DEGDEG DAGAALKII UGU CUSLAA GAROWE GAROONKII LAXIRTAY,QAADWALAYAAL U DHAARTAY SICIID DENI HANJABAAD.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 138

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 4 часа назад +13

    Kkkkkkkk😂😂😂😂😂 cajiib war ma cudurkii hassan baa idin soo gaaray 😂😂😂😂

  • @seed3966
    @seed3966 29 минут назад +1

    Asc allaah ha sahlo umuuraha soomaali maryooley

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 часа назад +9

    Nimanka madaxda Soomaalidu waa isma dhaanto mid weliba qoyskiisuu wax la rabaa

  • @habdihassan4960
    @habdihassan4960 3 минуты назад

    Mashallah runta.sheeg..waligaa thanks

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 3 часа назад +3

    Ilaahay idin ceebay, reer Qaadwale, waa beenaalayaal, Puntland oo dagaal ku jira inaad qaad ka hadashaan maaha wax fiican.
    Kabtan Caduun warka iska hubi.
    Ilaahow guulaysii Siciid Deni, hadaan nahay reer Puntland inuu Siciid Deni naga aado Muqdisho kama nihin.
    Noo joog mudane.
    Xaliye from Garoowe.

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 3 часа назад +2

    Waxaan waa fuusto, waxaa la rabaa in dadka laga mashquuliyo halganka iyo dagaalka daacish ee buuraha bariga puntland.

  • @shankaroon56
    @shankaroon56 Час назад

    Afkaaga caano iyo Malabar lagu qabay runtaa,masha Allaah .👏👏👏👏

  • @farhiacabdikhabiir2554
    @farhiacabdikhabiir2554 2 часа назад +1

    Zhp Cidan Anaga ahayn Somalia uma maqna Aan isu tashano hdn dhalin yar nahay

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 3 часа назад +2

    Kabtan Caduun, Siciid Deni maxaa ugu gaar ah qaadka Soomaaliya, waa arin u baahan in si guud looga wadahadlo.
    Arinta soo baar markaas ka hadal.

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk Час назад +1

    Bahalakan wadanaka halaga jojiyo waa sun 😢😢😢

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Час назад

    Meesha dowlad kama jirto😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdiElmi-q6z
    @AbdiElmi-q6z 2 часа назад +1

    Asc waa ku salaamay, maantaa garatay dhibaatada Soomalia. Waa wixii lagu qaataday Canada markii si kale loo qabana waaye ayaa loo keenay khamira markaasay jabeena. Soomalian sidaa saa socota

  • @BurhanFarah-u3p
    @BurhanFarah-u3p Час назад

    War wiil kaas waa wariye caalami ah. War uu shalay sheegay bay wasaarada warfaafinta buntland maanta war ka soo saaray oo hadalkiisii aqbashay waa nin aragti dheer

  • @zainaa1649
    @zainaa1649 Час назад

    I KNEW HAWIYA IN XAAR MAR WILLNT BE ABLE TO FIND DECENT PUNTLAND TO GO AGAINST HIS PEOPLE,, NOW THEY BROUGHT DRUG DEALERS HOW WILL TAKE ANY MONEY AS THEIR LIFE IS BASED ON ANY MONEY IN THE FIRST PLACE.

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 21 минуту назад

    Waa Halis Dalka oo Dhan haysata

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 3 часа назад +1

    Madaxda Soomaalidu waa saqajaan waana isku mid

  • @zainaa1649
    @zainaa1649 Час назад

    DRUG DEALERS FIGHTING DRUG DEALERS HOW IS THAT A PUNTLAND ISSUE? BOTH ARE FIGHTING FOR " WHO SHOULD BE ALLOWED TO DESTORY FAMILIES AND EARN HARAAM MONEY)...
    WE ARENT HAWIYA SAAXIB TAKE THIS DOWN😮

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c Час назад +2

    Hore Ayaan kuugu sheegay Indr , Nimankan Somali rogay haku waalan

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 Час назад

    Wiilkaasi yar madax badan buu dhaamaa maashaa alaah

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Час назад

    Cidhif ilaa Cidhif soomaaliya waxaa madax ka ah (Qawleeysato)

  • @Ahmedisse77
    @Ahmedisse77 2 часа назад

    Mw Xassan dhiiqo aya sas ahayd mw mamuleed maxaad ogu yabin 😂😂😂

  • @khadarabdinuur_iso
    @khadarabdinuur_iso 3 часа назад +1

    Qaadka hala joojiyo waa bilaa faaiido iyo caafimaad daro iyo saaqidnimo

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 2 часа назад

    Madaxda dowlada puntland iyo shacabkaba waxaan farayaa anigoo kamida dadka uugu dhow wiilkan caduun ah in laga xiro meelkasta oo uu warka kasoo gudbiyo isagana hala xiro malaha balo aanan fahmeyn baa ku shaqaysata!.

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 2 часа назад

    Ninqaad cuna waa kamadnuuc in uu ciidan noqdo. Nin kastaa oo hadeer qaad cuna oo ciidanka kujira ama ha joojiyo ama ciidanka ha isaga baxo sida ugu dhakhsaha badan.

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 32 минуты назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Час назад

    DENI WAXBA MA DHAAMO TUUGII XASAN DAL XARAASHE. HANTIDII REER PUNTLAND WADA LAHAYD WUXUU BOOBEY CARUURTIISA IYO NAAGIHIISA IYO FAMILKIISA AYUU MEEL WALBA U DHIIBTEY.

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 58 минут назад

    Waryaa waryaa wayaa kadag boqor dani
    Nimankaan qaadka walaha ah
    iyo madxwaynaha ha isu qabanin waayo harg iyo kitaab
    Baad is ag dhigtay
    Dhanka kale adeer boqorkii
    Majeerteen ee badbaadiyay majeerteen ee u so ceshay
    Boqotooyadoodii somalina u soo celiyay dawladnimadoodii
    Iyadoo doorasho madax banaan ah waa
    Mudane madaxwayne
    C.laahi yuusuf waxaa beerka
    Qalajiyay qaaqlayaal ka qaad walaynaya dhanka siyaasada
    Iyo dhaqaalaha iyo dhaqanka
    oo majeerteen ah ayaa siday tafta u haysteen beerkiisii ka qalajiyay
    Hada booskii c.laahi waxa buuxshay madaxwayne dani waa
    Boqorka geeska afrika
    Marka mandhaw naga aamus
    Qaylo quute caadi ah baad maanta noqotay

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 4 часа назад +1

    Walaahay midkaa waxuu la shaqeeyaa timocade iyo kuwa punt ka soo horjeedah waxuu ka shaqeeyaah buubuunin maslin dhawey fal galkacyo ka dhacey been buu ka sheegayah waa ey la ijaartoh

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Час назад

    Mantaad ugu ficantahay No qaad waa drug

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 2 часа назад

    Joojiya Qaadka, Qofkii Reer Puntland ah oo qaad iibinaya meeshuu taagan yahay halagu dilo. Qofkii iibsanaya ganaax culus haloogooyo xabisna hala dhigo. Qofkii soogelinayana meesha gaadiidka halooga qaado isagana xabis inta lootaxaabo halkaas cimrigiisa haku dhamaysto.

    • @farhiacabdikhabiir2554
      @farhiacabdikhabiir2554 Час назад

      Qof muslima dhigisa waa ka xaraan

    • @AbdiasisAbdi-d5m
      @AbdiasisAbdi-d5m Час назад

      @@farhiacabdikhabiir2554 Qof muslim ahna waa kaxaaran in uu kabeec mushtaro wax bulshada dhib ku ah.

  • @AbdiZebra
    @AbdiZebra 2 часа назад

    Qaaaat iyo qaabiilyaat Absolutely Inaadeer aanigga ohh dulbhaanta reer yuruub . Kenyaaati iyo ethiopiaanka baah taaajiire annaghaa naa baalwoot. Eeebweeyn waaye.

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 2 часа назад

    Geedka qaadka waa geed oromo,somaliyeey iska daaya qaadka,oromo waada dalkeeni baddeeni damacsan.

  • @XasanGelemuse-ih4nr
    @XasanGelemuse-ih4nr Час назад

    Waar naga aamus "shinbiryahay " "faramaajo ayaa wiilkiisa u xiray qaad" ku lahaa!!!! Afku yuusan ku go'ine aawliyada ilaahay afkaaga dheer ka cesho.

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so 27 минут назад

      Awliyadu waa kuwee ma kuwa qadaka cunaa kkkkk

  • @evehussien2129
    @evehussien2129 3 часа назад +2

    Ceebey tacaal😮

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 Час назад

    Soomalida wacyi galiya oo qaad ka uga diga oo ha isku dirana

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 4 часа назад +1

    Arintu ma sahlana shicibku waa shicib daroogaysan waa in QAADKA xalkiisa soomaali oo dhan ka fariisataa ama inta idheer garadka ah . Waxyaalihii kalifay in maxamed siyaad lagu kaco jaad ka in uu joojiyey qayeb ayay ka ahayed marka ha ku fududaan madax waynaha. Xishood wiil yar ayaa tahay.

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 2 часа назад

    Nimankaani somali wanaag uma hayaan ee somaliyeey ka tashada dantiinna cid idiin mmaqan ma jirto, Xabashina wataas middiyaha soo lisaneyso , adduunkana fadqalalo iyo fawdo baa ka bilaabatay , Trump oo aan sharci ixtiraameyn baa ciddii xumaan manganese ku dayaneeysaa.... ee khatar baan ku jirnaa

  • @abidell4173
    @abidell4173 3 часа назад

    Waa, drug dealers umadii waxaa loo horseeday in la duleeyo oo caruurta Soomaaliyeed laga hor istaago
    Wax future ah in ay yeeshaan....madaxda Soomaalia waa in laga dacweeyo maxkamadaha aduunka.

  • @abdinasirfidow3156
    @abdinasirfidow3156 3 часа назад

    Kor ubax oo aabyaalada iska daa marka xaalka waad aragtaahe wadaniyad midnimo kashaqee inta kuu dhiman cimrigaada intii hore kafaaro hakaga noqotee.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 часа назад +1

    Naga joojiya qadka sidiisaba.😢

  • @AbdirizakJama-o5j
    @AbdirizakJama-o5j 2 часа назад

    Damujadiid qof noqday ma dahiro,lakiin dani shaqada uu hayo baa lagu mucaradayaa.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    Adaa u daran ee edeb yeelo😡. Anagoo dagaal ku jirna warkaagan noocaan ah uma baahnin

  • @Sametarabi
    @Sametarabi 2 часа назад

    Waryaa reer comment afkiina uraaya madaxweeynaha mujaahidkaa kalataga wawiil matoobidaruxoo maxamad noolaaysa..wiilkaa marsoobaxa sidiis loogakala maagey
    ........ maxuuna noosaaranyahay tan iyo
    Waagiiye

  • @FOsman-zv4bk
    @FOsman-zv4bk 2 часа назад

    Ninkan wa horgaal puntland awal wa kaficnayn hada waso badnaden cunugan hala qabto

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 3 часа назад

    War odaga sida u dhama si hoose wax ugu shega.inu garowsado ba dhicikarta..

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 3 часа назад

    Subxaana laah intee aadnaa hadan shacab nahay ma argagixisada ban la dagaalna ama qaad ban isku leena waa yaab

  • @MohammedaliMacalin
    @MohammedaliMacalin 2 часа назад

    Wariye aan tagero ayaa tahy sxp

  • @kafiyaabdulkadir6973
    @kafiyaabdulkadir6973 Час назад

    War puntalnd dagaal bay ku jirtaaye jooji waxa kale aad horeyso pls caku iyo dhaliyada mediaha maga daaya in aad wax cusub kaliya in aad raadisaan dani howl baa ku furane wadanka aan difaacno

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 3 часа назад

    Somali wa isku mid xasan dhiiqo Dani dayuus muuse judan 😢

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 3 часа назад

    Qaadka hala jojiyo ganacsatadana mash ruuc kale halo sameyo

  • @ashaali6663
    @ashaali6663 3 часа назад +1

    Idadku ilaahay habaryeen

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 часа назад

    Horta waxaan layaabay
    Nimankii majeerten waxa
    Ka qaldan war maamulkan
    Dadbuu kadhexeeya maaha
    Ninka xukunka loo dhiibtay
    In uu utagri falo sidii amiirada
    Carabta war ninkan run usheega oo qabta oo awooda
    Kayareeya wuxuu doono
    Buusamay nayaa umadan
    Waarogaya hadli maysan
    Ma in aad qaxdaan baarabtan

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 Час назад

    BAhalaha hadii khaadka laga joojiyo sow ina diiramaayaan

  • @AbdimahadHassan-n6b
    @AbdimahadHassan-n6b 2 часа назад

    Rer nugaleed muqdisho laga sodhabaxay oo raanjan shekadoda hanookenin nagala tag doqonimada

  • @CoondhejaamacGaab
    @CoondhejaamacGaab 2 часа назад

    Waxaa uu kahad lay xaQiida jirta xaga xasan shikh kamatala dhanka cayolada

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 часа назад

    Soomaali horjoogayaasha
    meel walba oo ay joogaan waa dhiig yacabyo
    Caruurahoodana way ku soo ciyaariyaan si ay kursiga oogala wareegaan

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 2 часа назад

    Cadduunow wax walba jooji inaad ka hadashid ,waa in aad lasocoto ,duruufaha iyo xaaladaha markaa taagan,ee muhiimka ah qaadku sidiisaba waa sharka kali ah ee burburka inoogu wacan,waqti kale oo gaara inlagahadluu ubaahanyahay,xillligan waa inoo iyo ladagaalanka argagixisada.

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 3 часа назад

    Dani nagtiisana beerta halo xidho 😢😢😢

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Час назад +1

    Ciise riyoole markay puntland horumar gaarto xag dhaqaale iyo xag ciidan wey dhibaysaa Dani ayey kuwaashaan

  • @abdikarimabdulle215
    @abdikarimabdulle215 55 минут назад

    Lama canshuuro Qaadka 🇬🇧 ee waa lagu xiranayaa. Halkii xabo waxaa lagdaa 100 dollar

  • @adaror-t9o
    @adaror-t9o 3 часа назад

    Ina afdiinle iyo shuluq baa isku diraya imaan laawe kii laascanood baa la soo xiray

  • @Sadik-ij3on
    @Sadik-ij3on Час назад

    Haaaaaaaa darwiish walaahi waa run sheeg

  • @joharanur3260
    @joharanur3260 4 часа назад

    Ma waxaa ka xuntahay Deni oo waxaa isleedahay Abdiwali u kaambee.

  • @AWMUSSE
    @AWMUSSE 4 часа назад

    Qaadka Qardho kasoo dega iyaguu u xiran yahay gobolka Bari Iyo Karkaar.
    Marka been maaha Deni iyo familkuusu waa yaqaanan hawlahaas.

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 3 часа назад

    Siciid dani hadii uu joojiyo qaadka wadaxweeyne buu kanoqon doona wadka.

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 2 часа назад

    Celeb iyo wax laga yaxyaxo, Dani aad iyo aad reer Puntland kuu tagersan yihiin arrintii Jabuutawi yeysan dhicin haku soo guda noqon dadkaaga, wiilkaga Madaxweyne ayaa dhalay rooti wuu haystaa u cuno, dhaaf masakinta qoyskooda u xamalanaya dadka waa lagula dhistay

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 2 часа назад

    Waxaan waa Fawaaxish. Maaha wax Bani-aadam udulqaandankaro. Hadii Madaxwenihii iyo Reeerkiisii Daragdhiilar Noqdaan maxatahay sharada Barlamaanka .
    Bisiq Sarmaan.

  • @AbdiNur-ly4vh
    @AbdiNur-ly4vh 4 минуты назад

    War.beenta.iska.dhaaf.ee.xab.
    Malaayiinka.ha.ceebeen.oo.beeta
    Iska.dhaaf.waryaa.

  • @ruqiyamohamud7572
    @ruqiyamohamud7572 3 часа назад

    War hoy waxa aad ku soo aadisay maanta ka first dadka doonaya I ay hada si kale wax u fartiyo

  • @Jamacmaxamud123Jamacmaxamud12
    @Jamacmaxamud123Jamacmaxamud12 3 часа назад

    Mulaaxo is not easy buntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade Час назад

    Gaban qaaqle xamar miyaa laga soo qarxiyey xoogabaa jeebka loogu shubay kkk ar ciyaalkanaa

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 3 часа назад

    Waa bilaabatay hadii dagaal biloowdo qaar fawda wade yaalaa kula daarta oo fawda bilaaba

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 2 часа назад

    Waa in lajoojiyaa qaadka belaayo cuntay maxa laga faa iida waxa dhaqaalehena 0 kadhigay waa qadka

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 часа назад

    Waa runtaa Isga iyo Xasan Sheikh waa isku mid haddii aan waxa ka qaban

  • @ashaali6663
    @ashaali6663 3 часа назад

    Wiilaw qaadku waa daroogo yurub waakamad nuuc waan absinthe daa ima waxaad tahay wariye wanaagsan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 часа назад

    War deni sidee bu wax uwada waxan wuu qasaya xagna daacish ba ladagaalama meel mawada galan

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 3 часа назад

    Deni wiilkisa makii naagta isaaq qabeybaa haduu isaga yahay hargaysuu ushaqaynayaa halayska qabto

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud3500 3 часа назад

    Waxaasi wax maantay laga hadlo ma aha
    Mucaarad fool xun hano qon Ina adeer

  • @saidayanle820
    @saidayanle820 30 минут назад

    Hi

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 часа назад

    Kan yer cuqdad Farmaajo ayuu qaba

  • @SaleebanSaalax
    @SaleebanSaalax Час назад

    Masuul baad tahay

  • @FatimaAHMED-l5q
    @FatimaAHMED-l5q 3 часа назад

    Waryaa xishood edebna yeelo wax lagu soo faro cidna wax ku yeeli maysid danina xamar uma socdo iyo ka soo bax fiilda willow eedo xishood wadanka dagaal ayuu ku jiraa jooji hadal meelkale laga soo minguuriyey

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 3 часа назад

    Fuusto la sooriixaye war aamus Doqonyahowe la adeegsanayo

  • @MaraagaGoojacade
    @MaraagaGoojacade 3 часа назад

    War iidoorbaa kujirta inadeni sowmaaha kii idoor gabadha kaqabey somaaha

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Час назад

    Qaaadka waxa ina Babashay

  • @MohammedaliMacalin
    @MohammedaliMacalin 2 часа назад

    Kkkkk ronlow somali waxa ogamiya oo dhan ayaa gacsato ah wadan xaraashta

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 56 минут назад

    Intaa waxa udheer bibbalad lagu dabacca

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 часа назад

    Maya farmaajo ulla dagaalamen inya dalka iyo dadkaba iibisadan maantana taagan tahaya 🥹

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 часа назад

    Dadka xukunka jooga waa. Qashin aan xishooon dad bahan in a doorto waa qalad

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 часа назад

    War waxani dhaqan inooma ahaan jirine ! Waa maxay ceebtani

  • @MaxamedKhaliif-u6l
    @MaxamedKhaliif-u6l 2 часа назад

    War.waad
    Iskuxaar.tay.budlaan.afka.kajiidi
    Fadlankushubmiyaatahay

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 3 часа назад

    Kusoco laandheere, hadaynaanu wax isu sheegin waxba hagaagi mayaan.

  • @MohamedDubad-v4x
    @MohamedDubad-v4x 2 часа назад

    War faysal inshalhutacala so hadlay? 😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 часа назад

    Deni inuu xasan dhiiqo to yahay cidi kasata waa ogotahay oo dibin daabayo miidhan yahay markuu rabona qiirajaban wadaniyada beenu jillaa nimanka madaxa maaha waa moorayan qaada wallayaala oo isku madhinaya dhalinta soomaaliyed meelaya joogobabo midi qudha wiilkisa dagaal kuma jiro👁️

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Час назад

    Beenaale Dani Qaad kama shaqeesto nin yahow ma lacagtii xamaraa kusoo gaartay tuugyahow

  • @11naa44
    @11naa44 3 часа назад

    Deni wa sida xasan lacag aruursi ayu wada

  • @1maza4w1
    @1maza4w1 3 часа назад

    Dani iyo hassan awalba isku xisbi bay ahasyeen ceebwaynaa

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 2 часа назад

    Deni iyo xasan waa dameer iyo labadiisa dhagood

  • @MaxamedJamaal-b7g
    @MaxamedJamaal-b7g 4 часа назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 часа назад

    danay dameer