Degdeg Daawo:Hargeysa Iyo Mudaharaadayaasha Xisbiyada Mucaaridkaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 43

  • @lacagysocryptolearningchan7568
    @lacagysocryptolearningchan7568 2 года назад +1

    Waa is waalaysaan dalka rabshadda halaga daayo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 года назад +4

    Nidaamkii geeljirenimada ee lagasoogudbay ayey waxku doonayaan, qaarbaa ushii iyo haruubgaalkiiba watey.

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 2 года назад

      Waxanoo dhan waxay sheegaysaa inaan Siyad Barre weli laga macaashin lagana gardarnaa.

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 2 года назад +1

    Cabdi raxman ciiro waxad radiineysay soow intaan mey aheyn in aad caruur yar yar agoomeyso oo hooyooyiin gooblamiiso sow Maad rabiin wax ka dheef

  • @dhagaxoqoti1472
    @dhagaxoqoti1472 2 года назад +3

    Madax weynaha wali xiligiisii kursigu kamuu dhamaan waa maxay mudaharaadku

  • @MohamedAhmed-ri6ny
    @MohamedAhmed-ri6ny 2 года назад +9

    Qaylo iyo dumar iyo caruur la majaro hababiyo beena loo sheego kursi laguma helo ummada ku nool somaliland ood kasbato ayaa lagu helaa kursiga waanad ku fashilanteen in laydin doorto wado khaldan baad haysaan sorry

    • @kahlledidres4401
      @kahlledidres4401 2 года назад +1

      Adiguna badhaacis baad haysaa iyo🤮🤮🤮

  • @saadmohamud8787
    @saadmohamud8787 2 года назад +4

    Hargeysa haddey tiradaas iyo xuugaas ay leedahay wadooyinka maxey iskaga nadiifinwaayeen ooy u dhisanwaayey ooy bulshada u dhisinwaayeen. Kama hadlayo dawlad iyo mucaarad se dan guud. Any party ama any president soo baxa tan oo kale waaye maadaama xukunku dadka u ka soo deep baxo.

    • @kurulusosman3391
      @kurulusosman3391 2 года назад +1

      Tu kuu taal maaha adiga bastar istubid

    • @ibrahimcali318
      @ibrahimcali318 2 года назад +1

      Oo kalaay xamar oo inta uso baxday maanta dibada aanay usoo bixikarin oocabsi amaanhayso ayaad noo faaninaysa

    • @saadmohamud8787
      @saadmohamud8787 2 года назад +1

      @@ibrahimcali318 who's talking bout xamar, naa dee waad xanusatahay, cawdubilayso

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 2 года назад +3

    Kursi sidaa ma loogu waashaa, I feel sorry shacabka maskaxda laga xaday ee nabadgalyadooda laga ciyaarayo!!!!!

    • @mousesgaming1669
      @mousesgaming1669 2 года назад

      dhiigmiirato tuuga weeye muuse iyo dawladiisu and you are talking like that shame on you😏😏

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 2 года назад +1

    Hadaanu kasoo baxno 4ta degmo ee habar awal degto hargeysi walaahi way rogmani

  • @qadannuur8671
    @qadannuur8671 2 года назад +1

    Sidan waxa laguma hello wadani u fashilmay sorry

  • @cumar4177
    @cumar4177 2 года назад

    Xilka
    Halaga
    Qado
    Way
    Wa
    Lagu
    Dortay
    Mudahadana
    Wan
    Wadaya
    Caqligu
    Ma
    Side
    Adigo
    Sharcidejintiya

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 2 года назад +2

    Xashiishkii Heego ma xishooto ayaa kusoo faylay inay halkan ka hadlaan. Afka ayay idinkaga hadhay caqli iyo cilmi ma haysaan ee muusoo miidhan oo madaxa iyo qalbigaba ka qafilan baa tihiin. Salkiin waa hoog. Internetka ka waasha oo reer ku waasha!

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 2 года назад

    Si wanaagsan ha useexdaan madaxda wadani waa 2 ayaa dhintay 6na waa dhaawac,maxamad kaahin madaxweynaha mustaqbalka waasha

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 года назад

    Siidhi la afuufa waxba kursdjom mayo lakiin waxan la yaabanahay xildhibanada xilla jhaya ee muda.haraadka la socda wax halga Qanto

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 года назад +1

    Muuse ku daa he is on the way out cidina ma rabto macal reerkiisi baan rabin

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад

    Dumar iyo ciyaallllllllll waxba laguna helo

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 года назад

    Waar ninyohow qisaba yaab lehe kan Barkhada maxaa waalay...waar ninyohow iskaga bax waxan waxba kaaga shan iyo toban maahee yaa yidhaa

  • @ishaakismail8874
    @ishaakismail8874 2 года назад

    😂😂😂caruur iyo afar islaamood weeyaaan

  • @sabiriin9848
    @sabiriin9848 2 года назад +1

    Ciyal foqol ciyaal

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 года назад

    Qaarbaa waa rabnaa leh, si fcn udhegeysta.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 года назад

    BALAAYO AMA KAC GUURSO AYAY KU TIRA AMA KA GUUR!
    WAR KA DAYA NIMANKINA DHERGO DHIBATADA SHACABKA DALA DHACAYAA!

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 2 года назад

    Xil/ Baluul Waa Moodheel???

  • @najatahmeed7655
    @najatahmeed7655 2 года назад

    Landet max ku dhacy
    So teet dowlad ahayeen

  • @mohamedosman5579
    @mohamedosman5579 2 года назад +3

    WAR WAXAN DAD MAAHE KULIGOOD TOOGTA
    VIVA SOMALILAND

    • @kahlledidres4401
      @kahlledidres4401 2 года назад +1

      Waa isbedel doon, mudaaharaad samaynay. Adigaa lax ah allaylehe. Af ka noolow orod adigu oo toogo

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 2 года назад

      Mohamed Osman bal hadaad ku dhacdo orodoo toogo waa ragii Gaani iyo Moorgan oo Sigaarka kugu bakhtiiya oo hashteri kaa dhigtay kaa xoreeyey weli kamay suulin Lixle iyo Maxamed Cali iyo Koodbuur iyo Koosaar iyo Axmed Mirre iyo Cabdiraxmaan Tuur oo intuu idiin xoreeyey wadanka aa kabahii kala baxdeen oo Xamar u cararay si aanu dhiigiina u daadin. Waa lays yaqaanaa Arab Sheekh Isaxaaq ayaa la dagaalanteen goobtii dagaalkaa sariiro ku seexateen markaasay Arabna caloolihii waaweynaa idinka dooxdooxeen idinkoo laydhsanaya waa taariikh run ah soo baadh hadaad caruurtahay. Maanta way idiin ahaatay in aad sidaa u hadashaan oo aad shaadhkii dowladnimo ee Garxajis idiin xidhay iyo cashuurtii Garxajis idin siiyey in aad ku laysaan. Ragu waa ragii balan waxaa ah idinka iyo Muuse dhulboobe Muuse daalin Muuse habar Awal kala jebiye Sandalad baabi i ye Muuse wax ma maqle Soomaaliland baabi,iye. Iyo intiina la caqliga ah madaxtooyada ayaa laydiinku soo gelayaa sidii Sirilaanka duli fooqal duli. Bal aan eegno halkay ku danbeyso Soomaaliland. Taariikhdu iyadaa Isa soo celisa

    • @invisiblehand.5125
      @invisiblehand.5125 2 года назад

      Qadaad wayn kalaay toogo ragani waa kuwii dalka xoreeyee .

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 2 года назад

      @@invisiblehand.5125 invisible anigu maan odhan hala toogto dad muwaadiniin ah oo ah kuwii dalkan xoreeyey afkayga maaha ee u dir kan neefka ah magaciisu waa Mohamed Osman waa doqon. Sigaarkii Gaani iyo Moorgan ku bakhtiinayeen ee ay hashteriga ka dhigteen ragii ka xoreeyey ee Koodbuur iyo Koosaar iyo Lixle iyo C/ raxmaan Tuur iyo Ina Mirre iyo qaar kaloo badan ka dhasheen ayuu leeyahay hala toogto. Bal wada toogta Moorgana waa noolyahay Garoowe ayuu joogaa. Maalin dhaweyd ayaan arkaayey iyadoo wareysi laga qaaday. Wuu idiin soo socdaa ha sii seexseexanina sidii dagaalkii iyaga iyo Arab goobtii dagaalka ay ragii habar Awal kuraasi jiif ah ay kuwada leydhsadeen dabeeyana inta loo yimi aayar la dooxdooxay waa taariikh run ah oo aan la dafiri Karin. Imikana shaadhka dowladnimo ee Garxajis u geliyey iyo cashuurtooda ha ku laayaan oo ha ku kibraan. Bal aynu eegno halkay ku danbeyso Soomaaliland intii kalena way ina wada daawanayaan iyo cadowgiiba

  • @rithwanindho2833
    @rithwanindho2833 2 года назад

    Waxkale kamaan fahmine lkn iidii uunbaan xasuustay caruurtu sidhiga afuufi jirtay. . 😁😡

  • @ali-gl1gm
    @ali-gl1gm 2 года назад

    quu qaa dhii maxay ku dambeesay coraray cago barina waxaan maqleynaa kali ayaa leyga diley isha leyga riday xiin baa leyga diley free dadkii la xidhay ciro iyo xirsina curuurtaoodi axeey ax shareable bey ku cabayaan dibada

  • @maxamedmaxamedali2883
    @maxamedmaxamedali2883 2 года назад +3

    Ninka ictiraaf inoo gu ma aan waa muusee

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 2 года назад

    Kkkkk

  • @somaliland6718
    @somaliland6718 2 года назад

    ASKARI AFRIKAAN KHAYR MALAHA

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 2 года назад +1

    Waaa hagaag muuse muuse daaalin

  • @ayaanmuse4395
    @ayaanmuse4395 2 года назад

    Hhhhhhhhhh firbigaa ka shidan tahay

  • @abdirahmanhad
    @abdirahmanhad 2 года назад

    BIXI DAMEER DADKAA KA DAA RASASTAA DHALIIM BIXI DOWN