Saaxibateey aan jeclaa baan xantay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 янв 2025

Комментарии • 44

  • @degaa1276
    @degaa1276 19 дней назад +5

    Abayo diinta baro ee esaastur dhimashata madhiiro

  • @HananAbdirazak
    @HananAbdirazak 14 дней назад +2

    M.a wan iska jeclahy qoftan❤

  • @Adme1244
    @Adme1244 2 дня назад

    ይገርማል ሱማሊወች እኔ ማውቃቸው ሂጃብ ሲለብሱ ነው ሱብሃን አላህ እኛ ሙስሊሞች የአውሮፓ ወንድ ስናገባ ለምንን እንገላለጣለን በተቃራኒው የተገላለጡት የአውሮፓ ሴቶች መሽፋፈን ይፈልጋሉ መጨርሻችን አሳምርልን አሚን በሉ

  • @najmaahmed4145
    @najmaahmed4145 19 дней назад +4

    Salma waxay baraty is hagajuntii isdaryeelkii markaa wa inay lacagbadan samaysaa oo malinba vedio cusub samaysa❤😂

  • @Wllsha_weeen
    @Wllsha_weeen 18 дней назад +3

    Muuqaaalka xigo noloshaada o dhan ka sheekeey laga bilaabo markii xijabka dhigatay ....... ilaa hada.

  • @G-Musefam
    @G-Musefam 19 дней назад +4

    Ala waa iga qoslisey 😂😂😂 ani xita cusbada waa ku dara😂😂😂

  • @QamarAli-v4z
    @QamarAli-v4z 8 дней назад +2

    Salma walaley marka hore videoyadada musika ka qaad wax mala maqlo
    Madax xanun nagu dishay wlh🙁

  • @FaraxMahamed-rh8jp
    @FaraxMahamed-rh8jp 19 дней назад +4

    salma wll timahaygu dhagta madhaafan timahaga maxad kubixisa masha allah wayku baxeene😂

  • @Creative.canvas120
    @Creative.canvas120 19 дней назад +2

    We listen but we don't judge

  • @SiciidMahdi-h5n
    @SiciidMahdi-h5n 19 дней назад +2

    alla anaa Saas Ah xanta Aan Qof xamanayo qalpigeyga kamaa Soo Go do put Lkn Jawigan Shidaa Hadhowna Allow Ibad baadi baan dhahaa☝️😂🧠

  • @aminamahamed1658
    @aminamahamed1658 19 дней назад +2

    Walalo qof walba uu dhimanayaa markaa inaad diintada ku gasho cadaab waan kuu nacay waxan kula jecladey inaad hijaab aad xirto walashey

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr 19 дней назад +2

    Salma no sheeg face hair what u use

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @SacdiyaMaxamud-b5x
    @SacdiyaMaxamud-b5x 12 дней назад +1

    Wa ku xiisay hedhe😂😂😂

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 10 дней назад +1

    Salma MshAllh waxa thy qof shactara badan😂❤🎉

  • @Worldtast
    @Worldtast 19 дней назад

    Haa quruxbaad noqoray mansha allah

  • @MaryanAbdirashid-n1h
    @MaryanAbdirashid-n1h 14 дней назад

    Alle haku soohanuuniyo

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 19 дней назад

    Alla taan waa mucjiso 😂😂😂😂❤🙌

  • @HadiyaShucayb
    @HadiyaShucayb 9 дней назад

    𝖬𝖺𝗌𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖺𝗁 ❤

  • @abusundus3825
    @abusundus3825 18 дней назад

    wallahi waxan guu malenayay moodal

  • @MoudanitayAbdallah
    @MoudanitayAbdallah 17 дней назад

    wan ku jeclaha ❤❤wllshe❤❤❤

  • @toptimegamer4809
    @toptimegamer4809 18 дней назад +2

    Jag är samma har noll vänner nu fan abayo kaso hadel engliska siida lo barto

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 19 дней назад

    Naya kula mit ahey ma fahatey shaydaan ma tihiid waxaa tahey aniga xitaa wa la I bilabaa ana ku socoo

  • @SumayoMaxamad-ne5yo
    @SumayoMaxamad-ne5yo 19 дней назад

    l love you salmo qurux❤❤😂

  • @SamiroCabdullahi
    @SamiroCabdullahi 19 дней назад

    Haa waad qurux badnthy😂😂

  • @HimaKooreeye-y7v
    @HimaKooreeye-y7v 18 дней назад

    Aniga Hal dhiba I hesto wax hada ka shakiyo runa ka dhigin qofki waba ka dhaadhacsin qofkaas sas bu dhahay 😂😭 ilahay hay cafiyo walahi markasta Ina is badalo jeclahay hadana ma ogi insha allah mardanbe dhici mayso lkn 😭

    • @dghmcc6110
      @dghmcc6110 14 дней назад

      @@HimaKooreeye-y7v arin sahlan ma aha cafiska ilahey weydisaneso qofka danbiga ka gashay weydiso markas bu Alle ku cafin

  • @ASMAMoha-u7d
    @ASMAMoha-u7d 17 дней назад

    Ha😂😂😂😂hhh

  • @NimaSaid-sq4un
    @NimaSaid-sq4un 19 дней назад

    Ani iyo salama isku dabaca shegeda macane Itan isadhayo Äýáń jara iskag boda😂😂

  • @KING---JR---Toutube
    @KING---JR---Toutube 16 дней назад

    Naagtan wajigeedu wuxuu u ekaaday guskii balagta lahaa oo afka udhubnaa bal fiiriya gadhkeedu siduu udhuubtay mida gus la kala bujinayo qadhmuunkiisa iyo urtiisa siday ugu dul qadataa talow

    • @hawamohamed5502
      @hawamohamed5502 12 дней назад

      Waar xishoo, oo jooji caayda iyo af xumada

    • @fadumaladan7067
      @fadumaladan7067 10 дней назад

      Waxaas adigu goormaa aragtay walaal.
      Have you had a bad experience about that?.

    • @KING---JR---Toutube
      @KING---JR---Toutube 10 дней назад

      @@hawamohamed5502 miyan cayey abayo mise gaal buuro laba mitira leh baa dhaba

    • @KING---JR---Toutube
      @KING---JR---Toutube 10 дней назад

      @@fadumaladan7067 wa wax jira wana sababta raga loo gudo buuryada ama balagtu markan raga laga jarin mar kasta oy isku labanto wax cad cad ayaa ku samaysma oo baaro la dhafo aadna u qadhmuun

  • @DiiShacrwi
    @DiiShacrwi 9 дней назад

    😂😭

  • @Muslimomoha1015
    @Muslimomoha1015 19 дней назад

    Gudninka kahada shey hadi ladayo maxa dhacayo 😂

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p 19 дней назад

    😂😂😂

  • @nyg1162
    @nyg1162 17 дней назад

    ❤😂

  • @AmishaAli-d9v
    @AmishaAli-d9v 19 дней назад

    Salma😂funny waye❤

  • @dghmcc6110
    @dghmcc6110 19 дней назад +4

    😂 shekada ka shekesay adigaba isku daaliyay e naagahi ad ushekenesay waxay ku washeen timaha maxa marisay iyo wajiga maxa marisay wana sababta u necbhay ina la saaxibo naag somali ah adiga sida u egtahay iyo labiskaga ku mashqulayaan hadi ad runta usheegto in Abuurta ilahey tahay iyo inadan waxba marsan dharkana kugu so baxaan xitaa hada dhar jaban rakhiis ah xidhato kuma aaminayaan intay ku xantahan bay dhahayan tan wa xaasid 😂😂😂😂

    • @NajmoIbrahimcismaan
      @NajmoIbrahimcismaan 18 дней назад +2

      😂anaa hortaa yabay wlly😂

    • @dghmcc6110
      @dghmcc6110 18 дней назад +1

      @ 😂😂 shekadaba kuma socoto waxay marsato bay kaga dhagtay 😃 hada ma arko comment yadi shalay nagahu lahayen maxa marsataa malaha Salmo ba ka saartay mise iyaga isla yabay o ka saaray

    • @NajmoIbrahimcismaan
      @NajmoIbrahimcismaan 18 дней назад

      @@dghmcc6110 wa mucjiso dadkini😂 meel lo rco xta mleh