Fathia Absie Ha Noqon Carpet Lagu Dul Socodo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 71

  • @HairSkinCare330
    @HairSkinCare330  Год назад +7

    Wixi Fariin Hoos Noogu Reeb LIKE SHARE COMMENT

  • @burco7626
    @burco7626 Год назад +11

    Salaam beautiful soul 💕
    This can only come from someone who knows their worth.
    Thank you for sharing.

  • @fadumomohamed4460
    @fadumomohamed4460 Год назад +11

    Habaryar my Allah blessings you 🙏 I'm thankful for Allah to gave us you... I have learning alot for you . We're lucky to have you 💕💕💕💕💕

  • @sabahstar4297
    @sabahstar4297 Год назад +7

    Mansha allah waa runta gacalo markaasa lagu ogaanaya in diamond luntay but not back mararka qaar💝🥰❤

  • @stxtt7775
    @stxtt7775 10 месяцев назад +3

    Asc fathis, very powerful. Take your power back. I did it.
    Thanks

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Год назад +3

    Masha Allah fathia great advice 👍

  • @aragsan1888
    @aragsan1888 Год назад +10

    Mid baa for granted ii qaatay, saa waaka tegay, and I never look back😌. Ilaahoow go'aan hanoo waayin🤲🏽

    • @ifrahmohamedsahal9409
      @ifrahmohamedsahal9409 Год назад

      😭😭😭ani go,aan dhan ma qaadan karo dhibkaasaa iheysta

    • @aragsan1888
      @aragsan1888 Год назад

      @@ifrahmohamedsahal9409 waa qaadan kartaa sharaf, believe me wlhi waxaa kusoo mari doonta maalin aad dhahdo sidee xidhiidhka noocaasa ugu jiray Ilaahay baa iga soo saaray. Be strong sharaf Ilaahay qof qiimahaaga garanaya ha kula kulmiyo😚

    • @mizkiahmet8090
      @mizkiahmet8090 Год назад

      Miyu dib kugu sow laabtay mise 😢

    • @aragsan1888
      @aragsan1888 Год назад

      @@mizkiahmet8090 maba ka yeelin soo laabasho abaayo, muduu i daba socday markuu arkay inaan soo jeedin buu iska tegay

  • @ohuda8426
    @ohuda8426 10 месяцев назад +1

    Cawa 10 jeer wan dhaagystay malaha horena wan u dhagaystay waanan cajiib runtii aadbay iga dhigtaa geesi inaa ahay mid lama helaana the queen 🎉

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Месяц назад

    Waale Waa runt teeda farid dheh❤❤❤❤❤❤❤

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 Год назад +4

    Thanks fatxia 💝

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Месяц назад

    ASC Fathiyay Salan sarey Waale qofkad la hadleysa Waa aniga Aad baad umahadsantahey xabibti❤❤❤❤❤❤✋👍🇸🇴☝️

  • @maayavolges1871
    @maayavolges1871 Год назад +4

    Mnshallah hapo wa mahadsanthy mar walipa mawduc ii quuseyaa aan u bahanahey ina mrka dhageystoh ayaa so galisa thanks for understanding us hapo ❤️

  • @user-gu1gg6ce6j
    @user-gu1gg6ce6j 20 дней назад

    Masha allah walalka xita marku kutuso ina aktisa qaymo kalahen waa laga amusaa

  • @kossarmohamed9047
    @kossarmohamed9047 Год назад +3

    I really like this clip, it made me reflect on my own situation. Thanks Farhia, without boundaries and drawing lines, dadka wax garad aan lahayn will take advantage of you.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +3

    I appreciate for you ❤️❤️🙏🏼👍🏾

  • @ismailahmed5093
    @ismailahmed5093 Год назад +2

    Love it💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤

  • @nasrafaisal5726
    @nasrafaisal5726 Год назад +1

    MashaAllah amazing thanks habo ❤️

  • @xamdiahmed6343
    @xamdiahmed6343 Год назад +3

    Sheekadii jcylka ahyd part 6 pls nosoodaa

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 Год назад +1

    Wooow woow video gan wakhtigiisi ayaan helay🤗😘thnkx hpo

  • @juweeliyacisman
    @juweeliyacisman 8 месяцев назад

    Waasax habo qali habo wankujecelhy walhy nolow❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @asmacali111
    @asmacali111 Год назад +3

    fadxiya queeney

  • @farhiamusa5460
    @farhiamusa5460 Год назад +3

    Mahadsanid walaashey gacaliso 💙💙💙

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 Год назад +3

    Video gan markle ayaan ku heshty hda weeye xiliga aan anigu ka fogaadey qofkan jecla iyo familyga oo idhibey labdaba wn ka kaaftoibey

    • @mizkiahmet8090
      @mizkiahmet8090 Год назад

      Qofaad jecleed miya ka fogaatay

    • @saamhayaan6147
      @saamhayaan6147 Год назад

      @@mizkiahmet8090 haa anigoo jecel bn ka baxay noloshiisa 😥

  • @dhahranadan-hc3ic
    @dhahranadan-hc3ic Год назад

    Masha. Allah

  • @nouramohamed6125
    @nouramohamed6125 2 месяца назад

    Video waano badan iyo dhiirigelin xambaarsan ❤

  • @zubaida9817
    @zubaida9817 Год назад +3

    waligaa ha kibrin lkn qab lahaaw qabka waa waxa wanaagsan oo qiimaha noo yeela oon qofka dhan ee jira ku nahay qof waa jeclaan kartaa lkn dullinimo in aad qaadato taasi waa daciifnimo waligaa qof bini aadam ah haka ogolaan in uu ku dulleeyo🙌🏿

  • @munoali3306
    @munoali3306 Год назад +2

    Mahadsanid

  • @Fadthiadeeqa-om8fz
    @Fadthiadeeqa-om8fz 4 месяца назад

    Taladani waa xadiis caadiya somali Iron lady fathia absei rabbi ha ku xifdiyo edo

  • @lulyusuf4504
    @lulyusuf4504 Год назад +2

    Asc abaayo mcnto Mashaa Allah 🤗

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 4 месяца назад

    Umalaayn mayooo in aan ilaawayo waxkasta oo aan ku ilaawo wan sameey waxkasta oo aan is lahaaa waad ku xasuusan wanka fogaday lkiin wali wxa aan dareemaya in aanu qalbigaygu ilaawin😢😢😢😢

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Год назад

    Alxamdulillah I never had a hard time my life💞 nothing is a perfect but so far so good❤❤❤

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Год назад +3

    Habo qalii WNBA uxiisa sheekadaada ILLAHAY Janada ha inagu kulmiyo

  • @africanoomahaz5896
    @africanoomahaz5896 Год назад +3

    Habo sheekadi November lasoo dhakhso🥺🥺🥺

  • @abukarhassan1157
    @abukarhassan1157 Год назад +1

    Manshaa allah walaashiis waxaad dib ii celisay 40 sano waana ku mahadsantahay

  • @user-vj6zj3ze6e
    @user-vj6zj3ze6e 3 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 Год назад

    I love it 🥰

  • @buhaisahabdi
    @buhaisahabdi Год назад +1

    👍

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад

    Waad mahadsantahay habo. Muuqaalkani hab fikirkeyga ayuu wax ku soo kordhiyey waxna ka bedelay. Habo ilaahay waxaan kaaga baryayaa waxkasta oo kheyr kuu Leh oo aad rajaynayso inuu ku siiyo.

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 Год назад

    Thanks hbo macaaney ❤

  • @user-ny1dp2vj8j
    @user-ny1dp2vj8j 7 месяцев назад

    Video markasta waad dawadaa. 💯✅

  • @bintshariphah5792
    @bintshariphah5792 Год назад +4

    Don’t be a doormat for every bustard to wipe their feet 😊

  • @mizkiahmet8090
    @mizkiahmet8090 Год назад

    Wan qatay ereyadan hbo mahadsanid dadka qalbiga jaban alle ha ka dulqaado 🫠

  • @ifrahmohamedsahal9409
    @ifrahmohamedsahal9409 Год назад +1

    🙏🙏🙏❤❤❤💞💞💞

  • @user-vj6zj3ze6e
    @user-vj6zj3ze6e 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Год назад +1

    Qiimahaga iyo quruxdaadii xitaa wad garaneysaa

  • @falisbahshir3873
    @falisbahshir3873 Год назад

    Thanks walao waqti aan fariinta ubahnay bey iso gartay wlhy

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 Год назад

    Dhaawac anoo dareemaya waxaan doorbidaa in aan qiimahayga ikaashto ma baryootamo mana calaacalo waan ka tagaa dibna uguma laabto

  • @suadahmed256
    @suadahmed256 Год назад +1

    Ala anaa raba in rurigay lawayo halken kudhunta

  • @xalimoismacil6643
    @xalimoismacil6643 Год назад +1

    fadxiya codkagu u gaabanyahay

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 Год назад

    Habaryar anigu qof aan ii ogayn ayaan jeclhy see u ilaawa😥💔

    • @monamhssan7217
      @monamhssan7217 Год назад

      anigaba abyo lkn wa caadi

    • @monamhssan7217
      @monamhssan7217 Год назад +2

      wu ogyahay in aan aniga rabo asaguna hadana ma xariiriyo marmar moyane halkas mar aan xariiryana messageyadyda si degdeg ayuu uga sojawaba marabo in uu idarensiyo in uu asagana i rabo labadeyduba wan is adkeyna waana tan iigu xanuunka badan ,nimanka gabdh hadi ay raboto way silciyaan wllo

    • @queenmunera8415
      @queenmunera8415 Год назад +1

      @@monamhssan7217 wlhi xanun waaye xbbti ani qalbigayga waa ka saari la ahay si walba aan sameeyay marwalba waa i hortaaganyhy anigoo aan ladhiidhin una sheegan 😥

    • @aminocabdi2856
      @aminocabdi2856 Год назад +2

      @@queenmunera8415 abyo 2 rakco salaad suno tuko haduu qayr kuugu jiro inuu ilaahay qalbigiisa kuu soo jeediyo haduusan qayr kuu ahayn si fudud inuu ilaahay qalbigaaga kaga saaro👏🥰

    • @canbro-umfuaad3614
      @canbro-umfuaad3614 Год назад

      @queen munera walalo Ilaahey xagiisa u jedso qofka Ilaahey ku qoray isma waayaysan inta qof an ku ogayn naftadu donisana xanuun iyo
      Murugo ka bixi maysid
      Aniga so maray o soo arkay 😢😢way xanuun badan tahay Lkn waxad niyada galisa qofkan Hadu Ilaahey ku qoray u kula hadli mar un Lkn wuxu Ilaahey kugu so jeedin wayey ba jirta marka abayo iska ilow.

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 Год назад

    Waa maxay Dhuuri ?

    • @hamdiadid927
      @hamdiadid927 11 месяцев назад

      Shanqar ama dhawaqaaqa hadal kaga lawaayo cml

    • @munamahamud6211
      @munamahamud6211 10 месяцев назад

      dhuuri maaha ee waa nuuri oo ah arag ama aragaaga