ADIGA IS AHAAW
ADIGA IS AHAAW
  • Видео 984
  • Просмотров 5 860 337

Видео

RHUBARB HORAY MA U TAQAANAY? WAA DHIR CAAFIMAADKA UFIICAN LKN AAN LAGARANEEYNIN!
Просмотров 1,2 тыс.4 часа назад
#adigaisahaaw
ASTAAMAHA AAD ISKU ARKI KARTID JIRKAADA MARKUUSAN HAYSANIN FEYTAMIINKAAN!
Просмотров 2,9 тыс.7 часов назад
#adigaisahaaw
KAABAYAASHAAN KAMA MAARANTID, WAA HADII AAD CAAFIMAAD RABTID!
Просмотров 1,4 тыс.12 часов назад
#adigaisahaaw
CALAAMADAHAAN MAISKU ARAGTAY? CILAAJKAADA WAA KANAA KAFAAIDEEYSO KADIBNA IISOO DUCEEY!
Просмотров 2 тыс.14 часов назад
#adigaisahaaw
KAABE KU ANFACAYO MIN MADAX ILAA MIJIN, KA FAAIDEEYSO!
Просмотров 6 тыс.16 часов назад
#adigaisahaaw
HAARAHA WAJIGA WAXA KEENO IYO SIDA LISKIIGA DARYEELO!
Просмотров 4,8 тыс.19 часов назад
#adigaisahaaw
OGOOW WAXA JIRKAADA KAMAQAN , KADIBNA IISOO DUCEEY!
Просмотров 7 тыс.21 час назад
#adigaisahaaw
FAAIDADA LABADAAN KAABO, QANAACO IYO QURUX DABIICI AH SI TOOS U QAADO!
Просмотров 1,9 тыс.День назад
#adigaisahaaw
FARIIMAHA JIRKAADA DHAGEEYSO, FAYTAMIINADA IYO MACDANTA KAAMAQAN DAAWO!
Просмотров 5 тыс.День назад
#adigaisahaaw
ISKU DAWEEY QAJAARKA, XANUUNO BADANAA LOOGA HORTAGAA!
Просмотров 1,8 тыс.День назад
#adigaisahaaw
DARYEELKA IYO KAHORTAGA XANUUNKA ALZHEIMER! DAAWO KADIBNA IISOO DUCEEY!
Просмотров 1 тыс.14 дней назад
#adigaisahaaw
ALZHEIMER, XANUUNKA MASKAXDA EE XAUUSTA ASTAAMAHA LAGU GARTO!
Просмотров 1,4 тыс.14 дней назад
#adigaisahaaw
ALZHEIMEIR SABABAHA SOO DADAJIYA XANUUNKA MASKAXDA QEEBTA XASUUSTA!
Просмотров 3,7 тыс.14 дней назад
#adigaisahaaw
FASAXEEYGAAN RABAA INAAN KAAGA FAAIDEEYO, WAA FURSAD!
Просмотров 2,2 тыс.14 дней назад
#adigaisahaaw
SAALAX JJ XANUUNKA UU NALA WADAAGAY CALAAMADAHA LAGU GARTO IYO DARYEELKA UGU HABOON!
Просмотров 7 тыс.21 день назад
SAALAX JJ XANUUNKA UU NALA WADAAGAY CALAAMADAHA LAGU GARTO IYO DARYEELKA UGU HABOON!
SAALAX JJ XANUUNKA UU QARSANAYAY MASAHLANO!
Просмотров 35 тыс.21 день назад
SAALAX JJ XANUUNKA UU QARSANAYAY MASAHLANO!
XANUUNKAAN DAD GOONI AH MIYUU KUDHACAA??
Просмотров 11 тыс.21 день назад
XANUUNKAAN DAD GOONI AH MIYUU KUDHACAA??
MA ISKU ARAGTAY CALAAMADAHAAN HAYAREEYSNIN?
Просмотров 4,5 тыс.21 день назад
MA ISKU ARAGTAY CALAAMADAHAAN HAYAREEYSNIN?
DIGNIIN AYAAN KAA SIINAYAA, HA ISKUUGU DHAWAANIN BAYTURAAFKA!
Просмотров 16 тыс.28 дней назад
DIGNIIN AYAAN KAA SIINAYAA, HA ISKUUGU DHAWAANIN BAYTURAAFKA!
WAXTARKA BIYAHA QABOOWGA IN SUBIXII LAGU QABEESTO! ISAGA DAWEE XANUUNADAAN!
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
WAXTARKA BIYAHA QABOOWGA IN SUBIXII LAGU QABEESTO! ISAGA DAWEE XANUUNADAAN!
KAABAYAASHA SIDA LOO KALA QAATO! KAFAAIDEEYSO!
Просмотров 2,3 тыс.Месяц назад
KAABAYAASHA SIDA LOO KALA QAATO! KAFAAIDEEYSO!
SABABTA CALOOSHA AY U WEEYNAATO DADKA CAATADA AH!
Просмотров 4,7 тыс.Месяц назад
SABABTA CALOOSHA AY U WEEYNAATO DADKA CAATADA AH!
DHALADAAN AAD AYAY QAALI U TAHAY, ADIGAASE KASII QAALISAN! KAFAAIDEEYSO KADIBNA IISOO DUCEEY!
Просмотров 5 тыс.Месяц назад
DHALADAAN AAD AYAY QAALI U TAHAY, ADIGAASE KASII QAALISAN! KAFAAIDEEYSO KADIBNA IISOO DUCEEY!
ALLERGIC IYO SANBOORKA SOO NOQONOQDA, IYO DADKA SOKORTA QABA JIRKOODA UNUGUL XANUUNO BADAN!
Просмотров 3,9 тыс.Месяц назад
ALLERGIC IYO SANBOORKA SOO NOQONOQDA, IYO DADKA SOKORTA QABA JIRKOODA UNUGUL XANUUNO BADAN!
DHABARKA JILBAHA IYO SINAHA INAAD KA ISTAAGI WEEYSID WAXAA SABAB U AH!! SIDAAN ISAGA DARYEEL!
Просмотров 16 тыс.Месяц назад
DHABARKA JILBAHA IYO SINAHA INAAD KA ISTAAGI WEEYSID WAXAA SABAB U AH!! SIDAAN ISAGA DARYEEL!
WAA SABABTA AAD DADKA ULA HASHIIN LA'DAHAY, CARO IYO CAAJIS JOOGTO AH!
Просмотров 5 тыс.Месяц назад
WAA SABABTA AAD DADKA ULA HASHIIN LA'DAHAY, CARO IYO CAAJIS JOOGTO AH!
MAXAA KUGU SOO DADAJIYA DUQNIMADA? SIDAAN DABIICIGA ISKAGA DARYEEL KADKADUUDKA KUBADALAY!!
Просмотров 16 тыс.Месяц назад
MAXAA KUGU SOO DADAJIYA DUQNIMADA? SIDAAN DABIICIGA ISKAGA DARYEEL KADKADUUDKA KUBADALAY!!
DHIIG BAXA MALAWADKA SABABAHA KEENA IYO DARYEELKA UGU FIICAN!
Просмотров 1,2 тыс.Месяц назад
DHIIG BAXA MALAWADKA SABABAHA KEENA IYO DARYEELKA UGU FIICAN!
HOOYADA UURKA LEH MAJIMACSAN KARTAA?
Просмотров 895Месяц назад
HOOYADA UURKA LEH MAJIMACSAN KARTAA?

Комментарии

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Час назад

    Alaahey hacaafiyo

  • @Raxma-gl2kc
    @Raxma-gl2kc 7 часов назад

    Masha Allah wll jasakalahu khyr

  • @nadiifoxuseen7318
    @nadiifoxuseen7318 9 часов назад

    Abayo ilaahey dardiis ii caawi bishinta hoosa.icadaady mana ixa nuneso lkn markasda wey igu siisiyaada ine cadaado thanks 🙏

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 13 часов назад

    Masha Allah ❤️

  • @user-xo1wt4kv5c
    @user-xo1wt4kv5c 13 часов назад

    Asc wllo labkii aan orko qof dhacaw gaaray ma eegi karo lugaha ayaa igarira iyo jirkadhan waxn dareemaa saliilyo ama daqmasho maxaa igulatalin neysaa

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 14 часов назад

    Mashallah Thanks habo carabka jeex jeex mo maxa keeno?

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien 14 часов назад

    Jazaaka Allah Qeer 😊

  • @hibo6578
    @hibo6578 14 часов назад

    Jazaakalaaah

  • @hibo6578
    @hibo6578 14 часов назад

    Wcs qaali❤❤❤❤❤

  • @SomAbdi-q9u
    @SomAbdi-q9u 14 часов назад

    Telephone iso qor please

  • @FarxiyoXasan-rw6pv
    @FarxiyoXasan-rw6pv 14 часов назад

    Calendar kale kabsar miyaa mise

  • @user-uk1bp7yd4g
    @user-uk1bp7yd4g 15 часов назад

    naciimo Ani waxaan joogaa kiinya organig miyaa mise ma ahan malagu qoro seen ku ogaan karaa

  • @Sacdiya_90
    @Sacdiya_90 15 часов назад

    Asc naciimo waxaad kasoo hadashaa tinta daadato

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 15 часов назад

    Maansha allh tabarikalah wall dadka iska ilaali laguyidhiban ku jira wan iska ilaaliyay hada lkin kahor aadban u isticmali jiray Alx wall waadkumahadsantahay dhiirigalintada

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 16 часов назад

    Mahadsanid huuno ❤

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 16 часов назад

    Walaley qof diabetes type 2 dawadiisa toos uqaato cuntadiisa usaxsantahay weight loss kuriday waa under weight kadib waxa dhacay usbuucan in sokortii ay dageynin xitaa insulin falebo loogu daraa still waa high wuu soconaa still same 😢 laakiin symptoms oo diabetes maheysto sida oonka gaajada markii machine ta uu isku cabiro unbuu arki in high tahay maxaad nagula talin laheeyd shukran

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 18 часов назад

    Masha allah illah qer haku siyo abaayo aniga wan cabaa subaxii hore ayan caba qajar sanjabil iyo liin dhanan ayan ku darsada salariga macal calintisan ku shita ee wax miyu i dhima abaayo nacimo

  • @aliyusuf2817
    @aliyusuf2817 18 часов назад

    Naciimo calery waan ka shaqeyaa mana cuni jiriin lakiin iminka ayaan bilabay markii dhakhtar kayga igu yidhi sonkar iyo subaag ayaa ku sareeya

  • @ramlamohamed8600
    @ramlamohamed8600 20 часов назад

    As c abaayo Naciimo waxaan rabaa in an kulasooxiriro ee sidiin ku helaa adoo raliah alaah ha kuxafido

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 20 часов назад

    Salaamu aleykum naciimo cadaay walegeey ma isticmaalin in sha Allaah hada ayaan bilaabayaa jazakalaahu kheir xabiibtii

  • @adigaisahaaw
    @adigaisahaaw 20 часов назад

    ruclips.net/video/x8CPtOU6xU4/видео.html SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN!

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 20 часов назад

    Manshaallah salary waa jeclahay wax tarkeda waaba cajiin nacimo waa mahadsan tahay walashay anigaa bilabay comantiga 😊

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw 20 часов назад

      dAHABO MAHADSANID SOO DHAWOOW!

  • @HousseinFarah-vz1zc
    @HousseinFarah-vz1zc 23 часа назад

    Amine ya rabi

  • @maxamedcumarcabdalla9964
    @maxamedcumarcabdalla9964 23 часа назад

    Masha allah waadku mahadsan tahay

  • @sadiyaisman9665
    @sadiyaisman9665 23 часа назад

    ASC abaayo naciimo inte lagaala soo xirii kartaa ?

  • @cabdikafimaxamed
    @cabdikafimaxamed День назад

    Masha alaha wall nacimo ilahay ha ku xifdiyo wall calosha aad ii tagan waxa jecladay in aan ii shegto waxa calosh ii jilciyaa wathsapk aaaad ugu nahnahy

  • @munnaabdala9332
    @munnaabdala9332 День назад

    Allaha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aan laso koobikarin abaayo waan kaa faa iday jizaakallahu kheyr

  • @MaryanRuun-o9r
    @MaryanRuun-o9r День назад

    Amiin

  • @munnaabdala9332
    @munnaabdala9332 День назад

    Masha allaha abaayo kheer allaha ku siiyo wax badan ayad no faideysay jizaakallahu kheyr

  • @MumtaasXasan1
    @MumtaasXasan1 День назад

    Mahadsanid xabibti qaaali guul insha Allaah

  • @fadumomahamed9054
    @fadumomahamed9054 День назад

    Naciimo masha allah meeshaa jogtid cagaar iyo shimbiraha masha allah

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 День назад

    Asalamu Caleykum Waan ku salaamayaa Dawaada yar maxaa English lagu yidhaahdaa?

  • @saamiyanur7156
    @saamiyanur7156 День назад

    Asc walashey kaniniga nosoo qor aniga ku dhiban xanuunkaas jazakalah kheyr

  • @AbdulqaadirDaahaa
    @AbdulqaadirDaahaa День назад

    Xanuunkaan maxaa lagu gartaaaa

  • @farahabdi941
    @farahabdi941 2 дня назад

    Asc wr wb, habiibti jazkalaahu qeyr, alaahum baarika. Anigan ku lahadalo ayaad iga shekaynaysaa waxaan ku nolahay Canada. Colashayda waa fadhidaa, hindhiso badan oo wax kasta si fudude ayaan ugu hindhisaa. Tnkle habiibti su'al ayaan rabaa in aan ku weydiyo oo ah kaniiniyaasha markan tago suuqa waxaan ku arkaa jalatiin soo walale jalatiinkas ma mida cadí ah ayaa jiro ilahay qeyr ha ku siiye.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 дня назад

    Maa shaallah wlashay

  • @NaciimoNafta-qe7zi
    @NaciimoNafta-qe7zi 2 дня назад

    Bedrafka calemahisa miya

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 дня назад

    Abayo mahadsanid uur qof leh ma qaadan kara

  • @umuamiinchennel2486
    @umuamiinchennel2486 2 дня назад

    ruclips.net/video/mweS1_eNKRY/видео.htmlsi=Jec3O-PQVSWRTYto

  • @FarduusSalebaan-h3t
    @FarduusSalebaan-h3t 2 дня назад

    Koosto miyaa wlo

  • @user-zc4vz5tr1i
    @user-zc4vz5tr1i 2 дня назад

    Maash Allah wallashey

  • @AhmadMuhammad-lo6ih
    @AhmadMuhammad-lo6ih 2 дня назад

    Asc abaayo naciima waakuu saaray

  • @RaxiimOsman
    @RaxiimOsman 2 дня назад

    Wllo anigu 50 wan dhaafi lahay wax lagu naaxo isoo sheeg

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 дня назад

    Xage ka so helayaa

  • @MaryanCali-mj1cd
    @MaryanCali-mj1cd 2 дня назад

    Asc wll gabar waye inaa kulahadla rabay xage kala hadlaa

  • @abdirahmanfarah2755
    @abdirahmanfarah2755 2 дня назад

    Mansha'allah

  • @SahlanCali
    @SahlanCali 2 дня назад

    Asc drs meel gaar ah oo lagalasohadlo noosooqor

  • @kausarahmad2599
    @kausarahmad2599 2 дня назад

    asc walal nicima waxad kaso hada sha hadad wax khibrada uledahay xanunka down syndrome labarkagana wanraba

  • @Umo580
    @Umo580 2 дня назад

    MAANSHALLAA ♥️

  • @moogaanChanneral
    @moogaanChanneral 2 дня назад

    asc anti Natasha Allah wad Baan kugu farxey wad mahMad s