Maxaa iga qabsaday Istanbul maalintii kowaad!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 633

  • @hassanmohamuud2813
    @hassanmohamuud2813 5 лет назад +156

    Alle dartii like iigu saar wllo saan arko waxa laga helo

  • @fatmarashid3231
    @fatmarashid3231 5 лет назад +10

    Love from Qatar. I just love you unconditionally and I dont know ❤ Kind-hearted MashaAllah

  • @namiin3034
    @namiin3034 5 лет назад +6

    Yes nobody speaks English in Turkey but when I was their they still loved Somalis lol Always have cash not just Turkey but most of Europe taxis will only take cash, Mr Bean you turned to mrs Bean 🤣🤣

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 года назад +1

    Waa runtaa walaalo Faxiya Dumarku Alla baa inaga manaystay inaan meel fog wax kaaragno Ana ka dareeno ee bulshadeena soomaaliyeed ayaa hoos inoodhigta lkn markaan kufno aan hadana kacno I love you sister ❤️❤️✅✅🤝

  • @amalali5060
    @amalali5060 5 лет назад +21

    That's why we need a man or someone to travel with us

    • @Waryaabdi252
      @Waryaabdi252 4 года назад

      wlahi bilaa garab meel ma aadi kartid

  • @awalahmed5638
    @awalahmed5638 5 лет назад +2

    Ganadhu kaligeed inay safarto maaha Allaha abuuray ayaa aqoon u Roon waa in murximkeeda la safarto weeyaan

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 лет назад +14

    Turkey 🇹🇷 Great place to visit
    True story 😂

    • @QEU9
      @QEU9 5 лет назад

      how do u know were you there before? stop misleading ppl

    • @yasmeenatata
      @yasmeenatata 5 лет назад

      @@QEU9 I guess he is being sarcastic.

  • @TheGuux
    @TheGuux 5 лет назад

    Google Map la isticmaalaa before meesha aanad tegin waa la sii eega inta ay isku jiraan hotel iyo airport anbah travel informations badan la qaataah Taxi adunka oo dhan waa dad khiyaamo badan se adiga iska idhi mar dhoof bay ku ahayd. secondly ah Turkey malaha Uber. waa manuuceen

  • @mrali3601
    @mrali3601 5 лет назад +5

    Moral of the story is be street wise dont be naive and dont trust people because they are muslim this muslim that

    • @ahmedwarsame4538
      @ahmedwarsame4538 5 лет назад +1

      Islam became vail for evil people to claim peace.

  • @mohamudmohamed5026
    @mohamudmohamed5026 5 лет назад +2

    Istanbul iyo turkey oo dhan credit card ma qaataan whatever its waa yartahay inaa heshid cid qaadanaysa maxaa yeelay canshuurta bay ka cararayaan saaran
    Istanbul adoo ku cusub inaa kaligaa socoto baa ku khaldanayd
    cash la'aan iyo qof yaqaana magaalada ama deganaa hadaadan haysan dhib badan baad kala kulmaysaaaa

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 5 лет назад +1

    Asc wllo anigaa kuu qiray waxan tagay last year anigoo wata 5 caruura oo iyo aniga tii iqabsatay xataa caruurtii ilaahada weyka xanaaqaan horta wadanku waa tuugo socota please isilaalai every where in Istanbul waanhubaa markaad soolaabato inaad waxbadan noosheegi wllo Allah hakuxafido hanakusoo nabad celiyo

  • @kadraladan8759
    @kadraladan8759 5 лет назад +14

    Fathia use google translation when talking to Turkish people.

  • @faisobashiir1272
    @faisobashiir1272 5 лет назад +12

    Fathia i love you wlhi bilhi hadalada niyda igu qabowda allha ku xafido ❤💎

  • @user-rn3bb3dj4p
    @user-rn3bb3dj4p 5 лет назад +5

    That's why the prophet saw said travelling is part of punishment. Because so much hassle at times.

  • @fartunali7685
    @fartunali7685 5 лет назад +30

    How come you didn’t have cash while going outside of your comfort zone.🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

    • @abdixaliim
      @abdixaliim 5 лет назад +1

      Fartun Ali she is broke

    • @abdixaliim
      @abdixaliim 5 лет назад

      @Khalid Jama one of the easy identifiable symptoms of broke ppl is using Credit Card

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  5 лет назад

      Wiil Waal First of all, You don’t know what you are talking about. You don’t know anything about me. Being broke is nothing to be ashamed off! I didn’t want take cash because I give it away for I am not cheap. I help people! With credit cards, you don’t have cash available so I personally spend less. My problem was assuming Turkey’s financial system being the same as the West! It’s always good to learn things the hard way. Besides everything else about my trip was prepaid and taking care off. I travel to many parts of the country touring in such a short time which is something broke people like you don’t do. You probably stay with other people and are a burdensome. I am also certain you have a bad credit and are projecting because that’s what negative people do. They assume the worst in people thinking everyone is like them!

    • @abdixaliim
      @abdixaliim 5 лет назад

      Farhia walaal isma dhihin inaa ka xumaanysid kaftan iyo troll lee oga jawaabay gabartii suaasha keentay, take it easy sister

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  5 лет назад

      Wiil Waal You think trolling is a good thing? That right there is all wrong brother! Very disappointing!

  • @warsanalichannel9543
    @warsanalichannel9543 5 лет назад +39

    ALLEH DARTII SUBSCRIBE ISAARA CHANNEL KAN KALA SOCO KHAYR BADAN

    • @hoodiyoayaanleey6781
      @hoodiyoayaanleey6781 5 лет назад

      Warsan Ali Channel hye wl

    • @abdiqanifarah4694
      @abdiqanifarah4694 5 лет назад

      Thanks for shireing. wath u thinking soogalootiga adigoo fathia absiya if that is happening sorry for soo somali people

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 4 года назад

      Hada waxan joogaa ıstanbul rıght now to help my sıster who had knee surgery. So ı just want say all Somalı people stay away ın Turkey ıts real budhcad!

  • @aadanaadan9109
    @aadanaadan9109 5 лет назад +6

    wll use google map and qaado public buses from the airport to the city center.

  • @mohvolgs2808
    @mohvolgs2808 5 лет назад

    Walal marka hore wan ku salamay
    Taxi hadad qaadaneysid taxi 🚖 caadi ah qaado
    Hadad safar galeyso powerbank 💼 bag garabka gasho hada kadib

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 5 лет назад

    2 weeks banu tagnay Marmaris normal Visa card banu any cash machine ku isticmalay dhiba manu arag wa laga taxadara sis

  • @raagerooble3266
    @raagerooble3266 5 лет назад

    Mashalah fathia markad hadlayso waxa iisawirma hooyaday oo waxbaratay, waxa kula gudboonatay laba ragcadood oo salaatu shukri ah inaatukato madama ilahay kaa badbaadiyay Tuugtaa

  • @jamisa3668
    @jamisa3668 5 лет назад

    Aniga waxaan fahmi waayey dadkaan yiraahda Like iisaara. Maxaa lagu helaa taloow. Waa Soomaaliya ilaa Siberia Soomaalida ku dhex nool. Bismilaahi.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 5 лет назад +3

    U R smarter than U think. Keep your face to the sunshine and you cannot see a shadow.

  • @faizaabdalla9902
    @faizaabdalla9902 5 лет назад

    Walal macan welcome to Istanbul I have been here almost more than a month it's very safe city about the taxi walal waxay ahayd inad cash so qadatid e way ku hoos martay enjoy your stay , take care sister

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 5 лет назад

    credit card kama shaqeeyo 90% dunida oo dhan, local currency ma aadan sii sarifan, taxi aan sharciyaysnay na waa qaadatay.
    Lamana heshiin intaadan qaadan Taxi ga. Sir ma qabe saab biya u celiya ahayd ee sidaan oo kale looma safro

  • @daudiquotes0978
    @daudiquotes0978 5 лет назад +1

    Somalida turkiga waalaga nacay ayaan maqlayaa Maxaa kajira??

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 5 лет назад

    Mashaaalaah baarakaLaah Alaha haku xifdiyo aqira iyo aduunba xabiibtii.

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 5 лет назад +5

    Asc fathia absiye Allah ha ku xafido my lovely sister 🤲🤲❤♥️👍

  • @abdiwelibullaale4798
    @abdiwelibullaale4798 5 лет назад

    Fathia Absie, this is privacy, wlal waa arrin khaas ku ah, mida kle American express only bankiga heshiis ka dhexeyo ayuu ku shaqeya credit or debit cardkedu

  • @shukrimohamed7581
    @shukrimohamed7581 3 года назад

    You are amazing abaayo thanks for this information we needed

  • @muhuyidiinmaxamed8467
    @muhuyidiinmaxamed8467 5 лет назад +5

    Thanks a love story and I'm sticking with the new job

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 5 лет назад

    Wadmahadsantahay huno Anigu waxan maraa yurubta kale kolkan Usocda soomaaliya ee fasaxa &iyo xiliga samarka Bagaad Nogusheegtay Umasocdo TurkishAirlan iyo Turkish?

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 года назад

    Farxiya waad mahadsantahay, waxay ahayd inaad markaad Tigidhka goosatay aad ku darsato taxi from the airport, waa cheap waana LEGAL
    airport walba dunida wuxuu leeyahay transport uu la macaamilo, markaa anigu markaan Tukriga tegay, diyaaraddii markaan ka degay Taxi baa i sugaya, oo flight numberka haysta, oo hotel ka haysta, £36 only. So next time please book ahead your taxi, without extra cost for delay, you can get one to your hotel distination,

  • @bezani
    @bezani 5 лет назад +2

    Mashallah u look beautiful as always wllo, and I hope the rest of ur stay there will be a smooth ride inshallah!

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 5 лет назад

    Fatxiya markasta oo xaaladaas shakiga ku soo gasho waxaa la aqristaa aayatul kursi wlhy readings aayatul kursi it’s good things Mansh allh

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 лет назад

    Anigu sadex goorbaan istanbuul airport maray iima suura galin in aan ku dagto winter bay ahayd waqti kaloo kulul baan iman soomaalina waan diyaarsan insha allah. Taxiga lacagtuu dhacay somaali ha qaato

  • @saidamursal3534
    @saidamursal3534 5 лет назад +1

    😀maasha allaaah sister alla ha ku amaansado

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 5 лет назад

    Thanks abaayo anigaaba u socda wadanka Istanbul ilaahay hanaga qabto. Ankara weliba dadka modow waa American ayeey moodaan

  • @liibaancodey1006
    @liibaancodey1006 5 лет назад

    In cabsiiye walaal malagu qabaa?

  • @ismailexp7120
    @ismailexp7120 5 лет назад

    1. Airport ka dhexdiisa waxaa lagu iibiyaa Simcard inaad iibsato ayeey eheed
    2- Airport kasta waxaa kuyaalaa meelaha lacagta lagu sarifo xitaa credit cards tankale Meelwalba ATM ayaa ku yaala maxaad cards kaaga Qof waliba ugu dhiibtay?
    3- Hoteelka waxaa loobaahnaa inuu kusoo doono ama adress kiisa intaad Taksiilaha tusto inaad i geey ku dhahdo asigoonba ku geeyna inaad lacag siisa qalad beey eheed
    Soomaalida waalaga nacay waxaasi waxba kama jiraan walaal
    SOOMALIDEENA ILBAX MAALHAN DAL WALIBA HAKU NOOLAADAANE MEEL 25$ looga yiimado in~$300 laagaag qaata waanka xumahay lkn adigaan kataxa derin walaal

  • @jacaylbs
    @jacaylbs 5 лет назад

    Allah Huuno Fathiya waan ka xumahay dhibka ku gaarey dhimankaasna damcey iney galtinimada kaaga faaiideystaan Allaa ku dareensiiyey inaad goaan degdeg ah ka qaadato, subxaanallah waan shoognee, waa ilaahay mahadii mar hadaad settle noqotey.

  • @mujaahiddhamac.8748
    @mujaahiddhamac.8748 5 лет назад

    Salaamaad
    Waxbaa ku qabsaday
    Oo meeshu hadaa khatare

  • @Rachidasister
    @Rachidasister 5 лет назад +1

    Fathia Absie, I am in Istanbul too. How long are you there as I would love to meet you. I went to another region but back tomorrow to Istanbul for less than a week or less (may change ticket).
    You are too nice. I would never take that risk...Somalida thuug baa ka dhex buuxday sideed noqotay? Kala saar dadka ad wax tarayso iyo adigu nafta badbaadadeeda.
    Best way was to withdraw money at the airport.
    By the way, I had my own troubles as I forgot my pin number! Thank God for my debit visa card.

    • @libanmayow2442
      @libanmayow2442 5 лет назад

      Rachidasister this is what I’m saying don’t generally say the Somalians because it’s disgraceful shaming the whole nation and it’s offensive breach so watch your tongue 👅 plz she must study how to become youtuber.

  • @ahmerfarah5199
    @ahmerfarah5199 5 лет назад +1

    waligay maan arkin qof credit card la cararaya oo donaya in uu ku bixiyo wax kasta, badow bad tahay ee had iyo jeer qaado cash

  • @foos7330
    @foos7330 5 лет назад

    Asx uberka waa iligal turkiga aniga fakeshin utagay markad gashidna fiisaha waa lacag tagsigoodana waa tuugo meesha daacada ka arki laheydna vacante ku qabtan luqadooda maahina midkale ma jecla turkiga muslin maaha waa tuugo waa jececlyihiin qofka ku cusub

  • @daacadmjama8388
    @daacadmjama8388 5 лет назад +1

    Waxay kutusaysaa inaad aduun badan marin ina cabsiiyaay cashar badan ayaa kaqaadanaysaa waliga taxadar

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 5 лет назад

    Jazakallaahu khayran. Soomaali badan ayaad badbaadisey adigina waad badbaaddey, Alxamdulillaah

  • @amenIbrahimawale
    @amenIbrahimawale 5 лет назад +2

    I don't interesting Istanbul but citizen of Turkish is good ethics ,culture and behaviour .

  • @fahadfarah95
    @fahadfarah95 5 лет назад

    Maamo mar dhaw ayaa arkay videokaaga waana jecladay thanks your experience ee aad nala wadagtid

  • @slandv332
    @slandv332 5 лет назад +6

    That's sad story but you should Carry cash always were ever you go I am in Turkey marmaris and it is lovely place. You should came here next time go to small cities they are better.

    • @Rachidasister
      @Rachidasister 5 лет назад

      Are you studying there?

    • @gobaadahmed7340
      @gobaadahmed7340 5 лет назад

      Are you a student walal
      I want to move to turkey with my children my first born is in year8 so inshaa’allah by next year I would’ve move to turkey from Hargeisa
      I want my child to start secondary school in Turkey
      Plz if you live there as a student plz could you provide me with some info

    • @Rachidasister
      @Rachidasister 5 лет назад

      Somalis badan ayaa raba in ay guuraan lakiin wadankan maaha meelihii dadka aqal bilaash ah iyo lacag bilaash ah lasii nayay. Hadii ad guurtaan magaca ha inaga dilina oo shaqeysta. Canada marakanka iyo europe magacii baa somalida ka dhintay.
      Waliba ogaada in lagu nici karo bari oo wadankan wadankiini aanuu ahaayn.

    • @slandv332
      @slandv332 5 лет назад

      @@Rachidasister Hi.. I am not student I am tourist I go every two years in different cities. I could do some research for you.

    • @Rachidasister
      @Rachidasister 5 лет назад

      @@slandv332 ok bro. I know people who want to come study so some info on student life and expenses as well as universities would help. I have visited Turkey myself but not a student.

  • @abdihamidabdullahi9870
    @abdihamidabdullahi9870 5 лет назад

    wow Fadxiya waan ka helay sida aad u soo gudbisay sheekadan gaban lkn waxaan dareemaya in somalidu haday even USA kusoo nolaadan anay ilbaxayn kkk anyway so much nice your voice really,

  • @Ahmed-ITPro
    @Ahmed-ITPro 5 лет назад

    Thanks for the info walaal waa muhiim macluumaadka aad nala wadaagtey. Turkey waa meelaha aan ka fikirayey in aan Family vocation ku aadno.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 лет назад

    Mashalah farxiya forever waxan kaa malaysanayay inad tahay gabar dhawrsoon lakin gaaciga kudhufata. Horay ban u maqlay sheikh hotel daganaa oo yiri rag hotelka igu shekeyay oo turkishan kashikiyay sidii baana dhacday. Information kaana horay ban u hayay. Hada kadib iska ilaali Inshalah. ALLE haku dhawree.

  • @ashaosman165
    @ashaosman165 5 лет назад

    faduma aabsiye alha ku bara keeyo aaqira iyo adun ba i love you so much waxaan da waday mar kaad tagtay istanbul wa xii aad lakulantay lakiin soomalidu waxay tiradaa dal aan dalkaaga aheen waa dareen ku joog marka samir asc

  • @fahadfarah95
    @fahadfarah95 5 лет назад

    Walal macaan meel markaa adeysid duceyso safarku waa mushkilo aad ayuu idhibadanyahay

  • @AnfacD
    @AnfacD 5 лет назад

    Abaayo Fathia waligaa kaash boorsada hakugu jiro hadii aadba dhoofeyso wadan walba u soco kaarka waxwalba aa ku dhici kara Allah ku fududeeyo inta kuu hartey.

  • @xudayfamahad552
    @xudayfamahad552 5 лет назад

    War gabadha maxaa dhib qabsadey

  • @mulkinuura223
    @mulkinuura223 5 лет назад +2

    Allah illahay ayaa ku caawiyay nin sigtay ma noola xabibtiyey alxmd salatul shukri ayaa kugu wajibta ❤️

  • @landheere20shiresomali89
    @landheere20shiresomali89 5 лет назад +3

    Sorry about that happen sister please let me know when you come back home Seattle 👋🤙

  • @deeqaahmed7371
    @deeqaahmed7371 5 лет назад

    Waaba u socday laakiin information kaan dhan ma ogeyn thanks Farhiya abaayo it’s good inaad noo sheegtid, walee waa 🚨

  • @muminafarah1222
    @muminafarah1222 5 лет назад

    Rusuulku (scw) wuxuu yiri," gabadhii Allah iyo maalinta aakhiro rumeysey muxrim la'aan yaanay safrin". Dumarow aan iska deyno keli socodka oo aan Allah ka cabsano

  • @ifrahabdullahi3876
    @ifrahabdullahi3876 5 лет назад +4

    Yaa salaam, waan realise gareen taladaada fathia xbbti ,ALLAH haku amaansado

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 5 лет назад +5

    wadsigatay walal alle hakusakhiro waxkasto wanagsan aamiin

  • @abdirisaqnur3436
    @abdirisaqnur3436 5 лет назад +1

    Wadankaas waa amaan yurub iyo maraykan wuu ka amaan badan yahay. Mideeda kale cararka maestro karka way ka shaqeeyan meel walbana atm ayaa ku yaal. Balse America lagama. Jecla heer dadka qaar waxay gareen in telefanda iPhone jajabiyaan.

  • @QEU9
    @QEU9 5 лет назад +5

    that is why women need muxram..not to be in a vulnerable position.why do u have to travel alone anyway?

  • @Hodo-cz3tq
    @Hodo-cz3tq 5 лет назад

    Fathia absiye of qaaliya xbbti rabi jidka hakuu fudu deeyo dadku aabe iyo hooyo dhulku taaka taako iskay baan kuu jeclahay qaali dumar ilaahay iyo malaa igtiisuba haku jeclaadaan

  • @Nabeelluth
    @Nabeelluth 5 лет назад

    Can you please give us info about the local food as well as the cost of living in Istanbul or wherever the city you’re staying thanks love

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 5 лет назад

    bismilaah geesiyad baa tahay labo qof oo aadan garaneyn gaari la raac waa qalad weyn tan kale turkidu dad wadankoodii ku xaaraya maxay ku falayaan

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 5 лет назад +1

    Wallhi fatxiyaay sheekooyinkaaga aad baan uga helaa. Noolow cadowgaaga cagta ka goose.

    • @mohamedfarah1297
      @mohamedfarah1297 5 лет назад

      Aad ayaan uga xumahay waxaa kaa qabsaday Istanbul, mr. Bean ayaan soo xasuustay

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 5 лет назад

    Mashallah Fatxiyo Allaha ku xifdiyo abaayo meeshaa martaba guul have good trip Habaryar 🌹🌹❤️👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 5 лет назад +4

    Fatheya you made my day, you are so funny, love you loads 😍

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 5 лет назад

    That's why Allah chose for The Muslim Women to travel with Mahram (Muxram)❤

  • @hibaqadam4477
    @hibaqadam4477 5 лет назад

    Asc walaalo alxmadulihi illahay ayaa ku badbaadiyey Waxan ku darayaa dumarow kaligiin ha safŕin ee diinta ku dhaqma oo murxunka ka xaysata

  • @aaminasuleiman5850
    @aaminasuleiman5850 5 лет назад

    Waxbaa ku helay fatxiya wadankaa turkiga waan jecelahay mar uun tagbaan is idhaa waan maqlay tuugaduna inay ku badan tahay inan aan saxib nahay ankara suuqa dhexdeedaa talefan lagaga qaaday oy iiga sheekaysay

  • @jii7900
    @jii7900 5 лет назад

    Waad ku mahadsantahay anigaa usoo socda bisha September wax badan oo xaqiiq ah ayaad nooga sii digtay Mahadsanid walaashay QAali ❤️

  • @jaahuur3233
    @jaahuur3233 5 лет назад

    Runtii dhib aan yareyn yaa ku helay Fadxiya aad banan uga xumahay in sidaasi kugu dhacdo.
    waxa waxaas oo dhan uga waxan Less technology update ka jira turkey tusaale anigu hada Malaysia ayaan jooga anigu grap iyo mycar oo uper oo kale ah iyo caps cadiga aha ka shaqeeya intuba waxay qaataan credit card inkastoo ay tahay in marka hore online booking samaynayso aad doorato credit card.

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 5 лет назад

    Waa runtaa wallahi abaayo shaki haddu qof iga galo badana waxan kaga shakiyey ban ku arkaa
    Alxamdulillah illahay haddu ku badbaadiyey

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 5 лет назад

    Adaa qaldanaa farxiya hadaad ku safrayso over the seas qasab waa inaad cash wadato ama kaar bank oo ATM ka qaata hadda waxaas oo dhan kuguma dheceen midakale american express , mastercard ,visa card hadaad wadatay sayna mashiinka u qaadan hayn ma fahmin hadaad u baahato xabad biya ah oo 0.50cent ah ma kaar baad marin see cml

  • @chocoa298
    @chocoa298 5 лет назад +1

    love from malaysia 🇲🇾 i love you unconditionally ♥️mum fathia absie

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 лет назад +1

    I have tested those guys who are working under the table and a real taxi drivers in Dubai. Somali guys they charge 70 Dirham and the real taxi charge me 45 Dirham for same distance same hotel.

    • @user-rn3bb3dj4p
      @user-rn3bb3dj4p 5 лет назад

      I know lol, you might think you're making a discount but in actual fact you're better of taking the legit taxi

  • @sahrahassan9729
    @sahrahassan9729 5 лет назад +2

    You cannot use a credit card if you are getting a taxi in Turkey. You need to have some form of cash

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 5 лет назад +1

    Fathia habo ilaah ha ku xafido🤲🏾🤲🏾🤲🏾Nabad ku soo laabo ❤🤲🏾🤲🏾

  • @naimasaid283
    @naimasaid283 5 лет назад

    Masha Allah fathia allaha ku xifdyo abyo waxan ku rajayn inta kuharsan inad farxad ku qadato istambul

  • @MohamedHassan-in7rn
    @MohamedHassan-in7rn 5 лет назад +2

    Fatxi signal kaad shegaynaysaa goormuu kuu shaqaqeyay mar hadii meel $40 ah lagaga qatay $300

  • @isme9395
    @isme9395 5 лет назад

    asc wll farxiya adigu qarbi joog baa tahay marka wadan usocotid intaadan aadin wadankaa usocdaalaysid systemkiisa ayaa labaaraa misena dadka la waydiyaa kunool

  • @hashimawad3760
    @hashimawad3760 5 лет назад

    Sweden baan ku noolahay waligayna credit card maanan qaadan. Debit card iyo lacag cadaan ah baa dunida qaar badan ka shaqaysa.

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 лет назад

    fathia wa jirtay inan somaliyeed oo lagu wayaay turkey markay tagtay iyadoo la bafinayaan ogaa mida kale diinteena tidhi wuxu ku shaaki geliya ka taga ilahay ba ku badbadiyaay

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 5 лет назад

    Wareeg howla'aan ah?

  • @hiboahmed2892
    @hiboahmed2892 5 лет назад

    Asc, walaalo allaah ayaa ku xifdiyay nin sigtay ma noolo walaalo culumo badan ayaan ka hadlay oo yiri dadkaa kilyaha looga bax sadaa waxaan uga digaayaa hooyooyinka ilma kaligood la baqbalasan hooy is ilaaliya hal kii qof ayaan soo loo dhacaayaa maxaad moodo hooyo 6 ama 7 jiideyso hooy wadankiina aada daarah qurxoon idinka ma lihidin ee cariish yadiinii aada ha la idinku fagto anigaba maanta mogadisho ayaan joogaa waa rabay turki waxaan ka doortay muqdisho alxamdulilaah allaah ha igu xifdiyo dhulkeyga hooyo allaahuma aamiin is ilaaliya inta joogto iyo inta u socotoba insha allaah

  • @xiismedia685
    @xiismedia685 5 лет назад

    Taken hadii aad fiirsatay wax walibo waad ka aragtay markii gabadhi safar aado.
    Mida kale card ka sifiican u ilaalsho hadii mar lagaa xifdiyo card no.
    Name iyo saxixa waa qatar check your card

  • @husseinabdi947
    @husseinabdi947 5 лет назад

    Walal adaa qalad ka iskaleh xitaa wadamadan yurub een joogno ayaa waxaas laga qorin

  • @yakoubhassan8279
    @yakoubhassan8279 5 лет назад

    ardayda meesha joogta ayaan kamid nahay anaga nala soo xidhiidh hadaad wax u bahato walashay 🙏🏻

  • @AhmedMohamed-st8hq
    @AhmedMohamed-st8hq 5 лет назад

    4Saac Baad Qarisay 24 Saac BaD Hadana Baad Qasarisay Surah Naxli Waxaa Kujirta Waqtikaga iyo Cafimaadka Aad Haysto waxaas Oodhan Aqiro Waa Lagaa Xisaabin Ogow

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 5 лет назад

    walaahi waa runtaa waan joogaa istanbul waana ku aragnay saas waliba tuugada tixsida aad ayey ubadantahay

  • @omarosman2022
    @omarosman2022 5 лет назад

    Turki istanbul 7 days joogay waa dad xun wlhi waa runtaa aniga xitaa tariiq xun iga qabsatay

  • @Zay-d4z
    @Zay-d4z 5 лет назад

    Ilahay anarki gabadhan waan jeclahay hadaan helayo meel aan kala xidhiidho i love you fatiya

  • @khadrakulane1591
    @khadrakulane1591 5 лет назад

    Asc kkk Hadaa katagayaa going back to diyaaradaan ku jiraa. Tuugo indha sarcaat ah baa jira is ilaali jabadan baa Allah iga badbaadiyay. Be careful sis enjoy your holiday.

  • @zakaria8123
    @zakaria8123 5 лет назад

    Sorry fadxiya meelkastay joogan dadka sidaa ahi is ilaali waad iisii sheegtayba waan usocda inshallah

  • @faisoomarmuhumed2987
    @faisoomarmuhumed2987 5 лет назад

    Fathiyaay anigaa sidaa u jeceloo ingiriisiga in col la yiihiintaa wan maqlay . Ilahay hakuu sakhiro inta dambe wllo.

  • @mustafeaxmed1422
    @mustafeaxmed1422 5 лет назад

    Horta wllashayey lamawaayo caqabado markaad meeltageyso ama aad isleedahay arimo qabso balse waxayku baraanba dhibaatooyinkaasi sidalooxaliyo amaba loonoqdo qof adag oonolosha waajihi karta. Kunasoodhawow caasimada turkiga Istanbul lkn be attention farxiya

  • @duceesane2820
    @duceesane2820 5 лет назад

    ha raacin baabuur ee ku qorneen taxi,
    teeda kale turkiga waxa ku nool mafiyo, iyo tuugo dadka dalxiisayaasha dhacdo.
    aniga marka aa istanbul aadaayay , taksiilaha waxa kula hishiiyay 45lira!!
    attaturk ilaa Hoteelkeyga oo u dhow masjidka suldaan axmed.
    taleefonkaaga isticmaal google map , tusi taksiilaha meesha oo hoteelkaaga kuyaal.