8 Sano kahor sideen ahaa || Heesta Xabadda Dhaceyso ArimaHeena Reaction

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Original Content • Xabadda Dhaceyso - Ari...
    #arimaheena #xabaddadhaceyso #muuqaalhore
    Ifrah's channel www.youtube.co....

    ​My Social Media Accounts
    / arimaheena​​​​

    ​​ / arimaheena1. .

    ​ / arimaheena​​​​

    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    549,519 subscribers

Комментарии • 672

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 года назад +202

    Xabibkeena Muxamed scw ku Saliya Qalbiga Ha idin xasilee😍

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 3 года назад +594

    Arimaheena wakhtigaas Marka wax la Cunayo ma Qol ayaa lagu Soo xidhi jiray 😂

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 года назад +142

    QURAANKA KAREEMKA AQRINTIISA GOORME KUGU DANBEYSI🥺😭

  • @Lilaraoz
    @Lilaraoz 3 года назад +73

    ArimaHeena legend Anather one pro 💪

  • @Beergooye
    @Beergooye 3 года назад +55

    Arimaheena stop hatting me reactionka soo bixi yaa igu raacsan 🤣

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 года назад +27

    8:14 arimaheena "walaashey baa laheed"
    Ani "😳🤯🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣"

  • @baarbefilms3786
    @baarbefilms3786 3 года назад +26

    Nin So Jabay 10Years Taageero Lagu Yahay🙋‍♂️

  • @mucaadreacts
    @mucaadreacts 3 года назад +17

    Nin raga waki soo mara Jab ninki dhahay wlhi been muusan sheegin ✅ keep it sxp

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 года назад +23

    Funaanada walaasheey baa laheed keep going niyaaw 😹😹😹

  • @ramadanadammohammed462
    @ramadanadammohammed462 3 года назад +11

    Fadlan arimahena wa codsi waligay fariin kuma so dirin balse heesta kaliya ee jecelahay waa marka si jeesto gadashe ka hadlan fadlan farintan iga so jawab
    Ii codeya asxaabta arimahena 😥🤝

  • @apdi-vandhe
    @apdi-vandhe 3 года назад +49

    600K Subscribers Coming soon Wllken arimaheena Poqorka RUclips 🥰🤩

  • @djozmahussle
    @djozmahussle 3 года назад +12

    Boqorow legend adi kohor ma jirin 🔥💪
    Legends never die. Keep going 🇸🇴💙.

  • @abdiasisabdullahi8627
    @abdiasisabdullahi8627 3 года назад +12

    Old is gold arihena wll jiro 😍

  • @Hamzza2002
    @Hamzza2002 3 года назад +8

    Waxan xasuusta intan meel wifi leh aan tagay ayaa waxan kusoo dagsaday dhawr heesood oo arimaheena qaado
    Jigjiga ayay ahayd 2012
    Aad ban ku tageera saxiib horey usoco

  • @omarhiro2280
    @omarhiro2280 3 года назад +6

    Waaaaaaw waaaaaaw waaaaaaw Maasha allaah arimaheenaa aad baan kuu salaamaya

  • @abdallaatoosh3024
    @abdallaatoosh3024 3 года назад +11

    Arimaheena Bro Heesahaagi hore dhan Reaction kasoo wada Bixi

  • @Mohaaaa12
    @Mohaaaa12 3 года назад +11

    arimaheena family hal Hees uzoo qaat hday suura gal tahay 😃

  • @omarmohammed2080
    @omarmohammed2080 3 года назад +5

    Arimaheena legend waxaan ku Rajeynaya qeer badan cimri dheer Afimadle lee ayan kurajeynaya Respect kuu Haaya 🙏🙏🙏

  • @ahmedsakariadhore1028
    @ahmedsakariadhore1028 3 года назад +4

    Arimeheena libaax from zero to Hero keep going legend✊👊

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 года назад +8

    ARIMAHEENA LEGEND GUULEYSO 👑❤️🦁⏲️✔️

  • @sahrahappyofficial4724
    @sahrahappyofficial4724 3 года назад +1

    Wllkey mash allah hormar wacan mida inad icawiso hadey macqultahay oh of course

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +10

    Arimaheena wan ku tagera wlhi 2 sano ee ugu danbeysay hal video xitaa ima dhafo keep going legend 👋🙏✊

  • @ibraahimabdulle9852
    @ibraahimabdulle9852 3 года назад +13

    Inta jacel hees rap cusub of arimaaheena like

  • @Saamlee17
    @Saamlee17 3 года назад +4

    Arimaheyna legend sxb qali bal heestaan inaad renew ku sameesay isku day si hormarsan

  • @hamzejigar4882
    @hamzejigar4882 3 года назад +2

    Arimaheena Gar iyo gardaro hore usocod. Inshlh 🏃✌🙋‍♂️

  • @abdiwalimaxamed2829
    @abdiwalimaxamed2829 3 года назад +2

    Arimaheena heesaahaada aaba u xiisnay raabka waaliga ahaa aa rabnaa because you are say fanskeyga waa familkayga now iam your family🙏🙏

  • @yasminqueen2454
    @yasminqueen2454 3 года назад +5

    Your legend always be... I like your video's wll💝 keep going 🙌

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 года назад +4

    LEGEND ARIMAHEENA

  • @xudayfidhoodaan3253
    @xudayfidhoodaan3253 3 года назад +5

    Legend arimaheena waxan kaacodsaneynaa inaad prank soo sameesid adigoo waligaa prank sameenaya kuma arkine

  • @hassanabdiabdillahi9982
    @hassanabdiabdillahi9982 3 года назад +5

    Legend arimahena koofida waa iga cadeysey hadiya ahan u sugaya🤣💥💯✌

  • @iamk4743
    @iamk4743 3 года назад +7

    Legend always Legend 😆

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 года назад +98

    Kkkkkk 🔥🔥

  • @apdirazak715
    @apdirazak715 3 года назад +2

    HhahaH Arimaheena Xariifkeyga TahaY Reer magaaL HalaawaY MaTiHid 😄😄😄 Xoogaa Full RespEcT Ayaa TahaY MasHa AllaH

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 3 года назад +2

    Legend waaa kuwata markaan waa yarayd waynaada wanagsanaada ❤️

  • @omaari155
    @omaari155 3 года назад

    Arimahena reactionada sidaano kale oo muqaladadi hore so badi

  • @amienksb3446
    @amienksb3446 3 года назад +2

    LEGEND ARIMAHEENA KEEP MOVING BROTHER

  • @muniirdacad8767
    @muniirdacad8767 3 года назад

    Arimeheena fast one youTuber wlhi waku amin snhy wanaku tageri jiray waqtigaas

  • @abdirahmanxaraf2366
    @abdirahmanxaraf2366 3 года назад +1

    Wr nio RUclips waa sodashey keep going legend

  • @daacadpro7813
    @daacadpro7813 3 года назад +8

    Arimahena legend 8 sano kahore kudawan jiray 💚

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 года назад +2

    Nocaan maad ahay arimaheena

  • @sihamsahal5064
    @sihamsahal5064 3 года назад +2

    Fananada walshy ba lahyd Legend ba thy wlhi❤

  • @fadumocarab5878
    @fadumocarab5878 3 года назад +1

    Legend ayad thy my pro hoore uu soco from marko cady

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 года назад +3

    Arimahaheena wakhtigaas Anigoo kale ayuu ahaa sababtoo ah #Iskudays baan u wada egnahay arimaheena wuu is badalay laakiin aniga wali sidaydii baan ahay😂😂😂😂

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 3 года назад +2

    Funaanada wlshsy laheed 🤣🤣🤣 arimaheena nin soo jabay

  • @salkapoi6200
    @salkapoi6200 3 года назад +1

    Hahaha arimaheena 8sano ka hor
    Quruxlow aa aheyd

  • @mohamettaliofficial8299
    @mohamettaliofficial8299 3 года назад

    𝐈𝐠𝐮𝐋𝐚 𝐬𝐚𝐋𝐢𝐲𝐚 NabIgeeNa Mohamett scw scw 😰

  • @same-wadeofficial.6954
    @same-wadeofficial.6954 3 года назад

    Arimaheena legend hore weeye. Ciyaalka hadda maaha.

  • @Apdrizak139
    @Apdrizak139 3 года назад +2

    Arimaheena wllkey hadda tahay taleefan iigad pro tageero kugu weynaa ahay

    • @muhnalreznor8644
      @muhnalreznor8644 3 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hodanyussuf6572
      @hodanyussuf6572 3 года назад

      Ana ku gadaaya wllo

    • @Apdrizak139
      @Apdrizak139 3 года назад

      @@hodanyussuf6572 oky mahadsanis

  • @buraalepashaashchannel653
    @buraalepashaashchannel653 3 года назад +2

    Arimaheena reaction laba heesod xamdi bilan iyo aarshe najma nashaad

  • @4kfutbolv586
    @4kfutbolv586 3 года назад +5

    Arimaheena pro background music kuu saaran waan jeclahay

  • @zuckradekk7734
    @zuckradekk7734 3 года назад +1

    Legend arimaheena long life

  • @hamzaabdirazak7552
    @hamzaabdirazak7552 3 года назад

    Arimaheena legend baa tahay zxp

  • @almaxidigtachanel8103
    @almaxidigtachanel8103 3 года назад +3

    Legen alway legend🤴

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 3 года назад +4

    Macalinka editinka ❣️❣️❣️

  • @keysesalaadali4054
    @keysesalaadali4054 3 года назад +2

    I like it the way you recording your music 🎶

  • @hamzaabdirazak7552
    @hamzaabdirazak7552 3 года назад

    Arimaheena waad guulaysatay pro

  • @halimomuqtaar3949
    @halimomuqtaar3949 3 года назад

    Masha Allah wll Arimaheen hore uu sooco wllkey

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 3 года назад

    Old videos Iyo mida libaaxa 🐅🐅🐅Muqaladaan waa kuwii iigu horeysa oo aan arkoho arimaheena xusuus qurux badan

  • @cabdiqaadirnuur3980
    @cabdiqaadirnuur3980 3 года назад

    Arimaheena wallahi nolosha wax badan baad u soo samirtay waxaan ku daawan jiray xiligii aad riwaayada ee adiga iyo jaamac heesahaagana waxaan ugu jeclaa heesta hada ma ogaatay inan kaa horeeyo hada ma ogaatay inan ka sareeyo wall hore u soco Cadow isma aragtaan

  • @shamsoshacni5277
    @shamsoshacni5277 3 года назад +2

    Salan sare arimaheena from muqdisho💋❤❤❤

  • @hamzaabdirazak7552
    @hamzaabdirazak7552 3 года назад

    Arimaheena keep going pro

  • @mankahaji3548
    @mankahaji3548 3 года назад +3

    Si eysan kucelis unoqon marka xigta moduucyada kasaar vlog👍❤️🇸🇴

  • @xudayfidhoodaan3253
    @xudayfidhoodaan3253 3 года назад +14

    Waxaan kaa codsanayaa muuqaalkan muuqaalka xiga inaad nooga soo dhigtid routinekaaga maalin laha

    • @fahmomahamed8857
      @fahmomahamed8857 3 года назад

      Haa aniga xiita wxn rabay inuu kusoo aado wllhi

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit7048 3 года назад +1

    Legend ayaa thy lpx guuleyso wadani ayaa thy hor usoco guuleyso hormar wcn wadani ayaa thy

  • @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937
    @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937 3 года назад +9

    Funaanadan Walasheya iska leH ku laha 😅War nio Umad ma tihid lkn heesta aadey U Qurux badan tahay

  • @maxamednuurali9931
    @maxamednuurali9931 Год назад

    Waxaad uqalantaa 1million subscribers wll keep goin

  • @Abdifataax.Buraale
    @Abdifataax.Buraale 3 года назад +1

    Arimaheena waaga luuq-luuuq marowga maa badsatay paraadar😂😂😂😂

  • @abuanaskamal5814
    @abuanaskamal5814 3 года назад +1

    Legend stop hatting waan kasareyaa stop hatting waad iga lidataa
    Next reaction bro
    Wax badan 2016 waan ku heestay
    Keep going my bro arimahena

  • @manka____x7794
    @manka____x7794 3 года назад

    Arimaheena qof dhiman rabuu uekaa

  • @comedyfunnyinternational7085
    @comedyfunnyinternational7085 3 года назад +8

    Xiistan mrkaa arko wlhi waan iska qoslaa🤣🤣🤣team arimaheena mar naba no hoos🏅🏆🥰

  • @Unknowing.1235ascams
    @Unknowing.1235ascams 3 года назад

    Arimaheena our hero

  • @kingharra7868
    @kingharra7868 3 года назад +1

    the one and only arimaheena

  • @zuldan3388
    @zuldan3388 3 года назад

    Arimaheena wxn. Ka yaaby isagaa is wata 😀😀😀. Wn ku salaamy big bro 🤚🏻

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 3 года назад +4

    M. A Walalkey arimehen gulyso in Hooyo mcne

  • @abdrhmnhussen4014
    @abdrhmnhussen4014 3 года назад

    Insha allah 1m waa gareynaa

  • @zakariyecali5342
    @zakariyecali5342 3 года назад +1

    ARIMAHEENA WAA KU WATAAA KABTAN

  • @abdrhmnhussen4014
    @abdrhmnhussen4014 3 года назад

    Arimahena ilaa marko ayaan kugu xiranahay bro halkoo hadiyad isoo dhiib ileen waan kaa mudanahee

  • @mohameddige8715
    @mohameddige8715 3 года назад +1

    Horay usoco ayaan kuleeyahay

  • @salimalisalim4126
    @salimalisalim4126 3 года назад

    Arimsheyna legend sax iyo qalad wan kuwadanaa

  • @fadumaguleed562
    @fadumaguleed562 3 года назад

    M.a horey u soco

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 года назад

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏

  • @DalmarOfficialTv
    @DalmarOfficialTv 3 года назад +2

    First like dhac

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 3 года назад

    Omar Mohamed Hajji Wllky Iam Big Fan You From Burco

  • @asm417
    @asm417 3 года назад +2

    inu Markii Hore Ka qurux badna Arimahenu Intii ila Aragtay Like Sar 😆😆

  • @mohamedahmedjamac2657
    @mohamedahmedjamac2657 3 года назад

    Old is gold
    All the best

  • @masutparzani6496
    @masutparzani6496 3 года назад +1

    Legend arimahena ❤✊

  • @sacdiyoabdikaadir7132
    @sacdiyoabdikaadir7132 3 года назад +4

    Heestii markaan sii jeesto reaction kasoo bixi please inta igu racsan

  • @techgamer1082
    @techgamer1082 3 года назад

    Arimaheena sax iyo qalad waaN ku wataa legend

  • @CURTISJONES-lq4ey
    @CURTISJONES-lq4ey 3 года назад +2

    *Wlhi arimahena folxumo wat somartey hhhhhhh*

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 года назад

    Wow! 8 Yrs ago you were a kid!

  • @cabdiqaadirmacalin9484
    @cabdiqaadirmacalin9484 3 года назад

    Mshll Allah Arimaheena waan kuwataa zxb mcne

  • @كنمعالله-ر8ش
    @كنمعالله-ر8ش 3 года назад +2

    Iskuulkaas waa iskuulka ugu ween magalada hoyga xamar #hoyga_aqoonta

  • @abdikey4466
    @abdikey4466 3 года назад +1

    Keep going brother 💪 💪 👍

  • @alicade9267
    @alicade9267 3 года назад

    Keep Goin

  • @cabdiraxmaanfadfs8883
    @cabdiraxmaanfadfs8883 3 года назад +3

    Sxb waan ku baryaa hal mar reply ii soo gal haddii aad xushmad ii heyso

  • @abdirizackmohamed9179
    @abdirizackmohamed9179 3 года назад +2

    Arimaheeno zxp wan kuu xiisnay in aad heesa noosoo qaado lph raabkaaag uxiisay

  • @amin____is8153
    @amin____is8153 3 года назад +2

    Nin ragga wa ki so mara jab 😚👑

  • @aliwarsame5905
    @aliwarsame5905 3 года назад +1

    legend arimahena ❤️

  • @AJAIRSOFT1
    @AJAIRSOFT1 3 года назад +2

    Axmed young || LaF DHaBaRTa BaZH || OFFiciaL ViDeo
    Reaction kasoo bixi arimahenow 🥀🌹

  • @smartlifemaker3892
    @smartlifemaker3892 3 года назад +3

    First person ayaaan ahy arimaheena top fans 🥰❤💯