MUXADARO CAJIIB AH OMAR FARUUQ : 3 DARDAARAN ┇ᴴᴰ

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 авг 2019
  • Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    ruclips.net/user/MrAbubak...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakar-z
    MAHADSANID

Комментарии • 670

  • @saidosalah2896
    @saidosalah2896 5 лет назад +382

    Into jacel abubakar iyo cumar faruq like isar abubakar wan kujeceelahay

  • @walaalmaankaofficial9712
    @walaalmaankaofficial9712 5 лет назад +405

    Walaal hadaa qoraalkaan Arkto adigoo muqaaalkaan dawanayo like ha ila DhaaFin

  • @faarisatulaxlaam737
    @faarisatulaxlaam737 5 лет назад +45

    Masha allah dumarku xijabka ku qurux badana waa waxa ilahay inoo fary
    Khyr alla hasiiyo abubakar iyo cumar faaruuq waa dhalin yaro ku dayasho mudan الا يسعدكم

  • @aishagaraad7516
    @aishagaraad7516 5 лет назад +141

    Abuubakar mohamed Salah
    Omar Mohammed Salah faruuq
    Aduun iyo aaqiraba maganta alle ahaada dar alle ayan idiin jeclahay idinkuguna duceynayaa🤲🤲🤲🤲

  • @user-gk7xl5uv1q
    @user-gk7xl5uv1q 5 лет назад +119

    Masha Allah jazakallahu qeyra walihi Malin farxaded ayey no ahed nosolabta mararbadan insha Allah farxad iigunolada Allah haidinku abaal Mario waxkasod hamineysan eey uweyntahay janatu naciim amiin amiin

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 5 лет назад +34

    Masha Allah
    Jaskallahqeyr
    sheikh Omar faruuq
    sheikh Abubakar
    mahommed
    Walalo an jclahay
    Ilhey ha Idin xifdiyo
    Mel wlba ad jogtiin

  • @khadijamohammed5481
    @khadijamohammed5481 5 лет назад +5

    mashallah tabarakallah ugandha koor mee imaa nesiin aad ayaan idin jeclahay illah dartiisa ayaanigu jeclahay wallhi illah hanii xifdiyo amiin

  • @umeymahussein8033
    @umeymahussein8033 4 года назад +1

    Manshallah cumar faruuq Jazakallah kheir Allah kherka hakuwafajiyo adun iyo akhira

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 5 лет назад +10

    Masha allaah qurux badanaa gabdhaheena somaaliyeed ee asturan 👍❤😘😘😘😘😘

  • @saamjr1045
    @saamjr1045 5 лет назад +38

    Masha allah walaal ku dayasho mudan Omar io Abuubakar😍😍😍

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 2 года назад +1

    Allah idin xafido abuubark iyo cumar wlh wa wilal kaftan iyo qosol badan Masha Allah diinta qabo qabo ayee dadka ku jeclesinayan diinta wa nasteexo

  • @salmaabdi8846
    @salmaabdi8846 5 лет назад +34

    Mansha Allah wiilasheyn Yar yaro qoruxda badan allow inoo xafid 💕💞

  • @phaceedkaroonpharhia5058
    @phaceedkaroonpharhia5058 5 лет назад +11

    Jazakalaah sheekh alle hanawafajiyo qeyrka dhamaantena alle hanagu tosiyo towbada fiican 🤲🤲🤲🤲

  • @drsnajma7841
    @drsnajma7841 4 года назад

    Masha allh wan jeclalan laha inan ka soo qayb galo meshan quruxda badan inta rasuulka jecel haku salido igula saliya xbibkena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @amaaniaxmed4123
    @amaaniaxmed4123 5 лет назад +5

    Masha allah Allaah haidiin xifdiyo insha allah tartaaranka aad nalatartarantay kuwiiqata oo ku dhaqmo allaah hanagawada dhigo insha allaah allaah dartii aan idiin jeclahay iisooduceya shiikh abubakar iyo omar faruuq

  • @zaynabcabdifataax8084
    @zaynabcabdifataax8084 5 лет назад +14

    ماشاء ألله تبارك الله ربي يحفظكم ويسعد كم فى الدنيا والآخرة أحبكم في الله

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 2 года назад +1

    Masha Allah waa wil yaro dhalain yara oo ku dayasho mudan allao ayago kale noso badi Yaa allah

  • @mamaanzal5268
    @mamaanzal5268 5 лет назад +5

    Mashallah sh omar al faruq barakaallah iyo sh Abubakar mohamed

  • @matarazzidjamal185
    @matarazzidjamal185 4 года назад +2

    Masha Allh tabaraka allah alle haka abaal mariyo wanadaada wanagsan shiikh Cumar❣

  • @user-su1oc3ko6o
    @user-su1oc3ko6o 5 лет назад +22

    برك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء على كل حال وفي كل مكان في العالم أسأل الله أن يزيدكم في العلم ( قال أبي إسحاق البيري حينما تكلم العلم : يزيد بكثرة الإنفاق منه. وينقص إن به كفا شددتا) إن شاء الله نسأل الله أن يغفر لنا ولكم الخير ❤️❤️❤️

    • @user-su1oc3ko6o
      @user-su1oc3ko6o 5 лет назад

      @@iskabashka6343 aaaamiin abaaayo sax waaye qofkii bartaa micnihisa wax badan ayuu fahmaa ilaahay xaqa hana fahamsiiyo

    • @user-su1oc3ko6o
      @user-su1oc3ko6o 5 лет назад

      @@iskabashka6343 xabiibtiii shukran allaha ku jeclaado

    • @mydreamchannel3318
      @mydreamchannel3318 5 лет назад

      Umu munasar Umu munasar Amiin yaa Allah

    • @moabdalla4465
      @moabdalla4465 4 года назад

      Masahallah

    • @balqiismuxumed7871
      @balqiismuxumed7871 4 года назад

      Msha allh wlshy allh haku xifdiyo

  • @khatrinabdull9457
    @khatrinabdull9457 5 лет назад +13

    Wlhi shalay malin quruxbdn ayay aheyd Allah haidin xifdiyo abubakar iyo Omar

  • @kingpolemahamud3373
    @kingpolemahamud3373 5 лет назад +5

    Masha Allah jazakallahu qeyra abubakar yoyo omar

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 лет назад +5

    Masha'Allah My brother's Alle ha idin xifdiyo Aduun iyo Aqriba adinkoo nabad qabo Alle idin sow celiyo ❤👐🙏

  • @personperson9306
    @personperson9306 5 лет назад +31

    Abuubakar walaal aniga waan kutagersanahay keep going bro

  • @engmohammedmaddy771
    @engmohammedmaddy771 4 года назад +2

    Masha Allah Allow barakey qofkastoo Diinta fsafiya oo wanagana dadka fara
    Sida wallalken sh,ken Abubakar Omar faruq

  • @aminaaxmed8286
    @aminaaxmed8286 5 лет назад +8

    Mansha alaah alle haku shiikh xifdiyo omar faruuq

  • @sagalabdisalam5419
    @sagalabdisalam5419 4 года назад

    xaqiiqtii waa waqti muhiim ah oo aan laga faa'iideysanin.walaalka Muslim ah waad mahadsantahay.

  • @salmaapdi2533
    @salmaapdi2533 5 лет назад +10

    Waaaw...mashaAllah ma walalo keep on ilaahy hanibarakeyo
    ....amiiin....aragtidina waifaraxd galisaay

  • @mamarijalkitchens7619
    @mamarijalkitchens7619 5 лет назад +9

    Amin ya rabi jaza kalahu qeer insha allah🌷🌷🌷🌷💖💞💕😍

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 5 лет назад +6

    Masha allh wallky allh haku xifdiyo wallhi ilahy dartiis ku jclhy ilahy jannda hanuga wada kulmiyo inta islaanka aamiin
    Suaal
    Sheikh guurmee somli imaneysaa qastan muqdisho jwb wacn ❤❤

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 4 года назад

    Manzha allah Alle Raali idiinka Noqoy Abubakar Mohamed iyo Omar Mohamed Alle ha inga dhigo kuwa Jano Fardowsa ku kulma inzha allah

  • @zamuufarah8124
    @zamuufarah8124 5 лет назад +6

    Illah tardiis ayaan idin jeclhy Abukar iyo omar faaruuq 😍😍😍😍

    • @carfiabdi9886
      @carfiabdi9886 4 года назад +1

      Asc waxan halkan kasalamaya abukar iyo omar faaruuq ilxun idinma aratdo walalahayga an ku faana runti

  • @fartunahmed6268
    @fartunahmed6268 5 лет назад +13

    Masha Allah farxad kuwaara wllo aad u wanagsan Abubakar iyo Omar Illahey dhib idiin ma tuso

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 5 лет назад +3

    Waaw Masha Allah allaw khayrka qulubteeena ku xasili ficana markad madal khayr Lagu shegayo la isugu yimado ❤️❤️❤️😭😭😭

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 5 лет назад

    Masha Allah Cumar faruuq ilahey codkaka haku barakeeyo

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 5 лет назад +1

    Abubakar iyo cumar Allah idin xafido cimrigiina haraago magiciina hajiro insha Allah waxan jeclan laha mashruucina inaad siibalaarisaan oo aysan kamarnaan taakuleynta masakinta iyo sidey waxkubaran lahayen sida diini iyo maadi gacmaha hadaan isqabano oo Allah talo saarano waan awoodnaa insha Allah iyo in masaakiinta ceelal looqodo

  • @xamdimm7973
    @xamdimm7973 4 года назад

    Ilahay raxmaanka hadiin barakeeyo idiinka iyo walidiintiin walaladey dhalinyarada ah manshalh ilahay janada haynaguu wada kuulmiyoo inshalah aaaaaaamiiiin

  • @najmaaxmed5343
    @najmaaxmed5343 5 лет назад +7

    Masha Allah walaaalo ku dayasho mudan

  • @amranhassanhasssan8310
    @amranhassanhasssan8310 5 лет назад +3

    MashAllah abubakar iyo omar faruq Allah dartisa ayan ni jeclahay cimri der ayan ni rijena

  • @aishahabib7823
    @aishahabib7823 5 лет назад +12

    Ukweli sisi pia tuna kupenda sana kuwa ajali ya Alla Mungu akubarike اخي الكريم

  • @runishmohamed2933
    @runishmohamed2933 4 года назад

    masha allah walalaha aadka uquruxda badan cumar faruuq iyo Abubakar mohamed waxan idin jecelnahy illah dartii rabi ha idin xafido

  • @nafisaabdi4742
    @nafisaabdi4742 5 лет назад +12

    mashaallah abubakar iyo omar ilahay dartis aniijeclahay😍😍😍😍

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад

    JazakAllahu khayr ustad cumar faruuq🌹

  • @preciousnalkanaj4113
    @preciousnalkanaj4113 5 лет назад +3

    Abubakar iyo cumar faruq wanijeclahay wlh dhar Alle ayan nijeclahay

  • @user-ju4lc4gg2k
    @user-ju4lc4gg2k 5 лет назад +3

    m.allh allh idin xafidho jasakuma allh qeer illahey haidin jaseyo qeer iyo wanaga aa nala wadagtiin

  • @sumayoali7632
    @sumayoali7632 5 лет назад +12

    Allh dartiis idin jeclahy xamar nogu imada wallayal insh allh

  • @fardowsafardowsa2611
    @fardowsafardowsa2611 4 года назад +8

    Mansha allah waxan jeclan laha inan jogo maxadaradan blse maysan surta galin ilahow hadan adonkaga ahay Abubakar Mohamed ila kulansiiii

  • @ifrahahmed4345
    @ifrahahmed4345 5 лет назад +13

    Wllhi muxadara aad by uqrux bdneyd
    Mhdsnid hla aan oo dardranty الله يبارك

  • @aishahabib7823
    @aishahabib7823 5 лет назад +2

    الحمدلله على نعمه الاسلام
    اللهم اني اسالك حسن الخاتمه يا رب

  • @nastehaabdulkadirkhalaf4666
    @nastehaabdulkadirkhalaf4666 5 лет назад +1

    Masha alah alaha idinxifdiyo walahela Abubakar iyo cumar waxbadan aya badashen

    • @AyanAli-dy8xh
      @AyanAli-dy8xh 5 лет назад

      Mansh Allah ha idni xafido walalah qali

  • @aaminoshariifnuunow6997
    @aaminoshariifnuunow6997 5 лет назад +3

    MashaAllah Allah xaidin xifdiyo Abubakar iyo Omar

  • @abdihunoofficial3777
    @abdihunoofficial3777 5 лет назад +3

    Ajir iyo xasanaad Allaha kusiiyo wll Sh Abukar.

  • @brehgamerpowerlevel6968
    @brehgamerpowerlevel6968 4 года назад

    Maasha allaah illaaheey ha ku xafido shiiiqa cumur

  • @asmamaan6736
    @asmamaan6736 4 года назад

    Mashallah wllky cumar allah darti aynku jeclhy raxmanku janada hanagu kulmiyo jazakallah talo aad uwangsn allaha ka abalmariyo

  • @somaliawardtube6878
    @somaliawardtube6878 4 года назад

    maansha allah allaha kaa abaal mariyo walaalahayga muslinka ah ee cumar faarue iyo abubakar allaha janatul fardawsa ina geeyo dhaamaanteen

  • @somaliuk633
    @somaliuk633 4 года назад +6

    Mashallah my brother's👍👍👍 keep going

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 4 года назад

    Alle ha ka Abaal Mariyo Hooyo mcn oo sii wgsn idiin soo Tarbiyadaysay Allah mahad iska leh idiin Garan siyaa haqa Alle ha inaa waada garan siiyo Xaqa alle

  • @kingalkhaliiji9428
    @kingalkhaliiji9428 4 года назад

    Masha allah waa wiilal yar diinda kusoo bar baray allah haxafido dhalinyaradana hakudaydan wiilashan diinda kusobar baray farxada kamuuqado

  • @sureyalove4772
    @sureyalove4772 4 года назад

    Jizakallaahu qeer sheekh abubakar en sheekh omar faruuq

  • @abshirahmed3239
    @abshirahmed3239 4 года назад

    Masha allaah wa muxaadaro cajiib ah in shanallha muqudisho waan kugu sugeynaa

  • @zoyaamuhammad6851
    @zoyaamuhammad6851 5 лет назад +10

    Masha Allah my brothers Allah nawad idinkusoceliyo

  • @nishfanah5784
    @nishfanah5784 4 года назад

    MashaAllah ...Shukran akhunaa...jazakaAllah

  • @honest1436
    @honest1436 5 лет назад +5

    Mash alaah ilahey haku dhafo wllkey ad aya. Ku tagera

  • @hawokiin5470
    @hawokiin5470 3 года назад

    Mansha Allah Alla haku naxariisto aduun iyo aaqiro Wllky Omar runtii ifka ayaan kugu jeclahay Alla haku xafido runtii adiga iyo Abubakar ilaahy hanagu kulmiyo janada Amin 🤲🏼 runtii waxàad tihiin Wadnaheyga bidix idinma waayo

  • @muhiibhussein9752
    @muhiibhussein9752 4 года назад

    masha Allah walahi wan qiirodey intan Islam qurxon xijaaban markan arkey tabarakallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadarabdullahi9696
    @abdiqadarabdullahi9696 4 года назад

    MashaAllah.. JazakaAllah kheir walalayal

  • @suudiabukar9314
    @suudiabukar9314 5 лет назад +3

    masha allah jazakallah ilaaah waxaaad jeceshahay haku siiiyo
    ee abuubakarow anaGaneh south afrco noogu imaaaada
    meeshaan joogo iyo mel kastaba niigala jecelyhay♥️♥️♥️♥️♥️

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 5 лет назад +5

    Maansha allah wll allaha ku xafido

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 5 лет назад +2

    mnzha alh jazakalaHa Abubokor iyo cunar

  • @ifrahahmed4345
    @ifrahahmed4345 5 лет назад +4

    جزاك الله خير يا شيخ عمر الله يحفظك

  • @nasroadan1861
    @nasroadan1861 4 года назад +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    ربي يحفظكم ويسعد كم في الدنياوالاخره
    أحبكم في الله☝🙏👑💌💌💌💌💌🌟💫✨

  • @sihaamsihaam6487
    @sihaamsihaam6487 5 лет назад +10

    Masha allah Allah hadhooro muslimiinta melwalbo eyjoogto

  • @shukri0sman363
    @shukri0sman363 4 года назад

    mnsha Allah Allah hani barakeyo dhamantena allah hana wada wafajiyo qeyrka kuwa dadalo allah hanaga dhigo

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 4 года назад

    Masha Allah walalo dar Alleujeclahay xafidullah Aduuniyo Aqiraba

  • @saynabmaxamed755
    @saynabmaxamed755 4 года назад +1

    Maash Allah shiikh abu bakar Alle hayanaga dhiigo camalafala diinateena macan

  • @drfadumohassan8175
    @drfadumohassan8175 5 лет назад +2

    Mashallah jazakallah her muqdishana we idin sugayan inshallah

  • @mahdimaxamud1534
    @mahdimaxamud1534 5 лет назад

    Jazakallah kheyr sheikh cumar faruuq wlh hadal qiirad leh ayad so jedisay allha kheyr haka siyo ajar dardarankaga qimaha bdn

  • @abdirizakbadal7818
    @abdirizakbadal7818 4 года назад

    Mashallah jasakalaah khayr culumo ilaahay ha inoo barakeeyo

  • @bathramustaphe5166
    @bathramustaphe5166 5 лет назад +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    وجزاكم ألله خيرا 🍀🍀🍀🍃🍃🍃🍃

  • @mariyasidow2830
    @mariyasidow2830 4 года назад

    Masha Allah wll waad kumahdsanthy muxaadarada qiirada leh

  • @hodanqurux3323
    @hodanqurux3323 4 года назад +2

    Mashalalh tabara Ka llah

  • @qiiimeeenaftaaada6945
    @qiiimeeenaftaaada6945 4 года назад +1

    Mansha Allah JazakaAllah wll Omar

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 года назад

    Masha Allah tabrkallah illaahay ha iidiin xafido

  • @kafeeyamoh951
    @kafeeyamoh951 4 года назад +1

    msh.alllh walalo ku Dayasho Mudan
    جزاك لله خير

  • @shukribashir1482
    @shukribashir1482 5 лет назад

    Masha alllha wllhyga hor usocda cadowgeena hajabo in sha Alllha 😍❤

  • @user-dx4gk9gc3d
    @user-dx4gk9gc3d 4 года назад +1

    جزاكم الله خير في الدنيا والآخرة

  • @zeinaazeinaaibrahim2815
    @zeinaazeinaaibrahim2815 5 лет назад

    Masha Allah ilaahay ha badiyo umadeena masha Allah Omar and Abubakar ilaahay ha idin xafido ilaahay ajar ha idinka siiyo sida kheyrka u faafineysan

  • @ducowaalid1duco154
    @ducowaalid1duco154 4 года назад +1

    Allah swt ha idin barakeyo cumar iyo Abubakar
    جزاكم الله خيرا 🌺💖

  • @Bulshoween
    @Bulshoween 4 года назад

    MashaAllah beautiful wacdi from beautiful soul ALLAH haina wadaxafido adinka iyo Anagaba Aamiin ya ALLAH

  • @safaamukhtaar860
    @safaamukhtaar860 5 лет назад +7

    الله يحفظكم من كل شر يارب العالمين 😍

  • @marwoabdi7623
    @marwoabdi7623 5 лет назад +3

    Mansha Allah alayax fiduka brothers

  • @asturansal2676
    @asturansal2676 4 года назад

    Mansha alh mansha alh omar iyo abubakar alah hadin xiftiyo walalayal

  • @malyuncabdulle9800
    @malyuncabdulle9800 5 лет назад +2

    Masha Allah Sheikh
    Jazakallah kheyr

  • @abdullahiguusha65
    @abdullahiguusha65 5 лет назад

    Masha Allah Omer faaruq Jazakallahu khayr

  • @user-vh9ew7ll5p
    @user-vh9ew7ll5p 6 месяцев назад

    ilahay hakubarakeeyo kalmadana qimabadan ilahay hakaa siiyoAjir anlasoogoobikarin m.a jasakalaah wll

  • @maxamedshiikhnuur2567
    @maxamedshiikhnuur2567 4 года назад

    Masha allah wll wad ku mahadsan tihiin wacdiga aad ummada la garab taagan tihiin ilahy ha idin xafido

  • @kawsarabdi6660
    @kawsarabdi6660 4 года назад +1

    Mashallah ilhay hanidayo farxad kunoolada waxtihin wilal fican odhalinyara wan ini ducaynayaa mashallah

  • @yasminsead5971
    @yasminsead5971 5 лет назад +1

    Masha allha illha ha idin barakeyo wll la heyga qali ah ❤❤

  • @umalkheyrabdillahi2630
    @umalkheyrabdillahi2630 5 лет назад

    maasha allah sheikh Abubakar iyo omar faruuq dar allah ayaan idiin jeclahay allah ha idin xifdiyo allah hanagu kulmiyo janatul fardawsa jasaakalaah khayr

  • @maryamdahir4367
    @maryamdahir4367 5 лет назад +3

    Mashallah Allah kaa abal mariyo inshallah jazakallah