Ha la mamnuuco qaadka waa xaraam ilahay baa Razaaq Fataax ah ee Rizqi ka khayr badan aan weydiisano ilahay ha noo furo nimcooyimka wadankeena ku jira ee xalaasha ah ana ku xamdino Alxamdillahi Rabbil caalamiin
war awal oo dhan raali baad ka ahaydeen waxa siciid dani iyo rerkiisu samaynayan ee ma dhibacii qaadkaa laydinka galay waxyabo badan buu sameyey ee horeyna loma shegi jirin
xataa qaadka waxaa lagu soo daraa wax taranka raga yareeyee ogow taaas. 😢 sidoo kale waxaa lagu koriyaa qaadka oo lagu daraa walxo kansar laga qaado ee ku darso kaas na😢
Cunuga way u labiseen Dani cay bana la yiri adeer anigu canshuurta qaadka wa shan jibaari laha kuwa ka ganacsata xaaraan ummadda qaribtay bay ka ganacsadaan waqti Dani reer Puntland wax ka sheegan ma ahan
Qaadku wa sun in umada laga joojiyo aya fiican waxa umada dhibku haayo siyaasiinta xun iyo ganacsatada xun oo Alle ka furatay lacagta xaaraanta ku waashay Allaha naga kaafiyo ilaahaan uga dacwoonay .
Adeer qaadka ha la joojiyo waa daroogo adduunkoo dhanna waa laga joojiyey irsaaqad kale doonta qaadku amar dowladeed baa lagu joojiyey wiilka aa la sheekaynaysina biuruhi saaran yahay futadaadu daacish ka ilaalin
Shalay waxad show kadhigey seen "wiilka Saciid Dani dagalku kaqayb yahay, manta na qaadkiibu faraha kulajiraa!!!! Majeerten-now, faanka hore daaya, ama eeda-danbe !!!
Qaadku wuxuu u xidhan yahay madaxda maanta ka arimisa dalkoo dhan . Ina Siciid Deni sxb ina X. Sh buu rabaa sidiisa in loo yeelo. Waxse ogoow S. Deni siduu siyaasadda uguracayo Ilam qurxoona iyo hadba qar isku waabka .
Ha la mamnuuco qaadka waa xaraam ilahay baa Razaaq Fataax ah ee Rizqi ka khayr badan aan weydiisano ilahay ha noo furo nimcooyimka wadankeena ku jira ee xalaasha ah ana ku xamdino Alxamdillahi Rabbil caalamiin
Correct
Caduunow afkaaga caano lagu qabay afkaaga caano lagu qabay ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ILAAHOOW DAROOGADA NAGA JOOJI XOOLO MAAHEE WAA XAARAAM ILAAHOOW NAGA JOOJI YAARABI ALLAHUMA AMIN🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Aamiin ilaahaay haga joojiyo .
Very good news
Mashallah tabarakalah waxa tahay will yaro caqli badan kuu soco habo cidna haa uu jojin
Nin yaro farid ah oo gesi ah weye wilkan
Horay uu soco habo nin jeclaysi iyo qabyaladna waliga kaa fogoy sida hada Mashallah 😊
@@nimcoyussuf2948 hello
Keep going guuleyso geesi ❤❤
ah gubto maqtiga
Dalkeen waxa gubaya waa dadka soomaaliyeed waa guul Allah qasaariyo kulugood
Si ugu baaro dhamaantood
imisa idinku laha siciid deni ladagaalanka argagixisada daacad kama aha dee waakas juqa juqay kadeyn waayo reer puntland iyo reer ssc ba
Waayaab muxuu Xsan dhaama
@@alahayowarligeygukiiisraac4225Xasan munafaq Deni Axmed Madoobe iyo Muse judan waxay jawaasiis u yihiin Itoobiya iyo Imarat waana mooryaan kulli waa isku ficil
Waxay dhaamaan majirto waa isku wada mid. Waxayna arkeen in durbaanka qabiilka laga daba wado.
Deni inu tuug yahay 2 sano kahor aya dad badan sheegi jireen. Xataa dagaalka daacif daacad kama aha wuxu rabaa dhulkas inu Imaraat siiyo
Mamnuc qaad puntland.
Hampalyo Qaadka HSM iyo kooxdisa ayaa keenay in Deni uu isagana uu wilkisa Ina Faroole waa isku dhaqan.
Ilaahay Ilaahay hanaga jojiyo
Waa waano dhaxal gall ah , dhagtii dhowsoon baa dug leh.
سبحان الله العظيم واتوب اليه
Waa daroogo caadi ah oo dadka iyo dalkaba curyaamiyay, dowladda iyo ganacsadayaashaba waa wax duminayaa dalka iyo dadkaba waa waddan oo tuugo iyo gaagistayaal,marka daacish iyo shabaaba wey isleeyihiin, Alle ummadda ha ka qabto musiibooyinkaan.
Yaa Allaah.
Xasan iyo dani waa isku dabeecad waa xoolo urursanayaan waayo doorashadii soo maaliyaa soo dhaw 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
war awal oo dhan raali baad ka ahaydeen waxa siciid dani iyo rerkiisu samaynayan ee ma dhibacii qaadkaa laydinka galay
waxyabo badan buu sameyey ee horeyna loma shegi jirin
Allah ka qasaariyo war dadka soomaaliyeed waa dhacay yahiin oo xoolohood daraagiis oo dadka soomaaliyeed oo dhamayaynay
Yaan dib loosoo dejin ❤❤
Kaakuuyada ha cunaan..
Walahi wa gunnimo 😡😡😡😡 family business Saïd déni
Qaadka waa xaaran kuligiisa in laga joojiyo aya fican puntland oo dhan Dani waa madaxweynihii ugu fiicnaa puntland soo marey
QAAD GUBTEY WAAKU FARAXSANAHAY WAXA KEENAYANA WAA XAARAAMIIN🎉🎉🎉🎉
Subxaanallah waxaani awalba xaaranbu ahaaye dadkana waxaa kale mahaystaane umaada sida halaga daayo,ilaahayow siyaasinta dantooda keliya kafakeraya umaad kaqabo,Aamiin 😂😂😂😂😂😂😂
Asc qaadka waa xaran lama cunikaro lagana ganacsarkaro.iilaahay laga baqo saciid dani dadka masaakiinta halaiska dayo
Shalay xasan shiiq baa lagu caanayay maantana waa taa wiilka saciid dani baa bilaaway
Walaahi waa runtaa qofkaaga doqonka ah markaad difaacdidbà bulaacadaha ayuu qasanayaa 🙄🤷🏽♀️ markaasaa Ciil ku’qabanayaa. 😏
xataa qaadka waxaa lagu soo daraa wax taranka raga yareeyee ogow taaas. 😢 sidoo kale waxaa lagu koriyaa qaadka oo lagu daraa walxo kansar laga qaado ee ku darso kaas na😢
Absolutely 💯 !!! 😢
Imaraadku waa dhiigmiirato!
midkasta gurya waa dhistaa walle caqli maleh dheeni haduu xamar rajo ka qaboo wixii xamar ka dhacay uu wax ba ka baran waayey😢😢
ManshAllh maxuh sooh koor dhiinayey
Waa daax morayaan baa haysataa PL
Sifiican ayey samaysay dawlada puntland
Allah subxanahu watacalaa waxan hagubedelo somalida wax kakhar badan waxan madax kusheegah ee kuhabsaday
😂😂😂😂😂WOW😂😂😂😂😂
Wiilkan qaadka u doodaya waa maxay, war qaadka hala joojiyo… oo ku haya ciidanku waa soo baxayaan.
Ninkii aad sheegeysay oo sixirka yaqanay ayaa soo galay magaalada oo wuxuu aaday buuraha waa yaab madaxweyne iyo qaad
Qaadka shuluq oo isku diraya harti baa ka dhex shaqaynaya reer dani waa hurdaan imaanka laga 100 million oo xamar loo qaado kursi arkimaayo abidkii
Qaadka dadka Cuna ha beertaan walba Waa la beeri jiray into mid Sumatran laydin keeno lahaa
Asxaan bee shacabka puntland ee uu sameyyeen hadhi illahey kaa celiyey shacabka musliminta qadka. Qadka lacagta iyo cafimadka iyo rer kaa dhamaan ee babissa.
Xoolo wayaa ee Dadka ka Daayaa druga iyo mukhadaradka qaadku waa waxa Babiyey Somali 🇸🇴
Yamato Waa Muslim wanna beertaan soomaalidu ha beerato meesha ay Yamaha cadaabka ka gasho bay soomaalida cunta ka galaysaa
Raga somaliyed waxan kulatalinlaha haiskadayan geedahan sunta hadagedorabtan xoolaha ladaaqa caqligina haidinsonoqde
Meeshaas aw yaalo yaan laga sooqaadin Qofkii Darood ah oo lagu arka Dagaanka Puntland ama dagaan Darood leeyahay isgagoo qaad soogelin ama kudhex iibin meesha aw taagan yahay halagu dilo. Wacaadawga shacab Soomaaliyeed. Kii iibsanayana ganaax dheer haloo jaro xabisna haloodhigo.
Qaadku maha xoolo somaaliyeed waa xoolo shaydaan ee halagubo
Qaadku waa xaran allah hanaga suuriyo
Cunuga way u labiseen Dani cay bana la yiri adeer anigu canshuurta qaadka wa shan jibaari laha kuwa ka ganacsata xaaraan ummadda qaribtay bay ka ganacsadaan waqti Dani reer Puntland wax ka sheegan ma ahan
Qaadku wa sun in umada laga joojiyo aya fiican waxa umada dhibku haayo siyaasiinta xun iyo ganacsatada xun oo Alle ka furatay lacagta xaaraanta ku waashay Allaha naga kaafiyo ilaahaan uga dacwoonay .
Maphia
QAADLAYDAN LIIBAAN SHULUQ IYO XASSAN DHIIQA GADAAL KA RIIXAYA WAXAYNA DIIDEEN INAY CASHUURTA BIXIYAAN HALKA AY BIXIYAAN LACAGTA LIIBAAN SHULUQ IYO XASSAN DHIIQO. PUNTLAND DAGAAL BAY KU JIDHAA CASHUURTA CIDLOO DHAAFAYAA MAJIDHO
Adeer qaadka ha la joojiyo waa daroogo adduunkoo dhanna waa laga joojiyey irsaaqad kale doonta qaadku amar dowladeed baa lagu joojiyey wiilka aa la sheekaynaysina biuruhi saaran yahay futadaadu daacish ka ilaalin
War heedhe daniyow lugaha ayada dhiiiqo kulajirataa ee marakii taagero hashidaba dubada agadhacada ☝️☝️ee waxakan badala
Dhulbahante mid yar iyo mid weyn Siciid iyo Pintlant ayaa lagu siyaasad baranaya, Adeer xagaa iyo Gumaysiga Iidoor ayad ku wacnaydeen ee ku noqda.
Hooyadaa dhulbahnate wasye ninkani waa Mj runta miyaa ku dhibaysa ? Deni hadaad adoon u thaya adeer dadku kula mid maahan Gumaysiga aad sheegayso adiguu ku haystaa Oo daacish baad kaa qadaa ganacsataadiina dhamaysa
Soomaalidu Qaadka ha Bertram Hadaan daynayn si lacagta wadan Ada dariska la gaynayo loo joojinlahaa
War waxass ha ku hadlin ee xishood
Qaaddka wiilka uxir khamrada
Gabadha halooxiro
Waabahan yihiin
Kuligood waa wada tuug shaqaysanaysa. Waxay isla ogyihiin baad leedahay kadhex baxa? Walaahay isma dhaamaan isaga & Gurguurte. Shacabkiina gaajay kudileen dhamaantood waa isma dhaanto.
caduun ayaantaan leefleefkii maxakudhacay
Koley waa dhib inaga harey lkn ugu yaraan sodonka maalmood mee wadankeenaansadaan
Dadkaan Soomaaliyeed goorma ayey heli doonaan dad muslim ah oo caadil ah?
Waxaas baa soomaaliya lagu dilay oo lacagteedii soomaaliya la tagtay
puntland xamar maaha wallay deni iyo reerkisaba walaga tuuri maasha oo iyago cago cad ba lagaso jiidaya madaxtooyada ar hooyay yaa wax usheega
War caacda nagala tag ha noo sheegine
yarkan Wuu dheeraynayaa.
Qofki runta sheego wu dherenaya miyaa
Siyaat bare adigu majootay
Wa ku ceeb madaxweynaha in uu wiilkiisu qaadwale noqdo.madax boobki maandoriye ku darsaday ee ilaah umada haka qabto
Somaalidi dadkedi kafan kujira dhaqalo iyo dadki ba
wil yar oo jajus ayatahey lasodirsadey
Runta miyaad necebtahay?
Runta miyaa ku dhibaysa tuug weeye Siyaasiyiigii shacabka hagardaamaya xilligii loo dulqaadan jiray way dhamaatay
FARIINTII XASSAN DHIIQO IYO LIIBAAN SHULUQ EE AHAYD SUURAD XUMAYNTA MADAXDA PUNTLAND EE QADWSLAYAADHA LASOO DHEX MARSADAY AYAAD ADNA HALKAN LA TIMID NEDALYAHOW NEDELKU DHALAY JIRKIISA KA GANACSADAA WAAN KU FAHAMSANAY INAY TAHAY DHILO LACAG QAADATA OO LAGA SINAYSTO.
Dadka somalier side Bay unolanayan hadii dadka somalier
Waxii illahay siiyo hadii keeyna Itobiya SUN kabalayan sunbxanalah dadka somalied way dhibatesenyihin ilahay hanaga qabto umadan caqligu fooraro
Majeerteen waa kaa dhiay ku hayeen dhulbahante iyo warsangali badhan xigaa maanta waa bilaa qaad kk
Qaadkan drugs ahna somalia 🇸🇴 shilimaadkii baa laga dhamaystay.
Waxay kubadashaan oo nafci leh majiraan iyagaa laga macaashaa. Somali maryooley.
Waryaa Qaadku Doqonyahowe Fuustsds lasoo riixaye la aamusu waa Dagaalka baa lagu Carqalaynayaa
Bien fait Bien fait ce drogue est très dangereux 🤲🤲🤲😱😱😱😱😱🫢🫢🫢😰😰😰😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱⚠️⚠️⚠️⚠️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Eedo ma Deni baad ku kala soo qabatay adiguna war xishood
Wariye darwishe hakaben aburiin farmajo walalki warkaasi been ay samayen moryanta grub hirab ee xamar joogta majiirin cid farmajo eheelki ah oo qaad wadee ahaa waa shirqolaadi ee farmajo ay ku ceeben jireen ay deni iyo moryantu ku duminayen dawlaadi wanagsan ay somalie oo dhan ay maxadiyen adero darwishow deni wuxu ka qatar badanyahay moryane hassan waa nimanka locarbiyey in dawlaad somaliyed ay tosiin cageheda iskutagin ay dawlaada cadowga somaliya lagudhexberay siyasiyinta somalida said deni kow bu kayahay musse bihi iyo moryanta grub hirab ee xamar joogta dhamantod waa lagushaqaytayal ee benti said deni fafinaayey akusoqadan dodahaaga
Waxaan wariye ma,aha ee waa reer baadiye angaraneyiin siida loo hadalo
war dadka ha ceebeysan beenlowyahaw
Qof walbe oo Qaad Bulshada dhexdeeda keenin wuxuu rabaa in uu bulshada Soomaaliyeed ragaadiyo oo asaagood kareebo!
Hadaad ogaan lahaydeen sida Dalka Noorway iyo Dalka ingiriiska ay qani unodeen 2012 kadib markay qaadka kajoojijiyeen dalaalkooda iyo malaayiinta qof oo qaadkii markuu joogsaday hurdadii iyo fakhrigii kasoobaxay oo maanta shaqaysanaya dibna noloshoodii usoo noolatay naf iyo maal waxaad uhuri lahaydeen bal iskadaa in aad qaadka Soomaaliya kajoojisaane waxaad naf iyo maalba kubixin lahaydeen sidii dii aad dalaalka beerta iyo beerohooda ba intaas soo af jartaan aad wax wanaagsan bulshada wax tar leh ugu baraarujinlahaydeen in ay dib ubeertaan. Aduunka maanta cuntadii iyo biyihii baa gabaabsi kasii ah. Marka Soomaaliya hurdada kakaca.
Daa hala baajiye allow na dhaafi 😮
Shalay waxad show kadhigey
seen "wiilka Saciid Dani dagalku kaqayb yahay, manta
na qaadkiibu faraha kulajiraa!!!!
Majeerten-now, faanka hore
daaya, ama eeda-danbe !!!
Cadeyn maheysid wadna xiiqday ,qaad ayad difaceysa ,hala jojiyo intad dhihi laheyd!Mw dani kafogow jilicsanyhy yahay fulayga ah,pl waxba laga weydin mayo!#
Doofaar waliba meel buu xirtay,XasN Dameer maxaan ula yaabaynaa markaa.
Beent iska daa qaadka waxaa qardha geeyay Abdiwali Ali Gaas.
Gaadwalayaasha aad sheegeysid iyagaa futodooda iyo tan hooyooyinkod iyo tan caruurtoodaa laga difaacayaa haday lasoo baxaan yaa uugu futo xun. War doqon yahow madaxweynaha edeb ka yeelo duliyahaw.
Dani hawiye hayo u dhiibo maayee
Nacasyhw caacda badan
Dani afka kalabax orod gurimaha tag Dani iyo
Wilkisa dalkay difacaysn
Orodo galkacyo xorayso
Dani hakuso kalaqaban
Uf uf uf kanqaylinayah shabaab baa abihiis galkacayo gudilay gujisbaa dilay abehiis waagiii cabdiwalimadax waynah ahaa malintii dani ladoortay baa galkacayoh hudo uguhoraysay
Muxuu Deni soo kordhiyey 🤔taloow!! Ma’alshayaadiin ayuu la’galey “deals”? Sidee ayuu u’joojiyey? Coz A/wali Mareykan ayuu ka’tagey ma’yaqaan sida loolà galo kuwaa deals kà . 🤷🏽♀️ bal walaalow nalà wadaag.
Warkan ha lahubiyo
Madaxwayne dani talaabo fiican ayuu qaaday qaadka ha laga joojiyo .garowe bosaso. Qardho. Galkacayo. Xataa lascanod ..waa drugs qaadu waxa uu dilay dadka reer puthland
Dagaal ayaa lagu jiraa Deni ka fuq , mafaca darwiushna noo dgig yssn lagu odhan.
Majeerteen gudahiisa waxay usu qabaam , hanoola iman,
Warmaqaad.walaakukireeystay
Caaac.nagadaa
Ninyow ayaamahan afxumaa kaa soo hartey,, ma culusow iyo marxuumkii baa sahalkaaga wax kusoo tuurey waxani wax kaweyne😂😂
Saciid dani ilaahay dadka ha uga baqo
Qaadku wuxuu u xidhan yahay madaxda maanta ka arimisa dalkoo dhan .
Ina Siciid Deni sxb ina X. Sh buu rabaa sidiisa in loo yeelo.
Waxse ogoow S. Deni siduu siyaasadda uguracayo Ilam qurxoona iyo hadba qar isku waabka .
Kan yari kuwii qaadkaa lacag siiyey miyaa
Deni wiilkiosaa qaad ka loo xiray niyoow ganacsatdii kale ayaase ka cadhootay Deni waba iimaanlaawe Xasan munaafaq oo kale ah!
Airport ka garoowe halaga raro walaahi ciyaal iyo naago jaahiliin ah ayaa ciisa maxamuud kusoofayliyeen dadku hakadagaan boosaaso iyo gaalkacyo