“Xisbiga WADDANI weli iskama beri yeelin hadalkii Cabdirisaaq Khaliif" Madaxweyne Biixi.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 17

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y Месяц назад +4

    Ma,carurbuu,ushekaynaya,rag xasanadle,ayaa,uxidhan

  • @asadcali4609
    @asadcali4609 Месяц назад

    😊😊😊

  • @AxmedAadan-f4j
    @AxmedAadan-f4j Месяц назад +1

    DANTA U RUN SHEGTAY WLLHI 😂😂😂 FILM KANA HORAN U DAWANAY SHEEKHOWW😂😂

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 Месяц назад +2

    Kkkkk calacal iga dheh

  • @HRU2100
    @HRU2100 Месяц назад

    HADAAD WARAN CADE IYO REERKIISA HAYSATO HA CABSAN ODEYGAAS WARANCADE WAA NABADII OO LUGA LEH, YARYAR BADAN OO UU TABO BAREYNA WAY HAREER TUBAN YIHIIN.

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg Месяц назад +2

    Kkkkkk de nabada ada ceeldheer ku riday

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil Месяц назад

    22222❤❤❤❤ madaxwayne

  • @ikk8851
    @ikk8851 Месяц назад

    Arintaa canaad nimo iyo ku xumayn adiga lagugu xumaynayo ayaawloo odhan waayay. Sidaan filayo

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Месяц назад

    Muuse munaafaq

  • @YusufMahamed-p3r
    @YusufMahamed-p3r Месяц назад

    Isxaaqaw is cadaya

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Месяц назад +1

      Isaxaaqna maaha waxaani waa far Cabdalle isaxaaq . Cabdalle 99 % waa waddani

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Месяц назад

    WAAR JAAHILYAHOW WADANKA SIDAAN KADAA OO XILDHIBAANKA XASAANADA LEH SIIDAA . BARI HADII QOFKA KAA DANBEEYA MANDHEERA KU DHIGO MAXAAD DAREEMI LAHAYD

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Месяц назад

    Adeer xiligii munaafaqada iyo dadka reer somaaliland badhbaa cadow ah iyo qabiilo la isudiro weydhamaatey nabada kulmiye ayaa cadawku noqdey nadhaaf wadani xilloomadhiibine adigaa dalka Burburiyey adigu ciidankii aadjabisey iyo maxaabiista dhawrka boqola cidii jabisey 1qofna ma usoo xidhey ciidamada adiga iyo janankii maamulayey ayaa loomaxkabadeyn shacabkii hargeysa iyo burca kudhintey eed rasaasta ladhaca kutidhi dadgaara cadaaladey sugayaan

  • @cismaanabdulle1660
    @cismaanabdulle1660 Месяц назад

    Kkkkk xoog igu doorta

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 Месяц назад

    Dhibaato aan kulmiye ahayni ma jirto dawlada adiga xukuma adiga ayaa khiyaameeyey ilaahay umada kaa qabay maxaad kaga tagtay wadanka gaajo aya loo dhintay wax ala wixii danguud ahaa haddi ay guryo tahay jagooyin beero shacabku leeyihiin jidki awdal ilaa jabouti jidkale oo bati ahaa oo qaramada midoobay bixiyey war maydkuu baadhay inkaari ha ku dhacdo

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt Месяц назад

    Kan waa bebale