DIGNIIN AYAAN KAA SIINAYAA, HA ISKUUGU DHAWAANIN BAYTURAAFKA!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #adigaisahaaw

Комментарии • 65

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 3 месяца назад +6

    Aamin jazakalah

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 3 месяца назад

    Masha Allah mahadsanid UQTI

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 3 месяца назад +8

    Oo dadka dhakhaatiirta may hooyada uurkale ugu qoraan markay dhiigyari kudhacdo

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 месяца назад +6

    Aamiin aloow kaa aqbal ducadaas

  • @FadusAbdullah
    @FadusAbdullah 3 месяца назад +1

    نعمة جزاك الله خيرا

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 2 месяца назад

    Mansha ALLAAH washeyn

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 месяца назад +1

    Masha Allah ❤

  • @hafsanoor904
    @hafsanoor904 3 месяца назад +1

    Masha Allah sister jzkqr

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 3 месяца назад +3

    Asc Naciimo xasanaad allaha kaa siiyo adiga iyo waalidiintaada

  • @FartunMoalim
    @FartunMoalim 3 месяца назад +1

    Amiin amiin ❤

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 3 месяца назад +1

    Saqiir Aakhiro Illaahay hakaaga dhigo bedel khayr qabana Rabi haku siiyo walal

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 3 месяца назад +1

    Shukran wall

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 3 месяца назад +1

    Mashaa Allah .Allahu Akbar wllhi waa yaabay naciimo aniga waa ku hodmay midkan bedrudka wuu I saameyay mida kale anigoo xanuunsan xitaa ma sheego uurkeyga markii aan so dilmana qof uma sheego wllhi shukran qaali

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 3 месяца назад

    Illahow uu gargar ❤❤❤❤❤gabadhas dhiciisey

  • @yusraabdulahi5354
    @yusraabdulahi5354 3 месяца назад

    Shugran walashay waxabadan ayaad noofaidaysaye ilahay hakaa ajir siiyo

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 месяца назад +2

    Amiiiin

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 3 месяца назад

    Thank you for sharing us Xayaad.

  • @qajo9403
    @qajo9403 3 месяца назад +1

    Masha'allah jzkllah ❤❤❤❤❤🥰🥰

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 3 месяца назад +2

    Mashallaah abaayo macan jezakallaah inshallaah waa la

  • @MohamedKadra
    @MohamedKadra 3 месяца назад +1

    Amiin Amiin yaa rabi❤❤❤

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 3 месяца назад +1

    Masha allh wallo❤❤

  • @ducoqabto3079
    @ducoqabto3079 3 месяца назад +1

    Lowska iyo hooyada Uurka Leh Ka wrn Fadlan wll Naima iiga soo Jawaab 😢😢

  • @nalkafiiloow6337
    @nalkafiiloow6337 3 месяца назад +1

    Msh allh ❤❤❤

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 3 месяца назад

    waa cashar igu cusub niciimo shukran baye

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 3 месяца назад +1

    Masha allaah 🥰♥️✅🌺

  • @canabkhalif4785
    @canabkhalif4785 3 месяца назад

    Asc Niciimo Jazaakalaah kheyr Abaayo macaan, saaka bihihii qaboobaa ayaan ku qubeystaye Maasha Allah lagama sheekeyn karo, Laakiinse al niciimooy qaboobaa ayaan ku waashay musqusha dhexdeeda

  • @NasteexoNalka-je4zp
    @NasteexoNalka-je4zp 3 месяца назад +1

    Aaamin

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 3 месяца назад +1

    Umad dhan oo wada dhakhaatiir ah oon waxna sobaran somali baa laga helaa

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 3 месяца назад

    Masha allah abaayo ilaaheey haku xafido waa runtaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 месяца назад

    Manshaallah jumca mubarak ✨️

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 3 месяца назад

    Amiin qayr badan alle ha ku siiyo

  • @adigaisahaaw
    @adigaisahaaw  3 месяца назад +4

    ruclips.net/video/zfmhMZ3K7f0/видео.html
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMINA MAHADSANID!

  • @FilsanNur-u9s
    @FilsanNur-u9s 3 месяца назад +5

    Dibaatadu waa fidhiyawyadaad way dhaadheeryihiin mihimada ka hadal

  • @fartuunomarahmed9592
    @fartuunomarahmed9592 3 месяца назад

    M.a abayo niciimo wan ku jecelahay illhey dardis ayan ku jece lahay

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 3 месяца назад

    Jazakallah abayo😂

  • @Abraar383
    @Abraar383 3 месяца назад +3

    Madax madoow iyo midi saawira midna lagama quusto

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 месяца назад +1

    English maxaa lagu dhahaa walaal

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 3 месяца назад

    Abaabo waad mahadsanthy wlkshy anigu markan cabo sharaabkiisa xanun saaid ah aya iqabta iyo qandho waxana ahay qof cafimad qaba

  • @filsancumar2994
    @filsancumar2994 3 месяца назад

    Wlhi wllo aniga 2 cunug ondhalay ban dhiig laannoqday dadba iyiri cab wan cabay kii udambeyay 8 bilod kudhalay wanyabana alxd Allah baibadbadiyay

  • @HalimaYusuf-q1t
    @HalimaYusuf-q1t 3 месяца назад +1

    Markaan uurka lahaa aadan u isticmaalay dhiiguu ii soo celiyaa dhaqso 2 cunugaan isticmalaay mana iga soo dhicin

  • @SahroJama-b1f
    @SahroJama-b1f 3 месяца назад

    Masha allaah abaayo

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 месяца назад

    Anoo uurleh baa dhiig yari la igu sheegay markaan labo dhalokacabay mashaa Allaah waa layaabay

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 3 месяца назад +1

    Dadka u fekeraya ima khuseeyo
    Waa dad aan rabin maskaxdoodu in ay kobocdo.
    Maskaxda benu aad migu waxa ay ku horu martaa akhsista, dhagaysiga iyo baadhitaanka.

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 3 месяца назад

    Mansha allqh

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 3 месяца назад +1

    Ladadalah

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 3 месяца назад

    Asc jasakala khyr naciima ilahy dambigaga hadhafo intadnagarab tagantahay waxba noqon mayno waxkasto samada inoga qoran raliban kunahay Alx waxatahay naciimay qofka kaliya ee bacdii tayrodka la igaliyay iga furtay ano cuntodhan ka go ay adu ilahy ikasodiray mahadsanid ❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @Umufarax2020Farax
      @Umufarax2020Farax 3 месяца назад

      Abyo waxkasta Miya xunta thyroid dhib Kuma qabtid miyaa

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 3 месяца назад +1

    Babayga anigu iga soo ridey cunug shanbil ah waaku rafaadey walhi waaka waaniya hooyo kasto uurleh babayga kadheerada

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 3 месяца назад

    JAZAKALLH QEYR WLSHE WAX BADAN AYAA KAA FAAIIDAY WAXAAN RABAY INAAN KU WEYDIIYO VITAMINE NADA. DHAN HAL MAR MALA CABIKARA. KUWA BADAN AYN ISTICMALA. MARARKA QAAR WAAN KALA ILAABA MIDBA MAR CUN MARKAN ISDHAHO MARKA PLZ WLSHE IIGAGA SOO JAWAAB WAAN DAAWADA VIDEO KASTA SOODHIGTO❤

  • @asiyocabdi3549
    @asiyocabdi3549 3 месяца назад

    Abaayo hadalka sookoob

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 3 месяца назад

    Okay dhakhtaraday wax walba waad taqaan miyaa

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 месяца назад

    Dignii far waawayn ah ku qor waxyaabaha qatarta ah si dhabarkaaga looga akhristo qofkataan arkayo

  • @munoabdullahhassan4382
    @munoabdullahhassan4382 3 месяца назад

    Hooyo uurleh bataati macaan macunukartaa

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 месяца назад

    Sida sawirkan oo kale digniin ku qor

  • @sacdiyaahmed239
    @sacdiyaahmed239 3 месяца назад

    Asc abaayo naciimo anoo uur leh ayaan cabay ma o geen hadaa kaa maqlaa markaa dhalay cunugii waa ega xanuunsaday hada waa waynaaday aniga laakiin waan ooga faa iidaynaa gabdhaha sodohda aan u ahay waaka faa iidaystay nacima jzka allaah khery❤❤

    • @maryanahmed4477
      @maryanahmed4477 3 месяца назад

      Aniga bo wancabijire Lkn alxm waxbo kumanuqonin daktarikey hata iskadaf mudehen

  • @muhammedxussien7564
    @muhammedxussien7564 3 месяца назад

    Waxba ma kala ogide maxaad dad u sheegi naa iska aamus doqon yahay

  • @AyuubmxmedAyumxmed
    @AyuubmxmedAyumxmed 3 месяца назад

    Qof qalan ooo uurleh ma jimicsan kartaaa

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 3 месяца назад

    Beetaraafka wan daawaday ka hadashay 2mar wad kaga digtay uureyda waxd dhahday waxwalbo xidid ah yaa la cunin betraafka mandheerta ka gudba ilmaha dhibatena ama wu dili kara uur jiifka

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 3 месяца назад

    Maxaa sababay

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 3 месяца назад +1

    Waxn arky dhaqtar yri dadka dhiig karka qaba ma isticmaali kraan waayo dhiiga hoose ayuu kiciyaa oo bdiyaa mrka yaa la raacaa.

    • @AsmaFiican
      @AsmaFiican 3 месяца назад

      Aniga shekadeeda jecahay naciimo❤🎉

    • @faizam523
      @faizam523 3 месяца назад +1

      Dhaqtarkaaga taladiusa raac, hadii aad ka shikidana dhaqtar kale kubedelo.