Asc Naciimo setahay walale Walale Khar badan ale hakusiiyo Barnamijkaga Iscatays ka aad baan ugafaiidadaysaa lkn markan 12 kg markan iskariday baa uur yeeshay marka hada uu yar banleeyahay aadna waan ugu Xanuunsadaa Marka mahadlikadhaa waxyabaha ufiican Hooyoda uurkale miiisana aan sarayan ilmaha kukorayaan Jazaka Allah khayer ❤️❤️❤️❤️❤️
Maanshaa Allaaah
Sharaxaad wacan Allaa yubaarik ukhtii
Jizaakillaahu kheyran ukhti
Mudo badan ayaan isticmaalayay sisinta
Miro ahaan iyo saliidba markii la baaro clostrolkeygana markasto waa ley weydiiyaa waxa aan cuno sababta oo ah waxey arkaan good level of clostrol
Asc mahadsanid walaashey JazaakilAllaahu kheyr
Masha allah xabiibti jazakallah kheyr wa jzk
Jasakalah kher
masha allah jazakalahu kheyr waxbadan ayaadnoofaaiidaysay allahakuu gargaaro dadka waxa uguqiimo badan qoka dadka waxtaro waxbadan ayaad dadka wax ufaaidaysaa.
Excellent
Masha alaah walaal jasakalahu kheyr
Waxkastaa oo andareemayoo dawoo ayaay utahaay jzk qayeer ❤❤
Mashallah fantastic
Masha'Allah Masha'Allah ilahay hakuxafiido walashaay ❤❤
Mahadsanid wlshy qaali ilaahay hakaa ajarsiiyo
Jasaaka Allhu khayran
Abayo aniga waxkasta hadan cuno musqul ma fariisto hadan fariista wan ku rafaada babasir xita yeshay
Mahad sanit walasheey
Masha Allah
Jizakumullahu kheeyr
Walaasheey
Horey usoco
bakaaro aa Laga helaa adigoo arkaaya lashiidaa iyadoo kulul oo carfaysa aa soo qaadanee
Vedio gii hore waxaad tiri wax yabaha tint u fiican baa soo gelinayaa wan ku sugaynaa walal
Wllo jasakalahu khayraan shugraan
M.a❤❤
Welcom back abaayo ❤️😍😊
Khyer alle ha kusiiyo abayo mcnto❤❤❤🥰🥰
Asc abayo waxan qabo cagarshuw ma cuni ka isu jawab blz
Asc, walaashey iyo walaalkey waa ini salaamaa, Allah ha idin barakeeyo adinka dadkiina waxaan taageeraa adinka iyo caruurtiina Allah ha noo daayo.siiba Marymount iyo muwawaro. Ugu salaan.
Asc abayo aniga waxan qaba cagarshuw ma cuni karaa isu jawab
Asc Naciimo setahay walale
Walale Khar badan ale hakusiiyo
Barnamijkaga Iscatays ka aad baan ugafaiidadaysaa lkn markan 12 kg markan iskariday baa uur yeeshay marka hada uu yar banleeyahay aadna waan ugu Xanuunsadaa
Marka mahadlikadhaa waxyabaha ufiican Hooyoda uurkale miiisana aan sarayan ilmaha kukorayaan
Jazaka Allah khayer
❤️❤️❤️❤️❤️
abaayo ka soo hadal ugaxanta oo dhamatay sida loo daweyo pls
Abaayo maxa lagu gartaa marka ugxaanta dhamaato dhakhtar ma ku sheegay
Walahelaya sisinta intan siqa ka ibsano ayan makinada gaysanaa macsar nadiif ah soqadane
Habo waxan lanoolahay cagaarsho kan beerka marka maxan wehel kadhigta oo kudadaala jawaab xabiibti waxana laga yaaba dadkale oo ila mid iney jiran
Asc wll biyo badan marwalba isticmal sido kale qaraha canbaha tufaaxa yaanyada iyo malab ibtaas hamoogaan dufan odhana iska ilaali
Cadada warerka u ficntahay sinsinta Malab ayaa lugu dara
Abyo wax ma isga kartey iso jwb plz hda argto abyo
asc abyo ani hadaan kuso biiray suburliina iyo magniisiyon xageen kahela ina kulaso xariiro waraba qryr allaha kusiiyo cilmigaada allaha kusiyaadiyo waxan joogaa muqdisho waxan ahay gabar aad u daalan
Faaidada sisinta maka daali
Xage lagahela
Intee laga helaa
Sisintan ayan cunay salid saytun iyo timir ku cunay xinjir wayinba igaso dhacday maxa waye🥺
Uur malhed
Kasoo nacimo cuntada uficn gabdhaga uurka leh
Abaayo mushaarida markaa karsanaayo maku karkarin karaa mase lama ogolo in la karkariyo waxaan maqlay hadii la kariyo sisinta nafaqadaa ka dhimato
Cabitaan ahaan u isticmaal
@@Sacdush1234 abaayo cabitaanka sideen uga dhigtaa adoo adoo raaliya
sisinta waan jeclahay lakn xasaasiyad aan ku qabaa
Gabadhayda ku qabta hadan siiyo wax ubura ama xoora ayay matagaysa dharerka ka dhamanayo hada wan ka dayay
Gabar yara dhala ku qabta cunugta haday sisin afka galiso way tabcanaysa ilaa ay matagto qataray galaysa
Reer waqooyiga Maya qaanan sinsinta sorry
Naciimo intee ka soo gadey luomu
Dukaanka