SIDANI ILAMA FIICNA !! - Heesta Hablaha Lafurey - Cabdalla Rasaas Ft Nuur Silent | Reaction

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • #arimaheena #halbalahalafurey #karbaash
    ​My Social Media Accounts
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    583,411 subscribers

Комментарии • 811

  • @hibaqmaxamed7415
    @hibaqmaxamed7415 3 года назад +155

    Subaxanalll subaxanalll yarabi raxaman 😭nebigen an ku salino salalahu calihe wasalama ☪️❤️

  • @awooweahmed1333
    @awooweahmed1333 3 года назад +131

    Xaqiiq ani xtaa ilana fcna
    Walhi arimaheena runta ayaad kasheegtay
    Welcome 600k come back 🤩🤩😍👏

  • @fisoaxmed1589
    @fisoaxmed1589 3 года назад +114

    Subaxallah

  • @umuayman757
    @umuayman757 3 года назад +38

    Subxaanallaah waa aakhiru samaan wax kasta waalagu heesayaa

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 3 года назад +55

    Qaalid binu waliid aaaaa😱😱subxanalh

  • @rayanali6699
    @rayanali6699 3 года назад +61

    Mar walba runta inaad ka hadasho aa Allah SUbhanahu wa Tacalaa kugu jeclaanaa. Anagana waan kugu tageerreynaa. Waligaa bin’aadan ha ka baqin. Best reaction!!! Waxaa tahay run sheeg. Baraka’Allah fiik.👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @rashkapoy2895
      @rashkapoy2895 3 года назад +1

      Rayan cali wa runtaa apayo Tunta rabbigena nagu jecel quruxey best you tuber Arimaheena
      Somali one lov💟❤🎵💯🎧

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel 3 года назад +55

    Arimaheena thanks brother maadaama oo aad sheegtay waxa uu ku qaldanyahay wiilkan yar Hambalyo brother soomalidu imaka qaladka diinta laga gelaayo ma sheegen weliba youtuberadu waayo iyagu waxay leeyihiin awood ay ku sheegan qaladka madaama Reaction ka bixinayaan keep going brother allah protect you

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 3 года назад +55

    Arimaheena lagend ayaa tahay keep going brather

    • @zuzaanmohamedelmi2939
      @zuzaanmohamedelmi2939 3 года назад

      Gashaan waxaa waa ninka hesto nagah lafury camal nagah hesta gashaan😅😅

  • @user-tt7yu6mc9z
    @user-tt7yu6mc9z 3 года назад +47

    Arimeheena legend always legend bro 🥰
    From Djibouti 🇩🇯

  • @anwarabdulazizhaji1382
    @anwarabdulazizhaji1382 3 года назад +15

    ARIMAHEENA MAN MANSHALLAH WHAT A GOOD ADIVECE. KEEP GOING MAN

  • @sunduseycarab3207
    @sunduseycarab3207 3 года назад +41

    keep going arimaheena😻❤️

  • @muhanadxasanali5502
    @muhanadxasanali5502 3 года назад +116

    Arimaheena legend Alweys legend💯💓🤘

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 3 года назад +10

    waxaan ku daydaa Khalid Binu waliid in lagu daydo waa wax fiican, laakiin waa in ay kaa muuqataa. waxa aadka u sii daran ayaa ah; waxaan ahay malakul mowd. taas waa qalad cad. laakiin wax shirki ah ma jiraan. shirkiga waa markii ilaahey aad wax la wadaajiso.

  • @maxamedistaarofficial1485
    @maxamedistaarofficial1485 3 года назад +16

    Arimahena legend of legends keep going Pro

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye. 3 года назад +7

    Arimaheena waa RUclipsr,kii ugu horeyay ee malesia taga waxan hada RUclips furtay asaga soo saaray runti sida hunter iyo lamanayasha iyo dhaman gabdhaha

  • @mustafezeerabtaa9590
    @mustafezeerabtaa9590 3 года назад +11

    Team Arimaheena iyo inta heestan Aan ka Helin ismuujiya 👍👍

  • @kingmarwaan14
    @kingmarwaan14 3 года назад +44

    Keep going sxp

  • @salmaanxaamidaxmed8123
    @salmaanxaamidaxmed8123 3 года назад +14

    Arimaheena arimaheena keep going ✌🇸🇴

  • @guuleedalidhaqane8638
    @guuleedalidhaqane8638 3 года назад +71

    Waxa la kar bashoyo waa shiine culey cagaha ka tomoya young boy ❤❤❤✌💋 tageriha ck is mujiya love ka ❤❤❤❤👈

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 года назад +11

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiiya

  • @axmed_gaba_8
    @axmed_gaba_8 3 года назад +12

    Arimaheena is the best reaction

  • @Mahad-Official
    @Mahad-Official 3 года назад +16

    Good reaction✊❤️
    Si wlaltinmo kujirto
    Ayo waxa idhin kugu shegay
    Arimeheena guleso sxb✊🙏

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 3 года назад +6

    Halmar aan ku salino xabiibkeena scw ✅😍

  • @whizdadiryareofficial2292
    @whizdadiryareofficial2292 3 года назад +15

    Legend Arimahena I miss you so much 💕💕One Love Somali RUclipsr💗✌

  • @Maxamuudcali12
    @Maxamuudcali12 3 года назад +134

    SHIINE COLEEY WAALAGALAY🤣🤣🤣🤣

    • @noora2470
      @noora2470 3 года назад +2

      Oocadaa kkk🤣🤣🤣🤣🤣

    • @anabmohamed7031
      @anabmohamed7031 3 года назад +1

      Asaga naag la furay gaashaan ka dhigto iyo maraxyadiis

    • @yoonkacade4691
      @yoonkacade4691 3 года назад +1

      Waaku socotaa

    • @babanoor6372
      @babanoor6372 3 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ibrahimcr7963
    @ibrahimcr7963 3 года назад +22

    Arimaheena: Bismilahi raxmani raxiim asc dawadayl wa salamnthin melkasto adunka aa ka jogtiin waa"
    Me: Arimaheena✌️

  • @cqaadirmohamed675
    @cqaadirmohamed675 3 года назад +5

    Subxana Allah Allah legend keep going pro Arimaheena

  • @darwiishstudio
    @darwiishstudio 3 года назад +9

    Keep going bro Arimeehena
    You best youtuber 👍👍👍

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 3 года назад +18

    Arimaheena cimri der ayan kurajeynaya😍😍😍😍😍

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 3 года назад +16

    Wwww Arimaheena 👏👏👏

  • @awajaahmedali4024
    @awajaahmedali4024 3 года назад +11

    Father of reaction arimaheena 🧡

  • @rashkapoi9982
    @rashkapoi9982 3 года назад +12

    Keep going ProH ARiMaHena❤💯

  • @hapsahussein6437
    @hapsahussein6437 3 года назад +6

    Waa runta runtii wll qali allah hno soo hanuuniyo dhamaanteen ❤️🤲🏻🤲🏻

  • @KaaliyeShow
    @KaaliyeShow 3 года назад +13

    قل هل يستوي الذين يعلمون والدين لايعلمون
    Aad ugu mahadsantahay sida quruxda badan leh ee aad dadka u tusto waxyaabaha aan ku habooneyn heesaha inkastoo heesba aan banaaneyn dhageysigeeda, hadana calal aqal intii waajib kugu ahaa you done well.

  • @kafi5501
    @kafi5501 3 года назад +27

    Legends said he still giving hearts❤

  • @sedcalicusmaan2145
    @sedcalicusmaan2145 3 года назад +3

    Arimaheena ilmahaan ninkee heestaan wala socotaa
    Inay ck haystaan waalasocotaa
    Ee ilmahaan waxaas ha u shere gareeyn legend hadaa tahay waxaan cml hanookeenin

  • @aqoonmedia1687
    @aqoonmedia1687 3 года назад +1

    Sxb hadii aad fariinteeyda aaad aqrisi wll cumar / arimahena fadlan ii share garee RUclips ka hadii aad wax waqti ah aad ii haaysii waaa mid kamid ah taageerayaashaada thanks bro🎀🎀

  • @camaarapdalla3548
    @camaarapdalla3548 3 года назад +9

    KUSALI nabi Mohamed scw scw scw 🥰😍

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 года назад +7

    Arimaheena lagend Aktaada farxadu taalaa Alle mardhow kuma qaado

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Год назад +1

    Waaw arimaheena reaction qof kaa fcn majiro wallhi gacan ayaa kuu taagay👌👌🥰💪✨️🔥💯❤️

  • @kingomar9903
    @kingomar9903 3 года назад +5

    Subxanallah Subxanallah 😢😢😢😭😭😭😭

  • @baahiyahajacaylka8447
    @baahiyahajacaylka8447 3 года назад +1

    Ku salaamay wll Arimahena

  • @mudhiciro6336
    @mudhiciro6336 3 года назад +40

    Good legend arimahina legend always legend
    Coming soon 600K
    🥰❤👌🔥🇸🇴🇸🇴🙏✊

  • @asmaahappy9134
    @asmaahappy9134 3 года назад +4

    inta ila sugeysa reactionka arimaheena like saar legend arimaheenna

  • @Taqwa901
    @Taqwa901 3 года назад +2

    Maashaa alaah arimaheena ilaahay ha ku xifdiyo

  • @Foziofficial210
    @Foziofficial210 3 года назад +8

    legend arimaheena the one and only keep going wllka

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 3 года назад +4

    Keep going pro 👍 💪 👏

  • @zeynabmaxamed1945
    @zeynabmaxamed1945 3 года назад +2

    Arimahena keep going abowe

  • @shardihazzanali4335
    @shardihazzanali4335 3 года назад +6

    Keep going legend ❤

  • @alasiisxaashi5638
    @alasiisxaashi5638 3 года назад +3

    SUBXANALLAH walaal run ta usheeg ciyaalkan

  • @Head_of_the_Table2.0
    @Head_of_the_Table2.0 3 года назад +3

    1M subscribers bilaawga 2023

  • @cadeaadan8876
    @cadeaadan8876 3 года назад +4

    Wlahi areyadaas camal maficna masha allah sifiican ayaad wax ugasheegtey allow kadhig kuwii fahma ninwanagsan ayaad tahay waligaa wanaag kusoco

  • @suldanabdirahmaan7237
    @suldanabdirahmaan7237 3 года назад

    Subxana allah arimahena nolow zxp alle hku sharfo

  • @Darla92
    @Darla92 3 года назад +35

    Ayuup kaarlo waye wlhi😂😂😂

  • @dareenjacaylofficial4755
    @dareenjacaylofficial4755 3 года назад +3

    M.a the best RUclipsr I have ever seen... wlhi sida quruxda badan e ad reaction ka oga bixisay marka an arka...I give you Subscribe ...wadna is tahishaa 6million xitaa ..hadi an awoodana wan ku siin lahaa runtii.....👍👍👍

  • @hebamohamed6320
    @hebamohamed6320 3 года назад +4

    استغفر الله العطيم واتوب اليه

  • @abdirahmanahmed9114
    @abdirahmanahmed9114 3 года назад +4

    10 August 600k insha allah...

  • @mohamedadanibrahim8590
    @mohamedadanibrahim8590 3 года назад +4

    ARIMAHEENA WAAN KU SALAAMEY PRO KEEP GOING✌✌✌✌✌✌

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 3 года назад +27

    Kkkkk shiine taaj maqal ma jiraa 😂😂😂😂

  • @kingukgemar2838
    @kingukgemar2838 3 года назад +8

    سبحان الله العظيم 😓😓😓

  • @anabfarah7090
    @anabfarah7090 Год назад +1

    Amin❤

  • @iironahmed9318
    @iironahmed9318 3 года назад +1

    Malaka meyd ma tihid wa malag allah xuman oo dhan ka fogayay qalid binu walid ma shabi kartid xitaa seyfullahi ayu ahaa mana aheyn sheydan hesa ee arimaha dinta quseyay ka reba qurunka wadin mid alamta so dhaftay dhaho mid malaikta ilahey ayan ahay iyo shuhadaa uf dheh din malahidin no dhafa dinta ka qada afkina quranka ah

  • @maxameddeeqcabdiraxmaan3370
    @maxameddeeqcabdiraxmaan3370 3 года назад +2

    Inta ila arkay in heestan in lagu karbashayo shiine culey iyo ayuub kaarlo
    Like ku muujiya comment gayga
    Inkastoo ay irayo aan in lagu heeso aan ku haboneyn

  • @brokensual2721
    @brokensual2721 3 года назад +4

    Arimaheena in the building🔰

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 года назад +4

    ALLAH HAKU SAHLEY WADADA GUUSHADA LIKE II SAAR🥺🙏

  • @osmaansomali9175
    @osmaansomali9175 3 года назад +1

    Khayr keda Alah hakusiyo m.a

  • @ayfaahmed127
    @ayfaahmed127 3 года назад +1

    Hamplyo hamplyo Arimaheena 600k

  • @warsamemohud203
    @warsamemohud203 3 года назад

    Arrimaheena si fiican baad ugu aqlicelissay wiilasha yar yar ee walalehen dha horay usoco poqortoyo

  • @yahyeabdi6240
    @yahyeabdi6240 3 года назад

    Subhanallah Sharma boy nah quran kuhesay kanah malakul mod isku tilmamay iyo qalid binu walid wxn kuwaninayah ine Ale usolabtan Subhanallah Allahayow Amuraha sahal subhanallah 😭

  • @Mucaad2796
    @Mucaad2796 3 года назад +6

    Arimaheena Keep Going Lkn.... Kalarka Wujiga Ayuu Kahayaa Iska Yareey Mcnaha Editing....✌😂

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 3 года назад +1

    Miss you Arimaheena

  • @abdallecazzam8795
    @abdallecazzam8795 3 года назад +1

    Arimaheena zhp ku dayashada asxaapta waa fiican tahay lkin in malaa iig la isku shabahaa waa qalad ......... arimaheena keep going bro waxaa inoo balana 1 millon iyo inaad isoo xusto maalinkaas 👍

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 года назад +2

    Mar quraanka loo gafo iyo Mar malaa,ikta loo gafo ayey fanka kadhigeen سبحان الله رب العرش العظيم

  • @hassankheyrka5427
    @hassankheyrka5427 3 года назад

    M.a arimaheena allaha Ku xafido

  • @israhalpii5161
    @israhalpii5161 3 года назад +1

    wlhi inta reaction bixisa ninka ugu aqoonta badan Msha allah arimeheena

  • @sharmaboywallalkis2917
    @sharmaboywallalkis2917 3 года назад +1

    Inta fahantey iney shiine taaj kusocoto liketa muujiya

  • @hassanmnor9622
    @hassanmnor9622 2 года назад

    Arimaheena Arimaheena keep going

  • @alonegirl7430
    @alonegirl7430 3 года назад +1

    Waxay ilathy in ay ku socoto shiine culay haday kula thy like 🤣🤣✊✊🤪🤪

  • @zakicadeofficiall8136
    @zakicadeofficiall8136 3 года назад +1

    Aramaheena qosolkaaga.baa IGA gadan

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 3 года назад +1

    Waa saxan thy arimaheena wlhi sxp

  • @ayaanahmed907
    @ayaanahmed907 3 года назад +10

    Wall wanku baryaa mobel iisookad waa kubaryaa wall walka mahi miyaa

  • @indhoxusen8498
    @indhoxusen8498 3 года назад

    Wareerkii arimaheena Yaa isgaadhay wareer yase kugalin

  • @hassanmnor9622
    @hassanmnor9622 2 года назад

    Arimaheena keep going waa sheeka kale

  • @hanadmohin757
    @hanadmohin757 3 года назад

    Arimahena shirkiga micnihisa waa qofka marku alle uusan cabudenin lkn qof hadu malaik ugafo ama saxabi. qalad weyn ayuugalay dhanka alle sw marka. haku tilmamin qofka malaig iyo zaxapi ugafey inuu
    Alle uukucasiye wixi aansaxay alle ayaa ugu mahad celinaya wixi aan qaldayna waa nafteda iyo sheydan
    Mahadsanid.by hanad ali

  • @souhaibboy268
    @souhaibboy268 3 года назад +4

    Keep going horeiy uusooco

  • @ramlaraaliyo5880
    @ramlaraaliyo5880 3 года назад +4

    Arimaheena💯💟

  • @ayaanmohamed6293
    @ayaanmohamed6293 3 года назад +2

    Horay uusoco arimeehena ♥️🔥💪

  • @raxmaruux4043
    @raxmaruux4043 3 года назад

    Arimeen keep going

  • @rohanmk1718
    @rohanmk1718 3 года назад

    Arimahena jeazy boy Reaction ka soo bixi heesta Cusub

  • @sugulemohamed3706
    @sugulemohamed3706 3 года назад +1

    Legend ArimaheeNa

  • @aasiomohamed997
    @aasiomohamed997 3 года назад +2

    Keep going legends 🥰😘 Comming soon 600k maalintaad gaarto mobilkyga ama hadiyadyda idiyaari Arimaheena one love 😗🤩🥰🔥❣

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 3 года назад

    Horey usoco walal arimaheena

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 года назад +5

    Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahaddan 🙏🙏🙏

  • @farhanphilipen7029
    @farhanphilipen7029 3 года назад +1

    Legend arimahena qof aqlaq ficn oo waxwalba kala saari kara alle hnoo kadaayo

  • @anwarelghazi315
    @anwarelghazi315 3 года назад +2

    Arimaheena big rapper

  • @xafsoxilkas298
    @xafsoxilkas298 3 года назад

    Maasha alaah walaal arimaheena aad baad usaxantahay waxaanbrajeeyneey naan inoow waanadaada qaadan doonaan qof kaanaxa ayaa wax kuu sheega

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 года назад +3

    Heestii sharma BOY...u danbeysey wuxuu ku soo darey kalaamka Alle oo ah wuu soo dhaafey AlamTara😪😪
    APDALLA rasasana wuxuu keeney malakumood ahy 😪wakaa danbi wada socda weeye heestan
    Waxaan ku deydaa khaalid binu waliid😭😭😭😭
    Allow Danbigeena dhaaF

  • @Raiizbeey
    @Raiizbeey 3 года назад +2

    Wllhi waan sugaaye inaa kaxoobixineysid reaction kaape honey usoco

  • @cabdiqanicarab8708
    @cabdiqanicarab8708 3 года назад

    Waan idin baryaa arimeheena 600ksp iyo wax ka badan waa uqalmaa
    Inta igu raacsan loveta ku dhimo

  • @rayanali6699
    @rayanali6699 3 года назад +1

    Masha’Allah, runta marwalba ka hadal. Qof a ha ku raacin qalad. Runta aan kugu tageereynaa Markasta. Waxii khalad ah ka hadal 👍👍👍👍👍