asc wll nacima waxa ahay taagero cusub waxan aaad u daawaday vedio yadii 2 sano ka hor ahaaa ee aad ka hadleysay hormoneska vitamins ka iyo kaabasha, wax badan ayaa ka faaiday runti aaad bad u mahadsantahy , waxa kala so hadlay what's up lkn ma aadan arkin sida filaayo waxaa rabay ina ku weydiyo waxa ogaaday in uu jirkeyga ka maqan yahay macdanta omega 3 , magnesium iyo vitamin B1 aad buu jirkayga ugu baahan yahy sidee ayan u isticmaali karaa walashey jazakallah ❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah
Jizakumullahu kheyr
Hooyo zeynab Allaha u naxaristo ducadeeda alle u aqbalay dad waxa jira ayago kala dhantaalan la xawaalay illaahey nama tuso
Nosoo badi daryeelka Inshallah mahadsanid Nimco
Haye
Mashallah 🥰 mahadsanid
Thanks Naima sharaf
illahy ha ku xafido abaayo ❤❤❤❤❤❤
✅❤️❤️❤️🙏🏾🙏🏾
Wcs nacimo
What is result
asc wll nacima waxa ahay taagero cusub waxan aaad u daawaday vedio yadii 2 sano ka hor ahaaa ee aad ka hadleysay hormoneska vitamins ka iyo kaabasha, wax badan ayaa ka faaiday runti aaad bad u mahadsantahy ,
waxa kala so hadlay what's up lkn ma aadan arkin sida filaayo waxaa rabay ina ku weydiyo waxa ogaaday in uu jirkeyga ka maqan yahay macdanta omega 3 , magnesium iyo vitamin B1 aad buu jirkayga ugu baahan yahy sidee ayan u isticmaali karaa walashey jazakallah ❤
Walaal soo dhawoow aadaay uga soo hadlay sida loo qaadanaayo!
@adigaisahaaw si gaar ah inaa kula hadlo rabay daruuri aya ku ahy adigo mahad San halke laga heli karaa fb ma ledahy ama.instagram
Asc naciima wll umul ban ahay ilmihi ugu horeeyay lafaha saaid i xanuuna maxaa keena walal
Doctor wuxuu iguyidhi height testosterone
Mansha Allah naagaha bidarta waa gasha marka la duqobo waa mahadsan tahay walashay nacimo 😅😊
Timo wan ka quustay aniga😢😢
Niciimo abayo I so qor magaca cudurka
JazaakumuAllah Qeeyr abaayo ❤❤❤
Naciimo walaalo faruuryihii baa 8 cadaaday ka soo hadal waxa keena
Fururto hoose aya I cataatay mar 8bil dhiig iga socday mudo 5sano ah I cadeed hada midibkeeda wey iso laabatay alx
Haye
Mahad sanid abaayo❤❤❤❤
Too much talk no succeed
What is result