468
    @osmanibrahim6468 5 лет назад

    Wooooow

  • @jeedaalmedia
    @jeedaalmedia 5 лет назад

    Fathia huno you touch my heart walahi I love you

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 5 лет назад +1

    Ayyyyyyyyyyyyyy
    Xusuus Iga Dheh
    KKKKKK KKKKKK

  • @almaasmohamuud5266
    @almaasmohamuud5266 5 лет назад

    mansha allah farhia runta kugu jeclahay

  • @drcrashiidmuuse9834
    @drcrashiidmuuse9834 5 лет назад +2

    Lite should be transparent living together with real love

  • @canabali4449
    @canabali4449 5 лет назад

    Lol at igusoorogaal celiyey waa dhibaato Alle hakusocrliyo

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 5 лет назад +2

    Waxan soo xusustay heestii digfeer ‘Nabsigii aan galaybaa igu butacoo adaagacansareyee ana waranka iga go ...

  • @khadrahealthandbeauty3329
    @khadrahealthandbeauty3329 4 года назад +1

    Asc Fatxiya aad baan uga helay maah maada hart me with truth but don’t convert me with lies I think that is describes me personally thank you Fathia 👍🏽

  • @samaanabdirizak4982
    @samaanabdirizak4982 5 лет назад +1

    Walaal adiga ninka saas jacaylka kuubaray ee kaa dhaqaaqay muxuu ahaa?

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 5 лет назад +1

    My Sister Farhia Absie❤🌼

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 лет назад +5

    heesta waxaad soo qaadan lahey cawaale
    hadi yaan ismoog
    ka aarsan lahaa
    ayaaha danbiyo
    rajaan eegaya
    eed waxaad fashay
    ubadkaa dhalaan
    ku ilaawaya
    raganimo ilaahi
    allihi i dhashaan
    kugu arxamaa

  • @ahmedelmi8177
    @ahmedelmi8177 5 лет назад +2

    Muraayad jabtay marnaba sideedi ma noqoto . Ninkaa dhib iyo rafaad bay marisay . Keliya wuxuu rabay inuu ubadkiisa weheshado intiini way kaga dhaaratay , Waa sababta uu dib igu soo eegi waayay.

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 лет назад

    nabsigu waa khatar😗😗😗😙😗

  • @suadabukar9883
    @suadabukar9883 4 года назад

    marba hadey guursatay iney illaah bariso nolosheda cusubna ine nagaasho ku hesho illaah weydiisato ayaa u qurux badneen lkn alle muu haleelsiin abyo markasta salada sunada badso allana bari insha allah wagaagana alle haku haleeelsiyo.