Waba sas oo qofkii markaa casharka dhegaysanaya uun ba ka su aal ka waydinkara markaa casharka wana mihim in la fahmo casharka oosu ashad qabto kagu waydiyo Mahadsanid aljiha ito doctor fariis bad no sadexaysay
Ayaan, Ana sidoo kale beeraley baan ahay oo ku soo korey, maalin kasta waan ku qadeyn jirey subaxdiina koob orange juice oon biyo iyo sonkor lagu darin hadana aad u macaan, ilaahow wadankeenii hooyo nagu celi oo nabad nooga dhig. Waalidkeenana jano geey.🤲
Nacimo walaashey qaali waan ku salamey, hal su'aal, baytraafku waa adag yahay markaa mushiinkee ugu fiican oon ku shiidan karaa oon qashin badan ka hadhey maxaa yeeley makiinadaha casiirka lagu shiido qaar badan awood uma lahan iney si fiican u wada shiidaan markaa fiber kii oo dhanba qashin ahaan bey u reebayaan waxa kuu soo hadhayaa waa uun xoogaa biyo ah. Mahadsanid qaali.🧡
Labo sano kadib baa daawanayaa wlashay naciimo ilaahay haku barakeeyo
Shukraan xabiibti Ajaar Allah ka siyo Amiin ya rabi raxmaan
Abaayo wax fiican ayaad nagubaraarujisay wlh waalidka sifiican umadaryeelno aloow xaqanatus aduguna qeer alahakusiiyo
Maashaa allaah hambalyo hamabalyo hambalyo wll qli
Masha allha shukarn ustaad naciimo allha hanga dhiigo ku waa kaduuceesado walidka angane sida eenu anfacan awladeen 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Habo hal mid aa ka hilmaantay
Geedkaan Suga bir uu ka dhigaa 👏👏
❤
Waba sas oo qofkii markaa casharka dhegaysanaya uun ba ka su aal ka waydinkara markaa casharka wana mihim in la fahmo casharka oosu ashad qabto kagu waydiyo
Mahadsanid aljiha ito doctor fariis bad no sadexaysay
Masha Allaah Ale haku barakeyo wll❤❤❤❤❤
Asc abaayo insha allaah inaad nabad qabtiin adiga iyo ehelkoo dhan
Waxaan wada joognay Turkey 🇹🇷 kaar ahaan(konya).
Shukran xbbti ❤
naciimo abaayo kaarotada maku shiidankara amba ma isku darsan karaa
mahadsanid fadlan ii so jawab
Masha allh ❤❤❤
Asc abyo mcney jizakalah jizakalah kheir aniga Intaan shitay waqti mudo KA so wargto baa cabi waye abyo carabka ma aqonin lakin cashir an aa KA hadashay dhiri galin buu isyeye waa bilbaa in wuu jadwalka igalo inshalah jizzaklah kheir xabiti shukran ❤️❤️🌹🌹🌹👍
Waxaat ku sheyda 1lymun ah iyo fakeha waxaat heleyset cabitaan ubaraf leh macaan
Abayo anigu wan kusokoray beralay ayaan ahan jirnay malinwalba waan kuqadayn jirnay
Ayaan, Ana sidoo kale beeraley baan ahay oo ku soo korey, maalin kasta waan ku qadeyn jirey subaxdiina koob orange juice oon biyo iyo sonkor lagu darin hadana aad u macaan, ilaahow wadankeenii hooyo nagu celi oo nabad nooga dhig. Waalidkeenana jano geey.🤲
Masha Allaah abayo waa ku mahadsan tahay
Masha Allah
Thank you ❤️❤️ sis
Nacimo walaashey qaali waan ku salamey, hal su'aal, baytraafku waa adag yahay markaa mushiinkee ugu fiican oon ku shiidan karaa oon qashin badan ka hadhey maxaa yeeley makiinadaha casiirka lagu shiido qaar badan awood uma lahan iney si fiican u wada shiidaan markaa fiber kii oo dhanba qashin ahaan bey u reebayaan waxa kuu soo hadhayaa waa uun xoogaa biyo ah. Mahadsanid qaali.🧡
Abaayo birta karootada lagu xoqo ku xoq baytaraafka kadib kushiid makiinada cabitaanka lagu shido qashin maharaayo markaa
@@amaalahmed9734 Mahadsanid abaayo macaan, jazakala kheyr.
Abayo ha miirin sidisa ku cab waad ka faaidi inshallh aniga ma miiro sidisa kucaba
@@hafsaaxmed916 mahadsanid qaali.
Mashaa alaah abayo hooyo qaliha ayaa tahay
Maasha.alaah.maamo.waxbadan.ayaan.kaabaranay
Masha allah mahadsanid
manshaalah alle haku sharfo
MASHAAIIHA❤🎉🎉🎉🎉
Masha allah weyt ka noo soo sheeg
Masha Allah😍
Baytarafka maa beetroot miya,?
Haa wllo
Walaaleey babasiirka intaan soon lagaarin noo soo geli hadaad awoodo maansha alaah 💖💖💖💖💖💖💖💖💯
M.a abayo❤
Manshaa Allaah
Maashaa Allah mahad sanid Walaashey
ASC MCNTO ALAHA KU XIFDIYO ADGA CARUUR TADA IYO SEYGAGA WAAD MAHADA SAN TAY. MCNTO CADAD XANUUN KA IYO CADODO SAAID USOCOTO TALO IGA SII
Aniga marka baytaraf shito oo cabo matag kuwasha maxa sameya hbo buro biyid ban qaba wuuna uficanyahy ban maqlay mana cabi 😢
Jizaa ka Allah kheyr walaasheey
Wllo anigu 50 wan dhaafi lahay wax lagu naaxo isoo sheeg
🌹🌹❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰 Mashala thank you so macha 🥰🥰🥰🥰❤❤kiitos paljon sisko
Maasha alaah shugran
Masha alaah
Blue berries hadaanan heli karin kan bedelkiisa ma qaadan karnaa shaqo kala duwan ayay qabtaan baan is leeyahay
Asc maansha abaayo macaan
Shugran wll
Asc wll
Hooyaday waxay dhahi jirtay cadho calool bay kafalantaa marka calooshu haday socoto jirka intiisa kale waa caafimaadaysaa
Waa runtaa waaaaaw
Waaw naciimo waa runtaa
waxaad tahay86kiilo 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Wow
salam abaayo naciimo anigu waan kugu cusubahay bilan kulajoga abaayo sharafey rumanka kasohadal
Naciimo aniga cato naf ah ayanahay cayil kana kahadal
Asc wan kugu cusubhy 2 bari kulajoga wathy qofki ugu horeyay afsomali uga hadlayo mudawadka iyo kabayasha on arko mahdsnid abayo carabta unban dhageysn jiray calenta malagu shida iga so jahil bixi
❤❤❤❤❤❤
Ascww walaal qaali
Ilahow kuwa walidkod uron nagadhig
Maxu ka taraa caadad
Asc walaalo sidee kugula soo xariiraa
👍🌹♥️
Naciimo waxaan rabaa labarkaga
Abayo babasirka kaso hadal
Abayo calenta maku shiida mise wan ka jaraa
Caleenta wad ka jaraysa wadna diirayda suqaar ka dhigo
Naimo misanka malagu dhimi Kara qaali
110
😂😂😂
100k
Naima maybe 120kg inaad aheed
Qaabkee loo sameeya
Buro biyoodka ma dawaye
Ani waxaan kugu qayaasi 130 aa aheed
Masha Allha
Masha allaah
Manshaa Allaah
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤