84 Jir Mudo Dheer Hargeysa Ku Quudiya Eyda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 40

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 года назад +7

    Ilaahayoow dadkayga sida labadaa-qof ka wada dhig, si ay ugu gar-gaaraan xayawaanadaa ma-yeedhaanka ah ee ku dhibaataysan magaalooyinka ama bisad ha noqoto, ama eey ha noqdo, ama dameero ha noqdaan iyo iwm. Asc

  • @abdirahmansalah642
    @abdirahmansalah642 2 года назад +1

    Mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah jasaka laah khayr

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 2 года назад +2

    Jazakalahu kheyr adeero. Intaa aad quudusay ayuu Rabbi noogu naxariisanayaa. Dadkeygoow kaga dayda samafalka odaygaa adeerkeen

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 года назад +4

    Mansha Allahu waa dad kheyr allah la magey

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 2 года назад +2

    Mansha alaha naxriistu waa hadyada ilaahy bixiyo isaagan ilaahy jaanada ha geeyo 🤲🤲🤲☝️☝️☝️

  • @somaliland6718
    @somaliland6718 2 года назад +3

    Maansha Allah if iyo Aakhiroba khayr buu shaqeystay

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 2 года назад +1

    Alow cimiri dheer cafimaad qaba ku sii adiga iyo gabadhas alaah ha idin dhowro amin

  • @Twa917
    @Twa917 2 года назад +1

    Mansha alahah edeer afka bar oo lahadala eydu way fahan badan yihiine

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 2 года назад +1

    Alle wax khayr leh ha idin siiyo

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 года назад +1

    Masha allaaah hanbalyo hanbalyo waa wax lagu daydo

  • @optimisticman1203
    @optimisticman1203 2 года назад +1

    Mashaa Allah

  • @abdirisaaksuldaan6034
    @abdirisaaksuldaan6034 2 года назад +2

    Abaalkiinu waa jano insha Allaah

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 2 года назад +1

    Mansha allah alle had in xafiido

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 2 года назад

    Ilahay aabo hakuunaxariisto wa qof aad ufiicn ilahayna garansiiyaya dadkeena wabaylaayan xayawanka wxy siiyan daaye hadii angaranlahayn xayawankan eeyga wxbadanba kujira oo ankafaaidikarna hadii an tababarno wa xayawaan caqllibadan ciidanku inay tababartaan aad bay ucaawinlahayeen hadii ayfahmayan

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 года назад +1

    Ilaahay adeero adiga iyo inantaba janatul fardawsa hageeyo waa wax yaabaha janada lagu galo inaad quudiso xawayaan baqtiyaya Waan xasuustaa waala layn jirey ayda umadaha kale ilaa dhakhaatiir gaara ayay usameyen xawayanka oo dhan
    Inaga oo muslim ahina gaajaynu kudiley naxariis uma galno dawladu hala wareegto oo goobo lagu quudiyo haloo sameeyo
    Ogaada cidii unaxariisata rabi wuu u naxariisan

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 Год назад

    Alle jantul firdowsa ha geliyo
    Aamin Yaa Rabbi

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 года назад +1

    Ma sha all🌹👍💋

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 года назад

    Ajar iyo khayr Ala ha idin ka siiyo Aamii

  • @ashafardosa7135
    @ashafardosa7135 2 года назад +2

    Allah ha jazaa mariyo

  • @mustafemohamed1760
    @mustafemohamed1760 2 года назад

    Allah idinkana ha idiin naxariisto

  • @mustafe2068
    @mustafe2068 2 года назад

    Ilaahay ha kaa abaal mariyo, Ajarkiisa Ilaahay ayaad ku leedihiin, MashaAllah.

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 года назад

    ale ha idin barakeyo

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 2 года назад

    Shaqo wanaagsan insha allah
    Janaad ku helaysaan

  • @kaltuuncali6592
    @kaltuuncali6592 2 года назад

    Mashalaha في كل كبد رطبة أجر

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx 2 года назад +1

    Wa kuwa dadka , wanagsan , ee ALLAH , UU NAXARISAN DOONO , MAYEE " CULUMODI " ??

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 2 года назад +1

    War niinka udayga ah iyo ciidankava waxan odhanlahaa eeyda kala sooca oo eegana melgeya oo tababara oo kaa faiideya wax badan bu qaban karaa sida xashiishada iyo hoobkaba

  • @munasarawali7151
    @munasarawali7151 2 года назад

    waa mayeeraan. haddii biyo lawaraabiyo. haddii wax lasiiyo intaba alle ayaa abaal marintooda kuu og illaahayow hanagu cadaabin xayaanka mayeeraankaa

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 2 года назад

    Somaliland viiva isaaaq viiva isaaaq farmo guuuuuuuuul

  • @malyounmohamed4398
    @malyounmohamed4398 2 года назад

    Ihay ayaa inagu eegaya bahaayinkan waa in gaajada laga ilaaliyà

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 года назад

    Xanaano iyo daryeel ayey u baahan yihiin

  • @deruqdice2075
    @deruqdice2075 2 года назад

    Lipaax ilhay jandaa ha ku geeyo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 года назад

    waa ehlu jano !!!!!!!!

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 2 года назад

    Shaqadii samatar farah maygaag sawtan lala wareegay

    • @safiya0986
      @safiya0986 2 года назад +1

      Ma cid gaaray u xidhan tahay..... ( beer kasta oo qoyan qofkii quudiya ajar baa u sugnaaday) xathiis nabigeena ka sugnaaday scw

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 года назад

    Aakhro cumri ayaa Askari yahay adeer iska fadhiiso oo ayda wax sii

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 2 года назад +2

    Masha Allah

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 2 года назад +2

    Masha Allah

    • @sakariyecumar1892
      @sakariyecumar1892 2 года назад

      Ku dhaqanka diinta iyo naxariistu waa inta qabriga kahoreysa