Warbixin:Hargeysa Iyo Itoobiyaanka Dawarsada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 38

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 года назад

    Waa run wllhi magalada halaga qabto

  • @worldwidefunniesttrip1601
    @worldwidefunniesttrip1601 2 года назад

    Waa run sxp cabdi qaroy waa dhimaato hor le anigu waxan u tagna iyago gadhi xabuub laga rogayo, xadaya o u diraya ciyalka yar yar e ay watan, waliba ku darso malin walba waxa magalada so gala Aad u badan. Waa in ay dowladu Qorshe keenta.

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 2 года назад +2

    Itobiyan kaliya ha eginee ajanibta odhan hala saro suriyanki so qaxay ayaa melkaste dhakhtar ka furtay ma cadankad jeceshihin wayabe carab itobiyan hindi bagistan dalki wala qabsaday adunka qoxontiga xerya lo sameyaa malayin dolar lagu qata taliyaha lanta socdalka shaqadada hadad qabsan wayday is casil

  • @califaaraxcige8200
    @califaaraxcige8200 2 года назад +2

    Hargaysa anagoo oromaa ayaa leh 20sano ayaa ka hadhay xiligan la wareegi lahayn yaana naga saari kara

    • @heliodorberyl9558
      @heliodorberyl9558 2 года назад

      Qshin yahow afkaaga xun kalahar wadan keeyga. Wallaahi wllahay reer harigeisa wa dad miskiin eh o naxaris badan. Dhinaca kkonfurta aad ba la idinkaga necebyay oo walaidn ka wis wisa waxkale iska daaye waxyahow hilibka ceyrinka eh cuno oon waliba anaga aan badnay. In aan hardeisa imaado aan waliba sida qashinka idin xaqaa. Qashin yahow sanka la idka wada heysata oo daki tuugsi aad ku dhibteen bax wadan kiina aada. uufff

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 года назад

      Cali faarax Cige
      somali baatahay ma oromaa Cige la baxda?

    • @abdilahiahmed5278
      @abdilahiahmed5278 2 года назад

      Oromo jacyl ku dishey

  • @ibrahimmuhumed9840
    @ibrahimmuhumed9840 2 года назад

    Asc waa run ee baahi mahaysee daadkaa wadankoodii halaguceliyo sinabagalyo ah

  • @zaciim
    @zaciim 2 года назад

    Aad ban ugu farxay amxaar iyo orom dawarsanaaa inan arko waxaba yaa la siin hala LaaYo sadaqo kuma baxdee👊

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 2 года назад +1

    Inay ina qabsadan ba loo soo diray si ay ugu dhaldhalaan oo xuquuq ugu yeeshaan badaheenana u qabsadaan waa sheeko kale

    • @heliodorberyl9558
      @heliodorberyl9558 2 года назад

      Wll waan kugu raacsanahay. adinka dhalinta eh ee wadanka joogo kadadaala sidi ay wadanka looga musafurin laha. Wa sarkaalo sir doon ah hadey doonan wax og maleh.

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 2 года назад +1

    Dadki masakinta ahaa ee lasacanod ba waydinki ka qixinayay dhulkode maxa ayanibta lugu so dhawaynaya dalka

  • @worldwidefunniesttrip1601
    @worldwidefunniesttrip1601 2 года назад

    Waxay xadàn telephone nada kadibna dalkaba waa laga saraya .waxay u diraan Ethiopia 🇪🇹

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 года назад

    Waxaaba waxa kasii daran sixirka ay inagula jiraan.
    Mid guri u shaqeyn jirtey aya lagu qabtey iyado guriga wax ku aseysa kadib marki lo ha hanjabey waxey sheegtey in SIDA AY KU BALAMEEN OO DHAMAAN somali la sixro inankasto guri ka shaqeysa jimcaha fasax ayey qadata lkn sixir ayey guriga kentaa taso kalifta burburka reerka iyo xanuuno badan

  • @q4_eit
    @q4_eit 2 года назад

    100 indhood yeelo 1 midna cadowgaaga ku eeg 99ka kalana saaxiibkaa 👍 waxaan kayaabayaa in Ethiopia ay xaga kale inaga rogtaba sida aynu uleenahay walaalahayaga Ethiopia

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 года назад +1

    Dadkan UN ta arrintooda ha loo gudbiyo. Dadkan baabuur ha lagu ururiyo oo magaalooyinka debeda ha looga saaro.

  • @khiderijaam1310
    @khiderijaam1310 2 года назад

    muusaa wata oromada iyo xabashida wuxuuna qorey sacad muuse

  • @worldwidefunniesttrip1601
    @worldwidefunniesttrip1601 2 года назад

    Waxa kale o an u tagna inan yar Ethiopian ah. o oday ah waydiyey wagad ka timid ka dib u ku jawabay meel an ka imid ma jirto Hargeisa ayan ku dhashay Hooyàdayna waxay Igu tidhi tan ayad ledahay e waxani waa wali cas waa in si deg deg ah wax loga qabtà.

  • @Ymm12_.
    @Ymm12_. 2 года назад +1

    Cid idinka qapnaysaa ma jirtee laaya oo faashkaa haysaan kurka kaga gooya qaxoonti maahe wadnkay inagu haystaaan qudhunku walipa oramada laaya

  • @heliodorberyl9558
    @heliodorberyl9558 2 года назад

    Waxa lgayaba dadkan aad wada modan in ey tuuksi u imaadeen wexey kala baranoyan wadanka iyo xogkasto uu leyahay lagayaba in ey sarkaalo iyo sirdoonyo ku dhexjiraan. Somaliyey CADAAWAHA is ka ilaaliya. Wll wadanka wa dhaxalkeniye ino dhowra.

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 2 года назад

    Iyaguna waa dad dhibaataysan

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 года назад +2

    Gudin yahay hadaan badhkay kugu jirin I'ma goyseene,reer hargeysi iyagaa jecel itoopiyaanka cidna ha eersanina dalka iyaga ayaa iska leh.

  • @alibouhhassan7368
    @alibouhhassan7368 2 года назад

    Dalkodi ayaa nabada marka sidee usurtobeyssa iney yihin qaxoti war dib iskugu noqda

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 2 года назад

    Umalaan maayo in cid dowlad wax idiin qabaynaaysa inay jirto waayo dowladan mid ujaada maaha ee hadaalina muse bixi idin dhaysanmaayo

  • @ahmedcire9628
    @ahmedcire9628 Год назад

    Laaya

  • @abdisalanismailabdilahi6375
    @abdisalanismailabdilahi6375 2 года назад

    Ethiopian ka dawarsada suuqyada dhulka somalida waa basaasiinta ugu kalista badan dhinac kasta
    Wana tuuga

  • @ilyasismail1865
    @ilyasismail1865 2 года назад

    Waxaan dawlada odhan lahaa waa inay dadkan ajaanibka ah ka qaado talaabo sharciga waafaqsan OO masoo lugeeyaane gawaadhi baa dadkan degmooyinka ku soo daadisa ee gawaadhidaa halaga war hayo meelba meesha ay ka galbeedayso OO ah degmooyinka iyo gobolada halaga celiyo xoogana hala saaro shaqaale imegration ah na hala qoro markaa waa laga baxayaa xuduudahana waa in basaabor l

  • @saidahmed289
    @saidahmed289 2 года назад

    Dameer cabdi Dameer dalka ha laga qabto

  • @nature1747
    @nature1747 2 года назад

    Dhakhtarka hargeysa markey dumarku markey ku dhalaan kama baxaan ilaa warqada dhalashada la siiyo, sida uu sheegay mid ka mid ah dhakhaatiirta cusbutalka hargeysa. Waa maxay ujeedadoodu!

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 года назад +1

    Waa inuu iscasilo taliyaha hayada socdaalku,haddii kale degdeg hawga qabto ajaanibta dalka sharcidarrada ku Soo gelaysa,SHAME U.

  • @nature1747
    @nature1747 2 года назад

    Dadku yaanay lacag siinin, hada ka hor ayey sheekh Aadan siiro iyo shiikhyo kale
    ka hadleen. Dhalinyaradoodu mid walba cumaamad ayuu sitaa
    Mana tukadaan khaarna islaamba ma aha.

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 2 года назад

    Xabshi ayay u badan yihiiin raguna macawis iyo cimaamad qaatan dumarkkoduna ditic waxay ka yimadaan wale barigiii otma aan badanayayn ayay ahaayeen hada magaaladii gidaarkasta ku xaarayaaan

  • @saabirindahir2368
    @saabirindahir2368 2 года назад +1

    Haga qabto oromada suuqa istaagi karaysi tobonbaa kugu soo hagaagaya hadadaa wax iibso tidhaado desi weeyi quduro ayaa laqaa dayaa dharkey xidhanyihiin eeg kuwa qumaamada ku duuban maxay yihiin muwaadinimada daa qad kanoqdoo aynu iska saarno wadanka haloo damqado

  • @umayusuf3185
    @umayusuf3185 2 года назад

    Khaati baan ka taganahy hala raafo
    Say cumamad isku so wada tubeen oy muslim iska dhigayan iyago hday doonan galaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 года назад +1

    OROMADAN iyo AMXAARDA waa irir samaale