WAXTARKA BIYAHA QABOOWGA IN SUBIXII LAGU QABEESTO! ISAGA DAWEE XANUUNADAAN!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #adigaisahaaw

Комментарии • 66

  • @adigaisahaaw
    @adigaisahaaw  3 месяца назад +8

    ruclips.net/video/iNen5u0DbRc/видео.html
    ASXAABEEY CHANNELKA QOYSKANA WAAD NAGAALA SOCON KARTAA, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @birtukana8296
    @birtukana8296 3 месяца назад +8

    Allah ha unahariisto dhamaan walidiinti dhintey AMIIN

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 3 месяца назад +1

    Ilaaheye Hooyo Iyo hooyoyinka islamkab ha u naxariisto abyo Mcn aad ay u mahdsan tahaye macalimadks ad nal qaybasadto❤❤

  • @ahmedali9890
    @ahmedali9890 3 месяца назад +7

    Mashallah mahadsanid maamo arintaan aad ubayaanineeso dadweynaha soomaaliyeed anigana biyaha qabowga ayaan ku qubeestaa marwalba

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  3 месяца назад +1

      MaashaAllaah Ahmed soo dhawoow waan kusalaamayaa!

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 3 месяца назад

    Jazakumullah khair

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 3 месяца назад +2

    Wauw abaay Naima thank sooo much I appreciated your beautiful information my sister ❤

  • @dahhabo
    @dahhabo 3 месяца назад

    Asc xabbti naciima aad ayaa ugu mahadsanthy wa Jazakallaahu-kheyra

  • @maqcuudyusuf774
    @maqcuudyusuf774 3 месяца назад

    Mansha alaah naciimo abaayo Ala ku xafido wa ka xumahay inad wali listening Uma qalantid

  • @fadumomahamed9054
    @fadumomahamed9054 2 месяца назад

    Naciimo masha allah meeshaa jogtid cagaar iyo shimbiraha masha allah

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 3 месяца назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Aamiin Yaa Rabi illahey ha unaxariisto dhaman walidiinta inti dhimatay yaa Rabi Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Jizakallahu qer macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi

  • @renaadruun940
    @renaadruun940 3 месяца назад +2

    جزاك الله خير بألف مرة Moalimad Naima

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 3 месяца назад +1

    Shukran shukran shukran wll

  • @YusraHus
    @YusraHus 3 месяца назад

    masha allah

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 3 месяца назад

    Masha Allah jazakallahu khair

  • @fahmomaxamedxaaji4301
    @fahmomaxamedxaaji4301 3 месяца назад +1

    Mahadsanid walhi arinkaaan aanba hilmaamsanaay aniga istarees aaaba nafaqo la aan idhigay waxne waaaba iikordhi la yihiin jasaakumullaaah adiga is ahaaaw

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 3 месяца назад

    Masha alah waa cilmi wax badan baan kaa faaiidnay

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 3 месяца назад

    Masha allah waa meel qorxban❤

  • @RaxmaDaahir-n9n
    @RaxmaDaahir-n9n 3 месяца назад +1

    Wcs masha Allah alle haidhinbarakeyo wanjeclahay jawigaas

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 3 месяца назад +2

    Salanata sare walashey ilaheya haku xafido ❤

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 3 месяца назад

    Aamiin

  • @deqa868
    @deqa868 3 месяца назад

    Mashalahaa beautiful abaayo waaye meeshanalaha idinka xafido❤

  • @idmanahmed7719
    @idmanahmed7719 3 месяца назад

    Masha allah Abaayo wad ku mahadsanidtahy cilmiga aad nala so wadaagtay, waxa badan baan ka faaiday biyhiinah waan ku qubaysatay. Aniga waxaan ahaa jirey dadka jecel in ey baiyo kulul bas ku qubeystaan lakin hada biyah qaboow baan bilaabay mahadsanid

  • @nuursiindmg7805
    @nuursiindmg7805 3 месяца назад

    Shukran xbbti ❤❤

  • @samira-dg3qd
    @samira-dg3qd 3 месяца назад

    Mahadsanid walashey❤❤❤

  • @abdulaahimohamedaamir4085
    @abdulaahimohamedaamir4085 3 месяца назад

    Mash' allah

  • @filsanyousouf9690
    @filsanyousouf9690 3 месяца назад +1

    Asc abaayo masha alah ilahay cilmikaga haku siyadiyo

  • @shukriahmed4632
    @shukriahmed4632 3 месяца назад

    Ani waba kabaqaa wana jeclahay jasakalahu qeer abayo naciimo

  • @ummu3116
    @ummu3116 21 день назад

    Waa na siib badantahay abaayo hada waaridkaa ka ducaysatay. Ilaah ha kuxifdiyo hooyoyinka adigoo kalaa ilaah somali ha ku badiyo

  • @Masturo-y5c
    @Masturo-y5c 3 месяца назад +1

    illah how nomads ❤❤❤❤

  • @qajo9403
    @qajo9403 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha'allah ❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 3 месяца назад

    Shugran abaayo sidaad noogu faaideeso❤❤❤❤

  • @LulHassan-cm4kr
    @LulHassan-cm4kr 3 месяца назад

    Asc Naciimo abaayo jaran jarad waan u baa ha nahay ee xagee soodhigtay janaal kee soogalisay

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 3 месяца назад

    Masha allha abayo shukarn

  • @FaayFaay-h7g
    @FaayFaay-h7g 3 месяца назад

    Wlhi muqaladada waxan ku jcladay sida fiican AA u sharaxdiid

  • @munajama1821
    @munajama1821 3 месяца назад

    Maasha allaaha abayo noolow shugaran

  • @Abraar383
    @Abraar383 3 месяца назад +1

    Cilmi waaye qoftow kusodo ayaa darento hasosoo gaabin saxib

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn 3 месяца назад +1

    Asc. Abaayo waan idin slmy dhamaanteen. Dadka reer Dhoweyda ayaa subixii ku qubeysta Malaariyo xataa kuma dhacdo Allaahu aclam. Biyaha qabow dadka Isha xataa waa ugu baxdaa Sheydaanka xataa waa ka baxaa sababtoo ah biyo qabow ma jecla.

  • @SucaadMuuse-v7m
    @SucaadMuuse-v7m 3 месяца назад

    Asc naciim shukrna abaayo

  • @rukiamoalim2981
    @rukiamoalim2981 3 месяца назад

    Asc Naciimo waa idin salamay abayo setihiin adiga familkada maansha alah xabiibti Ajir alaha kaasiyo faaidda aad na siineysid abayo

  • @SacdiyaOsman-do7hm
    @SacdiyaOsman-do7hm 3 месяца назад

    Asc naciima qofkii wadna xanuun qabo biyaha qabow soow madhibayaan

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 3 месяца назад

    ASC abaaya mar walba ma mara Ku dhagesto lakin sorry xumaan igama aha waan ilaawaaa lakens n qof wanaagsan baa tahay u gudbi waxuu aan faaiideysatay ajar ale xagiiis baaad ka helo dadkan xaqa alaha tuso

  • @HassanAbuukarqaboobe
    @HassanAbuukarqaboobe 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @KhadraMahamed-yk2jb
    @KhadraMahamed-yk2jb 3 месяца назад

    Asc nacima aniga biyaha qabow xiliga qabobaha qanjidhada cunaha ayaa aad ixanuuna

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 3 месяца назад +1

    Wcs quruxey waa dhawnahay

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 месяца назад +1

    Alla naimay Aniga biyaha qaboowga ma jecli haduusan kuleel zaaid ah jirin , maasha Allaah maanta waxaa nasoo xasuusisay tuuladi hore markad banaanka noogu soo duubi jirtay mahadsanid.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  3 месяца назад +1

      Hamdi waan wu salaamayaa walaal, weli maseexanin miyaa? Mise anigaa soo dhaqsaday maanta!

  • @ummu3116
    @ummu3116 21 день назад

    Dadka sogabi dhahaya ma dad iska fadhiyaa horta dhagaha gashada shaqayta waxna faa idaysta. Like tana saara.

  • @fahmomaxamedxaaji4301
    @fahmomaxamedxaaji4301 3 месяца назад

    Wall qeyr allahkusiiyo horta biyo qabow ku kubaysigii waa bilaabay lakiin caloosha i qanuuntay 6 saacadood kadib naxdin shog aaan dareemaaah awalne dabereeshin la dhibanaaaah ee maxaan sameeyaaah qeyr qabtooy

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 3 месяца назад

    ❤asc naciimo qawo hadu jiro qawow maku galaayo mise

  • @FaayFaay-h7g
    @FaayFaay-h7g 3 месяца назад

    Abaayoh habenkii na wan ku qabesta subixina waaku qabesta alx

  • @shukriahmed4632
    @shukriahmed4632 3 месяца назад

    😮qaboyka haduu kugalo

  • @RiyahMahamed
    @RiyahMahamed 3 месяца назад +1

    Wcs abayo shuran

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 3 месяца назад

    wanu ognahy wll

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 3 месяца назад

    Lkn anigu wandhuubanahay biyahaana wan ubaahanahay ee maxaa xala lkn intakale waawada sax

  • @FaayFaay-h7g
    @FaayFaay-h7g 3 месяца назад

    Walshy wlhi wan Kala lunay alx hadanku helay

  • @HiboGuled
    @HiboGuled 3 месяца назад

    Nursis maa ka shaqaysaa

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 3 месяца назад

    Ado so jimocsatay biyo qawo maku qabesan kartaa

  • @maqcuudyusuf774
    @maqcuudyusuf774 3 месяца назад

    Waxad u Walan taa 5 mallyan

  • @RakiyoSaamsl
    @RakiyoSaamsl 3 месяца назад

    Aniga subaxa walba iyo habeen walba anigoo ku qabaysta biyo kulul baa biyo qabow bilaaba inaa habeen iyo maalin isku shubo maxaa iga raacay inuu qabow igalo iyo oof igu taagmo😢😅😅

  • @nalkafiiloow6337
    @nalkafiiloow6337 3 месяца назад

    Msh allh allha kuxafido ❤❤❤

  • @AxadoJimale
    @AxadoJimale 3 месяца назад

    Holibka helsinki ma keentiin

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 3 месяца назад +1

    Lkn labarka wadsaabka xageen ka helaa madama mar dhaw idinku soo biiray

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 3 месяца назад

    Qaboow aa Nimcoy aman baqtiya murqa xanuunkaan miyaan biyo qabow kuqubeysan karaa 😂😂

  • @deqaabdikadir4486
    @deqaabdikadir4486 3 месяца назад

    Wcswrwb