Maxaa Nakala Helay?🥲True love story❤️

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 132

  • @foziajano
    @foziajano 2 года назад +6

    Farxiya Horey Utiri hadadba colourka Pinka🌸 igu aragtaa jaceyl igafisha Uun Allen Haynookaa Dhowro Kartiyeeey gacaloo🦋

  • @ridwaanquman1515
    @ridwaanquman1515 2 года назад +11

    Shalay anoo bas saaran aan arke wiil dhagta kuguhaayo inta codkii gaabsade dumrkeena Lee umaleenaaye inaa tagero kuunahah😂

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 2 года назад +6

    Hpo anba waxan sugaa qof ka riyadeyda ah cid xataa niyad uma hayo waxa la moda inan garanyo in qof mel igu sugayo niyadaad i dhisty thanks inoo soo badi😊

  • @asliegal2683
    @asliegal2683 2 года назад +7

    Fathia the story teller, life coach and many more, you are so powerful and we ❤️ You sister!

  • @user-ff7yr1rj9f
    @user-ff7yr1rj9f 2 года назад +10

    Thank you hbo , seriously you r another human and you r over their level in education and thinking so why they disguste you .

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 2 года назад +12

    Masha allah gacayl quruh badan baad noga shekaysay manta waan ka nasanay dulaystee 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nasrokiinxaashi56
    @nasrokiinxaashi56 2 года назад +7

    Haka daalin walashey inaad wax noo sheegto gabdhaha somaaliyed waano iyo wax sheeg waad ugu hiilisay gulleyso

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 2 года назад +8

    You never know what's around the corner 👍

  • @nejahali8782
    @nejahali8782 2 года назад +3

    Waxaasa jaceyla 😥 I luv shekoyinkaga
    And Luv u too Haboy❤❤🙏🙏

  • @sucdisaid3447
    @sucdisaid3447 2 года назад +2

    Mawduuc kasta oo Aad ka Hadashid,Anigu waan ku Wadtaa, Lkn Hadba Cajalad noo Gali, Si Plat form ku noogu Balaarto. Dulayste marmar wax u sheeg oo Waani. Fathia Wallee waa Boqorad Waydaan Ogayn.

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Год назад +2

    Fatxiyaay noo biloow sheekoyinkii jacelka abayo. I'm repeating this again after a few months. Your beauty shines even more when you're talking about love, allahuma baarik. Jeceylkii oo qof ah 😍. Eid Mubarak to you and your loved ones gacalo 🎉🥰🥰

  • @umuarmanamiir9257
    @umuarmanamiir9257 2 года назад +5

    Sheekooyinka nolasha iyo jacelkaa sidi naagtii ka masèrtay😍😍😍🤩🤩🤩🥰🥰 noo soobadi soomali xanuunsan kaganaso

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад +2

    NO NO NO BREAK from WARTA NABADA.
    LAAKIIN TIME KII XALKA DULEYSTA IYO QOYAN.
    JACEYL HA NOOLAADO

  • @arrojanno5341
    @arrojanno5341 2 года назад +1

    Hbo anay ihaysata qof jecla halmar isbadalay naag racay dadkana isku keen oga hada dadkana qalpigayga tapanayan makala tagteen dhahayan murug kasii qada😣😣😣

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 года назад +7

    Ha daalin Habiibti keep going, we are here for us ❤❤❤

  • @hodanmohamed5013
    @hodanmohamed5013 2 года назад +3

    Masha alah manta heestii lagu fufurijiray away codkada mashalah jir oo jooog👍👍👌👌✌️✌️❤️❤️☺️

  • @saafiabdull452
    @saafiabdull452 2 года назад +2

    Fathia i love you walaasheey Illahay dartiis baan kuu jeclahay Maalintaan kaa waayo mediaha mugdi weeyoo way madoowdahay

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 2 года назад +4

    Halyeyad mujaahidad fathia ileen nimankuna way iska sheegtaane maxaa inoo diiday mujaahidka walalo fathia aadbankuu taageeraa

  • @amirasami4406
    @amirasami4406 2 года назад +8

    sax dad badan baad xoraysay habo mcnto Aduun iyo aakhiroba ku baraar adi iyo intaad jeceshahay oo dhan🥰💞🫂

  • @naciimacllahi
    @naciimacllahi 2 года назад +4

    Xaqiiqdi habo fathia adbaan ku jeclhy 🥰❤

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 2 года назад +12

    Anigoo daarada fiiqiya 😁😁😁 fathiyay dadku miyay fahmayaan kkkkk I love you fathia 👍

  • @nrm8566
    @nrm8566 2 года назад +5

    Sln sare sis.🙏
    That's really a true love story. I believe people meet for a reason there's always something to it. It's so amazing. The girl meet the first guy to open the way for her True twin. They belong together and didn't know.. SubHanaAllah..That's really cool, 🙂😀💗 MashaAllah. I love this story it touched my heart ❤️.. most beautiful story I've ever heard. Thanks for sharing. Fathiyay..❣️❣️

    • @deqaelmi1368
      @deqaelmi1368 2 года назад

      WaxN ka yaabey qofkasta muxuu u tarshegtaa wax baan qabeey maama malyuun baa nagu biĺowdey dumarbaan xireeyey hada farhia adna ma ku dayatey

  • @hibakhassan6079
    @hibakhassan6079 2 года назад +2

    Wlhi beenta maha habo mcn lkn mrkd tahay qof dareen wado way adagtay inad waxaaso dhan xasuusata💔

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 2 года назад +1

    Hal mid ee ku ficantahay hapo mcn Waxa waye Ilahay ayay mar walba taqaan wana qof imaan Leh Lkn Ninka xaliye ama ximiye ah Waligay ma arag Asaga magaca Alle sheegayo always Wuxu dhaha wan idin salamay awoowee marka nimaanka kas war ka qaata iga daran Ninkas Hala so baaro muslim miya mise waa lagu jira Alle Aya oog

  • @Delula200
    @Delula200 2 года назад +1

    Wan ku salamay fathia qaali run ahantii sida sheegtay weeyaan qof walba qalbiga wax buu ku haystaa anigu waxa qalbiga ku haysto ilaahay amarkisa mar walba way iso maran hadan isma calfano oo iyadoo eedi jirin baan kala xidhiidh furanaa waa arin ilaahay

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 4 месяца назад

    Waa qiso aad uu qurux badan oo uu baahan waxku qadashoo❤❤❤

  • @lovinglife3288
    @lovinglife3288 2 года назад +2

    Wow, what a beautiful story ❤️ thank you sis

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Год назад +1

    Jah 😘hwen hadan so boqon chanalka borin ban daremaa fatxiyay ilahey dartiba ban ku jclhay

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 года назад +2

    It's true Allaah knows what's best for you

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 года назад +1

    Kuwa Ku qalin daaraya ha akhrin comments kooda sheekadey kaa qasayaan eh

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 года назад +1

    Manshaallah Tabarakallah.True love it painfully. Inshaallah you dream came true🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @nuuraciise
    @nuuraciise 2 года назад +2

    Walaalo waa jihaad ee wad ha kookiness😄

  • @ruikaismail1985
    @ruikaismail1985 2 года назад +1

    💕💕💝you are an amazing story teller dr F

  • @mohamedismailnour7481
    @mohamedismailnour7481 Год назад

    Cough and Love cannot be hidden !

  • @fadumaladan7067
    @fadumaladan7067 2 года назад +1

    Masha allah fathiayaay ilahay haku dhawro ina abti ❣.

  • @habonhaybe9368
    @habonhaybe9368 2 года назад +1

    Thank you Fathia. That’s beautiful story 👌😍

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 2 года назад +10

    3weeks ago igu dhacde arintaan 😭 nin cadan is jeclane lakiin kala diin eheen ninka dinta Christian ka ayu add u heyste aniga gana mida muslim ban ahay oo allah kama tagi karo Very handsome guy buu aha aqlaq badan qurur, afgaban lakiin reason. Unba jira uu allah ogyahay inu isken bare hadana nakala wade

    • @munacali3177
      @munacali3177 2 года назад +1

      wllhi wallaaley waad nafsad adgtahy maxaa nin gaala ku geeynaya subxana laaah wllo niyad ba Hasiin qof xadhigii allh ba aan haysan

    • @barnicige2705
      @barnicige2705 2 года назад +1

      Am sorry abayo that's so sad but there's a reason why you met him so i recommend you not to stop dating him qof walba ilahayba abuurty

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +8

      Waxa laga yaabaa in Allah kuugusoo diray inaad Islam ku casunto. You were sent to invite him to Islam, that was your role and the rest is up to Allah! Nothing is accidental! Best of luck gacalo ❤️🙏

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 2 года назад +1

      @@barnicige2705 we break up gacalo thanks

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 2 года назад +1

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel farxiya massage dheer ku soo qore 8 minutes qoraye wax walbo ku shara aye nasiib daro cabaar marku waregte ayan tabte x wuuwa bacxay qasaro 😂😭 xbbti we break up allah haso hadeyo insha allah thanks gacalo

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 года назад +1

    Habo waa run doobnimaday yara jecel yihiin ✌️😁

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 2 года назад

    Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo qaayo badn eey waa sheeko qurxbadn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 2 года назад +2

    Habo raga soomaalida ayaad ugu yeedhaysaa inay duliga ka xoroobaan lkn ismaba oga

  • @sirdonmedia7093
    @sirdonmedia7093 2 года назад

    Kama hello warkaaga lakin sheekadani waa i soo jiidetay 🤩🤩keep going

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 2 года назад +2

    Sister always 💓 💖 ❤️ ❤️

  • @kinwakosh5446
    @kinwakosh5446 2 года назад

    Fatxiyay ma jacel ba ku haya walaalo? Saan saankeedi ba ka muqda.... sida yar ee ad heesaha u soo dhifanayso hadba waxan daremayaa in labta dabayl caafimad oo jacayl huwan kaa galay. kkkk. I hope so too, as you're the most deserving of this elusive jacyl. I'm sure you have a lot admirer from you channel.

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 2 года назад +1

    Subhanallah, it's a beautiful story 😍 ❤️

  • @nashabdulkadir5537
    @nashabdulkadir5537 2 года назад

    Horta jaceyl waxa ugu daran midkaad u qaado qof Aadan qof u arki jirin dariskaga aha indho aad ku aragto Aadan lahayn balse adigoo Soo jabay qalbi jabay kusoo garay
    Markaad qofkii dib u aragto waa cajiib xaqiiq

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 года назад +3

    My be ninkaasi khayr iskuma lahyn

  • @barnicige2705
    @barnicige2705 2 года назад +8

    You look gorgeous today habo ♥️

  • @msmaymunasteachingclass.te3072
    @msmaymunasteachingclass.te3072 2 года назад +2

    Can you find love at the age of 50 male or female?

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 года назад +2

    Masha Allah my sister 👑 🌹 💋 ❤

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 2 года назад +1

    Mashaa allah so beautiful happy ending ❤️

  • @dekaisse925
    @dekaisse925 2 года назад +1

    Mashallah beautiful story❤️

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 года назад

    Habo Macaan Aad Ayaan Ku tageera waqti walbana Waan Kula Socdaa riwayadaada The lobby aad Ayaan U jeclahay Allaah Haku Dhawro

  • @famed_flamed2454
    @famed_flamed2454 2 года назад

    Qisadaan waateeyda ookale anoo qalbijabsan baa diriskeeyga qof ah aan kacararijiray baa iskusoodhacnay mase waakii alaah iigutalagalay nin kawanaagsanba majirin 6feprauary 17 years noobuuxsantay alx nolol macaan naxariis farxad

  • @foosiyadiriye2826
    @foosiyadiriye2826 2 года назад +2

    Manshallah Manshallah waan salaan sare wallo

  • @hamdaqorane9462
    @hamdaqorane9462 2 года назад +2

    Waar naso farxiya soo funny wlhi

  • @nadaabokar646
    @nadaabokar646 2 года назад

    Thanku habibty for me u showede me my ability I love u fathia you are my roll model 💖💖💖💖❤️💪😍😍😍💪

  • @saidahassanfarah8185
    @saidahassanfarah8185 2 года назад +1

    Cod weyn cabsiye I love you soo much

  • @nawaadmohamoud5402
    @nawaadmohamoud5402 2 года назад +1

    You wearing my colour to day

  • @fathimahadwarsame2502
    @fathimahadwarsame2502 2 года назад +1

    Maamo ilhy karti siiyay❤️

  • @kawsarcumar7513
    @kawsarcumar7513 2 года назад

    Waaaaw fatixyaay jacylkii iyo armhii qalbiga wa la taby dadka ad dhakhtrka u tahy bn kaw ka ahy allaylhe dulayst wn ka nasny mnta

  • @nusaymaibraahim8834
    @nusaymaibraahim8834 2 года назад

    Mnshlh farxiya codkagu waa pure

  • @amiiraqalbi4811
    @amiiraqalbi4811 2 года назад

    Thank you farxiya anaaabay igu dhacday sidaaaaasi

  • @zumayazuuzu4557
    @zumayazuuzu4557 2 года назад +2

    Seefta ha dhigin habo

  • @salmabani9957
    @salmabani9957 2 года назад

    Beautiful true story and lesson to learn

  • @asiyaosman9537
    @asiyaosman9537 8 месяцев назад

    ❤wanu ku tageerna

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 года назад +1

    Fathia absie qisadan oo kale ayaa igu dhacday, jacayl kaygii anoo jecel ayaan ku dhiiran waayey inaan aqbalo guurkii aanu ku hamiyeyney.💔💔💔

  • @mabsuud124
    @mabsuud124 Год назад

    I love you habarya

  • @satiamuuse522
    @satiamuuse522 2 года назад

    I like her energy❤️msha allah

  • @hoodonour723
    @hoodonour723 2 года назад

    Amazing love story

  • @maysuumhussein5441
    @maysuumhussein5441 2 года назад +1

    I love u habaryar😍

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 года назад

    Nice to see you, sweetie,

  • @RamloRamlo-kw4wf
    @RamloRamlo-kw4wf 2 года назад +1

    Nin caqli badan Buu ahaa

  • @nouhkadar4810
    @nouhkadar4810 2 года назад

    Waa run wlhi waa wax jira

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 года назад

    Sheekadadan jeclhy ❤️🙏🏻👸

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 года назад

    No keep going for dulayteeh.Karbash

  • @saabirinomar8392
    @saabirinomar8392 2 года назад

    Wooow Sheekooyakan nosoo Badi Habo

  • @loveyourlife5236
    @loveyourlife5236 2 года назад +1

    Asc how re you wallshay

  • @zundushassan8659
    @zundushassan8659 2 года назад +1

    Love you 😍

  • @victorious4634
    @victorious4634 2 года назад +1

    Why all the people who watch this expired woman either leftover or no one wants them

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 года назад

    Wahwah.Waxassh jacaylal♥️♥️♥️♥️♥️

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 2 года назад

    Omg this is me and My Ex

  • @abdirahmanali8922
    @abdirahmanali8922 2 года назад

    ina cabsiyaay Sidi Hore Aad jacaylka uga shekayn Jaratay quraxda badnayd
    Waad iLawday dagaalka yareyo qalbiyada godal jacaylka Noga sheeke

  • @n5tv351
    @n5tv351 2 года назад +1

    🇸🇴💔📌

  • @fadumohersi2150
    @fadumohersi2150 2 года назад

    Fadxiyay anaa haya sheekadasokale

  • @farhiaabdullahi5759
    @farhiaabdullahi5759 2 года назад +1

    Cajiib wlh m.a

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 2 года назад

    Jacel aa ka qada shekooyinka jacelka marka ka shekeyneysid

  • @lixkaroonmahamood3544
    @lixkaroonmahamood3544 2 года назад +1

    You always make my day better thank you

  • @maxkifaaxblackii6111
    @maxkifaaxblackii6111 Год назад

    Qosalka 😂😂😂😂

  • @asmaibrahim9482
    @asmaibrahim9482 2 года назад

    U are good in love and romance . Plz jacaylkaad ku qurux badantahee waxa kale iska daa 😍

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 2 года назад +1

    🥰🥰😍

  • @UR-Cristiano17-JN7
    @UR-Cristiano17-JN7 2 года назад

    Xaliye jeclaatay

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 года назад

    Nagadaa daglkoo noobadi jacayl ka

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 года назад

    Baga naga dhigo seefta

  • @firdawsabdilahi7915
    @firdawsabdilahi7915 2 года назад +1

    💋💋💋💋

  • @umuarmanamiir9257
    @umuarmanamiir9257 2 года назад +1

    🥰🥰🥰😍🤩😘😘

  • @danmarkgermani9932
    @danmarkgermani9932 2 года назад

    walahai in aad basas tahay wan fahmi kara lakin allaha corono kugu riido amin amin amin

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +13

      🤣 Oo maxaa lagaa basaasayaa soo adiga qaawan ee Aduunka oo dhami foolxumadaada arko🤣🤣🤣Uufff Uuf Duly🤣🤣🤣

    • @deqaelmi6328
      @deqaelmi6328 2 года назад

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel 😆😆😆😆😆

    • @nimosuleiman
      @nimosuleiman 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣