ABDALLA BUURANE WADDA QALDAN AYUU U MARAY QALIINKA CALOOSHIISA!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • #adigaisahaaw

Комментарии • 26

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 22 дня назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 22 дня назад

    Ma sha Allah good advice

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 22 дня назад

    Allah cafiyo

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 22 дня назад +1

    Ilaahow culeyska ka dulqaad wiilkaa oo murugada farxad ugu bedal

    • @KhadraAli-qr1dc
      @KhadraAli-qr1dc 16 дней назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @salbacolaad2254
    @salbacolaad2254 23 дня назад

    Asc wll mahadsanid marka hore marka 2aad walaal mala heli karaa geedka Indigo la yiraahdo soomaaliya ayaan joogaa

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 22 дня назад

    Thank you 👑🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼❤️

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 22 дня назад

    💔

  • @ZamzamAbdi-w3v
    @ZamzamAbdi-w3v 22 дня назад

    Asc abaayo naciimo xageen klanso xariira inaad ila takisa u bahane hee

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 дней назад

    Cawaan juhalo ah ayaa heshay maskiinkaan

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 22 дня назад

    Waaku salaamay wlashay channel kasta waakala socdaa anoo 88 killo ah baa hurdada kakacay waxaana tagay 69 killo baa noqday hada markaa xogaa cayilo waxaa noqdaa 75 meelaha alx baruur waa cadaw waxaa saa idiin leeyahay intaada meesha wiilkaa oo kale aadan gaarin hurdada kakac aniga waalidkay dhanka hooyada baa kakeenay cayilka waana riday waana laridi karaa intaada fogaan hada hooyaday oo ah qof wayn baa baa miisaan saaran yahay ah 120 killo

  • @dii560
    @dii560 23 дня назад

    Talo wanaagsan ayaad sisey cabdullahi ilaah ha ku duwo walaalka

  • @MayanSaney-xz4vn
    @MayanSaney-xz4vn 23 дня назад

    Asc❤

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 дней назад

    Waxaan aqaan gabar buuran oo kurdi ah oo tagtay Latvia wadanka la yiraahdo waa laga soo dhuuqay baruurtii kalay iska arag hadda

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 22 дня назад

    Anigna caato ayan ka cabanyaa dadka buurni aduunka qofba meel baa u daran

  • @sadiyamohamed5737
    @sadiyamohamed5737 23 дня назад

    Asc nacimo dhib malaha waa kul socnaa vitimin c quracda muu ku ficn yaha in lugu cun mase qadad anaayo

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 23 дня назад

    Wey ku dilayan

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 22 дня назад +1

    Somali dhaqan xumo afxumo ugu imaw siiba kuwa wadankii jooga aniga xita markaa buurnaa magac lahaa laiiga yaqaanay tuuladaa kaimid wanka baa laigu magacaabi jiray meshaa maro Wanka day ciyaalku xitaa waa iituryeyn jireen anoo xitaa saaid aan ubuurnayn

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 дней назад

    Waxba lagama qaban karo hadda talo faraha ayey ka baxday waxba lagama qaban karo

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 дней назад

    Yurub waa lagu sameeyaa oo xeertaa laga soo dhuuqaa waa cadi lakiin waxay u baahantahay aqoonteeda in u leeyahay waa nasiib darro

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 23 дня назад

    Ilahow u gargar miskinka cayilka saas camal waa cudur walaah subxanallah

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 дней назад

    Adiga isahow ninkaan adigaa ka gaabiyey talooyin gooni ah in aad siisis bey aheyd mar xeero iyo fandhaal kala dhaceen baad soo qaadatay waad ka soo daahday sorry walaashey maR ninkii la dooxay oo lagu dheelay sixunna loo galay

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 дней назад

    Somalida wey aqlaaq xunyihiin sidey u dhan yihiin wofka alle abuurtay oo iinta u yeelay ayey ku caayaan allena ma ogola balse somalida waa jahiliin cawaan ah

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 23 дня назад

    Abaayo Naciimo wiilkaan qaliinkasa soo ma cusubo? Sida aan kadhagestay waa wax ka yar lababilood hadaan qalad ufahmin wareesi u bixkyay!

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 23 дня назад

    Somali maaleys ku qalaa lacag ayey wax walba u sameynayn

  • @farxiyomaxed1433
    @farxiyomaxed1433 15 дней назад

    𝐰𝐥𝐡𝐢 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐚𝐡𝐚𝐲 116 𝐤𝐠 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐟𝐢𝐤𝐢𝐫𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐭𝐚𝐫 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐠𝗼 𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡