Qaybtii 8aad Ma Salguure Caashaq (Guur wacan Allahayoow)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 649

  • @taimiyahofficial9598
    @taimiyahofficial9598 5 лет назад +155

    Fathia waan guursaday si qarsoodi ah wiil soomaliyeed waxaan ku dhameeyay ooyin iyo qoomamo ayadoo an qorsheeynayo in anan guursan nin somali ah
    Malin malmeheeyga ka mid ah waxaa la kulmay wiil soomaliyeed waxan is qabnaa 5 years waxaan wadaagnaa wax walba waxan u cayaarnaa sidii caruur teenager ah waxan u tashanaa sidii dhalan iyo hooyo saxiibay waxan wax isugu sheegnaa sidii labo isku dhex nool
    Waxaan u fasaxay in uu soo dhameeysto jamacadiisa si aan caruurta tusaale ugu noqono.
    Waan kala maqanahay hada lkn hubaal qalbiyadeenu kalama maqna sheekadeenu habeen walba waa saacado Allah ayaa madaas leh oo nimcadaa noogu deeqay.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  5 лет назад +39

      Masha Allah! Allah ha isukiin barakeeyo walaal gacalo! Markaad qofkaagii dhabta ahaa ka hesho dadkaaga, waa jano aduun😍❤️

    • @ibrahimmoussa9065
      @ibrahimmoussa9065 5 лет назад +2

      Macha'Allah, j'adore votre histoire huno. Vous êtes vraiment un couple exemplaire et dynamique. J'aime votre courage et votre détermination. Qu'Allah veille sur vous. Bonne soirée.
      Cordialement
      Ibrahim moussa.

    • @queenikran1591
      @queenikran1591 5 лет назад +4

      RAGEENII INTA BADAN WAX MA TARAY U BATEENE ((TOLOW DIRIRKA YAA EEGI)) DABSHIDKII HADUU GALO AYAA DHUXULIHII DAADIN ((AYAA DAAHA LAANTII KU XIRO QURAC INTUU DIIRO .DEGMO TUHUN MA GUURTEE AYAA SAHANKA LOO DOORAN.REERKOO YAGLEEL DEGAY AYAA GURI USOO DAYRI..)) MA KA HESHAY GABAYGAAN 35 KA HOR AYAA ISKUULKA LA IIGU DHIGAY 😭😭ALLOW NABADEENII SOO CELI..

    • @najmadaud6583
      @najmadaud6583 5 лет назад +2

      HIBO MOH masha Allah abyo Allaha kuu siyaadiyo
      Ku dadaal in aad Allahna ku xirnaato marwaliba wayo markaad Allah xiriirka idinka dhaxeya wanajisid unbuu Allahna kaaga wanaajinayaa xaqiiq..
      Insh Allah barwaaqo iyo baraaro ku dhamaysta nolosha 🙏🏻❤️💯

    • @fartaabdul
      @fartaabdul 5 лет назад +1

      Masha allaah rabi haisku kiin waariyo oo ha isku kiin barakeeyo hibo ameen

  • @najmadaud6583
    @najmadaud6583 5 лет назад +45

    Illahay amarkii wajigaaga markaan arko farxad baan dareemaa
    Masha Allah qof bashaash ah baa tahay Mama fathie Absie
    Allaha kaa Farxiyo aakhiro iyo aduunba 😍😍😍😍😍💯🙏🏻❤️

    • @fahmomohamud8992
      @fahmomohamud8992 5 лет назад +1

      Maasha alah
      Alahuma barik caleyh
      Walahi anigaba saas markey indhaheygu ugu dhacan ba wan iska farxaa fathia alaha noo daayee

    • @ummuayan8227
      @ummuayan8227 5 лет назад

      Mashallah Allah dhahaa gabadhaa

    • @fahmomohamud8992
      @fahmomohamud8992 5 лет назад +1

      @@ummuayan8227 walallo dib ugu labo qoraladena ee bal masha alah kaso dhex raadi sifican madan uaqrine

    • @saynabyarta2802
      @saynabyarta2802 5 лет назад

      Wat nuuraysaa farxiyo cabsiiye hooray usoco

    • @saynabyarta2802
      @saynabyarta2802 5 лет назад

      Alaha kuusiiyaadiyo manslaha

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 5 лет назад +39

    Qof wlabow inta aad ku mashquli laheyd Siyaasad,Dagaalo dhacay,Qabiil iwm ku raaxeyso Sheekooyinka Macaan ee Fathia noosoo diyaariso

    • @samramajid9981
      @samramajid9981 5 лет назад +1

      Maasha alaah ilaahey ha inoo badiyo gabdhaha caqliga leh sida mathalu aclaa fathia saanqaadkeeda wuxu ii yahay mid aan ku dayan Karo oon ku talaabsan Karo .

    • @yasminhaguf6842
      @yasminhaguf6842 4 года назад

      Samra Majid waatalo muhiim ah

    • @samramajid9981
      @samramajid9981 4 года назад +1

      @@yasminhaguf6842 maasha alaah ilaahey ha inoo xifdiyo fathia oo kale walaahi dar alaah baan u jeclahy qofkii aqoon lah Kuma mushquulo wax xun.

    • @yasminhaguf6842
      @yasminhaguf6842 4 года назад

      Samra Majid aamiin qaali

  • @hodanosman3284
    @hodanosman3284 5 лет назад +4

    Am one of younger audience members and I cried because of your beautiful narration and the message behind it, that is that we’re worthy of being loved and cherished♥️

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 5 лет назад +1

    Fathia Absie role model of Somali girls alle ha ku xiftiyo qof qaaliya oo Somali sharaf u wada hyzo Codkarnimadada iyo Shekoyinkaga xiizaha leh lagama daalo I remember inaad thy gabadhii ugu horeysay ee ka hadasha VOA Adiga iyo Cali xaraare ayaa furay Voice of America

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 5 лет назад

      Fathia Mohamed Absie plz Meel an kala so xiriiro ii sheeg Wxan ahay Indrka oo ku Jecele

  • @waanomedia289
    @waanomedia289 5 лет назад +62

    Saa usugayay qofki u horeeyo like and comment love u mam

  • @suadohussein2770
    @suadohussein2770 5 лет назад +12

    Knowing every day tha there is someone who loves you and there for you is the best feelings ever❤❤❤ thank you Fathia.

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 5 лет назад +31

    Masha allah an amazing story sister Fathia, this story will gave hope to many people who lost hope of finding love again. Thanks for sharing it with us.

  • @khadraaahtayyib6801
    @khadraaahtayyib6801 5 лет назад +13

    Beautiful ♥️
    Ma salguure caaashaq ♥️
    Inay dhamato May ahayn 😭😭

  • @sahrakuluc7621
    @sahrakuluc7621 5 лет назад +1

    Kkk illaahayow gurka somalida naxariis deg deg ah siih. sii aay oo dhadhameeyan raaga iyo dumarka somaliyeed macaanka iyo naxariista adunka.

  • @sadiocabdullaahi889
    @sadiocabdullaahi889 5 лет назад +1

    Maymuun iyo Bradley waxaan u rajeyn farxad aduun iyo aakhiro. Anakana Ilaahey mid saas noo jecel hanoosoo diro.aamiin

  • @moabdirahmantv7233
    @moabdirahmantv7233 5 лет назад

    Waan soo dhowaynayaa gabdhaha somaliyed cidii ajnebi ay is jecladan inay guursadan waxba uma diidin lkn Ragga somaliyedna kuli ma wada xuma
    Ajnebiguna kuli ma wada wanaagsana sida ay sheegtay farhia
    Sheeko qiima badan bay ahayd thanks

  • @abdisamadadam288
    @abdisamadadam288 5 лет назад

    Thank you wll qaali sheekooyinkaga caadi maha. Runtii wan ku farxay inan arko gbr somaliyed o sidaas qurxon bulshadeda ugu shekayso ugu hagta wiilasha iyo haweenka wadada saxda ah

  • @samsamfakarwadaag151
    @samsamfakarwadaag151 4 года назад +1

    Omy nolosheyda wax bdn bay ka badeshy qisadani fba ayaan ka arkay muqaal aad leedahy markaas bn soo radiya RUclips kaaga masha allah hpo❤❤❤

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 года назад +1

    😂😂😂😂😂 tolay nin Soomaali waa runtaa Fathiya ❤️❤️❤️👍👍I my super sister

  • @warsantube
    @warsantube 5 лет назад +24

    Alla habaryar macaaneey saan marba u eegayey chanelka baan ku daalay
    I'm so happy mar hadii hadda sheekadii si macaan iigu socoto😍

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 лет назад +6

    Mahadsanid Fathia absei walal kolay Rag iyo dumar ba In wangsan Iyo In xunba way jirta lakin waa qofka allah ku sikhirayo ee allah swt somalida rag iyo dumar bogooda Burcad haysku mariyo ma kala marane

  • @ubahali2728
    @ubahali2728 5 лет назад

    Lamaan socon sheekadan lakiin maanta illahaybaa isuurta geliyey inaan daawado 8 xalqadood kuna biiro bagekaaga habo/mamo masha allah sheekada waan ubogey illahay haysku barakeeyo qoyska quruxda badan
    Adna illahay hakaa jasaa'i siiyo maamo saad noola wadaagtay qisadaa qalbigayaga taabatay thank you habo mcn ❤❤❤❤

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 лет назад +2

    Masha Allaha wllashay quruxay Fathia Absiye adban u jeclahay sheekadad iyo wax dadnimo kugu jirta masha Allaha ban kuleyahaye Illahay caqliga iyo cafimadka sharaftaba haku barakeyo wllo qaali naag noolo jirta

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 4 года назад

    Masha allah Waxaan ka baqayaa gabadha somaliyeed inay nin somali ka cararaan.

  • @nehaahmad9998
    @nehaahmad9998 5 лет назад +1

    wlhi waxaan idhaa ma aqaan waxaan filayaa sheekadan aan caawa 1_8 aan daawaday isla hal habeeen aan ku dhamaystay in illahay aniga iitusay si ay niyadaydu dib usoo noolaato Runtii waxay igalisay Rajjo Amuun iyo DR kaba illahay inta hadhay noloshooda farxad hawgu dhameeyo @fathia absei habo adna thank you inbadan Barnaamij yadaada waan ku xidhnahay balse taan say iitabatay ma cabiri karo

  • @iftiimiye
    @iftiimiye 4 года назад +1

    Sheekadan waxey i noqondonta sheeko an sheekoyinka ugu jeclahay sababto ah wa sheko kutuseso in dhibka iyo rafaadka u kadanbeyo raaxo e rajo jirto anigo kale rajo ayey isiisay madama singelmam ahay fathia aada umahadsantahay abayo madama waqtigaga galiso si qalbiyadenu aad rajo u galiso iyo wanaagsan ad kashaqeyso ❤

  • @rahmakarar183
    @rahmakarar183 5 лет назад

    Asc wilasha soimaliyeed waa nimanka aduunka ugu wanaagsan mana jiro nin lala matalo,the best men in world allaah nodaaayo amiin

  • @fathiyasharif6836
    @fathiyasharif6836 3 года назад +1

    The best story I had to watch it again. You should consider recreating old Somali songs without musical instruments.

  • @jasminfarah69
    @jasminfarah69 5 лет назад +13

    “I believe in true love, and I believe in happy endings. And I believe”.

  • @araweloahmed4530
    @araweloahmed4530 5 лет назад

    Mahadsanid habo fathia sheeko quruxdeeda leh dad badana qalbiyadooda taabanaysa runtii guurku waa nasiib dadkeenana daacadnimada ayaa ku yar labada qofna mid unbu jacaylku dhab ka yahay Alhmdulilah Waxan haysta qofki dunida aan isugu jecelayn ee anna noloshayda ku hamiyi jirey ee riyadayda ahaa oo aanu is dhawrano waxkastana i og alle igama qaado zawjkayga qaliga hablaha somaliyed kuwa saalixina oo aan dhibin ayaan u rajaynayaa I.A

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 5 лет назад

    GUUR WACAN ALLAHAYOW,,,,, GEDDAAN RABO ALLAHAYOW GAABSAN MAAYEE WAXAAN GOCANAYAA INAAN LABA GEYAANOO IS AFGARATA NOQONNEE,,,, IS AFGARATA NOQONNEE INA MAXAMED CABSIIYE MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH, ALLAYLEHE ADDUUN DHIBKIISA WAAD ISKA MASHQUULISAY SIDAASAA UGU FIICAN HADDAAD NAFTAADA RAALLI GELISED WIXII KALEBA WEY IMAANAYAAN INSHAA'ALLAAH

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 5 лет назад

    Fathia dahab marka hore salaan iga hudoon gacalo.
    Marka xigta sheekada aad baan ugu farxay siday u dhamaatay. Nolol wanaagsan baan u rajaynayaa iyo guul Amuun iyo reerkeeda gabadh walba oo soomaaliyeed na sidoo kale.
    Raggana waxaan leeyey caqligiinu ha shaqeeyo oo hablihiina u tudha hadii kale cadaan iyo madaw baa guursan.

  • @mohammedomer8178
    @mohammedomer8178 5 лет назад +3

    Wooow. This is wonderful. Caawaan, caawaan, cawaan dadab galaynaa. Youre a great singer by the way walaal Fatxiya. Sheekadan way iga gadantahay dhabtii. Thank you for sharing with us. Sharing is caring abaayo!!

  • @asmaabdukadir29
    @asmaabdukadir29 5 лет назад

    Masha allah , ilahey waxan kabaryayaa inuu ka dhigo jeceylkoda mid waara aduunka intey joogaan aqirana janadii fardowso Aamiin, fayxiyay adigane waxan ku rajeynayaa jeceylkaas iyo mid kasii wanagsanba inuu ilahey ku siiyo , waxa tahay qof qalbi wanagsan oo dacat ah , ilaheyna madayoco qofka qalbigiisa saafiga yahay.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 5 лет назад

    Mashaaalaah farhiyo aad baad xabiibtii oogu mahadsantahay sheekooyin kaaga qiimaha badan iyo sida aad noowacyigalis jazaakalaahu.

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 5 лет назад +2

    Hamabalyo amuuun ilahay qof mumina laba jeer ma qasaariyo nasiiibkaadi baa ku hagaagay waana samirkaadi hambalyo kun jeeeer ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @idiljama4969
      @idiljama4969 Год назад

      Labo qof oo jecel ku wada nolwda lamane qarni

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 лет назад +4

    Love and nature is what keeps me going when I see how the world is today💗

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 5 лет назад

    Masha allaah hàbô fadxiya allaah haku dayo wlhi markan anan faraxsanayn adaa iska kaa dawadaa San ugu dago shekoyinka Qûrûx da badan wajigaga Qûrûx da badan AF Somaligaga wacn 💔💝💕💗💘💝💞💖💕💔💋💋

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 5 лет назад +1

    waaw axsan sheeko 8 dii hal fadhi ku dhamaysta waxa cajiiba sida quruxda badan oo aad u soo tabisay iyo sida melaha ay ku biya dhiganayso aad hees mcn oo qaramiya oo u qalanta sheekada balse waxan kugu darsan laha inaa flim mada jacaylka aad director ka noqoto si ay nuxur u yeeshan qisooyin dhabana laga matalo kuwa lagu guulaysto iyo kuwooda lagu guul daraystaba si wax loogala baxo walashasna waxan ugu hanbal yay naya nolasha cusub iyo ninka ilaahy ayda darten ku.muslimiyay waxu ahaa nasiibkeedii samirka dhibtii ay soo marty qof walba oo samra waxa hubala inuu sadkiisa heli doono farhia absiye noolaw walal

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 5 лет назад

    Manshallah marka hore waxan RABI uwediinaya family kasta oo iskadhex arka sheekadan inuu usiyaadiyo 🤲🤲🤲 marka labaad waxan aad iyo aad ugahelay oonwaliba rabaa inay aad ugufiirsadaan inamada soomaliyeed KALMADAN ANIGU ADIGAAN KUDOORTAY CARUURTUNA WAA EXTRA HADII ALLAH KEENO hadaba kalmadan halka aykataaganyiin soomalideena idinkaa idiindaayey

  • @nasriinbashe5562
    @nasriinbashe5562 5 лет назад

    Masha allah fathia wllo alle haku barakeeyo caqli karti aftahanimo iyo dhan walba wad ka dhisantay shekoyinkagana wan ka helay hore u soco yanay halka ku ekanin shekoyinku insha allh

  • @saafih1561
    @saafih1561 4 года назад

    Maasha allah heestaan xusuus aad ah ayay igu leedahay waxaan dhageysan jiray maalmihii jacaylku i waalayay anigoo aad u yar, waxaan codsannay in lagu dari heesihii shidnaa.habeenkii arooskeyga guurkaasi wuxuu ku ekaa 8 sano. Ilama aha inuu isoo mari doono jacayl noocaas ah oo kale❤️❤️

  • @laylaabdullahi9911
    @laylaabdullahi9911 5 лет назад

    Mnsha Allah waxay ahay runtii sheeko aad u xiiso badan kana turjumeysa nolosha maanta jirta ilahay qoyskaa ha barakeeyo😍

  • @Maimuna114
    @Maimuna114 5 лет назад +1

    Beautiful soul, beautiful voice amazing storyteller! Mashaa allah. Allah ku xifdiyo meel iyo waa aad joogtaba...😘😙❤

  • @hudahoodo6163
    @hudahoodo6163 5 лет назад +2

    Wlhi habo mantan niyada kugu hayay, finally imikan dawanayaa, runtii sheko aad uxiiso badan ayay noo ahayd wadku mahadsantahy sida wngsan eed noogu soo gudbisay, xikmada badana wanka faaiiday.sheekooyinka taxanaha ah na noo soo badi habo again thank U ❤️

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 5 лет назад

    Manshalah fatxiya Sheekada sidaan anigu rabey bey ku dhamaatey alxm Inshalah inanta iyo dockor pararly jano aduun iyo tu aakhiro ba Allaha isugu daro amiin inankooda yar na Allaha u barbaariyo. Adiga iso harey Rabbi waxaan kaaga rajaynaya nolol taa ka qurux badan Rabbi gey kusii i love u for sake of God ❤🥰💋😍❤❤❤❤❤❤ thanks walale mcney 😊👍.

  • @fatimafaynus3360
    @fatimafaynus3360 5 лет назад

    mashaa allaah waa sheeko dad badan oo quustay rajo galinaysa culays dabadii fudeed allaah baa noogu balan qaaday quraankiisa

  • @abdrisaaqahmeddaher9911
    @abdrisaaqahmeddaher9911 5 лет назад +2

    Gabdhaha somaliyed gabdha an ugujeclhy ugudagan uguaqliga bdn ugusharafta badan fathiya absea my habo adbaan kusugaayey

  • @zamzamcabdi7253
    @zamzamcabdi7253 5 лет назад +1

    Maashalaha hore u soco nimanka soomalidii ilhow soo hadeeyo

  • @samawadetravel1806
    @samawadetravel1806 5 лет назад

    Masha allah wllo marka hore allaha ku sharfo howsha halka kasi wad Somalia maxamed waad iska taqaan seef la boodka saidka ah.
    Wlhi aad ban u jeclahay dadka gor walbo positive ka hadla i hope one day ina kula hadli doono si waya aragtinimo kaaga qaado
    Waxan ku rajenaya mar walbo guul iyo gobanimo iyo nolol mida ugu sareyso

  • @guledabdurizak2497
    @guledabdurizak2497 5 лет назад +7

    It was little bit late but worth waiting and the opening song is on point 💯 fathia go on ...

  • @hodociise6480
    @hodociise6480 5 лет назад +2

    Wlhi farxiya marka aan ku daawanayo wixi ihayey ee dhib ahaa wan ilaawa farxad ayaan dareema alle haku sharfo hbo

  • @kaydkaipadka3200
    @kaydkaipadka3200 5 лет назад

    Manshalah Fathia waaN ka Hela SheeKoYinKaaGa Iyo WaLipa SIda Fcn aaD Usoo GuDbiSo Ilahay CimRiGaaGan HakU BaraKeeYo ❤💋

  • @fannywlhimohamed1290
    @fannywlhimohamed1290 5 лет назад +1

    Waaw marhaday is calfaden dr barli iyo inanti iliked nafsi bax waa saa allh xifdiyo reerkaa iyo ciyaalkaba alpha masha allh

  • @raniyaaxmed8420
    @raniyaaxmed8420 5 лет назад

    Masha alah waa nolal farxad leh way nabsi baxday ilhey ha u siyadiyo nimankan somalidaa wad badana ka khaldan ilhey xaaqaa ha tuuuso

  • @Samajecel77
    @Samajecel77 5 лет назад

    Aad baad Umahadsantahay Walaalo Fathiyaay . waan daawaday dhamaan sheekadani Masalguuro Caashaqa, Qisada iyo Suugaanta sidaad isugu Jaangooysay baan kahelay. Waxbadanina waa aay iiga baxday sheekadani Oo ah Inaanu Qofka marna Isdhiibin ama Quusan. Aad baad umahadsantahay markaliyo markalaba. ❤❤❤❤🌷
    Waxaan kaaga Fadhiyaa Sheekada xigta.

  • @hamdabaashe3265
    @hamdabaashe3265 5 лет назад

    Fathiya habo intan shrkada dawanaayay wan duulaayay guul ku dhamatay shekadu 😍🤗

  • @khadarxuseen6376
    @khadarxuseen6376 5 лет назад +4

    mahadsanid, halganka aad ku jirto Alle ha kugu guuleeyo, runtii dhalinyaradu hadda wey soo baraarugayaan nolol aan diin iyo jaceyl laheyni nolol maaha, inaan talooyinkaaga qaadanno diyaar baan u nahay.

    • @khadraaelmi921
      @khadraaelmi921 5 лет назад +1

      Caadi ma aha sheekooyinkeeda Fathia

    • @khadarxuseen6376
      @khadarxuseen6376 5 лет назад

      Muhiimaddu waa inaan fahamno farriinta quruxda badan ee Fatxiya, runtii waxey ku baaqeysaa in adduunka aan Janno ku sameysanno aakhiro ka hor.

    • @amiiraxq6256
      @amiiraxq6256 5 лет назад +1

      @@khadarxuseen6376 haa wa sidaa sheegtay runtii dadku wakukala duwanyahay xaga fahamka iyo gaarsiintaba qisa walibodhacdaa dadkeeykudhacday marka lagasoo tago waxeey cashar siisaa inta lake dhageeysata amaba dheehata sidaanookale

  • @farax6361
    @farax6361 5 лет назад +1

    Fatxiya aadbaan kaga mahadcelinayaa sida qiimahaleh eed waanooyinka talookinka tusaalaha dhaxal galka ah eed usoo gudbiso bulshadaa
    Waxa jira inamo soomaliyeed oo aad u ah flexible dumarkooda jcl umuujiya ixtiraama romatic ah naxiisbadan oo dumarkuu u arkaaan inuu doqon yahay oo siday doonaan ula dhaqmaaan markaa hablaha laftooda ayaaba ubahan in ay ogaadaan in ay wax aad uqaaliya thy in saygaagu kuunoqdo sidaad rabto masha allh alle ha isku daaayo lamaana fahansan nolosha iyo jacaylka

  • @ZAKA85able
    @ZAKA85able 5 лет назад +1

    Thank you very much fathia and maymoun for sharing that with us.You know real love is when u can weak up and look the other person well she is sleeping or even watch her watching a horror movie and laugh at her movement and how she get scared.

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 5 лет назад +1

    KNOWING ME KNOWING YOU THERE IS NOTHING WE CANNOT GAIN, YOUR STORY REMINDS ME OF THAT FOR VERY LONG TIME AGAIN

  • @sahrocumar4942
    @sahrocumar4942 5 лет назад

    Abaayo waad ku mahadsan tahay Sidaad noola wadagtay shekada quruxda badan Abaayo reerkas Alle habarakeyo wiilkoda Alle hau xafido ❤❤❤❤❤❤

  • @hodanahmed6869
    @hodanahmed6869 5 лет назад +1

    Mashaa alah abaayo walahay shekadan wAnsugayay ilahay hayskudaayo guurkasomalida waxa badanaa xumeeya marka horaba jacayldhaba kumabilaban kahelitaan muqalkaa ama xolo buukudhisanyahay labadubana waydhamadan lakiin hadii layskudoorto wanag iyo isfahan iyo dhaqanka wala ogaankaraa ninka sida dhabtaa kuujecel qalbi ahaan jacaylkuna waa daryelid isdhagaysi Isfahan iskunaxariisasho marka calamado badanbayna leeyihiin qofka sida dhabtaa kuujecel kaliya muqalkaga kugu jeclane qalbi ahankuujecladay jacaylka dhabtaa waa waxwadnaha kayimada ninkana waxbadan kacelinaya qaladadka iyo inuu xaskisa inyaroo dhiba uquuro

  • @fathiyaaliyahz7475
    @fathiyaaliyahz7475 5 лет назад +1

    Ilaahay unbaa og intaan ku jeclahay rabi raali hakaa noqdo qaaliyeey 😘🥰😍

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 5 лет назад

    Maashaalaah u dhahaya maymuun iyo xaajigeeda (maashaalaah tabaarakalaah). Mahadsanid fatxiya cabsiiye, waan jeclahay sheekooyinkaaga.

  • @fathiadahir5603
    @fathiadahir5603 5 лет назад +4

    Wow this story inspired me thanks fathia it is really amazing and gives me hope to continue effort and i will succeed insha Allah.

  • @ranalee2040
    @ranalee2040 5 лет назад +1

    Thank you sister Fathia i love your stories ...of course most of our men abuse our women and made her depressive in front of everybody ..waa bila xishood ...most of them married a young beautifull girl and later abuse or divorce walahi we do not have raag sorry ....her is my word " 75% young fathers play ,75% old fathers regret ,but mothers never change" ..walahi fathia i am observative person ..i see how our women in any age have an issue because of headrock our somali men ... heer xataa waxaan gaaray hadii nin i jiidho by accident ..waan iska masaxa .....i hate them all but i hope them also a Peace ..

  • @lailaabdullahi6632
    @lailaabdullahi6632 5 лет назад

    fatxiya wllo waad la talisay ragga soomalida ee ilaahay ha tuso wanaaga hablahooda somalida ah wad ku mahadsanty shekadaa quruxda badan ee aad no so gudbisay

  • @hooyo994
    @hooyo994 2 года назад +1

    It was best Story❤️❤️🌹😍

  • @hibomahamed7770
    @hibomahamed7770 5 лет назад +1

    Ugu danbayn waay so dhacaday 8 aad malin walba waan eega yutobka i am so happy thankz sis

  • @fardosaabdullahi5040
    @fardosaabdullahi5040 5 лет назад +1

    Thanks fathiya waad noo soo gabagabaysay

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 5 лет назад +3

    Heeesta bilawga muuqaalkan aadbaan ujecelahay❤ sheekadiina farxad iyo qurux Bay ku dhamaatay 🎁😍Shukran Habo fatxiyaay🙏💋😘

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 5 лет назад +1

      Heesta ay ku bilawayso wxa qaaday Fananadii weeneed ee Qaranka Waaberi Fadumo Cabdulahi kaahin (Maandeeq)

    • @xilwacadey5222
      @xilwacadey5222 5 лет назад +1

      Sheekada aad bey isoo jiidaday waa run in ey jiraan rak xun iyo rak fiican farxiyaay gabadha samir badan ey sameysay bee ku heshay cabdi nasiib iyo aabihii
      Hanolaad jaceelka
      Soomalidane allah tuso jaceelk 💝💖💝💖💝💖💝💖♥️♥️

  • @hodannour2008
    @hodannour2008 5 лет назад

    Mashlaa illahay isaga garanaya
    Waxa naftada u fiican markasta oo
    Aad qusasho darento marka illahay guusha ku siinaayo never give up 👊

  • @ayanahmed1617
    @ayanahmed1617 5 лет назад

    Fathia walalo maa sameyn kartaa #ilatali waxa tahey gabar add uu aqli badan masha’alh sidas ila wanaagsan 🎉🔥❤️✅✅✅✅✅

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 5 лет назад

    Aad ban uga helay sheekadan mahadsanid fatxiyaay sheekooyin kalena nala wadaag hadaad hayso❣💋

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 4 года назад

    Qisadan maantaan dhamaystay....bilow ilaa dhamaad maansho allah😍😍😍

  • @khadijaahmed1559
    @khadijaahmed1559 5 лет назад +1

    My sister qaal qalbi sheegadan I don't know why waqtiga baa igu dheeraday taas waxey guu cadeynaysaa saan oga helay
    Waxan illah kaaga baryaya inuu gu xafido Mar walbo waqti baa na sisaah I love you sister😚

  • @sahrakuluc7621
    @sahrakuluc7621 5 лет назад +1

    Mansha allaah what a lovely story and a happy ending thank you farxiya.👏🏾👏🏾

  • @gadidtravel9160
    @gadidtravel9160 5 лет назад +1

    Masha Allah great history end for our sister. May Allah bless her family. And May Allah guide our brothers and sisters in happy mariage way. Mutual respect, Share responsability and communication and the list continue....is the receipt of success family.

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 5 лет назад

    Salaam Fathia Absie .first my first thought was Its Fiction story lkn hada Ad ayaa ugu faraxsanahy message ka ad Xaga danbe ka raciisay Thanks Teaching somali Youths/middle age and elders how treat each other’s .
    Mida kale Bal Maymun So waydii In u Dr Bradly Cousin leyahy An So muslimiye ana ee 😁😁) kaftan kdb Me I love our Somali brothers more than anybody.Anigu Amarkaalee Farax Somaliad Ciid an ku badalo garanmayo Allow Love ka nobaar Wilal /Gabdhaba Amiin amiin

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 5 лет назад +2

    Wooow lovely story indeed, thanks Fathia mansha Allah u got such pure heart love yr stories ❤️️may Allah keep u in his blessings.

  • @narinbashe3494
    @narinbashe3494 5 лет назад +1

    Masha Allah si wcn ayey usoo dhamaaty alle ayaa mahdle kul miyey quulbtaa daacda isku ah
    Mahssanid hbo go forward.
    What a beautiful story 😊😊😍😍

    • @samsamabdi2788
      @samsamabdi2788 5 лет назад +1

      Mashallah sister it's beautifull story wow😍😍

  • @yaxyebooshle789
    @yaxyebooshle789 5 лет назад

    Soo badi walaale, xataa qisooyinka iyo sheekooyinka filimaanta iyo riwaayadaha iyo sheeko xariirada adduunka noo soo xul kkkk mhasanid

  • @fatimcabdi30
    @fatimcabdi30 5 лет назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ habo inshallah sheekoyiin kalan kaa suguni motivator baa inoqataya wlhiye I love u so much hbo

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 5 лет назад

    maasha Allaah walaal fathia Alle haku barakeeyo Muhiimadu maahan jinsiyada qofka ee waa dabciga iyo dunta wanaagsane qofka jaceylka iyo raxmada uu qalbigaga gashado 😍😍

  • @naimaolad4481
    @naimaolad4481 5 лет назад

    Sheekadaan waan ku heesta ee no so da daji wallah waligey like mahelin

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 5 лет назад

    Waow esh cala qisad wax laga barto iyo habka quruxda badan eed uga sheekaysay walashay Fathia yay aan kugu hambalyaynaya aad ayaad ugu mahadsantay intaad waqtigaaga na siisay

  • @nezimz6794
    @nezimz6794 5 лет назад

    mancha allh tabrakllh alle ha barakeeyo qoyska quruxda badan wll farhiya mahadsanid adiguna sidad nogu so gudbisay sheekada quruxda badan 👌❤😍

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 5 лет назад

    Masha allah waa qiso cajiba sidaan u sugayay 8aad way iga dhamatay sheekadi mid kale habibi Alleyacisek fathia 😍😍😍😍😍😍

  • @a.a1412
    @a.a1412 5 лет назад +1

    MashAllah meeshaan islahaa wuu ku dhamaaanya sheekda bay ku dhamaaatay ❤❤😍

  • @massoukawalieh5239
    @massoukawalieh5239 5 лет назад

    Saan ujeclahay fathiya absie walahi waydhamataydi waaba nahay inaa dib uarkayn ayaa umaleyay. ❤❤❤❤ guulayso sister

  • @ahmedyusuf5553
    @ahmedyusuf5553 5 лет назад +1

    Ma salguuro caashaq wn kaxumahay inay dhamaatay Amazing story thanks fathiya absie

  • @hoodoaadan5006
    @hoodoaadan5006 5 лет назад +1

    Mansha Allah nasinkedii baa uhirgalay ilahy Ha isu barakeyo aaamiin. Iyana hawanajiso inbadan. Wad mahadsantahy farhia.

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 5 лет назад

    Maasha allaah Maymuun alle ha u barakeeyo reerka iyo ubadka.
    This story has a good end.
    ( Noloshu wàa imtixaan oo mar wàad baasin marna waad dhicin,
    Ha is dhibin abid )
    Qisada saldhigedu waa taas

  • @samiyahussein9420
    @samiyahussein9420 5 лет назад +2

    All we need is love, love.
    Fathia god bless you walal💖

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 5 лет назад +2

    Wiilasheerna soomaaliyeed. Ilaahay ha daayee .markey maqlaan .gabadhbaa ajaanib guursatey ama ay arkaan baa dhiigu ku karaa. dumarkiina so fiican u la dhaqma.

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi9059 5 лет назад +2

    Love this soul with all my heart wlhi bllh I swear I love Mama fathia💋💗

  • @shamsoali6545
    @shamsoali6545 5 лет назад

    Beautiful storys masal guure cashar mhdsanid fathihiya

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 5 лет назад

    ASC fatxiya faraxsan sheka wanaaaag Masha Allah ma soogaba gabooday shekadii for farxad Masha Allah

  • @fosiyacali7206
    @fosiyacali7206 5 лет назад

    Masha alah wll qali aad baad u mahadsan tahay alaha ku barakeeyo

  • @hamdaxayaad2245
    @hamdaxayaad2245 5 лет назад

    Qurux bay ku bilaabaty kuna dhamaanty inksto wixi dhexda ka dhacay anay na farax galin ,rajo igalisay sheekadani nolosha ma ah inaa ka quusato noo soo badi sheekoyinka noloshena samaynta ku yeelankara wax yalo bdan baan ka faiday waad mahdsan queen😘

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 5 лет назад

    Masha Allah Walashey mcn wa qiso aaad u mcn sido kale wax ku qadasho leh Aniga ka Raxma ahan kuli wanla socday aaadna wan uga helay Adiga aad ban kaga mahad Celinaya Xabiibti

  • @faisom1373
    @faisom1373 5 лет назад +9

    I love happy endings
    Nagadaa mays dhadhamina let’s look for love

  • @ismailhaaji9213
    @ismailhaaji9213 5 лет назад

    Inaba caadi maahid Maamo Fathia waaan ku taageeraa Noolaaw Abidkaa