ni edooyinka ka racay baaso yar waawayn oo adag hadan dhacsy oo jiifa hadan way taatagnyihiin inayroo kor uqaday doonay hilbna wuu iga dhacay maxaa xal bal ii sheeg😭😂@@nastedave9842
Asmay wll su'aal Bir ma qadi karo lkn waxan rabaa inan miisan rido oo threadmill ka socodka kaliya sameyo Diet na galo marka 20 kg ban rabaa inan rido insha allah Dadka jidhka jilicsana wan ahay Markaa Protien ka ıyo dietka oon isku wadaa Iyo socodkasi Jidhko qurux badan miisanka ma igaridayaa ?
58 waa meelaha ugu fiican anigaba 58 kgs aan ahay waana dhuubanahay am 5'6 ma gaabni marka waa diyaar caloosha yarna exercise la aan un waaye guriga dhexdiisa yoogada caloosha ku samey
asma vidio wan ku qoslah see dadka cadika wax u duban uma dubdid cadi iskaga shege waxba camerade ha ku mashqulin marka hadalka dhameso macasalame dhe bas leeh
please don't eat this medicine it is for pain relief aduunka wax calool jara haday jiraan dadku saan isumaqali lahayn daawo aan dhakhtar kuu qorin hacunina
Naa ALAAHA ku abuuray kabaq oo waxaan aad ku dhex waalatay waa aduun ogow in aad ALLAAH la kulmeysid aniga oo dumar ah ayaa kaa naxaya
Wllo illaahay baa qurux ku siiyay ee is astur illaahay ha ku fuduudeeyo ee dadaal aakhiro xasuuso 🙏🏼
Huno aduunyadada wad ka hadashay aaway aaqiradadii Allow na hanuuni dhamaanteen
Caloosheyda oo sas ah ma arki doona wey ii dhibte maba yaraaneo😢
Kanniiniga magaciiisa waa Synenergy. Google galiya oo aqriya intaaa isticmaalin plz.
Nasaha so gali asmaay qaabkii aad qalinka lagugu sameeyay iyo haday dhibatoyin leyihin Inte ayay kugu qadanaysa inay hagaagan qli plz
Haa wlhi gabdha badan u baahan oo raba iney ogaadan oo aniga ka mid ahy
Ilaahay ka baqa naftina na ha halagina naasaga waa waxa ubadan ee dumarka qurbaha u dhinta ha is halagina.
Bilbaa ku cafimadesa dhibato gadaal ka imanesana malahan
Asma qadadada iyo cashadaada noso dhig ❤
Asmay malin kasta vedio so dhig ❤😂
❤Asmadyda
Thanks walaalo qadada noosoo raaci
Mncho Allh asmaay gacmaha ka hadalaysaa inder mxa sa uqurxiyay ❤❤❤
Inte lacag ah ba kaga baxdy wll plz iso sheg
3 kun ilaa 4 kun ugu badnaan waye
Asma qiruxey masha allah mcnto su.aal iiga soo jawaab jeex jeexa jidhka maxa biiya
Hada ogaato iso shg
Abyo wey soo dhigtay channel keda kafiri ani xita ina tijabiya raba wli ma tijabin😊@@Fartuun123
Wy so dhigty @@Fartuun123
Wy so dhigty
Kininiga sogali iyo magaca, sawirkisa please
Wallo qaali gabar nuujineysa ma isticmali karta
Allah kacabso haadiigabowkudayayba geera ku sugaysee، quruxda Allah kusiyay macasi haw adegsan
Jeex jeexba naftii ii keenay
Hhjo
Maasha allah abaayo naasaha markaa samaysatay masoo galisay vedeo abaayo hadaa soogalin codsi noosoogali kana soo hadal
Weysogalisay😂😂
Calooshi green tea aan ku jarey iyo cunto yar gabartadan gaaban madow ee lafaha yar yareey🤣🤣🤣😜😜😂😂😂
Meeq jeer cabta abaa
Hal cup baan caba green tea mise aloe Vera juice cuntada naa wax yar baan cuna.
Walalo kaninka so gali magacisa
Naasaha waa lo dhashaaa qaar aan ka dhicin mid walashey 13 dhashay ine cunug nuujiso uma eko masha allah 14 jir moodaa naasaheda 😂😂😂😂😂😂
Hooyadey oo 9 nool iyo laba dilan dhashay shafkeeda gabar yaraad mooddaa oo hadda Soo baxeysa anigoo soddon jir ah xitaa sidaasaa ahay. Genetics waa waxyaabaha qaar wlh 😅
@nastedave9842 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Masha alah dheh hhh habar yartey saas ah waa udhalasho
@@FahimoabdiAbdi qoralka dib u aqri sister
ni edooyinka ka racay baaso yar waawayn oo adag hadan dhacsy oo jiifa hadan way taatagnyihiin inayroo kor uqaday doonay hilbna wuu iga dhacay maxaa xal bal ii sheeg😭😂@@nastedave9842
Asma link dawaada calosha soo dhig plz
Naa wad ku guu lesaty inaa is ca teeso m.a hanbalyo
Wll gacmaha wax la mariyo age ka ba biin kara no sheeg❤🙏
Qaali halkee ka samaysatay naasaha ma bixinkartaa maclumad
Asmay kalinka ma pharmacy ga ayaa lagu iibiyaa mida kale linkigii mad soo dhigin indr
Thanks xabibti
Asc wll kaniiniga xagee ka hela sverige ayaa kula joga
Allihi ku abuuray ka baq aduunka waad ka tigi maali maalmaha ka mida
Asmaay midab kaaga ka helay wll masha allah ee maxaa marisaa oo saa iskugu wada ekaysiiyay❤
Dawada iska dhaf wad isku eekamysa
Skin care isticmaal iska daa chemical
Asmay fudayd kaadga .adaa ma makhraatiya oo anakaa ka maqraatiya
Qof uur leh protein macabi karaa
Asma mashallah wd dhubatey❤❤thank you❤
As may kininka energy ga magacisa nosoodhig
Asma qurux wad naga raagtay ❤❤❤
Aniga waxaan jeclahay aroorta in aan cabo cofee and cake
Asmaay gudniinka aya dhibta iga heysata nooso gali hospital ka ugu fcn
Yaa la guda wll
Anagu shekoyinki rbna
Canbo laf maxaa la dhahaa?
Mango
Asmaay abyo vedioga dildilaca jirka sida loo barbie,iyo iyo waxa la isticmalo noso Gali please
Asma habo borotinka se kuhela hada radiyo waxa kabaqa wax aan ficnayn in laiga gado❤
Kuwaygu dhacid waa dhaafeen waa waraf caadi ah qof ul ahaan waan ula dhici karaa
Kkkkk wllo miyaad is jafaysaa waad iga qoslisy
@@Kawsy-me2xp😂😂😂😂😂😂
Kuweeygaa ka daran ee kaalay aan ul ahaan iskula dhacneee😂😂😢
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 naa iga aamus
thank you so ❤❤❤
Asmay wll su'aal Bir ma qadi karo lkn waxan rabaa inan miisan rido oo threadmill ka socodka kaliya sameyo Diet na galo marka 20 kg ban rabaa inan rido insha allah Dadka jidhka jilicsana wan ahay Markaa Protien ka ıyo dietka oon isku wadaa Iyo socodkasi Jidhko qurux badan miisanka ma igaridayaa ?
Meeqa kiilaa tahey hadaa hadii aa 90 ilaa kasareeya aad tahey jirka wuu kaa jilcaya
What’s it called the tablet ?
Naa wll tabletka so sheeg waxba kama aragne
Kaniini exercise dabiici ahaa dhaamo wll tables waligaa iska ilaali xitaa vitaminada fruitska ka raadso inta kaniini ka dhex raadin lahayd. Dawada badan kalyahay fariisiyaan wax fiican ma aha. Caadada xitaa markaan ku xanuunsada ma jecli inaa dawa qaato
Qadadi iyo cashadi kuso dar asma
Subxaanalaah
Asc walaal Waan ku salaamey please no so qor kaniniga caloosha lagu yareyo
Mahadsanid
Dawada layiis ku dhubo link noo soo dhig thank you
Link noo soo dir Asma ❤
Cadarada noo soo gali wllo
Wlo xalusa ban leyhe mxa ku jara
Abyo ma nosodirtid waka iibsan laheen😢
Asma caniinka calosha safican notus teda kale gym maa adaa
I live in the uk so can I buy it in the uk sis ?
Nayaa asmo bal ila tali wll qli calool baaldi ayaa ku talo hooyo 4ila dhashey ayaa ahey
Jimicsi samee cuntada iska yare Waxyalaha coprateska ah
Wll afka iyo gacanta kala dhawar
Anuu wxn aheey dharaar kaaygu waa 1.63 mtr
Misaan kaaygu waaa 58
Lkn calool yaar ayn leyey misaankaygu uu hoseeyaa sow maha
58 waa meelaha ugu fiican anigaba 58 kgs aan ahay waana dhuubanahay am 5'6 ma gaabni marka waa diyaar caloosha yarna exercise la aan un waaye guriga dhexdiisa yoogada caloosha ku samey
@ hyee qaali Gm ayn rabaa inaan sameeyoo
@@nastedave9842 1.56 waa gaban tagay ani 1.61 waa gabanahay
Asmaay roteinkaga dayliy life so gali
Wllo halal miyaa
Asma Qurux badhan💕💕💕
Abayo ano nuujinayo boratiin ma cabi karaa
Cadarada fiicn noso dhig
Kaninka maxa notusiwaydaay
Nasaha marka kor lagugu giijiyo hadhow ma dhacyan hadi ilmaha la nujiyo asmay qaali
Asma ❤
asma vidio wan ku qoslah see dadka cadika wax u duban uma dubdid cadi iskaga shege waxba camerade ha ku mashqulin marka hadalka dhameso macasalame dhe bas leeh
Qadadana noosoodhig qalbi
Somalia maka helaya protiinkas
Ha tukaanada proteins lagi gado ee gym ta laga hela😊
Asmay waa qurux badanthy alaah barik ❤❤❤❤❤
Abaayo wlhi Muslim ma tihid hadaad tahay wax kumaad dhiirateen inaad sidan odhan isku qaawiso.
Cambo dhih Cambo laf maxaa waaye bisinka
siilkana sida loyareeyo nosheeg😂😂😂
Adigu ma siil baad qabta😂😂😂😂
@shuubilan9781 maya jacaylkayga kayar jilcay😂😂
💜💖
Wixa kirismaska maxa guriga ku dhigaay wll ma kristan baad tahay ? Mise ninkaga Kristan aa ?
Dadnimadan kugu jeclahay
Waxan Donaya xayasin
Haye Snapchat igu soo darso walaalo iina sheeg waxa kuugu qoran si aan kuula soo hadlo 💜
Asmaaoai weeye Snapchat kaygu
@@AsmadaausWalalo kaniga magaciisa
Caloosha fedt ki aya iskajartay beenta dadka kada alah kabaq
Asma konjonesh widhe🫶💋💋💋
🫡🥰🥰
Aboyo dhabo maalasamaysankraa
Haa.baruur Laga miro jirkada kale aya lagugu shubaa
Naa kaa jogo dhib bay Kala maqantahaye😂😂😂😂
Adunka waxan ugo na cebahi dhabo maxada ku falisa
Haa ikn danbe waaye kajoog jimicsi baa jira oo loogu talagey kuwaas samee inshallah waana arkaysaa natiijo
Naag calaseeda dadka tuseysa
😂😂😂 meeshii Salaam nodhiman
Mashallaah 🎉
Alimito so laguma jari karo calosha
Haaa dhabcaann
please don't eat this medicine it is for pain relief aduunka wax calool jara haday jiraan dadku saan isumaqali lahayn daawo aan dhakhtar kuu qorin hacunina
Soo dhig
Borotinka marka abayo inaa jiim aado Ma qasab baa abayo
Asma ayar edo cadi matihid shekadada ka hela😂
Sheekoyinkii😂
Masha allah❤
Soo dhig