FARTUUN BALBALAARKA WAXAY NASIINEYSAA HADDIYAD | Qosolka Adduunka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • #arimaheena #fartuunbalbalaarka
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    182,337 subscribers

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena  5 лет назад +1101

    Fankseyga waa Familkeyga

  • @fandhuuxmedia2189
    @fandhuuxmedia2189 5 лет назад +335

    Hoyada mcn Hada jecshhy dheh
    1:allah xifdiyo
    2:allah cafiyo
    3;allah janada ka warabiyo
    Wll like isaar hda subscribe isaartana ilahey waxa jecshhy Isla hada haku siiyo insha allah😍

    • @xamdicalasow1958
      @xamdicalasow1958 5 лет назад +1

      Kusaray

    • @abdiwaxidshekhcumar9763
      @abdiwaxidshekhcumar9763 5 лет назад +1

      Iga raali agaw wll lkn waxey ku qurux badnanlaheyd magaca ciwankaga in aad ka dhigato somali waayo qofka aad wax u shegeyso wa somali biri marku ku soo radiyo ciwankaga wey u sahlanthy lkn Engalis waa culeys sorry

    • @fandhuuxmedia2189
      @fandhuuxmedia2189 5 лет назад

      @@abdiwaxidshekhcumar9763 ok

  • @mohamedkifli5793
    @mohamedkifli5793 5 лет назад +747

    Intee Asad iyo arimahena jcle like ha iladhafin 👇👇

    • @lawlietasf508
      @lawlietasf508 5 лет назад +1

      Qalbiga ayaa laga jeclaada ee lake laga ma jeclaado

    • @mrrooyofficial8473
      @mrrooyofficial8473 5 лет назад +1

      Masha Allah walaaleheyga waad mahadsantihin

    • @mrrooyofficial8473
      @mrrooyofficial8473 5 лет назад

      Arimaheena asad numberkiisa makaa heli karaa

    • @najmamohamed2856
      @najmamohamed2856 5 лет назад

      Mohaned kifli wllo 3 wiil way iizamyihiin ani ahaan
      Ee hakala reepin ado mahadzan🙏

    • @mohamedkifli5793
      @mohamedkifli5793 5 лет назад

      Najma Mohamed makufhmin👍

  • @faaiidochannel
    @faaiidochannel 5 лет назад +5

    Wan necebahy dadka nabiga scw iyo Quranka like ku radinaya Oo Ann Qiimo lahayn zubxanak.

  • @feysalxawaazi2505
    @feysalxawaazi2505 5 лет назад +600

    Inta igula raacsan inoo asad arooso
    Insha Allah mustaqbalka like saar

  • @mohamedfarhaanmohamed8625
    @mohamedfarhaanmohamed8625 5 лет назад +22

    Never give up Asad one day one time you will be fine God bless you my brother 😭😭😭😭😭

  • @armaan4183
    @armaan4183 5 лет назад +365

    Inta Ayagoo Videoga Dawanayo Hadana Commentiga Aqrineeso Like isar

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 5 лет назад +97

    Soomaalinimda ha sareyso " mar walba
    " Somalia is Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maankaabchannel6364
      @maankaabchannel6364 5 лет назад

      Hadhacdo

    • @iamaworrier3649
      @iamaworrier3649 5 лет назад +1

      @@maankaabchannel6364 aamuus Ina gummed in gumed dhalay Shut up your mouth garac liita

    • @maankaabchannel6364
      @maankaabchannel6364 5 лет назад

      @@iamaworrier3649 adaa ina gumeeda xoolayohow soomaali riyo uun ah kudaba daashaye adeer soomaali 1991kii bay dhimatey dibna usoo noolaan mayso. Samir iyo Iimaan.

    • @iamaworrier3649
      @iamaworrier3649 5 лет назад +2

      @@maankaabchannel6364 aamus oromo iyo kukuuyo iskaga dhashay" luqada Somaliga inoo dhig Ina gumed in gumed dhalay

    • @maankaabchannel6364
      @maankaabchannel6364 5 лет назад

      @@iamaworrier3649 luuqada soomaaliga aduu dhig adaa reer xamaree luuqad soomaali shaqo kuma lihide

  • @jowharadlamoodye9835
    @jowharadlamoodye9835 5 лет назад +218

    Balbalarka hadalkeed ku qosla runtiiii😂😂inta illaa mid ah like you💋👍👍👍

  • @ayuubking7835
    @ayuubking7835 5 лет назад +33

    Macha alllah Dhamaantin allaha idin Xifdiyo Asad arimaheena. Iyo Abdilahi Hagio oo ah shaqsi Aad u wanaagsan Dushiisa ayuu wanaagiisu ka muuqdaa walhi macha allah

  • @abdirashidfarhan9826
    @abdirashidfarhan9826 5 лет назад +358

    Arimaheena asad hagio like saar inta taageerto

  • @quruxdumarchannel
    @quruxdumarchannel 5 лет назад +151

    Waxan ahay youtuber waxan soogaliya:
    ✅ isqurxinta
    ✅vlogs
    ✅caafimaad.
    Plz subscribe saar

  • @saidgutale5804
    @saidgutale5804 5 лет назад +301

    Waligey 10like ma helin allan idinku dhaariye like isaara Sxbayal😭😭

    • @warsanalichannel9543
      @warsanalichannel9543 5 лет назад

      like wan kusaray subscribe isaara mahadsanid

    • @apudykareim5444
      @apudykareim5444 5 лет назад

      Tuugsi like uguh jirta bisinke

    • @zakariyeshantahaad3919
      @zakariyeshantahaad3919 5 лет назад +1

      Like muxuu gu soo gordhina sxbow

    • @umuahmed4853
      @umuahmed4853 5 лет назад +2

      Asad waxan ilahay uga baryaa in uu ilahay in u usoceliyo luguhiisa insha ah😭😭😭

    • @ashwaaqmohamed6486
      @ashwaaqmohamed6486 5 лет назад

      Ka badan aaba heshay say allxmdullh 100 lik xabad kuuma tareyso

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 5 лет назад +28

    Abdullahi hagio waa qof aad qaali u ah Allah ha barakeeyo ❤❤❤dhamaantiin family hagio ilahay ha idin barakeeyo walalo is jecel

  • @beerdilaacsheproduction8784
    @beerdilaacsheproduction8784 5 лет назад +13

    TVga A=arimahena laga soo gaabiyay hadaad ufahantay like iisaar kk

  • @ishqiharuun6787
    @ishqiharuun6787 5 лет назад +19

    3 hagio brotherss❤❤❤ keep going wax waliba wad u qalanta

  • @sowdosiman2835
    @sowdosiman2835 5 лет назад +26

    Arimaheena 1 fans ku ahy one love keep going bro ❤️

  • @hotmaxhotlex3035
    @hotmaxhotlex3035 5 лет назад +41

    Reer Hagio markaaaat faraxsantihiiin farxaaaaa allah ha isku kiin daaayo❤️😍💯🌍🎊

  • @anzalabdirahman2487
    @anzalabdirahman2487 5 лет назад +102

    Abdullahi hagio haloo guuriyo❤️😂waa daalay wlh maskin😢siduu idin ku dadaalaaye❤️ meel qeyr qabto wlh dhamantin wa idin jeclahy

    • @mohaaade17
      @mohaaade17 5 лет назад

      Abdulaahi hagio xaas iyo caruurba wuu lee yahay

    • @umusaidsalmansaid5828
      @umusaidsalmansaid5828 5 лет назад +1

      Abyo caruur uuu leyhy bee gbr uu dhaly oo yr arimahena la sawirna

    • @mohaabdulahi9814
      @mohaabdulahi9814 5 лет назад +3

      Abdullaahi hagio inuu xaas la.aan yahay ilama ahan haduu leeyahay allah amaansado dhamaantod
      Hadu haysanin allah u sahlo

    • @hienzepoi3534
      @hienzepoi3534 5 лет назад +1

      Wiil iyo gabar vlogii hore fiirso

    • @kiinabuukar6857
      @kiinabuukar6857 5 лет назад +1

      Abdulahi xaas ayow leyahay wll

  • @xuriyo8532
    @xuriyo8532 5 лет назад

    ASAD XAJIYOW boqolaal somaliyeed ayaad qalbiyadooda so wada jitay shaqsi aad lo wada jecelyahay Aya tahay ALLAH farxada Haku siyadiyo wax walba oo hamigaga ahna ALLAH ku sahlo walalkeey wajigaga markii LA arko ayadba dadka farax gelisa qalbiga iyo afkaba Waka duceyna c. Lahi XAJIYOW
    Arimaheena
    ASAD XAJIYOW
    ADUNKA INTAAD KU NOSHIHIIN ALLAH HA IDINKA DHIGO WALALO I JECEL ISKU DUBAN FARXADNA ALLAH HA IDIIN SIYADIYO
    ASAD XAJIYOW 🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qaskaboyy9111
    @qaskaboyy9111 5 лет назад +120

    INTA JECEL NABIGEENA SCW JECEL LIKE IZAAR PLEAZ 🙏🙏🙏👍👍👋👋❤

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 5 лет назад +5

    ليس منا من لم يرحم صغيرنا ويعرف حق كبيرنا..❤❤❤..عبدالله, عمر , اسد ❤❤❤اخوه الله يباكم اخواتي

  • @manoalihassan6630
    @manoalihassan6630 5 лет назад +3

    Asad Joog Cabdullahi Midabkiisa La Sheegay Midibkiisana Waa Masha Allah.. Fartuun Ma Caytamin Wey kaftameysay. Salaan Qiimo Badan Reer Hagio

  • @anisaabdihusein6699
    @anisaabdihusein6699 5 лет назад

    C/hi Hagio si kasto uu midabkiisa madow yahay waxaan aamin sanahay in uu qalbiga ka cadyahay
    Cidna abaalkiisa ma gudi kareso ee alle ha ka abaal mariyo wax kasta uu u qabtay wllks Asad🤲🤲🤲🤲🤲

  • @morrigamer3419
    @morrigamer3419 5 лет назад +37

    If u love Arimahena nd Asad make this blue👇👇

  • @Samira-js2gm
    @Samira-js2gm 5 лет назад

    Hore usocda dhalinyarada somaliyeed meeshay qabyaalad ku mashquli lahayeen wax ka fiican bad ka haysaan hore usocda laascaanood iyo dalkii ban idinka soo salaamaya 💕

  • @Iskufilanchannel
    @Iskufilanchannel 5 лет назад +5

    Masha Allah inta sadaxdaan walal ila jeceyl like ta ha ila dhaafin👍

  • @iqradagninamohamed189
    @iqradagninamohamed189 5 лет назад

    Maasha allaah walaalaheey alle ha idin dhowro asad xajiyow waxaan alle kaaga baryaa cumrigaaga inta ka dhiman inaad ku nolaato caafimad taam ah iyo farxad waarto nolosha kuma ciisho abowe inshaa allaah adiga iyo walalahaabo inshaa allaah from saudia Arabia

  • @maxamedcali2323
    @maxamedcali2323 5 лет назад +70

    Hadaad ku Faraxsan tahay 3 Wll Ee Reer Hagio Hormarkooda #LIKE #SAAR

  • @ruqiaali9809
    @ruqiaali9809 5 лет назад

    Masha allaah aad waxan ugu farxaa farxadda asad iyo walaalihii sida fiican ay walaal tinimada uyaqaaniin ay u kaal meeyaan .
    Waxan ka xumahay dadka fcbook iyo sooshiyal miidyaha la waree gaya inay asad ma gaciisa wax ku doo naan ee beejajka nagu wareeriyay ama ay ka dhigaan qof aan farax sanayn .
    Wll allaah farxadda iyo caafimadkaba ha kuu siyaadiyo

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 5 лет назад +9

    Wlh arimaheena iyo asad io dhamaan reer hagio waa dad xushmad bdn idin jeclhy walalahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gangpoi4287
    @gangpoi4287 5 лет назад +15

    Masha Allah walaalo is jecel ❤
    Allah ha Idin xafido

  • @saraibrahim7901
    @saraibrahim7901 5 лет назад +27

    Weligey hal like ma helin😭😭😭🥵❤️ maanta adiga isoo fiirinioyo ii bilaaw😂

  • @khalidismail7441
    @khalidismail7441 5 лет назад +2

    Illaah amarkiis waxeyba igu baxdaa asad io arimaheena waa dad funy ah m.a allaha idin xafido reer Hagio ✋❤️✅

  • @anzalabdirahman2487
    @anzalabdirahman2487 5 лет назад +15

    Kkkkkkkkk kkkk arimaheena dadkan wakugu soo yaaceen wlh♥️♥️😂 waxatahy anagaa kuu og bro❤️ dad badan baad macalin utahy wlh

  • @xaawocanab408
    @xaawocanab408 5 лет назад +1

    M.a asxaby madow ceeb maahan waa midabka igu fiican wad ogtihiin kacbada waa madowdahay waana lajecelyhy 🤙karfantana way cadahay waana laga Cabsadaaa sabab xasuusnaada intaa noshihiin taaas asxaby walal xaajiyow m.a waa nin farxaani ah balse hadalkaas Jawad waa kadhibi kara lkn cafis ayuu kadal baday🙏🙏🙏wwwwwwww m.a walal 🤙

  • @zuheybofficial5754
    @zuheybofficial5754 5 лет назад +37

    Aabaha Editinka inuu YahaY arimahena Ma izku RaacnaY ❤

  • @nasriinhassan3156
    @nasriinhassan3156 5 лет назад +1

    Asc wn idi salaamey dhamaantii wallaha is jecel alle ha idin xiftiyo gaar ahaan wxaan la hadlayaa asad qurux asad qiime badne wxaana jeclahy inaad aqrisato qoraalkeygaan uuna ku soo gaarsiiyo arimaheena wxaan kula dareemey dhibka kugu dhacey waana ka xumaadey mam waayo wxaan ahey hooyo dareemi karto dhibkaaga ku samir alle kuwa sabra ayaa Aaqiro liibaaney ayaa eebe yiri mam wxan kugu dhiiri galin lahaa inaad sameysato lamaane waayo madhameystirna nololshu inta aad kali tahy waana kuu soo duceenayaa ina hamigaaga alle kuu Aqbalo aad ayaana idiin salaamayaa ilmo hajiyow

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 лет назад +29

    Asad & Arimaheena❤💯

  • @mohamedhusseinabdullahi3740
    @mohamedhusseinabdullahi3740 5 лет назад +6

    Asad Hagio bro markasta murug aya ka muqato Farxad Muuji Bro Malin Un lugahaga wa ku socon doonto😍❣

  • @sacadkeeyo3269
    @sacadkeeyo3269 5 лет назад +42

    Arimaheena aduun kugi ducayn maayee akhiro halkii roon alle ha ku geeyo zxp adigiyo asadba

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 5 лет назад +8

      ducada udhameestir sxb , labadaba waa leeys kuugu duceeyaa aduun iyo aaqiro, maxaa yeelay aduunka qofka wuxuu ubaahanyahay wadada toosan ee hanuunka ah, farxad camal wanaagsan, oowlaad baari ah , aaqirana jano. marka waa sidaas iskuugu dhameestir dhamaan walaalahaaga.

    • @sacadkeeyo3269
      @sacadkeeyo3269 5 лет назад +3

      Haa zxp lkn natiijada hadii ay wanaagsan tahay camalka uu aduunka qabto ayuu janada ku tagayaa markaa dunidu waa dhamaato akhirana halkii roon waa jano zxp hadii aan akhiro meel khayr qabta u rajeeyay kolay camalka aduuna waa mid wanagsan

    • @drsmunagaiye7773
      @drsmunagaiye7773 5 лет назад

      Masha Allah Alle Haa Idinbarakeyo

  • @xamdahikmo1069
    @xamdahikmo1069 5 лет назад

    Asad hegio ilahy lugahaaga haku zo celiyo wlhi markazta oon tukado wn ku duceeya wlhi wxd inoqotay qof aan dhiiri galin ka dhigto abdilahi hegio wll sharfan weye arimaheena dhamtiin farxad ku noloda❤❤❤❤❤

  • @abdibaasidomarsheikh4456
    @abdibaasidomarsheikh4456 5 лет назад +7

    DHL xamar wee ku taala gaar ahaan isgoyska km4 ayeey ku taalla arimahena Keep going

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 5 лет назад

    Wlhi markn dawado anigo xanaqsanhy wan iska frxa wilashan walalaha ah
    Mshallh wa wilal ad isku jcl adna uqalbi fcn allha idin dhowra aduun iyo aqiro 🤲🤲
    Waligiina sidan udholacadeya una wadajira frxd warta🤲 🤲😍😍😍
    Mardhow master malesiyo bn rajeynaya hduu alla isurta galsho
    Ana hdiyad qalbiga kaso goday ban idin ken wana jclhy wlhi even hdi isurtagalin wan idin so dhiwa inshallh 🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏

  • @axmedsahal8227
    @axmedsahal8227 5 лет назад +14

    inta balbalaarka taageersan like saar🖒😃😃😃😃

  • @umunashaad3219
    @umunashaad3219 5 лет назад +11

    Asadkena caashaqa fartuun waa gabar qalbi fcn Masha Allah

  • @bintumuslimahchannel8703
    @bintumuslimahchannel8703 5 лет назад +8

    Asad hajio ilhy lugahaga haku so celiyo marka tukado wn ku duceya insha Allah ilhy cagahagi haku so celiyo aaaamin ya rabi

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 лет назад +1

    Caawa hadal maleh waxaan in badan salaam iyo duco u diray Asad iyo ArimaHeena lkn Caawa waxaan si kal iyo Laaba u samaalayaa una leeyay Allaah haku sharfo Wllky Iga wayn Abdillahi Hagio 👍
    Wan ku qoslaa inankaa waayo camerada kama helo inta badan😂🙏

  • @mohamedamiin6316
    @mohamedamiin6316 5 лет назад +7

    inta nabiga mohamed scw jecel like iisara

    • @lilwarya
      @lilwarya 5 лет назад

      Mohamed Amiin Subscribe isaar wll

  • @hanirapper6147
    @hanirapper6147 5 лет назад +1

    Ana ka mid ah dad ka aad aqoonin oo niyada kaga duceyo 🙏

  • @suhuurbashiir5903
    @suhuurbashiir5903 5 лет назад +18

    Qofku Haduu wangzan yahy umada dhan baa jeclanyza wiilal wngsan baa tiHin Abdulaahi Arimhena iyo Asad ilahy ha idin amaansado👏👏😍

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 5 лет назад

      wagagacc

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 5 лет назад

      Arimeheena abdulahi maa la dhahaa?!!!

    • @deymaluuldagan5130
      @deymaluuldagan5130 5 лет назад

      @@somalitv9331 asad hajiyow wiilka ka weyn aya la dhaha abdulahi hajiyow arimahena ma ahan sister

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 5 лет назад

      @@deymaluuldagan5130 haa sax markan vedioga dhamysty ban grty arimeheena intaas daawan jiray magicisa ma aqaan

  • @fartuunshabdullahi6445
    @fartuunshabdullahi6445 5 лет назад

    Arimahena asad iyo walalka kale dhamantiin wad salamantihin asad si qaas oo qalbi ayan kugu duceya abowe illahey hakuso lugahaga inad dib ugu socoto wana rajeynaya taas iney dhaceyso insh.allah

  • @abdisalanaden1703
    @abdisalanaden1703 5 лет назад +13

    Arrimaheena keep going bro qofka kaliya aan taageero thy
    Dadka waxey igu wacaan arimaheena
    Waan ku taageeraha bro keep going love u all reer Hagio Family
    ❤❤❤❤

  • @razaanmmm3559
    @razaanmmm3559 5 лет назад +1

    full respect dhamantiin lkn wlhi sigooniya ayuu abdlahi iiga mudanyahay xushmad walalku dayasho mudun wayey mashallah ♥♥♥💞💞💓

  • @qabwalamqurtubqurtub6305
    @qabwalamqurtubqurtub6305 5 лет назад +4

    Maashaa Allaah Allaha idiin xafido
    Wiilasheyda
    Waxaan idiin diyaariyey filim yar aniga iyo ardayda dugsiga oo aad u yaryar waxay taageereen Arimaheena xagee idiin dhigaa aderees ii sheega

  • @hamdaliza9067
    @hamdaliza9067 5 лет назад

    Wllhi aad ban idin jeclhy Asad iyo arimahena iyo abdullahi
    Video yada 2diina tihiin aad ban ugu jeclahy noso baddiya wll
    Micnaha wllnimadan idinka baranaa❤❤❤

  • @fartuunmohamed6723
    @fartuunmohamed6723 5 лет назад +6

    Asad aboowe alaah waxaan kaaga baryaa caafimaad tamaam ,eh inshaa alaah

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 5 лет назад

    Masha allaah runti mar waliba iyo markasta qalbigan kaaga duceyaa asad c/lhi iyo arimaheena wxd nabarteen naxariista wlltinimo

  • @somali7378
    @somali7378 5 лет назад +7

    Hagio Family I wish You All Happiness And Health❤️ 💯💕
    Asad Bro Allaha Waxaan Ku Rajaynaa Cafimaad Iyo Farxad Insha Allah 💯💯💯💯💯 💯

  • @faizahaashi3042
    @faizahaashi3042 5 лет назад

    waaaa ku jeclahay abowe asad Allaah haku siyo wax walbo oo admata ubahantahay walala garabka tagana allaah ha xifdiyo qalbigaa kaga duceya🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @anzalabdirahman2487
    @anzalabdirahman2487 5 лет назад +11

    Our fmily♥️ arimaheena asad hagio allha idin xafido wlh aadbD ii madadaalisaan❤️❤️

  • @sucdiofficial8935
    @sucdiofficial8935 5 лет назад

    Man shaa Allah waa markii iguhoreysaay a kabixiyoo comment RUclips lkn waan firsadhaa AsadHagio iyo Arimahena keep Going walalayal faarxadinaa waa farxadeynaa💕💕💕💕💕💕💕

  • @k_y07
    @k_y07 5 лет назад +4

    ( A) + ( A ) + ( A ) SALLAMULLAAH 👋
    Edit ... WALAALO IS JACEYL ❤️
    MASHALLAH, IL IBNA‘ADAM ILLAAH
    HA NIIGA HAAYO MY LOVELY BROTHERS 😊

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 5 лет назад

    M.A Arimaheena: Iyo wxaa jiro Dad bdn oo aadn Aqoonin oo si niyad kuugu duceeyo Ani Kuwaas Ayaan Ku Jiraa Bro👏👏👏👏

  • @baadal3038
    @baadal3038 5 лет назад +15

    Asad hagio walhi tacbaan oo kuu galiye 🤣🤣reer Hagio keep going

  • @qadancisman4791
    @qadancisman4791 5 лет назад

    Nazabak asad iyo arimaheena allahy hiidin shrfo wlo wlahya warkastaa waan idiin xiiseeya mnshlahy nolow wlo mcn😍😍😍💓💓😍😍💗💗😍😍💗💗😍💗😍💗😍💗😍😍💗😍💗😍💗😍💗💗😍😘💗😘💗😘💗😘💗😘💗❤❤❤❤

  • @warsanmedia7072
    @warsanmedia7072 5 лет назад +65

    HADII AAD MALAWAX CUNEYSID LIKE IISAAR 😁😁

  • @nihaal1434
    @nihaal1434 5 лет назад

    Walhi aniga ka mida Aboowe Allh ku cafiyo walaala hagan allh ku dhafow maalin ayaa dhici doonto ina aan kula kulam hadow Allh idmo waxan ahay walaalasha soomaliyed Allh dartis ayaan ku jeclahy ♥️♥️♥️

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 5 лет назад +43

    Balbalaarka become fomous wlh🙄😂

    • @xawoluul4061
      @xawoluul4061 5 лет назад +1

      Wllkey asad dar alle ayaan kugu duceeyaa intii kugarab istaagtey allha dhowro

  • @nimcohonesty4817
    @nimcohonesty4817 5 лет назад

    Marki eey dadka jacel ku mujiyan waxaad dareme farxad 🙏🏾❤️

  • @asliali2126
    @asliali2126 5 лет назад +3

    Masha allah masha allah hore u socda walaaalo qaali igu ah ♥️

  • @samiiraahmed2391
    @samiiraahmed2391 5 лет назад +1

    Wiilkaan Asad ah aad bn uga naxay waxa ku dhacay Walaal Allah hakuu soo celiyo Lixaadkaaga

  • @nimcoabdilaahi9729
    @nimcoabdilaahi9729 5 лет назад +35

    Love u ❤️ Asad hagio allaha ino kadayo

  • @nagaadahmed4331
    @nagaadahmed4331 5 лет назад

    Masha allaha waa gabdh qalbi fiican Fartuun balbalaarka
    Asad iyo Arimaheena horomar baan idiin Rajaynayaa wll guul iyo gobonimo

  • @bintkismayokitchen34
    @bintkismayokitchen34 5 лет назад +30

    masha allah 💕💕💕

  • @sadiaabdulle7127
    @sadiaabdulle7127 5 лет назад

    Mashaa allaah reer xajioo waan idin taageera waxaa tihiin walaalo ku dayasho mudan Mashallah hooyadii idin dhashey tarbiyo fiican bey idin soo siisey mashaa allaah

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 5 лет назад +10

    Mansha allaah tabarakallaah u dhaha walalihiin

  • @mohamedosman670
    @mohamedosman670 5 лет назад

    Arimehena bro qoralku xoga wuxu u egyahay yasitan wxan ka wada adkuso qoratay wa ganr walsha ah way idin sin kadha hadiyad fartun iydo qosol an lahayn tnk wa idnsalamay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 лет назад +7

    Masha'Allah Family Hagio Triple A dar Alle idin jeclahy Alle ha idin xifdiyo My brother's ❤

  • @zainabhassan20112
    @zainabhassan20112 5 лет назад

    Asc asad hagio iyo Arimaheena C/laahi hagio ayaamahaan waan idinwaayey xagee aden alaha idin xafido Cafimad iigu noolada inshaa alaah asad waad socon doontaa inshaa alaah waadna arooridon taa inshaa alaah 💘💘💘💘💘

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 5 лет назад +10

    Inta salada isha tukatay like dhac

  • @barrelyrics3811
    @barrelyrics3811 5 лет назад

    Arimahena vs Asad walahi sxb dar illahay baa nii jecelahay farxad igu nolada I believe you 💯💯💯

  • @deeqocalimoha6253
    @deeqocalimoha6253 5 лет назад +28

    Abowe asad tinta isla simo wll qaali sidaas kuqurux badan tahay ❤❤❤❤❤

  • @xafsoosman1277
    @xafsoosman1277 5 лет назад

    Asda hagio arimahen Abdullahi mansha Allaha walaltinimadin adan u jclhy ina idin la kulman adan u jclhy illahay haa idin xafido asda abowe waqti kasto salad tukdo waan ku ducey wllhi malin ado lugahag ku socot ina arko

  • @akhyaar11
    @akhyaar11 5 лет назад +6

    Best editor man keep going

  • @akramrafiidcade7097
    @akramrafiidcade7097 5 лет назад

    M.a allah nii xafido abid wlla is jcl ifka sama ku jooga sida aniga wlhi si niyad ah ayaa ugu soo doceeyi allah waxba lama ahan inuu ku soo celiyo xubnahaada wan idin jclhy wlhi walaheyga cml ayaa tihiin ❤❤❤

  • @qaalid2020
    @qaalid2020 5 лет назад +3

    Wllahi Abdullahi Hagio Waa Walal qof walba uu ku riyoodo inuu helo MashaALLAH Alle Haidin Xafido dhamaantiin

  • @moustaphetafo6722
    @moustaphetafo6722 5 лет назад +1

    Inta ila aragtay inuu AZAD HAGIO gadhii kii Soo yareeya oo uu zooqoray mahan like ku kazbeeya
    👇

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 5 лет назад +3

    Walal ased wlh aaadban u jeclahy mar un inad lugahaga Ku istagto Allah haku cafiyo walal qali

  • @shaafiyusuf1132
    @shaafiyusuf1132 5 лет назад

    AZxaPta arimaheena waxan soo gelin dona
    1:Vlogs
    2: prankz
    3: FalaqaYn
    Marka HalaYso dhaweyo Horumarkiinu waa Horumarkayga 💯🌷🖑

  • @saciidabdimahamed3658
    @saciidabdimahamed3658 5 лет назад +13

    Team Arimahena like isaar

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 5 лет назад

    Lakiin markasto waxaan isweydiya asad iyo Abdullahi waa isku ekyihiin arimaheena ma u ekit adiga waxaan isdhaha talo isku hooyo leemiya mase waasookorsadeen aniga waxaan kamit ahay xaajiyow family your fans for long time hajiyo boys please jawaab inshaAllah.??? No hard feeling arimaheena 😎

  • @abdullahimohamed9297
    @abdullahimohamed9297 5 лет назад +19

    10:41 Asad kulaha adigaba we kugu shubtee ugu shub balamiska sifican u taqanaa 🤣🤣🤣🤣

  • @ifrahabdi3986
    @ifrahabdi3986 5 лет назад +1

    MAASHA ALLAH guulayata walaleyaal Asad adiga Ilaahay hakuu qadaro inaad Cagahaaga ku istaagtid

  • @apdiladiifhassan2977
    @apdiladiifhassan2977 5 лет назад +5

    Gaarsu arimaheen
    Balbalaarku kamey xizhoon😍😍

  • @deeqojamacfarah4916
    @deeqojamacfarah4916 5 лет назад

    Arimaheenow caawa balbalaarka kuso afjartay niyow hhhh inshallah wxn KU rajaynaynaa mid baariyada inaad heshid inshallah arimaheena wllky qllia guuulayso runti aad ban idn jecelahy adiga iyo asad xajiyowba sharaf iyo karaamo korkina ha ahaato walaalo nagu qaalia❤💝💓❤💓❤💓💋❤💋💓❤💋💝💋❤💓💋❤💓💝

  • @aweysjaakatinho5986
    @aweysjaakatinho5986 5 лет назад +7

    DHL xamar ka furanthy wliba km4 eey ku taala sxb arimaheena❤❤😂

  • @mxegal
    @mxegal 5 лет назад

    Onlysomali RUclipsr
    Video editing :-%100
    Vlogs :-%100
    Video quality :-%100
    ARIMAHEENA💯
    #hagioTEAM

  • @sheymaaabdi9866
    @sheymaaabdi9866 5 лет назад +5

    Asad garka yar ayaa ku qurux badan tahay masha Allah 😅😅😅😅

  • @hassanmaalin2884
    @hassanmaalin2884 5 лет назад

    Horay u soco bro Asad Hajiyow waxaana kuu rajeynayaa caafimaad Insha allah one I wel see adigoo lugahaaga ku soconayo alle agtiisana waxba kama ahan ee alle sidaas haka dhigo