Mucjispoyinka iyo faaiidada aan kala kulmay qaliimada jidhkayga, sida kubka gacmaha loo waynaysto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2024

Комментарии • 193

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 2 месяца назад +11

    I will never go under the knife for beauty no matter what I am going to be happy with the changes of my body and will age gracefully As a human we were made to go through aging and changes

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping 2 месяца назад +22

    Lacagtaan futo galinayo Maan Sadaqo ula baxo😂😂 Jidhkeyga SaaS Baan ku jeclahay

  • @luluchannel7817
    @luluchannel7817 2 месяца назад +5

    You are so sweet and so true talking and so beautiful
    Watching you from US ❤❤❤

  • @DeeqojimcaleJimcale
    @DeeqojimcaleJimcale 2 месяца назад +4

    Asma qurux mahadsanid abayo sida uga so jawab tay thanks ❤

  • @Anzal222
    @Anzal222 2 месяца назад +18

    Subxaanalah abyo diinteena ma qabto wuxuuse allah raali ka eheen sidee ugu farxi kartaa mida kale jirka waxaa ka muhiimsan naftaada oo isku kalsoon allahna adku kal soon tahay ileen jirkaan ciida ayaa iska leh oo cuni doonta

    • @munirawarsame3353
      @munirawarsame3353 2 месяца назад +1

      Diin diideysa malaha in qofka cilid kusoo korortey uu iska suuliyo walalo

    • @najuumaahmed5104
      @najuumaahmed5104 2 месяца назад +3

      Kor u qadidu danbi maaaha waayo sidoodi hore ayay ku celisay

  • @monalee8728
    @monalee8728 2 месяца назад +3

    Such a beautiful and informative video. Way to go girl! Keep up the good work!

  • @Deka-p1z
    @Deka-p1z 2 месяца назад +2

    Honestly I would love to your advice because you always give girls advice.

  • @Khkcctj79
    @Khkcctj79 2 месяца назад +18

    Asmay kwrn hadan haysto nin hill iyo hooba ila garab taagan o kharash kasta iga bixinaya walidkay guri 2 dabaqa udhisay kedibna xajka geyay hadan haysto ana every single year dahab gift ah ikena with out 50/50😊

    • @asmaaden8466
      @asmaaden8466 2 месяца назад +5

      Kadibna 😂

    • @ridwanabdulahi2221
      @ridwanabdulahi2221 2 месяца назад

      @@asmaaden8466 kadib mansha alah dheh de

    • @Hanigaraad-c1e
      @Hanigaraad-c1e 2 месяца назад

      Waa nin fiican hayso

    • @qancisokukis2496
      @qancisokukis2496 2 месяца назад +1

      Toos waa maalin E😂

    • @Qa.70
      @Qa.70 Месяц назад

      Point ga hadalka ilaaa hada sugaynaa anagoo badan 😂😂​@@asmaaden8466

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Месяц назад +2

    اللهم استر عوراتنا

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 2 месяца назад +6

    Abaayo let's talk about wajiga qoraxda dhibco dhibco ama haaro kureebay please advice us what shall we do??? Thanks sweetheart.

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 2 месяца назад +3

    This was interesting topic thanks sister and please tell us about fat tummy and hair loss it makes us insecure wlhi as a Somali mum's/wife please advise ,thanks sweetie.

  • @ChachaAmoun
    @ChachaAmoun 2 месяца назад +5

    Walal asmay jeex jeexa jidhka mala hagaa jiin karaa isoo jawab please?

  • @baarcadbashiir8103
    @baarcadbashiir8103 Месяц назад

    It is a very important topic for women to decorate their bodies

  • @samiiromaxamed8856
    @samiiromaxamed8856 2 месяца назад +3

    Walashey waan u baahanahay ee majeli karaa adoo raaliya

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 Месяц назад

    ilahayba na dilaye asma daa'uus aaadban ujecelahay nolow xbbti❤🎉

  • @NasimAhmed-t7h
    @NasimAhmed-t7h 2 месяца назад +1

    You are very honest

  • @MissMado
    @MissMado 2 месяца назад +1

    That was very usefull thats alot

  • @missjano8249
    @missjano8249 23 дня назад

    Alhamdoulilah ilahay I dhameyey irbad xanun ba ka qaadaysa iskadaya

  • @nazzy809
    @nazzy809 2 месяца назад +6

    Asma sis, am personal trainer and you can get rid of your hip dip by doing exercises. You don't need fillers😊

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  2 месяца назад +3

      Thanks for the tip!
      Were can I contact you

    • @ms.congeniality657
      @ms.congeniality657 2 месяца назад

      Don't lie dude! There is no workouts that will ever give you hip dips. Do you even know what hip dips are. I am a personal trainer kulaha. You can't fix the bone instructions that God created that way. Asma your beautiful dude. Also mproper injection technique can lead not only to swelling and lumpiness, but also more serious side effects such as death of skin cells, and embolism.

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 месяца назад +1

      @@Asmadaausnoo soo qor please hospital iyo doctor ka Stockholm nasii cinwaanka

    • @natashanalka884
      @natashanalka884 Месяц назад

      @@Asmadaaus abyo laserka kaso hadal

  • @ashamohamed7383
    @ashamohamed7383 11 часов назад

    ❤ love u asma daauus

  • @AminaEggeh-g3b
    @AminaEggeh-g3b 2 месяца назад +1

    Asma araweelo weligaa ma sidaasaad afka u taagaysaa inta noloshaada ka hadhay 😂😂😂🥰🥰🥰👏👏👏♥️♥️♥️👍👍👍🌹🌹🌹

  • @IstahilMohamed-k8r
    @IstahilMohamed-k8r 2 месяца назад +1

    Thank you Asma weli waad yartey laakiin is dhuub plz ❤😊

  • @degan8661
    @degan8661 2 месяца назад +6

    Abaayo xagtimaha wajiga ah sidee lagu daweeyaa noo soo sheeg

  • @MushtaaqMushtaaq-x6k
    @MushtaaqMushtaaq-x6k Месяц назад +1

    Enagana allah ina asturo wllashay muslimaday

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 месяца назад +2

    Abaayo qofka wajiga daqarka kasoo gaarey ama wajiga dhaac kasoo gaarey leesarka ma baabin

  • @DeeqojimcaleJimcale
    @DeeqojimcaleJimcale 2 месяца назад +19

    Qof ilbax ah oo waxbadan laga faiidaa allaha ku siyadiyo abayo

  • @aichaabdimounin7727
    @aichaabdimounin7727 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Merci beaucoup hn

  • @aminayuusuf8360
    @aminayuusuf8360 2 месяца назад +3

    Abaayo qifki raba inuu caruur kale inuu dhalo masa masameysan karaa?

  • @canabjamac7153
    @canabjamac7153 Месяц назад

    Naa gabdhaha ha halaajin subxaanaah😊

  • @ArafoAboubaker
    @ArafoAboubaker 2 месяца назад +2

    Waxad noo sheektay wll ilgaha waxa caadeya

  • @smileforlife6412
    @smileforlife6412 2 месяца назад +4

    Abaayo ilkaha sidaa u cadeeysey iyo waxaa u siticmaasha.

  • @aishamohamed1093
    @aishamohamed1093 2 месяца назад

    Thanks my sweetheart❤🎉

  • @Hibo-e6t
    @Hibo-e6t Месяц назад +1

    Hadaan Abuurta allah ku joogo mxaa I helaya wllo

  • @Arafodore
    @Arafodore Месяц назад

    Mashallah❤️❤️❤️❤️

  • @FarxiyaFarxiya1943
    @FarxiyaFarxiya1943 2 месяца назад +2

    Is astur abaayo asmaay illahay hakuso hadeeyo

  • @Deka-p1z
    @Deka-p1z 2 месяца назад

    I hope my dream comes true one day.

  • @MuniiraMahmuod
    @MuniiraMahmuod 2 месяца назад +2

    Asmay inader anon qalin galin wax na ku shuban siden kor ugu soo qadi kara wayo keshalibiiha nasihiba dhafaye ila tali😂😂😂

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan 2 месяца назад +3

      Garanfiino xiro hana iska bixin noloshaada ,Aniga intey I jilceen ayaan xirtay adayg baan ka dareemay thanks 😊

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 2 месяца назад

      @@ShadiyaCabdiraaxmaanabyo garankee qaaali plse igu cawi

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff 2 месяца назад

    Fillers don't disappear. They just move around

  • @Qoordheer33
    @Qoordheer33 2 месяца назад +1

    Strech marks kaso hadal pls part noo samee 😭

  • @MushtaaqMushtaaq-x6k
    @MushtaaqMushtaaq-x6k Месяц назад

    War asma daalimiinta allah aqli siyo hno garan garan mayne meshay ka imadeen

  • @maymuunahmed3176
    @maymuunahmed3176 2 месяца назад +1

    Asma timaha maxaa ma risaa midlake subaga Ethiopian sida uumarisida no sogali plz thanks Xabibtii

  • @Muslimomoha1015
    @Muslimomoha1015 2 месяца назад +1

    Qaliin waxan ehen malagu samenkaro miya qofkan awodin maxow samen kara

  • @Farxiya-z6g
    @Farxiya-z6g 2 месяца назад +2

    Wll hip dip ka wxaa layskaga baabiya jimicsiga squat exercise ladhaho ayaa lasameeya hbnki iyo subaxdi hablaha haku dhiirigalin qalin asmaay wxnkaloo kuusheegaya fake kastaa wuu xumaada lkn abuuri mafoolxumato

  • @Nacimonalka66Maxamed
    @Nacimonalka66Maxamed Месяц назад +1

    Naaska gym sow lagu ma adkeyn karo qalin waba dhibato bdn yhy

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i 2 месяца назад

    Thanks love

  • @FarhiyaFarhiya-v9r
    @FarhiyaFarhiya-v9r Месяц назад +1

    Aniga calool baa kalsoni daro igu riday wali ma guursan maxa sameeya plzz😢

    • @SuhurBashiir
      @SuhurBashiir Месяц назад

      Qlbi wlhie kula mid ahy ana mxnu samaynaa wlina ma guursan 😂

    • @Imoo5
      @Imoo5 Месяц назад

      Same wlh anibo cuqdad bey igu riday calosgan weyn😂

  • @hibbocabdi
    @hibbocabdi 29 дней назад

    Asmay nasaha xoog uwaway ee dhacay malagu habaynaya balse manujin karta iso jawab plz

  • @Nurtomahamud
    @Nurtomahamud 2 месяца назад

    ❤❤ masha allah

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 месяца назад +2

    Iska lagu dhubnow 😂😂😂😂Asma dhib baddd aadnaa

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 месяца назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Asma dawada cadaysa dadka ee la isku shubo ka waran oo vinka laha qato please ka soo jawaab???

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 2 месяца назад +2

    Alla tan saa ujeclhy le wax gudbinta bay ku fcnthy

  • @hibbocabdi
    @hibbocabdi 29 дней назад

    Asma quruxay nasaha xoog uwawayn malayarayn karaya balse manujin karta isoo jawab plz

  • @munasalad2931
    @munasalad2931 2 месяца назад

    Asma geeridu way dhawdahay fdlan Ilaahay ka baqa

  • @hamdawaez8346
    @hamdawaez8346 Месяц назад

    Asma can du skriva ner vilken clinic och deras Nummer snälla jag behöver dem ❤

  • @hamdawaez8346
    @hamdawaez8346 Месяц назад

    Asma vad tycker du om tummytuck efter 5 barn min kropp verkar helt trasig jag vill göra mommy make over bröstlyft, tummytack o.s.v

  • @fatimahabdul4329
    @fatimahabdul4329 2 месяца назад +1

    Asma fariid, lakin inadeer meel baad ku dhacday. Walahi ninkaygu 10000% ayu ii dhiga wax kasto aan uu bahanahay. 50/50 wa dhimasho, naa naga tag. Ilahayo nin Somaliyeed noo daa oo maal kheyr badan iyo imaan taam ah noo sii. Walahi bilaahi lacagteyda aniga iska leh oo ku ma sagajaamo. Nice video tho!

  • @degan8661
    @degan8661 2 месяца назад +1

    Abaayo waxaad ka soo hadashaa ciddi libaaxa sidee lagu daweeya

  • @ridwanabdulahi2221
    @ridwanabdulahi2221 2 месяца назад +1

    Swedan jagaa abayo Linköping daganahay waliga qorax iga dishe xage igu dhaw o isamen Abayo blz iso jawab mesha igu dhaw igu cawi

  • @SamsamXusen-b9y
    @SamsamXusen-b9y 2 месяца назад

    Fariid iskeentay ❤❤

  • @NajmaAxmed-rc1ej
    @NajmaAxmed-rc1ej 2 месяца назад +1

    Asmay subaga markaad mariso timaha maxad kaga maydha bahalka urtisa ayaan nacaye 😊

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 месяца назад +2

    Asma xageen kaa helaa doctor kaas ayaan doonaayaa

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 2 месяца назад

    Macro needle iney madoow qaadaan ma moodey cashier cusub mahadsanid

  • @najuu439
    @najuu439 2 месяца назад

    Sanka la dhereyo kwrn asmay ma igula talin laheed mise ❤

  • @habibagedi2689
    @habibagedi2689 2 месяца назад +1

    Ismaqawin karo aaaa,adunka would damanaya wlhi

  • @FarduusAbdikarin-ni7wi
    @FarduusAbdikarin-ni7wi 28 дней назад

    Asma tack

  • @suhuurmxmed985yusuuf7
    @suhuurmxmed985yusuuf7 2 месяца назад

    Asmaa ❤❤

  • @Fadumaqueen2021
    @Fadumaqueen2021 28 дней назад

    Anigu kuweyga inan hoos idhagan raba adigana hor bad u qadeysabo😂

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 16 дней назад

    Ma leeyihiin wax cilada markaa

  • @bintukamamachannel9099
    @bintukamamachannel9099 2 месяца назад +1

    Asma quruxey gabadha nasaha loo yar geejiyo mar kle ma nuujin kartaa

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 Месяц назад

    Hargeisa Laguma sameeyo WA mabnuuc WLL

  • @habibagedi2689
    @habibagedi2689 2 месяца назад

    Ooh intase oo Dan mxan usameyni si aad farah ufarxad galiso ,yahuuu

  • @HaniMahad-e4u
    @HaniMahad-e4u Месяц назад +1

    Abyo nasaha ayanraba inan weyneyo kasohada faidada iyo qasaraha si faah faahsan

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад

      Ku qanac naasahaaga. Wax aan khasaara ahayn kama helisid. Ilmahaaga naaska ma siin kartid, kharash badan baa gaaga baxayya oo intaana waad ku noqnoqon dhakhtarka especially haduu buufinku kugu dilaaco ineel wuxu waa buufin lagu gelinayyee. Ku qanac naasahaaga iyo siduu illahay kuu abuuray.

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 2 месяца назад

    Asma habaryar subaga itobiyanka sow maurbadna aniga waan dirsaday marki aan helay waan awoodi waayay matag ama hunqaaco ayuu iila urayay

  • @Muhiimfaysal35
    @Muhiimfaysal35 17 дней назад

    30k ma sharoobo cavo😂

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 Месяц назад

    Allah kaa maqan qaley

  • @ugbadosman2616
    @ugbadosman2616 2 месяца назад

    Nayahee asmaa Marka ilmo dhasho nasahagaa maxa ku dhici karaa ama side effect maleeyiiin marka la dalaco

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 месяца назад

    Habo holanba waa fiican yihiin caafimaadka sida jarmalka beljamka

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂war asmo qosolka naga dhamysay wax aad qarisay maleh runta noo shegtt

  • @aishamohamed1093
    @aishamohamed1093 2 месяца назад

    Abayo Switzerland ayaan joga qali kawrn

  • @samiiramohamedabdi2514
    @samiiramohamedabdi2514 2 месяца назад +2

    Marki aa naasko sameysto ma nuujin kartaaa

  • @nimcomohamed3784
    @nimcomohamed3784 2 месяца назад

    😂😂😂 asma waa funny

  • @AhmedMoumin-hz6xn
    @AhmedMoumin-hz6xn 2 месяца назад

    GOOD WLC BACK

  • @maymuunahmed3176
    @maymuunahmed3176 2 месяца назад +1

    Abayo aniga ubanah meesha ku samesatey naasaha breast lift? Anga aya babo baby dhahay waan uu bahanahay thanks Xabibtii

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp
    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp 2 месяца назад

    Waxwaalan inder waadanbi wxani wlhi ee ilahay haku danbidhafo😅

  • @NadroNasiib-sb5dz
    @NadroNasiib-sb5dz 2 месяца назад

    Qof daawaday asma oon qoslin maa jira 😅😂

  • @Autumn-g8h
    @Autumn-g8h 2 месяца назад +1

    Asmooy caloosha iyo timaha kaso hadal ayagana

  • @HinaadAli
    @HinaadAli 2 месяца назад

    سبحان الله الحمدلله

  • @zamaan-jecel3204
    @zamaan-jecel3204 2 месяца назад

    Sanka ma la samaysan kara san qaroor dheer baan rabaaye samaay😂😊

  • @najmokuurya5034
    @najmokuurya5034 2 месяца назад

    Abayo turkiga waaa qaali nasaha sida lagu sameye 4500 ilaa 5000

  • @najmocabdulahi8743
    @najmocabdulahi8743 2 месяца назад

    Cagaha Imisa lygu samynaya asma please I jwb

  • @NimcoHassandhere
    @NimcoHassandhere Месяц назад

    Asma quruxeey runtaan inader kugu jeclahay

  • @NaimoHussein-g6l
    @NaimoHussein-g6l 2 месяца назад

    Jejexa jirka Maxa tixiyo kasoo hadal abyo 😊

    • @Farxiya-z6g
      @Farxiya-z6g 2 месяца назад +1

      Qaleelka keena iska ilaali 5jeer wxmari maalinti wadyaabi doonto

  • @hibbocabdi
    @hibbocabdi 29 дней назад

    Asc

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Месяц назад +1

    Naa umada ha halaagin subxaanallaah dadku inay daba caaga samaysta aad cadaabta kuxarooteene

  • @nadamuuse4439
    @nadamuuse4439 2 месяца назад

    Naa ileen asmay quruxda waad samaysayay ilaa ilkaha😂😂

  • @rothajimcle
    @rothajimcle 2 месяца назад +1

    Tinta cmliyad malagu sameeyah

  • @lifeishardeverytime9627
    @lifeishardeverytime9627 2 месяца назад +1

    Caloosha iyo badhida ka soo warab asmaay

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 месяца назад +3

    Maasha Alah ma waxaad i tiri 2500 dollars mise 25000 dollars I’m confused waaw if it’s labo kun Iyo shan boqol waaw very cheap wallahi Aniga USA ayaan joogaa waxaan sameeyay breast reduction ayaa la dhahaa Aniga 2007 ayaan sameystay because dhabar xanuun xun baan qabay caafimaad daro aawadeed wallahi waxaa iigu baxdey oo aan Aniga dhiibay 10 kun oo dollar and it was 2007 ee adiga joorma ayaa sameysay sanadkee please igu caawi doctor kaas kuu sameeyay qaliinka please Qalbiyay wlshay noogu yar baa rabto inay sameysato

    • @naimaabdul4177
      @naimaabdul4177 2 месяца назад +1

      2500 wll

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 месяца назад

      @@naimaabdul4177 Maasha Alah so cheap wallahi sanadkee ayaad sameysayay quraxey ma mar horaa waaw yurub naga fiican anaga plastic surgery waa Qaali wallahi

    • @boqoradihhawenka8359
      @boqoradihhawenka8359 2 месяца назад +1

      @@shukrimahamed2146saddex bil kahor bay kutidhi

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 2 месяца назад

    Na qalbi kubka samaysanya xalimo lugo baasto ahay eh😅

    • @amiirck-zt7yy
      @amiirck-zt7yy 2 месяца назад

      Aamina Anaa kugu raba lugahaa baaz tada Ah😂😂😂

  • @ladanahmed5852
    @ladanahmed5852 2 месяца назад

    Abyo aniga nasha kalsooni daro ka qabaa kaliya inaan kor la iga qaado rbaaa 😢