Walaashayeyy maad iloowdey ayaduu allah kugu amaray inaad qaadato jilbaab Please allah u noqo intaaso qof oo ajaanib ah baa ku fiirineyseee Mxd u faa,ideyni Cid Other something baad ku sharing kartaaa adoon tintaada iyo jidhkaaga midna qaaawin
Walashey kudar qofki xijaabab daradiisa u xiran inu qoraxda kaheli karo ama balkonka oo Anna kuu xiran xijaab kuqux lagu waayay qaawnasho lagu.a helayo waa abuuris ale
Wax lagu bixiyo ma jiraane dadka ayaa u kala dhasha timaha waligayn anagoo oo waxba marin ayaan hadana lahayn timo intaan ka dhaadheer oo ka badan dadka waxay ku odhanayaan maxaad marisaa lkn wax marin dayac tir mooyaane wax kale ma soo kordhiso siday ila tahay
Timaha raxaadka ayeyba ku baxan😂 ta la yaaway wan shaleyna isku xerna waxna ma marino wey isku bataan timo dhadheer qubad leh dadka isku streesiya maba u baxan😂
@@shukrisharaf1358 haa wll waa loo dhashaa aniga intaan gabadh aqaano timaheeda dayac tirta oo ku mashquulsan way ka rifmanba aniguna hadaan fidho isbuucii laba mar waaba u dadaalay hadana maansha allaah way iska baxaan
These things helped me in growing my hair. 1. No heat. 2. Moisturise and hydrate my hair and do twist braids 3. I sleep with a bonnet. Use a wide-tooth comb. Never brush your hair when dry. And repeat this every week.
gabareey allaah ka baq oo ha is qaawin alle ayaa ku siiyey timahaan ee ku shukri allihii ku siiyey xishoodna xishoodku waa shay qaaliyee😢😢😢😢😢😢
Markad sootosto ilahay ba din kusonoleya adigana wad dafirsan tahay alaah wad dhelaysa adun wad isqawinaysa lakin waxad ogtahay god yaro madow inad galayso inta laguqodo ciida hosteed in la odhan doono marxumadi malaqaday mala asay islamarkiba magaca badal waxa ah marxumad naa hoy waxba kamarabno rabi ulaabo qurux majirayso godka dhecankaaga aya baxaya waxad shaqaysatay aya kahoreya tii gal qabo tii shaydan cabuda ti is qaqawisa intaba xurfad naara udambaysa naa maftaada taydaba wan faraya anu keep going ku odham mayo ilahay ulaabi intana cawa ado hurda nafta laga qadin
Wllo qaali arin faaiido leh waad noo soo gudbisay lakiin is astur oo raga ha tusin quruxdaada
Isku xishoo ee is astur ilaahay kabaq subxaa nallaah allaah hakuso hanuuniyo hanuunka ilaah baa iskaleh
Can I use shea butter
Walaashayeyy maad iloowdey ayaduu allah kugu amaray inaad qaadato jilbaab
Please allah u noqo intaaso qof oo ajaanib ah baa ku fiirineyseee
Mxd u faa,ideyni Cid
Other something baad ku sharing kartaaa adoon tintaada iyo jidhkaaga midna qaaawin
Aduunyada waa maalmo qabri baa ku sugaya allaa ka xishood oo ka cabso huuno
Thanks Darling, been looking for good moisturiser for my hair and my kids 🥰
m.a👏🏽👏🏽 allah yixfidik wa yahdiik abaayo💙
Subag qibayga halkan ma lago helo ❤❤saliid olive ayaan isticmaala ❤mana baxaa sidii hore❤❤mahadsenid
Butter waye
Caowradaada hadii aad indha adeeg kusii xayeysiisid waa arin cabsi la aan Mujineysa waa imankaaga oo liita aniga iyo adigaba iimanka allaha noo adkeeyo amiin
maxaa ka galay cowradedada iyo jirkeeda taada iyo aqirada u shaqeyso dadka amaan gali xoolo
Mahadsanid abaayo quruxy aad baad u mahadsthy ilhyna hanoo soo kaaa hanuuniyo I love you ❤❤❤
Mashallaah Allahuma baarik thanks wllo
በጣም ቆንጆ ፀጉር ነው ያለሽ
በጣም ጥሩ ንፁሕ ልብ ነዉ
ያለሸ ። በዝሁ ቀጥይበት።
አላሐ ካንቺ ጋራ ይሁን በርቺ።
Naa sow aabahaa daauus lamadhoho dee quruxdan isgaaakakeentay maanshalaah ❤
Asmay kwrn subaga raw shebattar
Asma qurux badnida mashallah midabka gaduudka wuu kusoo saaraya ❤
From TikTok thanks asma 🥰
Mshalah
Macha allah habibti
Maasha Allaah waa mahadsantahay
Walashey kudar qofki xijaabab daradiisa u xiran inu qoraxda kaheli karo ama balkonka oo Anna kuu xiran xijaab kuqux lagu waayay qaawnasho lagu.a helayo waa abuuris ale
Maxada u dawanasana iska dhafa hadana u banani ok
Maasha Allaah ❤❤❤❤
Ale haku soo hanoiniyi
Mashallh ❤❤❤❤❤ mahdsanid abayo
😊😊😊😊 thanks 😊 abaayo
Asmaay
Qurux uu dhalatooo allah ha ku xafido huno adiguna daadaal quruxda layskumaa qudhoo mashaallah iil xuun kula aragtoo inchaallah is dhowr qaliyey❤
Wax lagu bixiyo ma jiraane dadka ayaa u kala dhasha timaha waligayn anagoo oo waxba marin ayaan hadana lahayn timo intaan ka dhaadheer oo ka badan dadka waxay ku odhanayaan maxaad marisaa lkn wax marin dayac tir mooyaane wax kale ma soo kordhiso siday ila tahay
Sax waye aniga hata timo dheer qoskena ana u timo dhera waxna ma marin walo kala dhasha
Timaha raxaadka ayeyba ku baxan😂 ta la yaaway wan shaleyna isku xerna waxna ma marino wey isku bataan timo dhadheer qubad leh dadka isku streesiya maba u baxan😂
@@Mariami-er1wq hhhh aad iyo aad dayac waligay kuma mashquulin waan maydhaa fidhaa bes wax kale kuma darsado hadana maansha allaah
@@shukrisharaf1358 haa wll waa loo dhashaa aniga intaan gabadh aqaano timaheeda dayac tirta oo ku mashquulsan way ka rifmanba aniguna hadaan fidho isbuucii laba mar waaba u dadaalay hadana maansha allaah way iska baxaan
What type of oil you used asma??
Tysm sis way I bixi la yihiin 😢aniga mudo maba dheeraaanayaan
Butter Ethiopian-ka isticmaalaa imika ilaa 1 month isbadal weyn ayaan ku arkay timahayga.
Talagad miyuu rabaa subaga itoobiyanka
walaashay ma ii sheegi kartaa inta la siiyo subaga qimahisa ayaan raba Itoobiya mahadsanid
@@naturechannel8026May wllo qasab maaha hadaad hesho waa caadi Hadii kale Dhawr bilood waxba ma noqonyo bilaa talaagad.
@@naturechannel8026 haa walaalo
@@YasmineMoho-oo3eu walaalo anigu hargeysa joogaa, jigjiga itoobiya layga soo dhiibay in 5dollar ah bil dhana waan isticmaalayay, hadba qiimahaad rabto waad helaysaa wll, xagaad joogtaa.
Thanks ❤️Shampoo. Fiican. Noosesheeg
Subxaana lah isxijaab abaayo
ManshaAllah abayo cover your hair inshaAllah amiin
Masha Allah Thank you Asma qurux badanay quruxdi afrikay 😍😘
Maxaad sheegta marka naa xaasinimada iskadaaye shanboyinka natus iyo karatiinadaa marisay 😳😳😳🤚
Xbt subaga hadad ulaasinto isaga caratin ka fiican wiigii mar nafaqee isagana ku radi adaa arki
Na wll xaasidnimo wax ladhaha majiraane wa genetic masha allah tabarak raxman kadibna vitamins fican cun iyo nutritions kaga control garee
These things helped me in growing my hair.
1. No heat.
2. Moisturise and hydrate my hair and do twist braids
3. I sleep with a bonnet.
Use a wide-tooth comb. Never brush your hair when dry.
And repeat this every week.
Vd deficiency qofka haysta wayka daraan iska soo eeg
Thanks abayo 🥰🥰
إمساء إنتي تشبهي فرح الهادي❤
Is astur wllo cawradu faan maha malinbad ka shalayndonta hadi kale
Mahadsnid wall sida aad Nola wadagto mar walba ❤
Asma ur hair is genetics 🧬
Coconut oil subag ahaa mauisticmaali Kara?
Allah gave you lot of beauty mashallah ❤️
Mahadsanid walalo asma
Tin waa udhalasho haiwaalin salmooy
Mnshalh naag nool badtahay asmay wlal blse is astur xbbti khamar xidho
Timaaha high prosity miyaa wllo
Manshallah thank you sis
mansha allaha ❤❤❤
Thank you asmay❤
MANSHA ALLAH ILLAHEY HAKU XIFDIYEE AABAYO TINTA QARSO WAA COWRO
Ano timaheyga saliid bis lee mariyo ka dheerahy wllhi
Wll jamecn coster oil sidee loo isticmaalaa
Subaga hda shekosid malagadhaqa tinta wll Isojawab 🙏
Qurux ❤
Mahadsanid abayo
Naa Allaah ka baq aduunka alle ayaa iska wuuna ku Imtixaanaya
Afsomali buircad weeye. Waxad ka sameen karta fullcream .
Walal fariid ayaa thy waan ku tageeraa 😊
Masha Allah beautiful ❤❤❤
Masha allah
Subxanallah Allaha kacabso
Ka wrrn haddaan vaseline mariyo
Mahadsanid ❤ abaayo
Masha Allhaa
Shea butter hadan marsado ka waran?
Very good 👍
Thank asma qurx
Asmo mash Allh Alllhuma barik dadaku mash Allh mawada yaqanane qaarso
txn wllo ❤❤
Timaha qarso walaal wacaneey
ماشاءالله شكرا
Blue magic vaseline aan mariya aad buu u fiican yahay.
😂😂😂😂😂 qosol mirn thy thnkz
Quruxda aduunku way dhamaneysa ee ta aan dhamaney ee akhiro ku dadal oo is astur
Salmo waan ku jeclhy abaayo waan kutaakeera❤❤❤
Hhh asma ayaa layidhahda gabadha
Asmaa dheh
Walaa Somaaliba matihid show😂😂 asmo
Low porosity hair routine noga so samee qli timahayga burcadku wa ku culays
Abyo wxa u fiican mask flaxseed saliid ne salida loska iyo tan avocado
@@ssffs484 shukran qli
Xbbt flacseeed law porosity uma fiicno wey daadinee@@ssffs484
Naa naga xishood balayo ku timauysaye xasaasiyada nagu kicisaye😂
Shampo kasoo hadal quruxey
asmaay jeex jeexa mala dawayn karaa kasoo hadal wll
SubhanaAllah ilahay hakuso hanuniyo 😢😢😢 how can u leave ur hijab when Allah commanded u to wear your hijabka
Be quiet. You guys put more energy to police Somali girls than anything. No one cares. Go pray instead
@thezu9250 I will pray for u too😏
Thank you wllo
Anagu afrika ban jooganaa anagoo subag iyo saliid Marin ban dhididnaaa
Am watching you right now my hair is soaked with Ethiopian butter
Afka filarkee weye nosheg sirta sxb faruurta kore qasatan 😂😂😂
Thnks qali
Aniga timihi ba iga jajabaya wa yaraden xata dherer iyo dhumucda wa ka niyad jaby cilada timahayga u dhamaden wa vitamin d igu yaraday iyo stress 😢
Isku mid ayaan nahay😢
@@IntisarAmekk vitamin ma qaadata aniga bishan bilaabay one year wad ba lay dhahy abyo
@@miskiabdirahman5470Xage ka soo qaaadatay
Somalia markaa joogo oo subag itoobiyaan haysan maxaa kubedeshaa
iskumidnahy bayo mxn smynaa😢
Asma mahadsanid subaga lodab mamarsan kara ama burcadka
Burcadkenii cadiga ahaa ka waran❤
Yahelii karaba mcn
Salamay hno badhida xoolaha kwrn hadan mariyo ❤
Wa sii wanagsan oo bila miliix aah
Huno gabdhada timaha u baxi hadad heyso sirta timaha bixiso
Abayo amazon malagahela plz subaha iaheeg
Sweden baa jooga subaga halke kadalban kara?
Thanks❤
Walal gaban ma caawin kartaan nin kii ilmaha dhacay oo waahore kalatageen imika dhibaateeyay kammun ka wuu kudiray waxan jirin ayaa kasheegay waa masakiin walahi luqadana sifiican uma tagaban
Subaga urkiisa ayaan anigu nacay oon iga dhamaanayn ee please see la iska dhameeyaa urta
Abayo Gareta miyaa tiri subaga blender ka lagu shiido. Please reply to me real name. Thank you 😊
Salaam Alaykuma qofkii 84 Ee video gan daawada thanks 🎉🎉
Asc hodan