ROSEMARY OIL IYO CASTOR OIL MEXEEY KU KALA DUWAN YIHIIN?? FAAIDADA EEY LEEDAHAY!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 дек 2023
  • #adigaisahaaw

Комментарии • 28

  • @baariyeycollection
    @baariyeycollection 6 месяцев назад +4

    Naciimo Shankaroon! Maasha Allaah! Shan gabdhood ayaad ka horeysaa. Hadii aan leys xaqireynin!! Soomaaliyeey walaalyaal gabadhaan walaasheena ah, aan taageerno!!!!

  • @suleeqoahmed4374
    @suleeqoahmed4374 6 месяцев назад

    Saliida Waa italaa lakiin sida loo isticmalayaa aya kaa faa’iidey Jazakumullah qeyr sis

  • @thamir4918
    @thamir4918 6 месяцев назад

    Masha allah wll Thanks.
    Differece-ga udhaxeeya N-Acetyl-Cysteine(NAC) Iyo Collagen Video Nooga sameey.
    Thanks

  • @munoqali826
    @munoqali826 6 месяцев назад

    Mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @ju4965
    @ju4965 6 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @Caasha739
    @Caasha739 6 месяцев назад +2

    Walaashey qaali shanpoo yada fiican ma nalala wadaagi kartaa mahadasanid

  • @Caasha739
    @Caasha739 6 месяцев назад

    Masha allah allah haku barakeeyo aamiin

  • @naimoali7702
    @naimoali7702 6 месяцев назад

    Mashaa alah alaha ku xifdiyo macanto dhamaantiina igu salan qoyska oo dhan

  • @zahruuja3754
    @zahruuja3754 6 месяцев назад

    Mashaa alaah shugran naciima

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 5 месяцев назад +2

    Masha alah 6 dhibic rosemary +5 dhibic Castrol oil +3 qaado olive oil ka dib mari timaha kuna duug bilow ila dhamad

    • @mssDimple
      @mssDimple 3 месяца назад

      Rosemery kliged waside abaayo

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 6 месяцев назад

    Castor oil midkaad kahadleeyso ma arko mar dhawo miyaa abaayo

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 6 месяцев назад

    Masha allah absyo

  • @sahramacalin1654
    @sahramacalin1654 6 месяцев назад

    Asc waad mahad santahay abaayo qaali

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 6 месяцев назад +2

    Maashallah naciimo Boqorada dumarka Maashallah waa u baahanahey, cilmiga aad noo sheegryso markasta. Mid diini ah iyo mid ❤maadiba horeyu soco AAKHIRO ADUUNBA, waxaan habro kugu xadgudbaaya waaa kaa masersan yihiin.Geedkey gaaraan miro ha ka guteen.Qofna qowlkii buu hadlaa qorina qiiqiisuu hadlaa hore u soco macan Amaan Allah baa leh waxaa tahey tan ugu wanaagsan dumarka iyo raga qaarkood,runtaa baadsheegtaa ,runteyna diidayaan Bini,aadamku Laakiin Allah baa raali kaa ah. Habraha waa jaahiliin waa qaarkood AYAGOO baadiye laga Keeney baa wadamada hore u marey la keenaa, markaas bey si xun u ilbaxaan ileyn DIIN,CAQLI,CILMI,XISHOOD, MA yaqaanaane hore ❤

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 6 месяцев назад

    Maaha allha

  • @hananhashi7996
    @hananhashi7996 3 месяца назад

    Asc abyo wan ku salaayam mcnto wxaan leyahy nabarkiii lagubayay oo makaanka iiga yaalo sideen yeelaa abyo

  • @AbdirahmanIbrahim-hd4wh
    @AbdirahmanIbrahim-hd4wh 3 месяца назад

    Marka la isku dar darayo jojobo oil iyo castro oil kee baa wanaagsann in la is ticmaalo

  • @user-em5kv9gn8f
    @user-em5kv9gn8f 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 6 месяцев назад

    Waa runte

  • @zarazaaraah4186
    @zarazaaraah4186 6 месяцев назад

    Miyaa la cabaya sidee dhefshiidka ugufiicanyahay

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 6 месяцев назад

    Asc naciima guuleyso horay usoco

  • @fatmaosman9790
    @fatmaosman9790 6 месяцев назад

    Alx Somalia wey taalaa saliideda calenteda iyo ayadoo qalalanba

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 6 месяцев назад

    Maashallah Allah Allah baa wanaagsan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 месяцев назад

    Manshaallah 😍 tinta Korka 👌

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 6 месяцев назад +2

    Rosemary scalp keligeed anigoo wax kale ku darin 3dhibcood gacanta ku dhibciyo sow kuma masaajeyn kari

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 6 месяцев назад +1

    Mise waa qasab in aan olivioil ku daro