mar hadii reer hargaysa ay noqdeen faqash u hiiliya kuwa somaliland ka soo horjeeda waa dad Somaliland ku shiraya oo raba in ay burburiyaan somaliland, ilaa goormay reer hargaysa wakiilo u noqdeen dawlada federalka ah ee somalia iyo puntland tani waa ceeb. , Waa in aynu noqono sidii aynu u taageerno shirar nabadeed si kastaba ha ahaatee ma jiraan wax ka soo horjeeda Somaliland
Ninkii ugu dambeeyay ee ka hadlay markii uu soo idlaaday baahinta ayaa si wanagsan u hadlay haa maaha in shirkan lagu qabto Laascaanood waayo waa Somaliland ka soo horjeeda.
xaq umalaha iney gaar ugu tashadaa in SL ay kala qaybqaybiyaa bal adigu mudaaharaad aan silmi ahayn ku kac laabta ayaa lagaa toogan MUCAARADKA AFKOODA HA ISKA HAYSTAAN NINKA 15ka sanadadood inaga maqnaa ee waalidan inoola yimi ee waliba la soo dhoweeyey waa in uu dib isusaxo
Asc. SNM iyo iidoor halaga saaro SSC.
Walhtigii khiyaaligu wuu soo dhamaadey
somaliland waa qabiil hadana donaaye qabiilkale deegaankiisa qaato waa sheeko cad
02:15 wiilkaasi salaadiintii hargaysa ka hanjabaysay isagaa dhaama
Reer hargaysa way doonayan inay sihaystan reer lascano wayab oo yakuna madonayan somali wyn ka simid ahadan cjib labad " reer hargaysa nagadaya marna jifiya banan marna jogaya banan " vivre lascano from .
Way tashadeen
waa inay ismaamulaan hadiikale meel hoose ayaa laga dooni doonaa oo liidnimo ah reer laasacaanood
Maxaa mar hore loo dhaqaaleyn waaye inla wada hadlo waa mihiim lakin xoog in la isku sheegto ma wanaagsana
Reer hargaysa way doonayan inay sihaystan reer lascano wayab oo yakuna madonayan somali wyn ka simid ahadan cjib labad " reer hargaysa nagadaya marna jifiya banan marna jogaya banan " vivre lascano from .
Waa dad wada qayilsan😂 war iskama hayaan
Haaa wa run hn
3:34 kaas kaliya caqli kaleh reer lafo site
Koley Prof Galaydh in badan buu lahaa Somaliland la wada leeyahay baan rabnaa .. waase loo joojin waayey wale .. Jaanis weyn oo Maamulkaas ka lumay buu ahaa Dadkuna Markhaati ka ahaayeen .
SLAND Sool wax horumar ah kuma kordhin. Laascaanood dadkeeda ayaa dhistay...
mar hadii reer hargaysa ay noqdeen faqash u hiiliya kuwa somaliland ka soo horjeeda waa dad Somaliland ku shiraya oo raba in ay burburiyaan somaliland, ilaa goormay reer hargaysa wakiilo u noqdeen dawlada federalka ah ee somalia iyo puntland tani waa ceeb. , Waa in aynu noqono sidii aynu u taageerno shirar nabadeed si kastaba ha ahaatee ma jiraan wax ka soo horjeeda Somaliland
Ms qasab igu raac baa diidnay
Waxaa kasoo baxaya wax dalka iyo dadka u dana
War waxba haiska yeelyelina. Dadkaas. Way tashteene ka dhamaada
Waar Garxajisaw yaan sheekada yaree Suuf-Aloolka ee Isaaq iyo sheekada ilmada yaxaaska ah laydinku beer laxawsan Suuf-Alool waa raggii aynu is garanayno waana xiligii la gumaynlahaa oo waxba inooma kala qarsoona markaa ayaga iyo Dhulbahante isu daaya ciidamada Garxajis ee jooga Soolna carro Garxajis halagu soo celiyo.
Tvgani daantii caqliga qabatay ayuu wareystay
Dadka reer hergeysa waa dad akhlaaaaq leh markaa loo fiiriyo reer burco caay iyo afagaado ayay ku jawaabi lahaayeen hadii intaas yar LA weydiiiyo
xukuumadu may fashilmin been baad sheegeysaa
Isaaq nimo
Ninkii ugu dambeeyay ee ka hadlay markii uu soo idlaaday baahinta ayaa si wanagsan u hadlay haa maaha in shirkan lagu qabto Laascaanood waayo waa Somaliland ka soo horjeeda.
Ssc xagay ku taalaa yaabnaye!
xaq umalaha iney gaar ugu tashadaa in SL ay kala qaybqaybiyaa bal adigu mudaaharaad aan silmi ahayn ku kac laabta ayaa lagaa toogan
MUCAARADKA AFKOODA HA ISKA HAYSTAAN NINKA 15ka sanadadood inaga maqnaa ee waalidan inoola yimi ee waliba la soo dhoweeyey waa in uu dib isusaxo
Waar iska qabta xibigan xun ee wadani isagaa kadanbeeya arinta laascaanoode ,iyo odayada lacagaha, uruurinaya, oo indhaha fura,
Heego hunhunbul badanaa marba cidkale iskadhigbadanaa wadani shuqul kumalaha ee waa macangag nimadii muuse
Niyow horta rerkaan Isaaq miyey hurdaayaan mise wey sarqaan sayihiin yaab waa qabiil dhan khaad wada cunaan 😄😄😄
No one like you
Ncas! Who da hell are you !