War somaliyeey is ogolaada oo golaada somalinimadina islaamnimadiina dhalinyaradi qabiil bay i baaba,een war qabiil dan nooma aha shaydaanka inakuso dhawaana shartuna waa sii kordhe .
good job qoraalka wasaarada warfafinta waa mid aad muhiim ah oo loo baahnaa . wariye aan ogolaasho haysan inuu puntland soo galo gudaheeda waa xaaraan .mana tagi karo furumaha hore dagaalka
ciidanka ssc khaatumo Alloow guul iyo gobanimo uziyaadi oo xifdi rabbiyow
MAASHALLAH GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul ssc
Guuuuul ssc ❤ssc guuuuuul iugobnimo guuuuuuuul esty❤
Amin amin amin
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba
wcs wr wb
Illahow kalaqaboji wadad muslim a o wadadhashay yaarabi
Dalxa mawaxaad utilmaamaysaa inay sakiisha isaa kartadooda xoojiyaa
Walaahi saas rabay in aan usoo qoro
Insha allaah buurmadow waxaan umalaynayaa inay dhawdHay markuu oran lahaa abitaaloow nadaaya dhamaanaye waxkale la wareegi maayo wayna jabayaan waa hubaal taasi
Madaaba war haya. 93 dex weeye geeridooda iidoorku dalxa war saxa mahayo
War heedhe sida Sirta ama siyaasada looga hadlo baro dibna isu dhagayso
Dhashii ina Godane dagaalkii la magac baxay candhuufo weyne ee ka dhacay shaley 5 geed jab baa ku dhacay.
War somaliyeey is ogolaada oo golaada somalinimadina islaamnimadiina dhalinyaradi qabiil bay i baaba,een war qabiil dan nooma aha shaydaanka inakuso dhawaana shartuna waa sii kordhe .
good job qoraalka wasaarada warfafinta waa mid aad muhiim ah oo loo baahnaa .
wariye aan ogolaasho haysan inuu puntland soo galo gudaheeda waa xaaraan .mana tagi karo furumaha hore dagaalka
war ordayoow ina adeerow warka maad noo tartiibisid
Hadaladii dibuegiskusameeya
Beenaale
Caku Beentaada weji Looxow wejigaa gubay.